Pls abayo adigoo qancinaya dadka ha ciilin seygada hana tusin libin yaro xun ado raliya rali galinta dadka waxa ka wanagsan rali galinta seygada qalad waye waxas pls iska day marar horana wan kugu arkay waligey wax kuma so qorin lkn wax yabaha qar ma wanagsana rali galinto ka rali ahan dono markad rali galiso waxa ka qalisan marka hore mida siso wlh iga rali noqona hadad qalad i fahantay abayo 🙏🙏isku wara abidkin ahada kuwa aan laga fa idesan inshallah 🙋♀️
@cabdican3854 жыл бұрын
masha Allah
@hodanhassan17324 жыл бұрын
@Amuun kh Ali mcHa AllH wll wxa wxa ku siiya wxa bdn bda argta wxa wxa ku shegna wxa yar jskllh ❤
Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 1k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan1k oo sue
@hannydheemanchannel84304 жыл бұрын
Ilahay inta kalane hakasoo madoo beeyo
@rahmaaden92864 жыл бұрын
masha alah keep going bro
@hamdakhader52944 жыл бұрын
Mansho ku so yaaacA wllkeeeen
@amalitaabdi79543 жыл бұрын
I wonder why pple don't like them they are the best. They are better than some of you we love you atarisho badiyoo💗💗💗
@ridhimaray61904 жыл бұрын
Maxa waye adi 🤣🤣🤣🤣kulahaaa qosol ikuma harin ani from muqdisho 🤣
@ciiloowcali14144 жыл бұрын
Kkkk
@cabdican3854 жыл бұрын
video gaan dulqaad leen kufiirsaday wallahi meel uukasocdo iyo meel uu usocdo fahmi la'ahay 🤔
@pahjaqueen23264 жыл бұрын
Ma ila qabtaa ani waba yabanahee😂😂😂😂
@cabdican3854 жыл бұрын
@@pahjaqueen2326 24hr ka aamusnana ayee dhahday hadane waxaan arkay ayado camera lee leexineyso lee 😂😂😂😂😂😂😂ar somaliya hhhhhhhhhh masha Allah dadkeyga waa wada talent 😅
@pahjaqueen23264 жыл бұрын
@@cabdican385 views lee lagu radinoyaa noh naag maa ninkeda ka amuzikarta hal zaceyba ka amuznankareyneh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wllhy XaQiiiiq U QoslaY😂😂😂😂keep going sister and brother
@shadiyashanii89444 жыл бұрын
M.axabiiti atiriisho baadiyo iyo nuurdiin kl family qurux badan waandhowanhay
@saabiriinshiiqow4864 жыл бұрын
Atariisho badiyo dumashi sidaan ha igalin maskiinka wuu dulqadbadan yahee masha Allah Abyo Allah kuu daayo
@queennitfish15494 жыл бұрын
Atarisho iyo Nuuradiin allaha iskukin daayo lamano qurux bdn a tihin
@mohajamacofficial4 жыл бұрын
Maxaa Nooga Sheegaysaa Hadaadan La Hadlin Damacu Yuusan Halkaa Kaa Galin Wlshy KZbin Hab Wanagsn Ayaad Lacag Uga Samayn Kadhaan Lkn Noloshiina Privateka Ah Ka Daaya Plz Waa Iga Talo🙏🙏🙏
@nalkahirsi84724 жыл бұрын
Family somalida youth waxan Ku nacay xitaa suliga galayan xitaa way Ku soo dubyan waxa gurido ka cuntaan firiya dadka rali galinsan nolshina.ka.qalisan pls.jojiya Afrah guriga qaska ah u gabadha somalied qoska.pls qoskisna ila shada hadhow. Sana na layalay mida Arimah qoska kuma jirto.waxasta in LA.soo bandhigo