25 Sano Kahor Wiilki Ay Dhashay Inta Macaga Aabihi Laga Badalay, Ayu Kula Nolyahay Sweden,

  Рет қаралды 13,236

Maxkamada Calasow 24

Maxkamada Calasow 24

Күн бұрын

#Maandeeq #Hanaparanta #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k Hargeisa Ku Guursaday

Пікірлер: 58
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 Ай бұрын
🎉illahay wiilkeeda sikhayr allaha iskufahamsiiyo,reerka koriyayna Shar iyo dacwoba allaha kabadbaadiyo.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Dawlada ayay ka cabsanaysaa 20 years caydh lagu qaadanayay
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg Ай бұрын
Allah waa ilmaha xalimo maxamad baadi
@raxamoabdi6372
@raxamoabdi6372 Ай бұрын
Wılıka ayuu Qalbı xanun uyalaa walhı eedasina way ku tiir iyo tacab beshay
@KhadijaMuuse-g3m
@KhadijaMuuse-g3m Ай бұрын
Subxanullah asagoo baby ah haddii aan tuurtay rabshada jooji 😢
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 27 күн бұрын
Allah u sahlo wiil keed dagaalkii sokeye dhibato ayaa laga dhaxlay iyo dad la,aan
@user-yf2ym7pn3v
@user-yf2ym7pn3v Ай бұрын
Gabareey wiilkaada waa helee ee erey ha iska galinin edadas ha dulminin ee wanaga ka qabo qurbo qofkii ilma ku koriyaa kaa dhib badan oo hadana alle kuu hadeeyay ee dabka dami cidaas waxba kaagama dheelin
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 27 күн бұрын
Naagta eedadiis dhaqaale ku haysata hooyadiisna way ka baahan tahay naagtaan eedadiis danbi ayey ku jirtay qof adan dhalin ma dhahi karit waa dhalay waan danbi
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 27 күн бұрын
Eedaday ayaa sidaas ku dhacday ninkeed oo ayaa ka keenaya sacuudiga markii dawladii maxamed siyaad meesh ka baxday markuu xamar keenay ayuu ninkeediu dhibato u geystay oo yiri naay daarood ayaa tahay oo dahabkii uu ka furtay oo dharkii ka reebtay gabar yar ay u dhashayna wax uu yiri orad qaado markaas eedaday soo carartay ceelgaab ayaa dad qaxay soo caawiyeen ayado oynaysa eedaday markay timid deegaankeedii way xanuunsatay oo way dhimatay gabadhii yared reer abtigeed ayaa korsaday waan loo sheegay inay ka soo jeedo gaaljecel laakiin markay weynatay waxay cuqda ka qaaday aabaheed dhibatada uu u geystay hooyadeed marka soomaaliyey ha isku dirin dadka is dhalay oo ha kal goynin waad ku aakhir seegaysaan dhibatada dalkeen ka dhacday waxa laga qori karaa buuga
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Waa riwadaya aduun waxkasta ka filo. Waa maxamad amiin, Fayrus shekh daahir iyo baxsan kkk oo kale. War riwaayada ileen waa run. Fayruus hala waraysto sida loogu sheegi karo waalidka
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg Ай бұрын
Reer Maxamad calasow foolgaabow waa aqaan subxaanallaah
@ebrahima6654
@ebrahima6654 Ай бұрын
Waxan hooyadan ey shegeyso kaliged maha, Sweden aad ayey uga dhacan somalida dhexdeda 😢
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 Ай бұрын
XAMAR en la keeno og loo sheego Bay aheed Afrika waa jawi kale
@rawihassan8615
@rawihassan8615 Ай бұрын
Hooyada cuqdad Uma qaadaayo oo dhashay number one aabaha isku sheegay abti aan ku ahay uu nacaa hooyadiisna wuxuu ogaana in la xumeeyey oo laga soo qaatay amuuraha allaha sahlo
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 Ай бұрын
Wuu uqadayaa cuqdad ciiyaalka qurbuhu beenta mayaqniin. waxan arkay mid lamid ah markuu gursanyey looshegay abihaa iyo hooyada wadankii bay joogan. Waxaa dhacay in caruurtii kaale yiraahdan anagana namydan dhalin Dawaldii u shegeen arinta wiilka cruurtii waxay dalbadeen. DNA in laga qado a abaha iyo hoydaba caruutii way shakily isku afna way node
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 Ай бұрын
