2 NIN REER LONDON🇬🇧 AH OO XAASASKII LAGALA WAREEGAY

  Рет қаралды 55,566

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Qisooyinkaqurbaha

Пікірлер: 247
@abdiganiali1664
@abdiganiali1664 3 ай бұрын
Sheq umal waa nin caalim oo sharaf leh ha soo qaadan sawirkiisa.
@Ummusahra123
@Ummusahra123 3 ай бұрын
Absolutely sax
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 ай бұрын
Sheekha umulaha dhacay🤣🤣🤣🤣🤣
@imranmaailm8110
@imranmaailm8110 3 ай бұрын
Waa Macalimiin an Akhalaaq laheyn Ee Guryihiina Ka ceshada Ha u ogalaanina No Macalin Guriga yimaada
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 ай бұрын
NIMANKA IYO DHALINYARADA DIBADAHA U SOO CARARAYA, MA OGTIHIN ITOBIYANKANA INEY KU TASHTEEN IN DHALIYARADOODA U SAFRAN SOMALIA SI AY ISU DHAFAN DHULKANA U DHAXAL WAREEGAN. WAA LA IDIN TASHTEY QORSHAHANA WAALALA WADA.
@fadumoali4700
@fadumoali4700 3 ай бұрын
Caaliya 😂 iyadaaba qosol ka ku bilaaneysa masha'allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
Asc sidee kale waxaan kasoo guuray USA waxaan daganahay wadanka 7 years Mashaa Allah caruurtii waxay noqdeen Soomaali dhaqan diin maadi intaba way barteen Schoolka ay dhigtaan waxaa dhiga 12 macalin oo Kenyan ah Magaaladu waa BORAMA Xaasku waxay dhamaysay Machad saylac oo iyadaaba maanta xalaqaadka ka akhrida kitaabada markii hore waxay ahayd Caamo hadana waa culimo Thanks to ALLAH oo iwaafajiyay in aan usoo guuro BORAMA dadku waa Gob Nasaba sifiican ayay noo soo dhaweeyeen noloshuna waa raqiis very cheap waa Buuraleey mountains Dhul sare oo roob badan marka anigu waxaan soo doontay caruur Tayo iyo diin leh maxaa iga galay dhaldhalaalka Gaalada ((luxury living room))
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 3 ай бұрын
Ku jecliyaa xabiibti garta sidaa u gooyso ayaaba ka helay jazaaka allhu kheyr Alle raali hanaga noqdo insha allh.
@sunari8818
@sunari8818 3 ай бұрын
Caliya sharif shekh Umal dugsigiisa kama so baxaan kuwa aad shegeysid, lakin waa kuw mel kale ka yimid oo aan aqlaaq laheyn oo intey wax yar dinta ka barteen dadka ku khayamaya waxeyna cebeyayaan wadaadayada,marka nocaad allaha ummadda ha ka khabto.
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 3 ай бұрын
Allaah ku jecliyaa Caaliya waalay 😂😂😂 ilaahay ha ku dhowro
@yaakcon
@yaakcon 2 ай бұрын
Maxaa ku jeceshahay bahashaan jeerta u eg.
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 2 ай бұрын
Waad mahadsantahy
@khadraahmed8660
@khadraahmed8660 3 ай бұрын
Taasi naag fiican maha ilaahay mid ka khayr badan ha ugu bedelo.
@fardusaali6618
@fardusaali6618 3 ай бұрын
Caaliyooy ayaantaan aad ayaad u afsheeraatay Naa dadka ehlu qur’aankaa iskadhaaf waxaas kama dhici karaan haday ay kadheceena mamatalaan ehlu qur’aankaa maxaad sheekada faasuqiinta diin usoo dhexgalinaysaa Ayaan horana adoo wadaada iyo diinta faragaahanaaya ayaan ku arkaayay dhaaf dadka ehludiinkaankaa
@nadifoissak1316
@nadifoissak1316 3 ай бұрын
Ascwrwb abayo Sheikh Umul ciyaal ma soo saaro Culimada ka xisho haku dambabin Aad ban ku salamaya ❤
@hanifarah6370
@hanifarah6370 3 ай бұрын
Alla qaraxa badana caliyaa caafimaad iyo farxad kuurajeyn
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 3 ай бұрын
I love misis caliyA Sharif may faren thanks
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Ahlan wa sahlan Ina shariif inaabti shaaha ayaan kugu cabaa Cilaankana waan u jeedaa maxaa tolow soo socda khayr xeedho in aan keeno ayaan rabay.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 ай бұрын
🤣🤣🤣
@subairmohamed6045
@subairmohamed6045 2 ай бұрын
Shiekh umal isagu shiekhyo kale oo caalima o ka cilmi badan ayuu caayaa, mrka shydanka naara
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ku jecliya ❤❤❤❤❤
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 3 ай бұрын
Sheikh ummul iyo shibli wax bay bareen oo shay wanaagsan ah mooyaane ma waxay bareen sida naagaha loo ugaarsada taas waa qalad wll culimada ha laga leexda oo yaan waxaasi lagu shabihin nimba tambarta weeyo
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 3 ай бұрын
Caaliyo sheeko iyo shaah sheekadaada waa la jecel yahay masha alaah nooga soo sheekee dumarka ayaga caruuraha isu doonaayo iyo geymka lacaha ay Isugu deeqayaan iyo cilan saarkan hada yimid
@Aaamina12
@Aaamina12 3 ай бұрын
Caaliya wa garoob shidan😂😂
@yasminhersi4067
@yasminhersi4067 3 ай бұрын
Afkaaga kaleexi sheekh umal baaye
@anabgelle8723
@anabgelle8723 3 ай бұрын
Naa Sheekh umal dad sun masoo anab to ee edab kayeelo Mahayana waashayna edab hayeesheen
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 3 ай бұрын
Okay soda warka
@basrahassan5116
@basrahassan5116 3 ай бұрын
Good job 👏 Sawirka sheekha few ayad u soo saartay waana ku heshay
@halimosalad6076
@halimosalad6076 3 ай бұрын
Sax waa run waa inad marwo edeb leh noqo
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 3 ай бұрын
Asc mashaallaah mama caliyo darillahey ayan ku jeclahay mashaallaah qurruxdada illahey IL alaga kahayo aamiin yarabi
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 3 ай бұрын
Mama caliya ha shegin nimcada illahey kusiyey sida Hurtado dadkan wa xasad dadka qar hurdo Magellan illaha cafiyo aamiin yarabi
@AnisaEllisa
@AnisaEllisa 3 ай бұрын
Wcs caliya sodhawow hhhhh washeko walan😂😂
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ kkkkkk casliyo waa jeclahay runta say u sheegto
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 3 ай бұрын
Asc walaashey waa iga qoslisay siday tahay waa ku salamay sare waa musasal socan jiray 1990 ilaahada marka ilmaha yarayen fiirsan jiray ( younge restless and bold beautiful ) midka kale half brother and sister 😂 wlh 😂😂 so funny ayaa tahay walaashey ❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍💯💯💪
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 ай бұрын
Anigu waa daawan jiray 1994 ilaa 2000 aan daawan jiray mid yar oo walaaal ahay aa i nacsiiyay waa joojiyay.half brother waa sodahdii ayaa ninkii gabadheeda qaadan jirtay waa akhlaaq xumo 🫢
@maryannnnn942
@maryannnnn942 3 ай бұрын
❤❤❤❤ caaliya waa runtaa balse sheeq umul ragas wax ma baron had uu Dion Narayan raga Shana ma shinbone Sumatra qaladkaa leg ee Utah’s cambaareey ❤❤caaliya
@sensoyussuf9291
@sensoyussuf9291 2 ай бұрын
Abaayo waa danbi in aad nin Ajnabi ah ladhaho xabibi Abowe macaan xataa hadii aan lagu qabin
@MahamedlHasan-rp3ku
@MahamedlHasan-rp3ku 3 ай бұрын
sheikh umal maxaa ka galay saaniga
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣SubhaAllah walallahi waad iga qoslisay Caaliyay. Ragii baa loomara la'aa markay wadanka aadan dumar kale raad raadiyane hada ma dumarkii baa badalay SubhaAllah Siwanaagsan baad hadalka udhigtay . Waa runtaa Walashay raga iyo dumarka fiican ee ninkoodi amba raga naagahoodi laga dhacay ayaanu la jirnaa 100%.. dumarkii aargudosho ayay bilaabeen ma istidhi Caliya walal? Lovely story, mashaa Allah ❤
@suadabdi5
@suadabdi5 3 ай бұрын
Caaliya walaayama dhaxda xidho ama laba waalid haysla kaashteen qowmluud iyo sex education ma joojin kartid caruurta Africa lagu so koriya ka fiican kuwan markaa walaal wa inay dadku ciyaal kooda afrika u dirsadaan wa sax
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 3 ай бұрын
Absolutely sister
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Indeed who is she to interfere western education curriculum
@dahirawke9268
@dahirawke9268 3 ай бұрын
Asc Ina adeer Waan ku salamay reer Seattle ayaa sidaas oo klae kuwaashay
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 3 ай бұрын
Waxaa lagu sameyn jirey arintaan gabdhaha raga ha lagu sameeyo
@abdifarah5875
@abdifarah5875 3 ай бұрын
Ayaga sawira aha 😂 I think those men’s teams were fed up
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 ай бұрын
Ilaahay magaciisa ku dhaartaye I be your witness inaad honest tahay waanku jeclahay sister caaliya
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 ай бұрын
My blood love you carfoon😍😍
@sahramohamed9199
@sahramohamed9199 3 ай бұрын
Asc caaliya cadeey malagu caatoobayaa cabitaankaas habiibti
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 ай бұрын
Haa si fiican gaajad badan aysy yareyneysaa walaahi
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 3 ай бұрын
Ina. Adeer. Waa. Runtaada intaan. Shegeyso. Dadka. Africa. Joogo. Waxay. Nagu. Yeeraan. Dayuus. Bara. Dabaal. Baa. Noo. Heystaan. Lacagtaan. U. Direyno. Anigoo ah. Hussein. Shariifoow. Joogo. Canada. Ottawa
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Waa sax
@muhuboise751
@muhuboise751 3 ай бұрын
Dhibka waa naagaha ma ahan nimanka.waan sababayna.
@user-yu2hl2ke3w
@user-yu2hl2ke3w 3 ай бұрын
Anayba igu dhacday😂
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 3 ай бұрын
Nagtu idada edebdaran oo alle ka cabsigedu yaryahay liano siday iyadolaqabo nin ushukansatay
@ismailahmed673
@ismailahmed673 2 ай бұрын
Asc walaashay waa la dhimanayaa diinta lagum jees jeeso ee hadii qof khaldamo qofkaa lasaxaa adigoon wadaad iyo diin fara gashan dhibka ka hadal waxaase badan dad badan oo mashruux lasoo siiyo layidhaahdo kac oo guryihiina gee irsiqu meel walba haduu galo waa dhibaato Mahad sanid
@mohamedabdi2501
@mohamedabdi2501 3 ай бұрын
Caaliya ragga dhan ha dhaamin cadeey
@amirahamud3478
@amirahamud3478 3 ай бұрын
Qofka Hadii laqabo waa qadad in ey lahadasho nin ha dan laqabin xitaa waa qalad in ey kula hadasho hadal jilicsan nin an qabin
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 ай бұрын
Falaa taqdacna bil qawli fayadmacaladii fii qalbihii marad weeyaan.
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 ай бұрын
Aan kuugu daree hijraaba loo bixiyay. Haday run sheegaan may sharciyada tuuran markasa hijradu run noqonaysaaye. Lakin ilmaha uunba mustaqbalka lagaga dheelayaa.
@hodanc6255
@hodanc6255 3 ай бұрын
Mel lo guro macno ma samaynaso hoyada haday din ladahay ilmuhu wa cajalad
@waasugecade9000
@waasugecade9000 2 ай бұрын
iimaanka Alle hakaa qaado sheikh umal iyo shibili ka leexo
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 ай бұрын
Yaaaaaaaaaaahuuuuuuuuuuuiuuuu Caliya Calaamo
@Mudan-
@Mudan- 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@hooyosom8904
@hooyosom8904 3 ай бұрын
Acuudu Bilaahi Rer London Ceeb Iyo Qasasre Ayaa ku Dhacey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Soo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan cadceeddumaaroo murwodumaroo samsamEey yartayarta dagan fariidad lagufarxeeeey qaasatan facyaashay troonEey Noocyadey waanba uwataa shahshahlEEy lagufarxeeeey
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 3 ай бұрын
Maya abayo dugsiyo aya ku yaalo nairobi hada la joogo ma ogi xiliyadi hore waye hada wa yar yahay dugsiyo badan ka furan sida wadankeena
@hassanosman4236
@hassanosman4236 3 ай бұрын
Walaal adigaan aad kasgahelaa, half mar ayaan jeclaa inan kulahadlo.hadii laguqabo kumajirto
@maryambishar1913
@maryambishar1913 3 ай бұрын
maxad culumada ugu sarineesa waxan aqlaqaada lehen oo furaha kadhumay naagan qoqay
@momindekk1
@momindekk1 3 ай бұрын
Naarta allaha ku fogooye
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Funny bad tahay wll
@dahablamiiray419
@dahablamiiray419 3 ай бұрын
Ala caliyoy sidan kuradshay Allahba marqadi ka ah qaliyey alhamdulillah hadan kuhelay ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 ай бұрын
Soo dhowoow carfoon🥰🥰
@dahablamiiray419
@dahablamiiray419 3 ай бұрын
​@@Caaliyasharif wan dhawahay qali dumar mahad sanid 👉❤
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 3 ай бұрын
Abaayo dadku iskumid maaha ee ree nairobi anagaa ahayn qaladna maanaan galin rageenaan sugeyney ee reer nairobi ha iskuqaadin
@guleedciise4497
@guleedciise4497 3 ай бұрын
Caaliya waad mahadsan tahay wlshy
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 3 ай бұрын
Unimate iyo balance waa ganacsi waxba matarto waana isticmalay wana ku jiraday
@NaimaGedi-yq5km
@NaimaGedi-yq5km 3 ай бұрын
Caliya waa in aad ka hadasha nimanka iyagana qalad ayee ku leyihin intee nagaha kenya kenan ayee umanenin .ee qofki ilawaya iyadana meeshan waxa ee ku mushqusho malaha
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 2 ай бұрын
Alle hakubarakeeyo
@abdirashidhashi8049
@abdirashidhashi8049 2 ай бұрын
naagta waalan macalimiinta waxba ha kashiigin midhaa waa lagu soo diraye
@Samatalis1
@Samatalis1 3 ай бұрын
Sheeko caruureed
@whatthehe-8
@whatthehe-8 3 ай бұрын
Waan ku salaamaya Caaliya.
@salmaabukar273
@salmaabukar273 3 ай бұрын
Wlhi sheekadan run waaye anaba og
@mombasa7
@mombasa7 3 ай бұрын
You can't stop love!
@moolcaliyow
@moolcaliyow Ай бұрын
DAAQADAADU Wey QURUX BADAN-TAHAY!
@wandaba90
@wandaba90 3 ай бұрын
It’s very true I seen this happen before smh
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 3 ай бұрын
نم نم نم اختي عاليه😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiamohamoud7572
@samiamohamoud7572 3 ай бұрын
Sheekh umal masuul kama a qofka akhlaaqda xun marka waxa fiican inad sheekha sawirkiisa meesha ka qaaso Qofka xun ma matalo culimada
@user-yu2hl2ke3w
@user-yu2hl2ke3w 3 ай бұрын
Imoda dhahay halis jiro wadadaduba waa rag ahaaaaa
@muxubohussein9808
@muxubohussein9808 3 ай бұрын
Bisink waa nago Iyo niman waalen
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 ай бұрын
Wllsheey ilaahaay ka baq qoomuluud ma diidi kartide umada ha hodin dambigoodu yaanan laguu xambaarinine ilahooda hala cararaan dadkii waawaynaa baaba qoomuluud noqdaye ka waran ilmo lagu abaabinaayo subxaanalaah , waxaan waa aduunyo ee aakhiradaada ilaasho . Barri warkale yaanan kaa maqlin. Qoomuluud wax la dugsado malehe .
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 ай бұрын
Waaba la joojiyay hadda xbbti. waana la diidi karaa caruurtaada home school baad ka dhigi kartaa
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 2 ай бұрын
Sheekh Umal, ayaa ku kacsan tahay.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
Kums kacsani waa shiikheygii. Sharaf iyo karaamo ayaan u hayaa. Waxa laga hadlayo faham, please
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 ай бұрын
Haduu fuuray oo caruurtii u keentay see buu u masruufay
@maden7818
@maden7818 2 ай бұрын
Dumarkana Shan nooc ma ahane waa todobo nooc
@didagenei4829
@didagenei4829 2 ай бұрын
Sh umul waxaa ku daba dhigay adigu xishood
@mohamedwerar2393
@mohamedwerar2393 3 ай бұрын
Wll sheekadaa rag badan bey kudhacdey naaguhu wey waashen
@nimco4922
@nimco4922 3 ай бұрын
Caaaliyaa🙏
@abdirahmanfarah5717
@abdirahmanfarah5717 3 ай бұрын
Sheikh yada afka qarmunka kaheso .Bila aqlaq ba tahay
@najma649
@najma649 3 ай бұрын
wey fiican tahay in laga qaado
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Anigu waxan kayaabanay soomaali horta maxay kawadaan ninbaa laqaatay iyo naatiiba lagaqaatay ma alaaba qofkani isagaa khiraakisa kutagay nin ama naag midkasta ileen qofka lamaqasbine hadii qofka layska wadanayo reeroba madhisnaadeen laakiin waadad bilaamacni ah
@ahmedyare-gw8sy
@ahmedyare-gw8sy 3 ай бұрын
culimada ka xisho
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
Fuur iyo xaanjo idiin gashay, Waa bilaa akhlaq. What kind a macain Quran is that.
@DuranShirwa
@DuranShirwa 3 ай бұрын
canlıya yaah yaa
@tahlilali2201
@tahlilali2201 2 ай бұрын
Kkkkkkkk Kkkkkkkk Yes That is true Nagaha qaar waa sas Kkkkkkkk
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 3 ай бұрын
Naagahaa edabdaran sababtoo ah adoolaguqabo waaqalad inaad ninkale lahadasho
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 3 ай бұрын
Gabodho diinta Barta baa buuxa afrika,nindambe loomabaahna,waa in gabdhaha,macalimiinta ah ay guryaha quraanka caruurta ugu dhigaan,ilmHa naftooda Yuuba khatar ku yahay,
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 ай бұрын
Mahadsanid waa sax!
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 3 ай бұрын
Subxanall 🤔🤔
@safiyoasan
@safiyoasan 3 ай бұрын
Ala walaahi waa sad
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 3 ай бұрын
Akhlaaq xumadaas xagee kajirtaa huuno qurbaha waanu ka nimid nairobina waan joogtaa wax noocaad ahna maanu arag
@zeinabomar-mc5jf
@zeinabomar-mc5jf 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ true 👍👍👍👍👍👍
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 3 ай бұрын
حسبناالله ونعم الوكيل
@nejmaali2161
@nejmaali2161 3 ай бұрын
Asc wr wb hadii lagu qabo maxaa telkaga raga siiyey
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-fc7bp7kw6m
@user-fc7bp7kw6m 2 ай бұрын
Dumarka soomalida waa dumarka ugu fudud caalanka ee si sahlan u halaabo istupid women
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 3 ай бұрын
Bisinka
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 3 ай бұрын
Horta mayna dumarka xaafid al Quraan ku u dhigi karin Ciyaalka. Maxay raga u keenayaan
@subairmohamed6045
@subairmohamed6045 2 ай бұрын
Naagaha koonfur ayaa dabeecadaa leh wllhi , wxa loo yaqan Boornan
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE 3 ай бұрын
Walal halkas kawaad wacdiga runti kwa sas samaynaya aqiro iyo adunba way cadabanyin siba Macalin isku shega
@robicadam2854
@robicadam2854 3 ай бұрын
Qoftan waa runlow walhii intaa lasocoday sheekadeeda aada uga helaa xaajiyo lugtaag 😅😅😅😅
GABADHII TIRI NIN REER 🇬🇧 AH BAA UUR IGU INKIRAY🤔#ARIMAHABULSHADA
12:59
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 14 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 12 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 43 МЛН
GABAR CADDAADO OO NINKII AY XADAY LAGA SOO DHIGAY😅 #ARIMAHABULSHADA
15:24
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 21 М.
NIN DIIDAY INUU DUMAASHIDIIS SHARCIGA KA KANSAL GAREEYO... #Qisooyinka-Qurbaha
13:20
Ali Harare iyo Shantaay maxaa kala qabsaday "Wareysi xiiso leh"
20:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 118 М.
NIN XAASKIISA BACDA BANANKA U DHIGAY 🇬🇧 🥲 #QisooyinkaQurbaha
14:19
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 13 М.
Muxuu ka Towbad keenay Sheikh Abdulkadir Kishki?
38:40
Sola Portal
Рет қаралды 13 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 12 МЛН