15 SU’AALO NAJMO CUDOON IYO YAHYE HUNTER..

  Рет қаралды 108,517

Yahye Hunter

Yahye Hunter

Күн бұрын

Пікірлер: 921
@yahye_hunter
@yahye_hunter 4 жыл бұрын
La soco muqalkii ugu dambeeye kzbin.info/www/bejne/hITam4ywqZhsmNk
@Hananwacan
@Hananwacan 4 жыл бұрын
Yahyow nacima jokar noo keen hadee diidana noo soo sheg 😅😅😅
@teamwaayaabfamily6357
@teamwaayaabfamily6357 4 жыл бұрын
Naciima jokar noo keen nio hadii kle noo sheeg nio
@sucaadhaashi6404
@sucaadhaashi6404 4 жыл бұрын
@@Hananwacan ù
@khadijosamarar1330
@khadijosamarar1330 4 жыл бұрын
Yahaye Hunter waxaa soo orday kaba la aan mar kaan arkay najmo codoon cod keeda intaa maqlin ee xaasi nimada nagataa like 👍 ta sii
@khadijosamarar1330
@khadijosamarar1330 4 жыл бұрын
Cid ika horeey so malahn najmo codoon lee
@Admiregemar
@Admiregemar 4 жыл бұрын
Anigu ma ihi fanaan iyo heesaa, kaliya waxaan faafiyaa Qur'aanka, laakiin ma heli karo cid i taageerta. Ma jiraa qof qur'aanka taageera? Ilaahay khayr ha kaa abaalmariyo
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 жыл бұрын
intaba waad ka qaalisan tahay Waayo khayr ayaad dadka ugu yeedhaysaa 👸🙏
@kafahassan6450
@kafahassan6450 4 жыл бұрын
Haa
@hiboahmed7866
@hiboahmed7866 4 жыл бұрын
Maxa lagu so boqda magacagaba lama qori karo
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 жыл бұрын
@@hiboahmed7866 account keedan dhac kusii waaba inta hhhh
@ducomaalofficial6113
@ducomaalofficial6113 4 жыл бұрын
Aamiin dhammaan teenba
@haniitaqali4362
@haniitaqali4362 4 жыл бұрын
Gabdhan inta iska jecel sidayda is mujiya dee😂
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe iisaar Adoo raaliya wll
@sadiaabdinorsiman5598
@sadiaabdinorsiman5598 4 жыл бұрын
Maxaa laga jiclaan qof ayadaba dadka iskalawayn an qofna jiclayn
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 4 жыл бұрын
Haa anaa taageersan waa fariid geesiyad ah o sankeedu tagan yhaya
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 4 жыл бұрын
Me
@cabdiraxmaanmaxamuudcali6904
@cabdiraxmaanmaxamuudcali6904 3 жыл бұрын
Gabdhan inta iska jecel sibayba is mujica dee😍
@squeen8526
@squeen8526 4 жыл бұрын
Najmo inta ila aragtay inay maanta dansantahay yacni aan firfircooneen like dhac igu siiya
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
32 is daba mari Gabadhani Waa 23 jir kama weyna iney ka yatahay maahee Yaa ila qaba fikirkaas Ismujiya hee ❤👈
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe iisaar Adoo raaliya wll
@safiosaafiofficiall1637
@safiosaafiofficiall1637 4 жыл бұрын
Ani wlhi waaa yartahay najma
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 4 жыл бұрын
Kulama qabo waa suura gal gabdhoow cimriga Alle idin siiyay ogolaada gadaal ha isku celinina yuusan Alle dib idiin celinine
