24 SAAC AYAY NAGU QAADATAY INAANU CAAWINO lABADAN QOYS

  Рет қаралды 37,921

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Күн бұрын

Пікірлер: 424
@Dhakhtarrr
@Dhakhtarrr 2 жыл бұрын
Waxaad suuraySataa adiga oo shay saaid ugu baahan. Meel aadan ka filaneen iyo waqti adan filaneen aad heshid farxadada sida ay noqon Lahayd. Muqalkan KZbin kayga ayuu ku xusnaandoonaa. Waligiiba waxayna baah dahab ah ka galayaan muqaladani noloshyda inaan mar uun bulshadyda wax taray 👏🏻🥺
@Thehamse
@Thehamse 2 жыл бұрын
Jazakallah khair walal, hawsha muxsinka ah ee aad u hayso bulshadaada alle haka baal mariyo inshallah.
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Ilaahay hortii wax kuu yaala weeye liibaan.
@shamimali7246
@shamimali7246 2 жыл бұрын
🥰🥰❤❤❤👍👍👌👏🙏
@xamdacisman8941
@xamdacisman8941 2 жыл бұрын
wax wayn ayad tartay wlllo farxada iyo ducada ka dhacaysa dadka bahan ayanba wax lo dhiga jirin walal waxan ku rajaynaya inad sii wadid ood kasii badiso Rabi janadi fardowsa hakugu abal mariyo wlllo
@mowlidabdi7473
@mowlidabdi7473 2 жыл бұрын
jisakulahu khyr
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 2 жыл бұрын
Walaal qaali guur xalaal ah oo aad Ka hesho dagnaan iyo jecel iyo naxariis iyo xaas raaliyo ah oo Ku faraxda galisa Allah ku siiyo waad u qalantaa wanaaga rabbi hakaa raali noqodo walaal qaali adiga iyo walaal al qalbiga wacan
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا ماشاء إخواني
@doseofaysha6329
@doseofaysha6329 2 жыл бұрын
MashAllah, I have been watching your videos for awhile, and you are such an Amazing guy, caring, loving and you have a big heart. Keep up the great work Dhakhtar you are such an inspiration..
@sadiasaid1349
@sadiasaid1349 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah
@omarN
@omarN 2 жыл бұрын
Dhakhtar wiil dhalinyaro ah oo hawl Kar hore u soco
@omarN
@omarN 2 жыл бұрын
Dhakhtar Qays Qayser, Iyo maaweel rag Kala dhaca maaha
@doseofaysha6329
@doseofaysha6329 2 жыл бұрын
@@omarN yes, just this December my brother showed me Qays Qasyers videos, MashAllah Amazing amazing, I found Dhakhtar thru his channel, and I am glad I found his channel..they both are inspirational and interesting..
@ramlojamac2453
@ramlojamac2453 2 жыл бұрын
Manshaallah illahay ajar iyo xasanad haka siyo wall mohmamud dhaqtar adiga iyo inti kale Muslim ee so cawisay mesha kaso bixisen badal qeer qawo illahay ha idhinku buxiyo💝💝
@abdofatahyaasiin2054
@abdofatahyaasiin2054 2 жыл бұрын
Hooyo shaax ku siisay wxa ka macn ma jiro ilaahy waalidkaaga haka farxiyo adigna wall❤❤
@ikhlaas4993
@ikhlaas4993 2 жыл бұрын
jasa ku mulahu khyran jasaaa WaLaLdeY ❤😭
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 2 жыл бұрын
One of world class utuper keep going brthr am from garissa
@ajvlogs6312
@ajvlogs6312 2 жыл бұрын
Shaqo la qabto tii ugu fiicanayd ayaad qabateen my brothers ✊🏽❤️
@deedee8934
@deedee8934 2 жыл бұрын
Maasha Allah! You are such an amazing young man and you are an inspiration for the young generation. 👍👏🙏💚🤍♥️
@suaadfanni4910
@suaadfanni4910 2 жыл бұрын
Wxad jeceshahy illhy haku siiyo illhy haka farxiyo wllo adiga iyo inti musliminba jasaka la wllo🤲🥺
@sahramohamudali8089
