2024 Beertayda Update iyo Sida aan u Bilaabo Miraha Khudradda iyo Ubaxa

  Рет қаралды 1,925

Beertayda Somali Gardener

Beertayda Somali Gardener

Күн бұрын

🌿FOLLOW ME HERE 🌿
Facebook: / beertayda-somali-garde...
Instagram: www.instagram....
TikTok: / beertayda
#ramadan #Somali #beertayda

Пікірлер: 18
@sabahsaed1867
@sabahsaed1867 5 ай бұрын
Mashallah habo
@2pacgilsi589
@2pacgilsi589 5 ай бұрын
Hormar wacn habo ❤☺️🎢
@ummuyusuf3706
@ummuyusuf3706 4 ай бұрын
Asalaamu calaykum abaayo I also have a backyard garden and chickens I live in Australia. Ithe Only different is we can grow almost everything All year Around we have a very good weather I love watching your videos. You doing a great job. Masha Allah.
@Bachirgacangacan
@Bachirgacangacan 5 ай бұрын
Wllo intee martey
@AMBITIONM33
@AMBITIONM33 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdirahiimhassan4616
@abdirahiimhassan4616 5 ай бұрын
Asc my beerteyda Ramadan Mubarak 🤗 Long time not seen you
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 5 ай бұрын
WCS Ramadan Mubarak. I'm back Inshallah more videos to come
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 5 ай бұрын
Soo noqosho wacan .
@suleman6221
@suleman6221 4 ай бұрын
Abayo you should consider selling microgreen
@Pkolom-114
@Pkolom-114 4 ай бұрын
Qiso ku saabsan wax beerashada Awoow gee allaha u naxariisto Qisa ku dhacday ayuu hoyadee uga shekeyay anigana markii aan weynaday ayee iga shekeysay Awoowgee waxaa uu habeen habeenada ka mid ah ayuu Allaah baryay waxa uuna ka baryay in uu allaah ka dulqaado faqriga iyo gajada waxuu u istagay cibaado si uu allaah u baryo wuu dhameeystay wuuna seexday Asiga oo hurdaayo ayuu ku riyooday in sariirta uu jiifo hoosteeda ee 1 xabo oo Ganlee ama hadhub ah uu yaalo Wuu soo kacay waaba run Waxa uu utagay sheikh waxa uu ku dhahay allaah ayaan xalay baryay waxa anan ka baryay gajada in uu Naga dulqado waxa aan ku riyooday xabad hadhuub ah in ee sariirteyda hoosteda taalo Misana waa eey talaa bal ii macnee Waxa uu dhahay abuur 1 ka xabo waxii ka so banaxa sii abuur ilaa sanad ka xiga waxa uu noqday ninka ugu beerta ween deeganka waxa uuna sanadkii ka bixiyay zako Waxa na ku daday dadkii deeganka oo dhan waxa uu deegankii noqday barwaaqo aad Baan u jecelahay beeraha hadana waxa aan rabaa wadadii uu awoowgeey maray in aan maro ❤
@miskimadar9532
@miskimadar9532 5 ай бұрын
Abayo wanku salamay marhoraa nagu kadanbeysay waxii hore san udawaneynay wandal nay noso badi ado raliya waxan kuwaydina waxa ibeyran blueberry hadad wax kagaraneyso waxa uu ubahan yahay iso sheg adoo mahadsan
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 5 ай бұрын
Asc wcm wllo waxan rabay wllo beer in an samaysto wana beer wayn Biyo na leh ceel marka talo ban ubahanahay wllo Gmail kaaga mad isin kartaa walaashay wqxan raba in an shaqaale nimada iska dhaafo pzl your Address haday surtagal tahay Allah kubarakeeyo adiga iyo qoys kaaga
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 5 ай бұрын
Beertayda@gmail.com --- aqoontaydu way yartahay laakiin waxaan isku dayi doonaa inaan ka jawaabo su'aalaha aad qabtid
@caydarusdjama67
@caydarusdjama67 5 ай бұрын
Video-yada marka aad duubayso wakhtigooda noo yar dheeree marwo.
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 5 ай бұрын
Inshallah 🙏
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 5 ай бұрын
Wqxan ad qooshayso maxa weeye wllo ?
@BeertaydaSomaliGardener
@BeertaydaSomaliGardener 5 ай бұрын
Miro ubax, salar, iyo cabash. Next video aan update soo saara Inshallah
@Mobaana
@Mobaana 5 ай бұрын
Niyataan kuguhaayey wlhi
Qaraabo Maxaa Beertayda ka Boxooyo? May Garden Update 🍒🇸🇴
15:12
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 1,4 М.
Beertayda Waxay Ku Taal Minnesota #SomaliGarden
15:20
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 2,4 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 20 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,8 МЛН
Dalxiis Nairobi Kenya #somali
7:34
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 1,5 М.
somail maka baxee afakando
3:21
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 2 М.
Språkpromenad den 7 september 2024
59:09
Svenska med Anastasia
Рет қаралды 7 М.
Beertayda Update Sida loo Beeri karo Toonta 🧄🧄 #garlic
8:47
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 9 М.
When you garden but afraid to touch bugs 😭 🐛🐌🐜
6:09
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 899
Somali Garden July Vlog 🌱 Minnesota Zone 4
10:12
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 1,6 М.
Sida Loo Beero Naac Naaca #Macalin #Bocoreey
9:47
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 4,2 М.
Qaraabo Canabey Darta 🍇🍇 Geed Canab ah aan Beeray #Garden #somali #subscribe
17:52