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
@@ubahxuseen9237 Wll Anigu Gaber mahi balse Najma Aqoon ban uleyahay mahi qof social media ka bartay lkn fikirkaga adaa u xor baa utahay
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 4 жыл бұрын
@@shafaarmoha9479 miyaa iga raali noqo walaalkeey
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 жыл бұрын
Reer Gaalkacyo Iyo Reer Burco Like Sara Inta Leh Waa isku dabeecad😁😂😆😂😆😂😆😅😂😅😂😂😅😂
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Sax walaahi aniga asal reer mudug laakiin xamar ku dhashay ku barbaray dadka aan fahmo waa reer burco one love burco 😍😍😍
@teamdirizlethomazka5553
@teamdirizlethomazka5553 4 жыл бұрын
@@nasrohasan4943 qof qiimale wllzhy anaguna waanu idin taageernaa waananu idin jecelahay wlhi 💋💞💞💞
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 4 жыл бұрын
Naag Laandheere Baa Igu Soo Dhacday Oo Putland Xoreystay😍😍😍😍
@nasroahmed1666
@nasroahmed1666 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁 Waxaan kufaraxsanhy inaa naqdo màlin kasto qofka ugu ee daawada viedoyowyaashaada Yaxye bleas hooyo nookeen🥰🥰🥰🥰
@ahmedabdullahitohob1962
@ahmedabdullahitohob1962 4 жыл бұрын
Fartuun Balbalaarka Ayaa Soo Xasuustaa Hadaa Ila Mid thy Like Ii Saar👍
@apshiroabdi9560
@apshiroabdi9560 4 жыл бұрын
😂😂😂astqfrllh wlh waa qosle😂😂wax yhy aad moodo qof xaar sohaayo igusoo dhacde😂😂😂
@AbdijabarMohamedNur
@AbdijabarMohamedNur 4 жыл бұрын
Hhhh wax yahay wajiga aad moodo biyo futo kulul lagu dhaqay😂😂😂😂
@yahyamohamed610
@yahyamohamed610 4 жыл бұрын
Gulled Simba Sooqabo Yaa Igu Raacsan ✌👋
@faatimaabdrizak7377
@faatimaabdrizak7377 4 жыл бұрын
Refer mudug gacanta tags waliba galkacyo
@muna_____somali
@muna_____somali 4 жыл бұрын
🖐🖐💙💚
@galadxasan8095
@galadxasan8095 4 жыл бұрын
🖐️✋🖐️✋🖐️✋🖐️🤚🖐️🤚🖐️🙌✋🖐️🙌✋🖐️🙌🙌✋✋
@fatxiyacarab5937
@fatxiyacarab5937 4 жыл бұрын
Inta markay najma cudoon arkatay soo carartay liket imuujiya🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe Iyo iisaar Adoo raaliya wll
@yusramohamednurdhaudh3871
@yusramohamednurdhaudh3871 4 жыл бұрын
ManshaAllah Allah akuxiftiyooo,markastooo..... nosoqabooo.....plz marlaw misee mama malyun
@DjMustafe
@DjMustafe 4 жыл бұрын
finaly masha allah waan sugayay najma in badan salan sare ugaas keep it up
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 4 жыл бұрын
32y dad baa run u malayn doona oo dadka da'dooda la daba dhigay ma ila socotaan😂😂😂😂😂😂😂
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 4 жыл бұрын
Oo maxeysan run u ahayn sax weey noqon kartaa iyaaaa
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 4 жыл бұрын
2004 ilmo yar bay ahayd!!!
