Wallaahi waa masiibo korbiliseed kabo isma dhaamo gabadhaas ilmaheeda allaha uga soo qaado inta ay martay waa ognahay
@Safacabdilahi-t2p Жыл бұрын
Adkaatay Adkaatay 😢😢
@ubaxsalad4891 Жыл бұрын
Telefankeeda iiso dira aniga ayaa wacayee kana dhamaynaya in ay qansaxiisa sheegto loo gurmado nacaladi ha ku dhacdo isaga wixii ladhashayba may habaarto alle wuu aqbaliye dulmanaha allaah wuu ugargaaraye
Dadki dadka so dilay ba Europ. Iyo America jooga caruurtay dhalayena waa kuwa drugs dealer ah ee xabadaha sitaa dilagaha waxay dhal iyo Dibadba loo hagaagi la'ayee waa xaq darada inaga buxda 😢😢 Allah Karim
Abkey mooryan dhan aa North Africa iyo Europe joogo oo social media baqbaqdooda kujiran
@salmasiman8333 Жыл бұрын
Yes
@FadumoCali-qp9yq Жыл бұрын
Aamiinaamiinaamii to
@DatUu-g9s Жыл бұрын
Waa xaladaha noolaga faa iideysto waana waqtiga aan dhib u adkeysan karin
@Safacabdilahi-t2p Жыл бұрын
Haaa haa
@FadumoCali-qp9yq Жыл бұрын
Haa
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097 Жыл бұрын
Daba ka fuul 32:16
@Deeqajamac-os1xh Жыл бұрын
Axaxaxax😢😢😢😢😢😢
@NimcoDhiindhiin Жыл бұрын
Ilahy dhibka hakasaaro wllo
@ubaxsalad4891 Жыл бұрын
Haloo gurmado
@deeqamaxamuud9861 Жыл бұрын
Lixdan sano ee biilayey miyey intay lacag raadsado caruurta la baxsado oo qoxootiyada la gasho markay dhoof to ay dacwayso jeel ha ku uree uf ciil baa i haya wllhi
@zuhurkaabachannel652 Жыл бұрын
Gabadhaah aanu cawino somaliye pls. Hala cawiyo
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097 Жыл бұрын
❤ 17:42
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097 Жыл бұрын
Yaa yaqaan
@zahraabdigulled1707 Жыл бұрын
walalo geerida iyo nolosha Allah ayaa hayaa eee ninka mel iska saar ku dheeh noloshadii oo dhan waxad ku qadatay cadabtii aduunka SubxanaAllah
@Zeee10874 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 💔😢
@istanbulhassan Жыл бұрын
❤
@khadarhassan882 Жыл бұрын
Ninkaa aynu sharciga la tiigsano somaliyeey. Inantaasu hargaysa ha tagto.
Iyaaa royal wuu baqa wlhi Waxan raba in aan cawiyo gabdhas number luuqa isoo dhiga
@bahsan9664 Жыл бұрын
First
@abshiraarshe Жыл бұрын
War ninka iga soo qabta.
@KAYREIGHROBLOX2024 Жыл бұрын
Shekadhan calbiga ayeey ijebisey , am scared to watch please tell me , she will get happy ending, am not watching if its not, my heart is hurting really bad
@Safacabdilahi-t2p Жыл бұрын
Way khaldantay
@momomahaamd5450 Жыл бұрын
haa
@aichadirir6840 Жыл бұрын
Lake ta waa 654
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
Qaybti kobad awaya wllo
@farxadubawaaaniga-vk7th Жыл бұрын
Bar waad heli
@lakiawed2355 Жыл бұрын
Sheekadan xaly wan ka lulooday
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097 Жыл бұрын
23:47 sorry
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097 Жыл бұрын
❤
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097 Жыл бұрын
25:12 ❤
@shiregoobe6005 Жыл бұрын
Haa ugaas waliba waa fasiix
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
Gabdhani Ayada jilicsan walhi xamar haday joogto waa magalo wayan siidan maqalay waxan samayn laha labarada intaan badsho een meshii la igu yaqanay ka guuro een dhexeda uu xidho awaldyda korsodo silic walba haan uu mare nacas nimada nagalatag dhee waxa dhiiman
@ziziliarisultan3361 Жыл бұрын
Re qansaxi balayada ka dhacday maha inantu dawlde cawinysa dawlada inay ku cawiso wa inaad re hebel la yaqan tahay🤷🏿♂️ wadankan wa qashin laysku dulmo
War bal yaabkaan araka war ninka soo qabta eeg uff war ciil badanaa 😡😣😠
@zakreactz6685 Жыл бұрын
Asc
@hodanabdi9999 Жыл бұрын
Royal fuulay😂😂😂
@fatuma7459 Жыл бұрын
Meesha islan ma jogo,miyaaa abyo
@sacdiyacismaanw.a6338 Жыл бұрын
Sheekadaan hadeyn been ahayn gabarta waxey dhahadey ninkii mooryanka ahaa wax uu ka caraarey maxkiintii muqdisho ka tali jirtey oo markii dambe isku bedeley al shabaab waxey dhahadey 5 sano ayey caruurtu iga maqnayeen markii loo soo celiyey 6 sano ayuu i qabey ayey dhahadey muddadaas marka leysku daro waa 11 sano qof kasta oo muqdisho ku nool waa fahami karaa isbedelkii dhacay iyo dowlaad in jirto xilligaas nin qurbaha jiraha kawaran muqdisho sidaas wax ma ugu sameyn karaa mideeda kale al shabaab ayey dadku isku dacweyn jireen sabaabtuna waxey ahayd madaama aysan dowlaadu dalka oo dhan ka talin jirin qiyaas marka qof sidaas loo dhibaateyey miyeysan shabaab ku dacweyn lahayd please hadii Sheekadaan run tahay anaga ayaa joogana muqdisho si hoose nogu soo gudbiya waxaan u geynaaya hay'daha amniga asagoo ninkaas ogaanin gabadhaas waana caawineynaa cid muqdisho qof sidaas ku yeeli karto ma jirto waxaana balan qaadi doonaa inaan wax dhibaato aysan kala kulmi doonin caawinteena madaama aan ku xiranahay ururo haweenka xaquuqdoda u doodan please please nagu soo xira gabadhaas soomaaliyeed hadii Sheekadeeda run tahay 🙏💯
@fahiimomoha9794 Жыл бұрын
haaaaa
@hodanabdi9999 Жыл бұрын
Asc team adkaday ❤❤❤ fatou ❤❤ Royal ❤❤ xagaba ka shidan oo adna aad shidantay .. waa wareeeey😂😂😂