25 sanno ka hor caruurta lama qaadi jirin
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 Ай бұрын
Waa eedo xun maxay u qabatay may dhahdo walaalkeed hooyadii u gee naaska ha siisee og ha korsatee og ay ku dhaqaaleyso gabadha la saaxiibto
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Ай бұрын
Amiinamiin❤❤❤
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Ай бұрын
Ma la usguursab karaa waalidka la aanti
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 Ай бұрын
Runta markaan isu sheegno wiilka waxaa xaq ku leh eedada kor satey hooyadiis asagoo bil jira ayeey ka dhaqaaqdey abihiina meeshuu cunugiisa uu heysan lahaa walashiis buu u geeyay marka wax lagu eedeeyo meesha maba yaalo ixtiraam waalid nimo hooyo iyo aabo waa ku waajib laakin dadka soo korsadey ayagana waa hooyo iyo aabo
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Ай бұрын
Alla yacizzak Cunugeda intay tuurtay OO cidla kaga dhaqaaqday ayy manta markuu 20jir noqday RADINEYSAA waa wax lala YAABO
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 Ай бұрын
Eedadu weey mahadsan tahay balse waa innay wiilka usheegto aabhii iyi hooyaddii.hadda waa nin weyn maaha markii loo cabsanaayey naftiisa iyo ciddii korisayba. Sidaa daraadeed waxaa eedada laga rabaa innay si fiican oo degan oo xunaan aheeyn wiilka wax u fahansiisi. Dhibka ku dhacay bulshadda soomaaliyeed ayaa u sabab ah kiiskaan iyo kuwa kale oo la mid ah balse in la xaliyo waa basiid haddaan dadka wax ka dhexeeyaaa is xumaysanayn
@alielmi8946
@alielmi8946 Ай бұрын
Wll fadlan wax hubso hooyada wiilkeeda kama aysan tagin aabaha ayay isku dhaceen kadib waxay tiri aniga waan baxayaa bistoolad ayuu madaxa kasaray wiilkana wuu kaqatay sideebay hooyadaas qalad kuleedahay run ahaantii hooyadaas qalad wayn ayaa laga galay wiilkeeda allaha usahlo
@chef_ali_dh8744
@chef_ali_dh8744 Ай бұрын
Subhanallah Soomaali maxaa haray oo la arkaa ama la maqlaa maalinbo maalinka danbeeyo wax yaab leh lee maqloonaa
@sahroabdi
@sahroabdi Ай бұрын
Eedadu intuu yraa iney u sheegty aheyde hdda wxey ka baqeysaa inuu dacweeyo ama ku qaracmo waayo ilmha qurbha sda wax looga dhaadhiciyaa wey adg thy loomna talin karo waxna looma sheegi karo .
@ebrahima6654
@ebrahima6654 Ай бұрын
Aniga waxan goobjog u aha Case noocan ah #Sweden #Stockholm ayey daganayen 25 sano kadib aya runta lo shegay ayago sadex aha, kii ugu yara xanun aya kuso booday ladibna #Cancer isku badalay wuse ka badbaday, 😮
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Hooyadu iyadaa wiilkeeda isagoo nuune ah dhigtay qalbi adagaa
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Ай бұрын
Dee bistolad baa madaxa laga saray 😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Ma adaa arkaayay shki waa dambi​@@Ayaan8912
@haniyey1
@haniyey1 Ай бұрын
@@Ayaan8912Allah waclam hooyo waar wa dhigan hooyo qaarna waa laga qaataa koleey sheeko kasta 2 dhinac ayeey leedahay
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Ай бұрын
.yarabi
@Amal-iv2ct
@Amal-iv2ct Ай бұрын
wiilkaas in uu waasho baa dhici karta murkuu ogaado xaqiiqda alle haw tayasiiro
@NajahsaidOmar
@NajahsaidOmar Ай бұрын
Walaashay abahay dhalay habaryarted ayaa so kaxaysay ayado yar markay 18 gaartana way ka tagtay ilaa hada lama haayo habaryated ila hada ma sheegayso meesha ay ku danbaysay ma aqaano aya mesha ay degantay ama laga helo hooyadedna way u waalanaysaa 😢 1982 ilaa hada lama haayo mar 1993 mar is maqlen meeshuna waa uk walaashena sanad kaste wadanki ayay aadaa umana sheegto mamada soo qaaday amran ciise daboole ayaa la dhaha cidii taqano illaahay dartii ha ula hadasho walashed xanuunsan u waalanayso cunugteda ha u soo raadiso ula hadla cidii garanayso 😢