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 4 жыл бұрын
Majirto,32 umana dhawa inti caqliga leh wagarnkarta
@maslaxcabdullaahi6870
@maslaxcabdullaahi6870 4 жыл бұрын
@@samiiraabdirahman7067 afkeede ka shegatee adiga maxaa kuwado
@sihaammoha7866
@sihaammoha7866 4 жыл бұрын
@@maslaxcabdullaahi6870 hhhhhhh wixi lagu shego ma rumaysanaysa
@elossmania
@elossmania 4 жыл бұрын
Najma Cudoon Tageera Buxaan U Nahy Hadaan Nahy XasLayaasha 😍😍
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 4 жыл бұрын
Naagta Gaalgacayo Nasaheeda Ku Joogta Najma Cudoon♥️😘Laandheere Naasuhu Jilbaha Dhafeen😍
@katramaxamad
@katramaxamad 4 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@hidaayatifow7847
@hidaayatifow7847 4 жыл бұрын
😥xishodku waa wax muhiim ah gbr gbr kale caaynesa😖 xishod yar xata isku reeb
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 4 жыл бұрын
Ayadaa dhhdy marka hore
@ayaney6684
@ayaney6684 4 жыл бұрын
@@hidaayatifow7847 Qof caayay malahan ayadaa hadalkaas tiri oo lagasoo bartay
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 4 жыл бұрын
Qofcaayay male ayadaa kaxishooweysay ootiri anibo markaa arkay hadaladaas ayaa igusoodhacday
@daahirtumsey7526
@daahirtumsey7526 4 жыл бұрын
Waxaan kusoo xasuustaa fartuun bal balaarka io alow aadan beerka udhiman😂 najmo cudoon sister wlhi waan taageeraa mudug team respect weyn ayaan uhaayaa 🙏🙏🙏
@farduussaleban1913
@farduussaleban1913 4 жыл бұрын
32 isdaba mari waa 23 jiiir saan uu maleyay Najma cudoon keep going sister full respect wlahi sister 🥰💃😂😂😂
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 4 жыл бұрын
Waxii 15ka suaalod laweydiinayo dhan nagtii ugu landheraysaneyd caawa sooqabatay wllh ❤✌🏼dhiigaH💋🇸🇱
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe iisaar Adoo raaliya sister
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 4 жыл бұрын
Waryaa dhiiga madan arkin fariha sayid
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 4 жыл бұрын
@@sumayaahmed5264 yuyaha waxad kahadleysid walal
@sihaamgamer6112
@sihaamgamer6112 4 жыл бұрын
Ayyy inta sugesey In lasooqabto najmo ismuujiya😂😂✊✊najma yahye keep goin 🥰🥰
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe iisaar Adoo raaliya wll
@dekowrage1643
@dekowrage1643 4 жыл бұрын
Intaa kaheesho markuu daho "Ilaah Amiirkis" like isaara
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 4 жыл бұрын
Maansha Allaah si basaraaxo ah ayey uga jawaabaysaa su aashii la waydiiyo no qosol no suuro gabadh adag waan ku haystaa wallaahi
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 4 жыл бұрын
War yaa alahood alle yahay waamaxay qofkaan aad umaleysid inoo xaar soohaayo Cudoon fanny wye m a horay usoco mcn
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe iisaar Adoo raaliya wll
@samiir6667
@samiir6667 3 жыл бұрын
Mashalay najma cudoon gabadh sharfeed Alla ya cisak
@nimcodegan3615
@nimcodegan3615 4 жыл бұрын
Najma cuudoon nokaaly gacmo furan hrgysa ka sugayna ❤⚘
@missabdure2852
@missabdure2852 4 жыл бұрын