@sahramohamudali8089 2 жыл бұрын
Jannatul fardowso ilahey ha kugu bedelo walal guleso adun iyo aqiraba ilahey ha ku siyo irsaqad xalal ha walal
@kowsarabdi2708
@kowsarabdi2708 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن 💐جزاكم الله خيرا والجنة 🥰❤️
@abdul-faysalal-hassany5949
@abdul-faysalal-hassany5949 2 жыл бұрын
Thanks bro your amazing caring and honest boy.. May Allah Grant us His Mercy.. I love to watch your channel and Deys.. Asc from kenya
@zakimukhtar8528
@zakimukhtar8528 2 жыл бұрын
Malintaydu wxay ku bilaamtay videos aadka u quruxada badan alle raali haydinka noqod mukhtar adiga iyo asxabtada 😍😍
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 2 жыл бұрын
Mansha allah wll allah ajar hakasiiyo adiga iyo wllaha kale kheyr fara badan alle haidin siiyo
@mohamedjama2312
@mohamedjama2312 2 жыл бұрын
Walalo dadka sida aad uga farxiso alle hakaga farxiyo walidkaa iyo dhamaan ehelka alle haka farxiyo waxaad dhilin yaranimadadii ku bilowday wax aad uqimo iyo qayo badan ogow hadii aad sidaa usii wadid weligaa dhib iyo hagar daamo arki maysid alle haku xafido akhii
@hodan4319
@hodan4319 2 жыл бұрын
MashAllah Alleh ha idin barakeeyo huno Walaalyaal Illaahy dartii iigu soo duceeya in Rabbi risiq waasaca oon walaalahy ka caawinkaro isiiyo ani iyo inta ila midka ahba
@woowe2
@woowe2 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@munoabdi489
@munoabdi489 Жыл бұрын
Manshaa allaah hambalyo u caawiseen dhakhter qays Qeyser cabdisamed maxamed iyo inta Kaleb allaah ha idin dhawro
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Maanshaa allaah waawiil khayr qabe ah ilaahay haku dhawro if iyo aakhiroba Adiga iyo inta kaqayb qaadatay
@naimo741
@naimo741 2 жыл бұрын
Ilaahay jannatul fardawsa ha idin geeyo dhamaantiin, adiga iyo asxaabtaada walaal. Shaqo aad uwayn ayaad haysaan oo wakhtigiina iyo xoogiinaba umada ayaad ugu faaiidaynaysaan. Ilaahay aduun iyo aakhiraba ha idinka farxiyo sida aad uga farxisaan dadka danyartaa. Janalkaaga iyo Abdulaziz Oogle ba shaqdiinu waa shaqo loobaahan yahay. Ilhaahay ha idiin fududeeyo. Aamiin! Walaalaha kaqayb qaata khayrkan oo ilaahay dartii wax kusoo darsadana waxaan ilaahay idiinka baryayaa inuu ilaahay wax kawanaagsan idinku badalo iyo inuu janaadi idin geeyo. Allahuma aamiin!!!!
@abdisameth1165
@abdisameth1165 2 жыл бұрын
Aakhiro illahay haku abaal mariyo pro👍
@muscapfuaad4273
@muscapfuaad4273 2 жыл бұрын
Ilaahay ducada maamoda hakuu aqpalo Ale camalkaa ad haysana khayr ale hakaa siiyo wlaaal
@Thehamse
@Thehamse 2 жыл бұрын
Machallah! Jazakallah khair walaal @dhakhtar and Zak zayn
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 2 жыл бұрын
Wlhi bilahi ilmada indhahyga wa xejisan wayey wanaga dhakhtar iyo dad wanagsan o waayuhu gaby allah ha inawada cawiyo dhamiden incha allah
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 жыл бұрын
Mansha allah allayaa barikfi illahay ajariyo xasanaad aandhamaan haidinka siiyo
@mohmedmubarak9103
@mohmedmubarak9103 2 жыл бұрын
Alle haydin barakeeyo walalo caynkaas baa loobahan yahay alle aya markad wax bixiso meelkalu kasinaya wanad kumahadsan tahay sidaa iyo sikasi wacanban idin rajeynaya. Shukran walal dhakhtar.