@saadadahir1559
@saadadahir1559 Ай бұрын
Hana u tag
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 Ай бұрын
Walal waa runtet qurbaha hadu canuga 18 hadu garo lama ogankaro meshu adeey hadu ogu talagalo marka mamada wa runtet
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Maxkamada daahir calasow ka baafiya
@shamsajama4931
@shamsajama4931 Ай бұрын
laakin intu yara inad dabo socoto bay ahayd hadu ninka dhalay kaa qaatay hada uu jiro and 24 years waad ila qaldan tahay
@maamuusmedia843
@maamuusmedia843 Ай бұрын
Aad iyo Aad Yadaa Dayacday, Dabagal Ayaan Samaynaynaa
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Ай бұрын
Haa WLL malinkuu CAWIN & korin ubahnaa ay naska siin LAHYD ayy cidla kaga dhaqaaqday gabadha so korsaty Ee naska siisay xaq weyn ayy ku LEDAHY
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Alaah waa reer ayeydaay ogoow abgaal iyo ogaadeen makaa hiil waligood baay is dhalaan
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Ай бұрын
Mamadan waxay qalad ku sameysay markii uu yiri ma tagi kartid si ay wiilkeda ubad badiso haye ma baxeyno in ay tirahdo waa jogey kadib la dhuumo wiilkada, edada heysato waa qalad in.ay qariso oo abihis iyo hoyadis ka qariso waaqalad in ninkeda ku magacowdo waa arrin culus
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Ай бұрын
Wayqb🎉
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg Ай бұрын
anigu meel joogaan laakiin asalkoda aqaanaa hooyadood iyo abahood kuli cida oo dhan
@maamuusmedia843
@maamuusmedia843 Ай бұрын
Mansha allah, Good Job
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Dhagaayso maxaa ka galaay haduu ka soohor jeesto habartaan markuu wiilkii
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Subxanallah waaba eedadii maxay uga qarinaysaa walaalkeed oo nool ayaa dhalay xitaa kuwa la helo ayaa loo sheegaa !!! 😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Waxaan maqli jiray aduunyo nin ku noolow maxaa aragti kuu laaban😢😢😢 Markaan maqlo naagba dhigtay ilmo umul ah waan qiiroodaa walhy waa yaab Aniga been mashegayo ilahay igu tiro 3nin ilmo udhalay mid walba waan iska furay laakiin ilmò ilaa uu qaargaaro waley katahay ma dhiipo why udhigayaaa Wanba is wey neynaye Ama laygu diri karaa Hooyo yinka qaar qalbi dhagax Teda kale inla dhaho eeda ku dhashay iyo aabe waa abti waxa laggu dhofaa been llakin waxba qaldan waana ilmo umul lagu dhigay why why ala maxaa aaqiro xisaab taala
@sarahali1958
@sarahali1958 Ай бұрын
❤❤❤❤. Waa. Sax. Hana. Is. her. son
@nimconfg
@nimconfg Ай бұрын
Yaaa😢 waxaan Somalia lagu arkeen mallahan.
@alimohammedibrahim3165
@alimohammedibrahim3165 Ай бұрын
Sorry
@hamdihenna4703
@hamdihenna4703 Ай бұрын
Jag tror de bor Västerås
@amalquule84
@amalquule84 Ай бұрын
jlaahaya hakuu fufeeyo hana khara hakusiiiyo
@safiahussein8687
@safiahussein8687 Ай бұрын
Walhi waa dhib badan tahay waayo waa dulmi in marka horaba hooyada laga qato war dadow carur raha aad korineysan u shega in eydaan dhalin
@chaoticcrxzy7243
@chaoticcrxzy7243 Ай бұрын
Waa sheeko waa lan oo mucjiso ah
@NajahsaidOmar
@NajahsaidOmar Ай бұрын
Hana telkeda II sheega
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Ай бұрын
Wnku siin lahaa Ee MESHAN number comment ahan lomaso qori karo
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b Ай бұрын
Yaab
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 32 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
YAAB! KULAHA WA KUFURAY AYADANA WAXAY LEDAHAY IMA FURIN
39:03
Ridhwan Issack
Рет қаралды 105 М.
MAMADA DARISKA GURIGEEDA!@sawdamqaalib
51:44
Sawda Qaalib
Рет қаралды 70 М.