Najma manta amiir iska dhigaysa san taag dhaqankaaga iyo dabecadada qosolka iyo zhaxzhaxda lagugu jecel yhy wll is fuurinta naga daa codkana manta mu shidnayn tolow ma xanunsanayd hore u soco wll
@abdinurahmed8406
@abdinurahmed8406 4 жыл бұрын
HADAD NABIGA SCW JECESHAHAY PLS SUBSCIBE IISAR WAA IGA CODSI PLS DARTIS IGU SAAR🙏🙏😍
@aaminismail3981
@aaminismail3981 4 жыл бұрын
Hye sxp
@smaliwolf
@smaliwolf 4 жыл бұрын
Gabar reeer muduga oo naasaheeda Jilbaha u maraayaaan😀😀 Najmo ma single Baaa tallow aaan Bursadeee gabar adag waye wlhi Teeda kale hunterow Somalida intay Walal Io walalshay Ku Heeesaan Guurka wuu.siii yRaaaan doooonaa😀😀😀😀😀
@akramkl8489
@akramkl8489 4 жыл бұрын
I am the first yahye hunter keep going zhp
@hamdayasiin5472
@hamdayasiin5472 4 жыл бұрын
First person because of Najma cudoon ugaas adna wankusalamay
@aishajama8972
@aishajama8972 4 жыл бұрын
Yahye hunter keep going prothr🥰🥰🥰🥰❤❤👏👏👏👏👏👏👏
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe iisaar Adoo raaliya wll
@yacquubhussien2549
@yacquubhussien2549 4 жыл бұрын
Halkii qof ee ka dhimnaa barnamijkan najmco cudoon madaxa korkiis wlshy❣🥰
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Wcs walalkay yahye hunter guul wacan ayan ku rajena insha alh wal qali ❤✔️
@ladanabdirizaq6162
@ladanabdirizaq6162 4 жыл бұрын
Yaye horay usoco waleey lkn nagaday datkacanka anaga inte nagu iloday nasoqawo an kaqabgalne barnamish kada ama waxo kueg yahay datka canka soidho idheey daka shaqsiga eh an can eheen walkeey waxan kudhaha hormar wacan waxan kasugna wa jwb
@abdirazakbashiir7199
@abdirazakbashiir7199 4 жыл бұрын
Why Liiban Aaden Cali liicato barnamijkan uga qeyb qadan la'yahay inta igu racsan in lakeeno likta igu caawiya plz🙏🙏
@nasrachannel2167
@nasrachannel2167 4 жыл бұрын
Wuu kahadlay liicato channelkiisa kadaawo
@beelodagan7983
@beelodagan7983 4 жыл бұрын
maa shaa allh sndkeda gbrt runta kashegty najma cudoon
@fatmasacid2652
@fatmasacid2652 4 жыл бұрын
Waaaw cadi ma ahan wlhi wa mahadsantahayi wllo Yaxaye Najmo cuduun 💯💯💌💌💝💝
@halimoibrahim6773
@halimoibrahim6773 4 жыл бұрын
M.a yahya hunter love uuuu wall farxadada jeclhy horay usoco wallky
@hamdapazpazo6735
@hamdapazpazo6735 4 жыл бұрын
Wr wlaalayaal Yaxye Hunter gaadhsiiYa 300k Pls🙏😥waa qof u qalma runtii🙏
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe iisaar Adoo raaliya wll
@boqoradagarowe5964
@boqoradagarowe5964 4 жыл бұрын
Najmo cudoon🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤
@sA-bd7yv
@sA-bd7yv 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah wll yahye hunter barnaamij wngzn 300k xiri rabnaa mardhow keep going
@yanizhapdi4035
@yanizhapdi4035 4 жыл бұрын
Alla Najma been Badanaa Waxbarashada ilaa heer Secondry baan gaaray kulahaa 😂 Beenley Schoolka Wxaay uga Baxday Class 7 Iskadaa High School eh Primarygiii Ayaysanba Dhamayn Kadibna Fanka Ayy Ku biiirtay 😂 Tan kalle Najma 32 Majirto Waa Gabar yar Ma wayna 2015 Ayy Class 7 Ahayd 😂 Marka Saas ula Socda 😂🙏🏻
@xamdafarxaan2538
@xamdafarxaan2538 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wad kashifty yarti isla weynayd bentedi
@yanizhapdi4035
@yanizhapdi4035 4 жыл бұрын
@@xamdafarxaan2538 Waxa igu daran kulahaa Fanka Ma XiiiseeyO Kooxda Mahuraan band ayy Ku biirtay saas darteed wxbarashadedina wayka hartay iyadoo class 7 Maraysan ayay fanka ku biirtay Hadhow Cod Xumo Ayay Malaha Uga Baxday 😂 Markii danbe wxan arkay ayadoo Meelaha Naasaha Jilbaha Ijooga leh 😂🙏🏻
@Somaligirl2011
@Somaligirl2011 3 жыл бұрын
Miyaad taqanaa adiga gabarta😂😂😂
@suhaybjaamac7820
@suhaybjaamac7820 4 жыл бұрын
Masha allah waara gabadh waa jeclahay yahye igu soo qabo😍😍
@zharmarkemohamettababe4452
@zharmarkemohamettababe4452 4 жыл бұрын
Tageero mug iyo misaan leh Najma cudoon❤💯🙏
@aragsanfaraxsan583
@aragsanfaraxsan583 4 жыл бұрын
Masha wll horumar quruxbadan aya ku rajeynaya
@fahimamohamed1794
@fahimamohamed1794 4 жыл бұрын
Yahyow. Bosaso soo gar dee. Tolmoon shidane ka zuga MhDzaniD.....Legend...🙏❣
@haniomarr4581
@haniomarr4581 4 жыл бұрын
Welcome hargaysa wllshy najmo cudoon👸❤❤
@faysalduale2732
@faysalduale2732 4 жыл бұрын
Previously she made me scared, but now Iam getting fall in love with her,
@naimashawo8937
@naimashawo8937 4 жыл бұрын
Wllshy najma waan kugu soo dhawynaynaa hargaysa
@Hananwacan
@Hananwacan 4 жыл бұрын
Wlh wan soo cararay markan najma arkay waw qof jirta keentay 😍
@sahraali8288
@sahraali8288 4 жыл бұрын
Aniga yaxye codkiisa unba maqla gabadha codkeda ma maqlo kaligey miya mise ciladas waila qabtan
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 жыл бұрын
Najmo Cudoon välkommen till Sweden ! 👐👐Kusoo dhowow Sweden
@cabdimiraaf2538
@cabdimiraaf2538 4 жыл бұрын
legend nimcan HiLaac ban raba ii soo qabo
@ruun615
@ruun615 3 жыл бұрын
Yahye videoga inta hore aad soconeysid ka helay wlalkei ilhy amarkii😍
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 4 жыл бұрын
4 bil aya ka dhiman ramadan Karem inta u xiistay ramadan karem ugu sharf 1k #subscribe ilahay dartisa wlalyal wa codsi
@Kaahin99
@Kaahin99 3 жыл бұрын
Yaya hunter keep going my bro🙏❤🙏
@sagalmohamed7355
@sagalmohamed7355 4 жыл бұрын
Anaa Uso Horeeyay One love Hanter Wan Kujecelhay my Prother ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hoodoahmed4890
@hoodoahmed4890 4 жыл бұрын
Gbdhiii reer punt lant adi iyo yahye geeep going
@shukriahmed3186
@shukriahmed3186 4 жыл бұрын
From Hargeisa waan kugu soo dhawayna najma cudoon welcome💋💋💋💋💋❤❤❤👌👌👌
@himilohaldhaa3347
@himilohaldhaa3347 4 жыл бұрын
Waxaad xirtaan ayaa rabtaan
@rayyanshahiin9242
@rayyanshahiin9242 3 жыл бұрын
Hhhhh hargesa mameelba horta
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 4 жыл бұрын
Wks gbdheeni da'dooda ma qariyaan wah wah 😍😍😍 rer puntlnd
@xamdixaajimuuse5014
@xamdixaajimuuse5014 4 жыл бұрын
Najmo alle hku xfdiyo quruxey nag rer mudug ah nag adag
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
YAHYEE. HUNTER. .WAN KU SALAAMEY ADIIGA .IYO.MARTII DAADA. .NAJMA CUDON MAN SHA ALLAH ANIIGA. .SAHAL ABDI BOULALE. .OO.JOOGA CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯.
@fardowzasuber9131
@fardowzasuber9131 4 жыл бұрын
Woow caawa yaa imuqda ma najmo cudoon 💕ku xiji zundus zaaid inta igu raacsan farta taaga👍
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 3 жыл бұрын
Yaxye sxb mahadsanid sida barnaamijka aad noogu daadihineyso sxb qaali yaxye
@mohamedhorseed7690
@mohamedhorseed7690 4 жыл бұрын
*MAYHI 😰FANAAN MANA SOO GUDBIYO HEESAHA KALIYA WAXAAN SOO😭 DHIGA WAXA KHUSEEYA DIINTEENA IGU DHIIRI GALI OO ISOO BOOQO WLAL**kzbin.info/www/bejne/rHSqiaKVhMt9ftE*
@daanimedia6301
@daanimedia6301 4 жыл бұрын
Zayidka barakYsan noo zo qabo zhp yaxye hanter😀
@somaliyameni202
@somaliyameni202 4 жыл бұрын
Keep going legend
@aminam1535
@aminam1535 4 жыл бұрын
Qoftan jinkeyga kama helo qofki ila mida like 👍 so tabso😏😏😏
@iqrafuaad1500
@iqrafuaad1500 4 жыл бұрын
Qoftii igu horesaya ee commentaga bixisa ahaa like isaar nh💖😂👑
@nazrahsalepan6708
@nazrahsalepan6708 4 жыл бұрын
Weeee weeee Yahye Hunter Hore usoco brother
@merrysaeed535
@merrysaeed535 4 жыл бұрын
Inta uu maskadiisa kusoo dhacay markey najmo arkeen mohaan likta 🤣😅💗
@adenali7803
@adenali7803 4 жыл бұрын
From burco nio rer mudug hadalkoda wan iska jecelahy
@fadumocali661
@fadumocali661 4 жыл бұрын
Wll asad soo qabo videoga kuxiga pls and please adoo raaliya 🥰🥰🥰💯💯
@asmahoodo4642
@asmahoodo4642 4 жыл бұрын
Keep going wll yahye
@abdala_qaanuuni
@abdala_qaanuuni 4 жыл бұрын
Waxan aheey will agoon ah please waxad iigu caawin karta hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda iirumey wll mhdsnd khaali🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hidaayatifow7847
@hidaayatifow7847 4 жыл бұрын
War aniPa agoonban ahee🤔mana tuugsde mxad rabta yahu ma agoonimo baku tuugsta
@farhioabdirahman0025
@farhioabdirahman0025 4 жыл бұрын
Ilahay haku xafido wll qaali
@faraxmuuse4527
@faraxmuuse4527 4 жыл бұрын
Janalkaagu mee wllo
@khadiiijoaxmad190
@khadiiijoaxmad190 4 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 4 жыл бұрын
Hye abwe
@raizaahmed688
@raizaahmed688 4 жыл бұрын
Ani le miya mise codka najma lama maqlo hedhe aniga ma maqli gabadha yaxye len maqlaa
@balqiisomaxamedsomalia8120
@balqiisomaxamedsomalia8120 4 жыл бұрын
Illahy amarkis adiga marwalbo waad iga qoslisa adi dhib badanida wale adiyaaa huntar keep going 👌👌👌
@buraalepashaashchannel653
@buraalepashaashchannel653 3 жыл бұрын
Masha allh najma cudoon hargesia wn kugu so dhwaynaynaa
@دكتورراغبالسرجاني
@دكتورراغبالسرجاني 4 жыл бұрын
ubah dugsiiya iyo stey soo qabo waa lamaana qurux badan♥️♥️
@idilmaxamuud2189
@idilmaxamuud2189 4 жыл бұрын
Wooooow qof culus bad kentey manta najmo cudoon magaca cudoon waa wof isku dheelatiran
@queenmariya6794
@queenmariya6794 4 жыл бұрын
Cudoooon melay so gashay inaysan cidna kamaqnen ban aminsanhy❤️❤️❤️
@mustafsaidofficial7424
@mustafsaidofficial7424 4 жыл бұрын
Wareysigii shine culey ayaanba yahya hanter ku bartey keep going bro i like it so far
@mubashirali3537
@mubashirali3537 4 жыл бұрын
6:27 inta ka heshay like
@cabdirisaaqcabdirisaaq8311
@cabdirisaaqcabdirisaaq8311 4 жыл бұрын
Yahye hunteri Brother hore Usoco
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 4 жыл бұрын
😁😁 najmo cudoon qof caadi ah ma ahn kitaabka illhy, hadallo ku xoog badanaa, waa laga dareemaa inay reer mudug tahay
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 4 жыл бұрын
Hehehehe 🙂😅
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 4 жыл бұрын
MAAZHA ALLH WLL YAHYE HUNTER 😘😘😘
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 жыл бұрын
hargeisa noogu imooow najmoooy pilaahi calayk nooso dheere😍
@falismohamed153
@falismohamed153 3 жыл бұрын
Manshaa allah abayo wan ku jeclhy najmay hbo💉💖❤❤❤💪💯
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
Viva Sweden anaga degan jag älskar sa mycket Sverige 👍👍👏
@cumarkumaandoyare497
@cumarkumaandoyare497 4 жыл бұрын
Keep going legand yaxye, ku wataa All time
@Macmaciita
@Macmaciita 4 жыл бұрын
Intake ila fahantay tirada ineytahay 23jir dib hadii laga soo aqriyo wataanaanlee mahoo😉🤣🤣
@fadumohussen8471
@fadumohussen8471 4 жыл бұрын
Asc wll najma waxan ka mid ahay tagerayashada horay usoco
@amish6567
@amish6567 4 жыл бұрын
Team Yahye is muujiyaa🤣🤣
@haniabdi1363
@haniabdi1363 4 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah bulo Soqabo Najma sodhawoow
@anasmayow6240
@anasmayow6240 4 жыл бұрын
Ma aniga ka nool qalanjo markey qadeso igu so dhacdy ina ila mida
@alihiirad2713
@alihiirad2713 4 жыл бұрын
Barjaamijka xiga waxaad noogu soo macsuuntaa Sooraan yahye hunter zxp
@fadumoahmed2584
@fadumoahmed2584 4 жыл бұрын
Najmo waxay ka yabaty umadan 19 an dhafayn sida darted bey utiri 32 fanyy
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 4 жыл бұрын
Haa waa fahantay
@sahrahasan3331
@sahrahasan3331 4 жыл бұрын
Masha allaaah gabadhan waantageeraa
@mumtazquruxmumtazqurux4809
@mumtazquruxmumtazqurux4809 4 жыл бұрын
First comment 💚💨
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
subscribe IYO iisaar Adoo raaliya
@sacduushraage5196
@sacduushraage5196 4 жыл бұрын
Najmo waleee warunley aniga qofka aqan aa lek usara eeytiri aqoonaba udawada nin anan aqon yuotubkisa maba dawado eeytiri
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
15 SU’AALO - FARTUUN BALBALAAR KA IYO YAHYE HUNTER..
12:57
Yahye Hunter
Рет қаралды 167 М.
PRANK|| LUGU SAMEYAY NAJMO CUDOON......
17:06
Bulo Official
Рет қаралды 33 М.
15 SU’AALO - GEENYADA MADOW IYO YAHYE HUNTER...
16:55
Yahye Hunter
Рет қаралды 166 М.
Najmo Cudoon- Naftu Raaxo jecela
4:58
Ugaaska Official
Рет қаралды 877 М.
shaataa iyo najmo cudoon maxaa kala qabsaday🤣
6:18
Emotional damage 10
Рет қаралды 45 М.
15 SU’AALO - SALMA LAJECLEEY IYO YAHYE HUNTER...
10:02
Yahye Hunter
Рет қаралды 120 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41