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay haydinka abaal mariyo khayrka kulligiin
@zammyali3047
@zammyali3047 2 жыл бұрын
Mashaa allaah somali waa gob meelkasta ay joogaan iyo xaaladay ku sugan yihiin
@hafsaabdiabdi4085
@hafsaabdiabdi4085 2 жыл бұрын
When ever I saw you I just carry from my Heart just for happiness my allah bless you brother Allah kaaga farxiyo saad uga farxiso dadka baahan adiyo cidii kala qayb qadatyba
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Msha Allah walal Maxamuud dhakhtar dhakhtar magacaas waad uqalntaa dad badan ayaad dabiibta real hero bro Alle haku xifdiyo adiyo walalaha kalanba anaga kuwii ku idinku dayda oo dadkoosa wax Tara Alle haidinka yeelo
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 жыл бұрын
Jasaakalaahu khayraa 🤲🤲ilaahay hakaa abaalmariyo 🤲🤲adiyo saaxiibadaa 🤲iyo dhamaan umada muslimiintaha🤲🤲🤲❤❤💯💯
@Daaaaaax
@Daaaaaax 2 жыл бұрын
Jazakallah walal❤️
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 2 жыл бұрын
Mnsha allaah walal qali aad ayan ugu farxay muuqaalkan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cumarmohamuthmohameth3954
@cumarmohamuthmohameth3954 2 жыл бұрын
ma sha allh alle mustaqbalkaga ha wanaJiyo adiga iyo dadka kusoo wakiishay our king mohamud osman mohamud mohamed
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 жыл бұрын
Dhalinyaradu hadii ay xoogooda ay u tabarici lahaayeen Akhiro iyo aduunyo ba wey ku guuleysalahayeen. Jazaakuma Aalhu khayran
@saaraawad6504
@saaraawad6504 2 жыл бұрын
Allaah ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo aamiin yaa rabbi saad umadaa ugu gar gaartay allaah ha kuugu gar gaaro hana ku xifdiyo inshaa allah qof ku dayasho mudan ayaa tahay nooloow Abidkaa dadkaa walaalahaa ah aad u gar gaartay ajar iyo xasanaad allaah ha kaa siiyo aamiin yaa rabbi 🤲🏻 hadal kuma soo koobi karo halkaan balse waxan kuu awoodaa in aan kuu duceeyo Inshaa Allah 🤴❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@barwaqosso7405
@barwaqosso7405 2 жыл бұрын
M.A allah wll 🤲ileheY misanka xasanadka hkugu daroh wllhi markan arkey qays Qeyser iy0 Maweel ado ka maqan video lkN khayr ba uga dhey wll ❤
@umalkheyrabdilaahi9877
@umalkheyrabdilaahi9877 2 жыл бұрын
Mashallh ilaahy waxn kagabarya sida uga farxisay ad na kaga farxiyo inshallh🤗🤲🤲
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Ilaahow soimali Odayaal baa walee Ilaahow dhalinyarada Noobarakee Waa qayr ❤❤❤❤❤
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay abaalkiina janno ha ka yeelo.
@oman7207
@oman7207 2 жыл бұрын
Masha allaah wlo alla haka ajarsiiyo aduun iyo aakhiroba
@abdiemouze9160
@abdiemouze9160 2 жыл бұрын
Legend
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 жыл бұрын
Dr samefale wan ku salamy walalky
@Aala263
@Aala263 2 жыл бұрын
Wll halkad jeceshahy alleh haku gaadhsiiyo king is back😍
@najahmuhumed1122
@najahmuhumed1122 2 жыл бұрын
Hore usocda WlaYaaL dhalinyarta Quruxda badan leh Ee bulshadooda wax uqabanaysa 🌸♥️Allena Haydinla Garab galo Dadaalkiina Aduun iyo aakhirana Wax idin aNFaca Idinku duceeyay WlaYaaL🤲😨😰
@AG-rp6xq
@AG-rp6xq 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah habo guulayso Allah miisaanka xasanaadka ha idiin saaro Aamiin yaa rabbi 🤲🏾👍😘
@chapinak-molina5705
@chapinak-molina5705 2 жыл бұрын
Mashallah You’re so amazing to helping your community👑💪🏼
@inakoosaarofficial7588
@inakoosaarofficial7588 2 жыл бұрын
𝗱𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿 𝗶𝗻 𝘁𝗵𝗲 𝗯𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 ✌️✌️✌️✌️
@hibonuora6183
@hibonuora6183 2 жыл бұрын
Manshallah wll dhakhtar alle ha kaa abal mariyo wax fiicnahy ayad bulshada u qabanaysaa
@caddeheey2013
@caddeheey2013 Жыл бұрын
Mash@llaah allah hakaa abaal mariyo Mohamud dhakhtaroow
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
وآلله في عون العبد ماكان العبد في عون أخيه خزاكله خيرا. 👍👍👍❤.
