Aniga waxaa ku qanacsanahay oo aan aaminsanahay in rabigeyga yahay allah Nabigeyga uu yahay nabi muxamed scw Diinta saxda ahna ay tahay diinta islaamka❤❤
@Fowzigacal23 ай бұрын
Jazakallah khair sheikh Mustafe Haji Ismail Haaruun ❤
@mohanijr3384Ай бұрын
Masha allh sheikh mustafe ilhy ha ku xifdiyo qaabka cilmiyeeysan ee aad naagu faaidaysay ❤
@Abdullahabsim7 ай бұрын
Sheekh mustafe ilaahay cimri dheeri ha siiyo waa Sheekha ugu cilmiga badan qaaradda Afrika waa Sheekh cilmi iyo aqoon yahan jaamici doctor +physics yahan +chemistry yahan all cilmi aduunka yaalo oo dhan maskaxdiisa ku jiraan. Daawaday 4/4/2024 saacadu tahay 22:37
@nabadoonkakhadar70794 ай бұрын
Wxn ku faraxsanahy in illahy Islam iga dhigay Nabigayguna yahy nabi maxamed scw Diintayduna ay tahy Islam Alxamdulilaah
@abdifatahsalah125510 ай бұрын
May Allah bless you with more years Sh Mustafa❤
@AbdihafidNur11 ай бұрын
: صلی اللّٰه علیــــه وسلم ❤
@Fatush1218 күн бұрын
Masha Allah mahadsanid
@AishaSiciid223 ай бұрын
Mashalah alxmllh❤❤❤
@CabdiShakuur-n9d9 ай бұрын
M.ashalaah
@AbdaleMoha-ry8nr11 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@buzzerpoi82511 ай бұрын
Hal muxadaro meqa jer ba soo dhigty😢😮
@Tixaale_Media11 ай бұрын
Ayadaa dheereed ee 4 qeyb Ayaan ka dhigey wll ❤
@januarySl202411 ай бұрын
Jack of everything, master of none !
@yahiaadam340311 ай бұрын
Please don't use this music behinds hathes
@Tixaale_Media11 ай бұрын
Ok wll I.a❤️
@mustafemaxamed836311 ай бұрын
Waxn ka daba qaylinaya ka reeb nio.muxadarada sideda uso gali.dhagaysa is dhaho wan dhagaysan kari waayyaba
@Tixaale_Media11 ай бұрын
Ok wll
@amiinahmed83818 ай бұрын
Wll hada music kareebtu kawaran jazakallah
@Tixaale_Media8 ай бұрын
I.a wll
@Nasser14kM10 ай бұрын
❤
@RadioQaraami5 ай бұрын
Cajiib
@mohamedciisemohamed77665 ай бұрын
That is really
@aydarusali54887 ай бұрын
Music ga ka daa si sheekha loo maqlo
@Tixaale_Media7 ай бұрын
I.a
@aydarusali54887 ай бұрын
Qofkii alle sw ku qanca inuu koonkaan abuuray oo maamulayo qalbigiisu iyo noloshiiisu waa dagtaa kii kalana wax kasta ha haystee aad buu u wareer san yahay ilaa uu isku qanciyo marka danbe is dil oo naf ta is dhaafi