2 Shey oo islii ku cusub || Sheikh Abdirazak Jiir

  Рет қаралды 19,536

Salafmedia

Salafmedia

Ай бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 85
@feizul.feisal
@feizul.feisal 22 күн бұрын
Allah ha xafiido sheiqhena sheiqh Abdirizack
@umcadil5660
@umcadil5660 29 күн бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله الله يحفظك
@spanishbowy3161
@spanishbowy3161 29 күн бұрын
Mnshallah sheikh Abdirizak jiir ilahey haku xifiyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 27 күн бұрын
JazakAllahu khayran sheikh Abdirisaq
@Xalimo421
@Xalimo421 29 күн бұрын
Wa la halaabay,Iimaanka Ilaahey hanagu sugo.Ilaahey ha so hanuunsho
@musyas7277
@musyas7277 28 күн бұрын
Sheekh mashaallah shaqo fiican ayaad walaaga Muslim ka uhaysaa laakiin kahadal dadkaan wadankoodi laga soo qixiyay dib haloogu celiyo ama inta tijaarada haysata oo adiga aad kamidtahay shaqo abuur gabdhaha haloo sameeyo allah hakubarakeeyo.
@abdiadan1949
@abdiadan1949 27 күн бұрын
Isoo duceeye inu ilaahey iga madoobeeyo balwada iyo sinada 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 26 күн бұрын
Ilaahay haku soo hanuuniyo Oo arintaas hakaa joojiyo Laakiin hadaad dooni inaad liibaanto guurso Balwad kastaa waad joojin Waxaan filayaa inaad tahay single ku dibada
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 26 күн бұрын
Taas ayaan kuugu waaninayaa
@Zahrasahra709
@Zahrasahra709 26 күн бұрын
ALLAAH hayna wada hanuniyo wll, qofba macsiyo kama madhna adduun iyo akhiroba hayna asturo si niyada u bari ALLAAH oo u waydiso inu qalbigaga xumnta necbeysiyo wa xaqiq inu ka aqbali. rabbiga ina aburay isaga inogu naxaris bdn kaliya albabkisa qaraac adoo ooyaya o is dhul dhigaya rabbiyoow adoonkagi bn ahay rabbi kalena ma lihiye maxruum hayga dhigin dheh wll.
@abdiadan1949
@abdiadan1949 26 күн бұрын
@@Zahrasahra709 shukran wll
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 27 күн бұрын
SubxanAllah ya Rabb Ilaahayow noo danbi dhaaf Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi😢
@hiboilix2104
@hiboilix2104 29 күн бұрын
allaha kubarakeyo sheekhuna ❤ Wa runtaa Islii isiidihore mahan weyhalowday
@user-xq9vm5ht6b
@user-xq9vm5ht6b 29 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@user-js3kl6ui1f
@user-js3kl6ui1f 28 күн бұрын
True,sallalahu caleyhi wasalam❤
@Farah-iy5sy
@Farah-iy5sy 28 күн бұрын
Sheikh allaha noo xifdiyo booskii cumar binu khidhaab ayuu noogu jiraa
@theruler411
@theruler411 24 күн бұрын
Queen dayaxo u sheeg
@omarishirwa
@omarishirwa 29 күн бұрын
Jizzakallahu khayr sheekh
@JamaMohamud
@JamaMohamud 29 күн бұрын
Waa xaqiiq waxa soomaalida haysta oo inkaar ah inay tahay dambiga la samaynayo.
@zumeyam8353
@zumeyam8353 26 күн бұрын
Jizakallah sheeq
@habibaomar5857
@habibaomar5857 29 күн бұрын
sheekhoow xaqa allaha na fahansiiyo, ilmihi yar yaraay ayaaba la kari la' yahay sheekada meel xun ayey mareesaaye.
@noor-fw2hm
@noor-fw2hm 29 күн бұрын
Nabigena scw
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 29 күн бұрын
Masha Allah taabarak sheekhuna hadad gabdhihiina udamqatay⁉️⁉️⁉️🤔🤔🤔🤔🤔❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🩸🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🙌🙌🙌🙏🏼 Alxamdu Lilaah
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 29 күн бұрын
Alle Hanaga bad baadiyo samankaan waaa halaabay😢
@MohamedAhmed-zs3vh
@MohamedAhmed-zs3vh 29 күн бұрын
Sheikh was nin ka gubanaayo dhibka shacabkiisa. Allah ha xifdiyo
@mohamedabdi7714
@mohamedabdi7714 28 күн бұрын
Start the action from your side, never be pessimistic. Allah will reward you for even your good intentions, at least have the Niyyah
@TechSiyaad
@TechSiyaad 25 күн бұрын
Dhibtaas soomaali oo dhan bay haysataa, dal iyo dibadba, Kenyana waxayba noqotay Shiikh meesha soomaallida dalka joogta markay xoogaa helaan u soo cararaan.. waxaas baana yaal.. Alle ha sahlo arimaha. Aamiin.
@ismailadan556
@ismailadan556 29 күн бұрын
❤❤❤
@user-nh4sv7bb2e
@user-nh4sv7bb2e 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 25 күн бұрын
caruur badan baa lagu kufsadaa madaariista islii waa in taa aad ka hadashaa. haku mashquulin dumarka xoogsanaya ee caruurtooda ushaqaysanaya.
@tahliilyare1024
@tahliilyare1024 29 күн бұрын
Mansha allah
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 29 күн бұрын
Xasbiyalaahu wanicmalwakiil
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 22 күн бұрын
Ninkan dadka caayaya Oo fadeexaynaya war ilaahayka Cabdi
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 29 күн бұрын
Walhi waa runtii hadii qofwalba xil isasa saaro waxa xumaaday yaraan lahaa
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 25 күн бұрын
naag maradeeda ayaa lagu mashquulayaa inta waxyaabo fara badan oo khaldan laga hadli lahaa
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 25 күн бұрын
@@liibaanjamac2136 naagta maradeedu haday khaldanthy waa la saxaya wll maxa dhacay walasha maradeeda oo khaldan inaybaxdo ma raalad katay mida kale xijaabku inuu aayad yahay miyaad ilawdy
@user-tn2qt5no5r
@user-tn2qt5no5r 25 күн бұрын
​@@liibaanjamac2136xumanta aad shegaysaba marada gabadha ayey kabilanta ilaa laxaliyona maahe dhibato madhamaneyso
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 29 күн бұрын
Qayr badanaa ninku oo qiimo badanaa xaquna cadaa
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica 26 күн бұрын
Meel aan kitaabka + sunnada talin maxaad ka filanaysa?
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 24 күн бұрын
Naag caddaysimo ah. Caddaysimo waa eray weyn. Waana Eray bixin cusub oo shiikhu soo kordhiyey.
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 29 күн бұрын
Islii baryahan waxaa aad oogu batey xijaabki in la dhigay, hooyo iyo gabar. Waxaa lasocdo aabe ama walaal.!! Somaali xijaabka ayaa lagu aqaaney aduunka.
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 25 күн бұрын
war dadku waa xor ...waa ku sidee
@osmanomohamedadhan1924
@osmanomohamedadhan1924 25 күн бұрын
Boss fear Alah the freedom is in islam forget the western idology😢
@user-tn2qt5no5r
@user-tn2qt5no5r 25 күн бұрын
😂😂 wa xor kulaha maxad xor tahay adoon aan awood lahayn bad tahe oo markasta baahan oo candhuuf iyo Xinjir laga abuurey oo nafta loo dhiibtey oo xiliga ladono laga qadayo. Mid banana kushegaya wallahi wallahi wad kaqomameyn donta aduun iyo aakhiroba ficilkan aad kusocotid iyo fikirkaban Ilahey usoo noqo inteyna kaa gaadhin
@mahbubmo
@mahbubmo 29 күн бұрын
Sheikh, it's been like this for generations . I'm not saying it's ok but it's where we are now.
@user-zp6si2yn3v
@user-zp6si2yn3v 29 күн бұрын
Now we have to chenge it
@husseinsheikh8074
@husseinsheikh8074 28 күн бұрын
It's true
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 28 күн бұрын
Idiots in their office and the compensation they have been paid in by way is Surah anfaal
@mohamedabdulahi-mx5nq
@mohamedabdulahi-mx5nq 26 күн бұрын
No, you do not have to emulate with them, so make your role model to beloved and goods one I think inaa fahantay
@mahbubmo
@mahbubmo 26 күн бұрын
@@mohamedabdulahi-mx5nq Maya.
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 25 күн бұрын
wahaabiyo !
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 23 күн бұрын
Shekh saas waxab laguma qaadanaayo ee noocee dacawada loo fidinhiraye soo baar
@fahima6186
@fahima6186 24 күн бұрын
Diintaan aad kumashquusheen waxyaabaha HOOSE oo DHIBAATADII WEYNEEYD indhaha kafiirsaneysaan 😡 depression baa wada haya qeeylo dheeraa it’s not ur bloody business😞
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 26 күн бұрын
Warkaas waa rune reer isii is kaashada
@user-wd3bv2zu2z
@user-wd3bv2zu2z 28 күн бұрын
war heedhe kan yaa wax ka dhageysanayo adiga ilaah ka baq ee xumaanta aad ka faafineysid dumarka jooji
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 28 күн бұрын
Xumnta larebyo miyaaa kaxunthy agh xumnta u shekha gbdhaha kafafinyo mexey gabdhihi ayagaba lakari layehe bisinkee
@taxpayer5114
@taxpayer5114 28 күн бұрын
Alle ka Cabso ee Sheikha runta ayuu ka hadle. Maybe non of your sisters lives in Nairobi.
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 25 күн бұрын
sharia law 😂 islii oo gacanta xagjirka gashay lol
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 25 күн бұрын
MUNAAFIQ MAALIN AAN MAANTA AHAYN AYAAD KA JAWAAB II DOONTAA
@user-tn2qt5no5r
@user-tn2qt5no5r 25 күн бұрын
Allahu akbar💪 Markasta diinta ilahey iyo xaqqa ayaa sareynaya ☪️💪
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 25 күн бұрын
freedom of the pple should be protected .even saudi arabia is gradully leaving HIJAAB
@osmanomohamedadhan1924
@osmanomohamedadhan1924 25 күн бұрын
Subhanaalah which freedom are u seeking apart from the one got from islam😢
@user-tn2qt5no5r
@user-tn2qt5no5r 25 күн бұрын
If we are muslim women we love hijab and we really can't live with out him hijab is beauty is protector is freedom❤ Adigay noqotey Aakhiro ayaad kawarami doonta aayada Ilahey eed kaso horjesatey.
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 19 күн бұрын
@@user-tn2qt5no5r anigu saudiga ayaan kahadlay inuu xijaabka katagay
@abdirizakmohamed4777
@abdirizakmohamed4777 29 күн бұрын
In badan baan ku dhex arkay islii shiiq a.risaaq jiir isagoo dumar dhar qaab daran xiran isagoo kala dagaalamaya qayr allh kasiiyee
@bulohus8548
@bulohus8548 29 күн бұрын
Dadkaas ! 206 bay slee yimaadeen ? Before Nabad bay - Ahayd ! ilaa dhawr Qof oo Xun Xun Waa jireen!meel walba bush Xun Meherad Xun Naag Dirac baati - Xiran’ oo huruud Marsan !!? 1992 dii baan imid Kenya 🇰🇪 13/8 /2014 baan ka soo dhoofay ! Waagii hore ! Qof Dugsi ‘Aada ! Qof Shaqo , Aada , Balaayodii Xamar soo gubtay baa yimid!!
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 29 күн бұрын
😂😂😂😂
@surayamoha3945
@surayamoha3945 28 күн бұрын
sheikh inu ka hadlo weye o la xasuusyo iney jiran rag waweyn o isku shegaya inu dad quran barayo kadib madarasoyin furanaya umada jug markey kuso dhahdana hablaha yaryar fara xumenaya wax ka xun ma jirto qof ilahy qurankisa umada baraya gabdhi u macalinka u ahaana o laku amaaneysty inu fara xumeyo qofka. hadu ku shego inu qof xun yahy wado aya ka mareysa lkn rag madarasoyinka furanaya bulshada hala qabto qaar xun ba jira
@Halgame334
@Halgame334 28 күн бұрын
DAD DALKOOFI QABYSLAD KU HALEEYAY MIDHA HEEDS WEEYAAN
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 OO KUWA SHIIKH INANTOODII UU XABASHIGA UGA REEBAY, MIYAA ISAGII XAAL KA QAADAY, MA WAXAY RABEEN IN UU XABSHIGA KU RAAXAYSTO?
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 26 күн бұрын
Gabadh yar oo qaawan in laga hadlo ama la xiro miyaa diintii ku soo ururta Iyadoo meelo badan madaanii laladul fadhiyo Degaano kale Iyadoo qaraxy la isku gumaadayo Iyadoo waxii soomaali isku qasbayey ee lagu heshiiyey lakala iibsadey Oo weliba lagu xadgudbey qorshayaashi Alaah kumumay Oolayir waa qalad in sidaala isku xukumo
@adanadow4967
@adanadow4967 26 күн бұрын
Adiga hada munkar in la reebo mad ka soo horjeedaa adiga waaba yaabee. Dambi waa un dambi waa in laga hor tagaa dhamaantooda.
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 25 күн бұрын
madaariista ayaa caruurta yaryar lagu fara xumeeyaa ee taa halaga hadlo . shacabka xorriyadooda haku mashquulin oo diinta haku qasbin dadka.
@user-bf7vh6yc6n
@user-bf7vh6yc6n 29 күн бұрын
WAHAABIYO MAXAA DABA DHIGAY MAA IINDHAHA LAABATAAN
@Funny-animal-memory
@Funny-animal-memory 29 күн бұрын
ilaa qiyaamo laga gaaraayo wahaabiyo iyo suufi lee kuhaaya adinka. war diinka wahaabi iyo suufi malahane baro oo kudhaqan kaliya
@user-wk7zf2nu4u
@user-wk7zf2nu4u 29 күн бұрын
سبحان الله العظيم. استحي ربك وهذه قضية عامة لأنه لابد من الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر وذاك واجب علي كل مسلم ولا نتعلق والوهابية أو الصوفية فقط فنسأل الله الهدايه والتوفيق والسداد وأن يهدينا لأقوم طريق إنه علي ذالك قدير وبالإجابة جدير
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 28 күн бұрын
İn dadka wanaga lafaro xumntana laga reebo miyaa wx xun ah teeda kle marka suuqa mareso qasab qofka ka horimnyo waad arki lkn xumnta dadka laga rebyo hadey kudhibyso wlle athaa dhib qwa wkse suufi dadka xumnta kacelimyo hala arko
@user-xq9vm5ht6b
@user-xq9vm5ht6b 29 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
HAWADA NAFTA YAYSAN KAA ADKAANIN || KALMAD QIIMO BADAN || Sh Maxamed Umal
24:09
How did CatNap end up in Luca cartoon?🙀
00:16
LOL
Рет қаралды 7 МЛН
Miraha iimaanka || Sh Maxamud Xalliike || Kampala2024
45:36
Salafmedia
Рет қаралды 65 М.
Жандос Қаржаубай - Не істедім?!
2:57
Amre - Есіңде сақта [Album EMI]
2:16
Amre Official
Рет қаралды 56 М.
Akimmmich & Bimo | Qaraközim (Mood Video)
2:45
akimmmich
Рет қаралды 964 М.
Sadraddin & IL’HAN - Aman bolşy suigenim | Official Visualizer
3:09
QARAKESEK - ОРАМАЛДЫ ( audio )
3:01
QARAKESEK
Рет қаралды 709 М.
ZICO (지코) ‘SPOT! (feat. JENNIE)’ Official MV
3:13
HYBE LABELS
Рет қаралды 43 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - ПАЦАН (MV)
6:08
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 531 М.