@dramamediaofficial1294
@dramamediaofficial1294 2 жыл бұрын
Masha Allah wlhi fikir fiican ayaad samayseen ale ha idinku anfaco
@xaawadireh3568
@xaawadireh3568 2 жыл бұрын
Wayi yaa 10000kun oo qof iga dhigaa
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Masha'Allaah Tabarakallah dhakhtar chanal Allah haidin xiftiyo sharaf iyo cisi kunolow geesi adiga iyo inta chanal ka kuxidhan ee kugarab taagan Allah hasharfo illaahay jannatu fardowsa guryo haidinka dhiso amiin👍
@myg3400
@myg3400 2 жыл бұрын
Big love from nairobi kenya dhakhtar brotherlove
@abdirizakabdullah1608
@abdirizakabdullah1608 2 жыл бұрын
M.a sxb allha ku barakeeyo
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Jazaaka Allah khayr.Dhakhtar.
@fartunfartunabdi9267
@fartunfartunabdi9267 2 жыл бұрын
Mash allh 👏👏👏👏👏👏
@fadxiyadaahirfadxiya5366
@fadxiyadaahirfadxiya5366 2 жыл бұрын
Mashalla jisaaykalahu khar wllo mahad sanid
@zamatarrashiid2039
@zamatarrashiid2039 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheir jazaa Wllo
@khadarhuseen3416
@khadarhuseen3416 2 жыл бұрын
AllHa kU xiftiyO apti
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 2 жыл бұрын
Keep Going Brother Doctor
@madarvoore7766
@madarvoore7766 2 жыл бұрын
WaLaaL aLLe Ha idin sharFo 🥺
@cawomaxamed7498
@cawomaxamed7498 2 жыл бұрын
والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه جزاكم الله خيرا الجزاء
@fadumoharoon2744
@fadumoharoon2744 2 жыл бұрын
Mash alaha alle haku barakeyo wllkahy
@shuutaayecadde6691
@shuutaayecadde6691 2 жыл бұрын
Shaqo la qabto midii ugu fcneyd aya qabatay wlhi ajar iyo xasanad allaha ka siyo adiga iyo dhmn dhalin yarada kula jirto 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@wiiloabshir5284
@wiiloabshir5284 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا الجزا masha alllh bulshadu in ay iska warhayso waa muhiim
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Masha allah wllky samafale dhakhtar ilaahey hakaa jazaasiiyo
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
dhakhtar legend brother keep going allah ha ku xifdiyo
@amineid2373
@amineid2373 2 жыл бұрын
Jaza ka allah khyraa geep going
@IamCxEg4
@IamCxEg4 2 жыл бұрын
Mansha allah wllo sidaad mamoyinka uga farxisay Alle ha kaaga farxiyo 🙏
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Allah hay din xafiido wiilasheema somaliyeed👍👍👍👍👍❤
@munamohamed7980
@munamohamed7980 2 жыл бұрын
masha allah alle ha idinka jisaa i siiyo abaalkiinana miisaanka xasanaadka ha idinku daro alle yaa yidhi isku naxariista aan idin naxariistee
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
dhakhtar guri aad ku nasato will iyo gabadh waa mustaqbalka insha allah
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 2 жыл бұрын
You are future of this dead nation. Please and please don't stop, may alha protect
@ednaabdelsalam5798
@ednaabdelsalam5798 2 жыл бұрын
Mansha Alla tabarakallah wll Illaahay ajarkeeda ha ku siiiyo
@aamiinibraahimcumar286
@aamiinibraahimcumar286 2 жыл бұрын
Alle haydiin barakeeyo
@ifraaxmohamed3276
@ifraaxmohamed3276 2 жыл бұрын
Masha allah wllo qali alle ha idinka farxiyo sida uu wada barnamijkan alle ha idin garab galo
@abuzubair7220
@abuzubair7220 2 жыл бұрын
Masha Allah……….. Guul iyo Gobanimo Wofkasta oo dadkeena wax taraa aduun iyo aakhiraba wuu guulaysan Insha Allah Dhalin yaradan waxaa leeyay ogaada mustaqbalku waa dhalin yarada, hadaanan anagu isbadalin Allah nama badalayo, Wabilaahi towfiiq✅
@asmackariim4077
@asmackariim4077 2 жыл бұрын
Masha allh alle hydinka abal mariyo dhamntin 🤲💝
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 2 жыл бұрын
Masha allaah Taabara rahmaan wllkay Alle ha kaa jisaa I siiyo hore u soco❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@quenhaboonita4433
@quenhaboonita4433 2 жыл бұрын
ilaahy malinmaalmaha kamida buu abalkaga gudaaya wlll ilahay noloshada haku qurxiiyo 🥰❤
@deqaismail215
@deqaismail215 2 жыл бұрын
Asc mashallah
@mohamedabdirahman917
@mohamedabdirahman917 2 жыл бұрын
Ilahay ajarkeeda haydin siiyo wll hawlaha samafalkana haydin fududeeyo insha allah ❤️
@suadkassim5102
@suadkassim5102 2 жыл бұрын
Allah haydin barakeeyo adunyo akhiroba hawshad haysan wa muhiim
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 2 жыл бұрын
ILAHAY haku caawiyo
@zammyali3047
@zammyali3047 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@abdirahmaanxarago9314
@abdirahmaanxarago9314 2 жыл бұрын
GO FORWARD BRO ❤🙏
@aalamahamood1465
@aalamahamood1465 2 жыл бұрын
Manshallah wll alle ha ka farxiyo sidad iyaga uga farxisay. Jasakallah khyran
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 2 жыл бұрын
Maashaa allaah Allxamdulillaah habo doctor yare Allaaha kuxifdiyo aamiin yaa Rabbi
@munaabiib7988
@munaabiib7988 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا إخوان المسلمين walaalahay Allah Ha idin xifdiyo dhamaantiinba
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
Alle Ha Idin Ka Ajar Siiyo Saaxiibyaal🙏💖
@munacali3853
@munacali3853 2 жыл бұрын
Alle abaalkiin jano haka dhigo wllahay
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 2 жыл бұрын
Keep going, keep helping others brothers
@niciimafaysal1603
@niciimafaysal1603 Жыл бұрын
Masha Allah.. wllo alle ha kubaayo aduunyo akhiro. Alle ha ku xafido
@RealSom4kReal-Som-4k
@RealSom4kReal-Som-4k 2 жыл бұрын
Mansha allah sxb qali allah yahafidak Raxmaanku haku sharfo Dhakhtar adiga iyo groupkaga
@ahlaamchannel397
@ahlaamchannel397 2 жыл бұрын
Mancha Allah alle haka abaal mariyo dhakhtarow
@cesvlogs8117
@cesvlogs8117 2 жыл бұрын
Walaal alle hakaa abaaliyo khayr wYn ayaad samaysy allena muraadkaga oon macsi lahayn haku siiyo
@mohamedabdi2183
@mohamedabdi2183 2 жыл бұрын
Masha allah waxaa tahy qof ku dayasho mudan You are role model for me keep going brother
@hudaahmed7523
@hudaahmed7523 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahay hakula grab galo wllo dhakhtar
@Suhayb344
@Suhayb344 2 жыл бұрын
Wanaag aad u sameysanayso dadka jilicdasan, wuxuu baal dahab ah ka gali doona buugga noloshaada. Alle haka farxiyo sidaad dadkaas ugu farxisay❤🥰
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰 rabi ha idinka abaal mariyo 🤲
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan part two
8:59
Dhakhtarrr
Рет қаралды 176 М.
Waxaan Waydiistay Lacag aan Ku Afuro (social experiment
8:26
Dhakhtarrr
Рет қаралды 56 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Heart Touching | qof walba oo dareen Leh wuu tabanaya muqalkan
6:07
10$ MAXAY KA GOYSAAMAGAALDA HARGEYSA
8:41
macaaneeye
Рет қаралды 1,2 М.
Safarkii igu horeyay muqdisho | first time in muqdisho 🇸🇴
8:23
Gabar yar oo 10 jir ah | maxa Ku kalifay shaqadan adag wax ka ogow
13:29
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН