26 April 2019

  Рет қаралды 7,393

Macalin Deynabo

Macalin Deynabo

Күн бұрын

Пікірлер: 101
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 5 жыл бұрын
Waa jeclahay jareer waa dad xoogood ku shaqaysta
@sacdiaahmed1452
@sacdiaahmed1452 5 жыл бұрын
Jareer iyo jileec hal hooyo aa dhashay maamo fcn aa tahy llah ku kudhowro
@mdjawaheer2839
@mdjawaheer2839 5 жыл бұрын
Asc wll Love😍😍😍 ok✊✊
@Zahara373
@Zahara373 5 жыл бұрын
Masha Allah mom you very right may Allah guide us all keep going 👍❤️💕
@asmaali4087
@asmaali4087 5 жыл бұрын
♥️💗♥️💗💙🥰 manshallah habaryare quff wanagsan batahay
@zamzamdirir7443
@zamzamdirir7443 2 жыл бұрын
Walashyi Ala Haku Cawiyo WAII SIDEE U GUFUDUD EE CILAAN LAGU BARTAA
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 5 жыл бұрын
Mnsha allah tabarakallah mama sabar badan tahay qof ka aqli badan ma jiro qof kle adiga naxariis ayey niiga eheed 😭 marka dadka asxaan maleh ilmahii yaraa ayaaba sas ah bismillah xanuun wyy. Ilah haku xafido caruurta cadawkana ilah ha niga qabto
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
Masha allah mamo daris wa walalo waxa fican walalka waye iyo walasha waye inlaisdhaho jareyr wa somaali wamuskim gaalka xita walalkaa waya aya ladhaha jareyr wa dad sharafleh qofkiy iskudayo in uu yaso asaga hostiysa hafiriyo qofdiyn leh jareyr wax kamasheygikaro ilahey hakabaqan mamo samir alaa kugargarayey insha allah 🤲💘🤩🤲😢😢😢😢😢
@ismahanahmed2829
@ismahanahmed2829 5 жыл бұрын
Wallaahi jareer iyo jilaac waa isku mid waxba makala dheera aniga waaberi aan kusoo Koray I love 💖 qowmiyada jareerweyne💖 Walaahi waa dad sharaf leh
@fartunjamaali7173
@fartunjamaali7173 5 жыл бұрын
Masha Allaah mamadan waxaa ku jeclahay markaste Allaah ayey xustaa. Hadaan Rabbi markasta Xasuusano nimcooyinkuu nagu manaystay ama nasiiyey Allah wuu noo naxariisanayaa. Ma Allaah mama Allaah haku xafido adiyo caruurtaba iyo dhamaanteen.
@Sahan12341
@Sahan12341 5 жыл бұрын
Masha allaah mamo waan kahelay hadalkaaga waana wax fiican in ilmaha tarbiyad fiican lagu abaabiyo aad baan kuu taageersanahay. dadaalka hakaa ka siiwad ajir ayaad shaqaysanaysaa.waxaa tihiin qomoyada kaliye oomaanta daacada ah waligeedna ahayd insh allaah madaxwaynaha soo socdo waa xageena insha allaah Somali guuul
@madmulla8519
@madmulla8519 4 жыл бұрын
Maasha Alaaah Hooyo Macaan Warkaga Waa I Qanciyay Dariska Waxaa Wanaagsan in eey is Dhoowraan Dadka Dhaha Was Walaalo
@qumaninaabdulahi4749
@qumaninaabdulahi4749 5 жыл бұрын
mansha allaah maamo daynabo waxaa tahay qof qalbi nadiifa ah allaha ku dhowro adiga iyo ubadkaga maamo
@fartunabdullahi8866
@fartunabdullahi8866 5 жыл бұрын
MASHA ALLAHA ❤❤❤❤❤❤👈👍👍👍😘😍😍😍😍😍😍😍😍
@nacuumcwahab6168
@nacuumcwahab6168 5 жыл бұрын
Masha Allah habo mcn iska samir habo ❤❤❤💖
@hamdaallasow823
@hamdaallasow823 4 жыл бұрын
Masha allah Mummy💋❤ Alle hakaa ABaal mariyo wanagaaga🙏
@asiyoaxmed6454
@asiyoaxmed6454 5 жыл бұрын
Masha allh alle haku dhoro habaryar
@ashaabdi5492
@ashaabdi5492 5 жыл бұрын
Mashaa alah wax wanaag badan baa kahadashey somali waa somaali taasaa aniga qalbadeyda kujurta alxamdulilaa rabiyow saas iguwad
@maansanchannel
@maansanchannel 4 жыл бұрын
Dariska dhan..aay heblaayo iyo abti hebel...eedo heblaayo iyo adeer hebel...wax aan aheyn makaseynin wallahi somaali jinsi walba deris aheyn waana isla cunteyn jirnay..gariirka isla dheeli jirnay
@maryanahmed624
@maryanahmed624 5 жыл бұрын
Mashaa Allah Somali Allah so xanuniyo wlhi Somali daan ayah jaree ah qof nasab waxa qofki janatul fardos gaalo
@ridwaanckariin2638
@ridwaanckariin2638 4 жыл бұрын
macalin daynabo rail noqo macani inaad inoqodid ayana rabaa subxanalaah waxaas allha naga koriyo somaaliye amiin fadlan ilasoo xirirkl cilaan sar ayan rabaa
@asmaali4087
@asmaali4087 5 жыл бұрын
Walahi quruxbadana mama Dan manshallah
@nastexocumaar4034
@nastexocumaar4034 4 жыл бұрын
Masha allah😙😙😙😙😙😙😗😗😗😍😍😍😘😘😘😍😍😍hooyoo
@adontialle9584
@adontialle9584 5 жыл бұрын
Masha allaah maama wanagsan aya tahay ilahay haku xafiido
@anisaali6915
@anisaali6915 5 жыл бұрын
Masha Allah habo Wx walbo wanaag ah Allah hakaa awaal mariyo
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 5 жыл бұрын
Masha allaah
@sofiyabehi9854
@sofiyabehi9854 5 жыл бұрын
Wanka xumahay wlhi arinkan lkn dhalinyarada manta hada nahay wax badan kabadili donnaa dhibkan dashaday soomali oo dhan qabyalad waa laga gudbay mamo sabarka hala badiyo inta xun inta fiican kabadan 😍😍😍❤❤❤❤💋
@ruqiyarooney7160
@ruqiyarooney7160 5 жыл бұрын
Mash Allah illahay hakubarakeeyo dad sharaf badan ayaa tihiin qaali khayr illahay hakusiiyo
@hamdia6591
@hamdia6591 5 жыл бұрын
Masha alla maamadaaan azal waaye wlhi, waligey jareer iyo jileec kuma soo korin waana wada daganaan Jirne. Ay Bintoow Ay Batuulo iyo Ay Muumino lee wada dhihi jirne, waligey cidda jareerta ma dhihin mana ku soo korin xafada waa u badnaayeen
@khaadraahmed9546
@khaadraahmed9546 5 жыл бұрын
Waan ka xumahay mamo lakin waxad ogataa ilahay agtiisa waan kasimanahay Alaah mafiro waa jarer ama jileec ilahay waxuu firiyaa quluubta bal aniga waxan amin sanahay in Ale agtiisa iiga qiima badan tahay uma somali aniga iyo adogaba kamidka nahay waxan leyahay Ale xaqa hatuso mamao qaali qalbi wanagsan batahay 😍😍😍😍😘😘😘
@aaminaabuubakar7717
@aaminaabuubakar7717 4 жыл бұрын
Msha allh wlhi waa quf wanagsan
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 5 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallah mama qaali ayaa thy allaha ku sharfo
@qamarqueen6787
@qamarqueen6787 4 жыл бұрын
maamo mcn in aan kula soo xariiro ubaahanahay xgee kaala soo xariira lambarkaaga ubahanay
@تعلمالنقش_معمريومه
@تعلمالنقش_معمريومه 5 жыл бұрын
السلام عليكم كيف طريقة الحناء العنابي لون غامق لنقش
@simancookingandbeauty5670
@simancookingandbeauty5670 4 жыл бұрын
Jareer iyo jiliic waxba ismadhaman oo ilahay xagiisa waa loo wada simanyahay
@cabdicali110daahir2
@cabdicali110daahir2 5 жыл бұрын
Mashallah mamo qali ayaa tahay
@asaldhaladadnaloveasaldhal5904
@asaldhaladadnaloveasaldhal5904 5 жыл бұрын
maasha allaah tabaarakalaah cadwgaga unoolow mamo
@fardowzaqurux9968
@fardowzaqurux9968 5 жыл бұрын
m.allh maclin deynabo wax xaq ah kahdashay aad u mahadsanthy alha waxan.kaga barina cmal wanagsan in uu ku siiyo anagana xaqa alha nausiyo in shallh
@aniisamohamudahmed7305
@aniisamohamudahmed7305 5 жыл бұрын
Wa runtada xbibti jareer waa jinsiyad muhiib u ah soomalidena mana darensana lkn alla xgiisa wan ka simanhy waxba ha murugoon.❤❤
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 4 жыл бұрын
Maamo illah haku xafido wlh saas ayey hoyadey iso tarbiyeysay nolasheyda dad mafaquqin iskana sabar wayo inta aadgaratay dadka samankan mawada gartaan wilkadana kusii wad tarbiyada kuwa dulmiyana asaa dhaafidoona wayi waridkood aa hagraday
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 жыл бұрын
Sax waaye mcney dadka qaldan illahey ha toosiyo maasha allah sharaf ayaa ledahy dulqaad samey
@qamarqueen6787
@qamarqueen6787 4 жыл бұрын
macalin deynabo igu caawi telkaaga
@ismahanahmed2829
@ismahanahmed2829 5 жыл бұрын
Macalin deynabo hadal qiima leh Aad ku hadashay alle haku dhowro qaali❤️❤️❤️❤️
@filsanahmed4341
@filsanahmed4341 4 жыл бұрын
Hooyo qaali dar ilahay ku jclahah
@xamdaaamaxamed7335
@xamdaaamaxamed7335 5 жыл бұрын
Mama dad qaar waxa ku embryo jaahilnimada lkn insha allh waalaga bxaa allh haku xafdo adig iyo awlaadaada inshalh
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 5 жыл бұрын
Asc abaayo masha alaah qof wanagsan Ayad tahay ee ilmaha sida aad u barto walaltinimada Waxad u barta qabilkoda iyo in ey yihiin dad fican qabilkoda. Waxad kalo bartaa in ey iska celiyan ilmaha kale. Abaayo qabil Magac le waye ee Waa Adiga sidaa iska dhigto. Dadna waligaa haka sugin ina ka hesho sidad rabto ee.qarankana jareer ku darso ayaga dadkada Waxna ku ogol bari qof kale mahayi dheh
@omardhagey9203
@omardhagey9203 5 жыл бұрын
Masha Allah 😘😘😘😘😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@umcabiir4460
@umcabiir4460 5 жыл бұрын
Masha allah jareer ilaah aya abooray jilce na. Allaah aboray dadka waa isku mid ee illah halo noqto ayaan leeyahay somaaliyeey illah kaa baqaa 👍🏻☺️
@fatimaomar8023
@fatimaomar8023 5 жыл бұрын
Mamo deynabo ilhey dartii kujeclahy wlhi mamo macaan
@zamzamsiman1853
@zamzamsiman1853 5 жыл бұрын
somaali allaha soo xanuuniyo xaqa allaha tuso maamo adina sabarka badi
@ixiyoyuusuf6043
@ixiyoyuusuf6043 5 жыл бұрын
daynabo anaa sifiican kuu aqaano runtii, dhib malahan waxa adunyo waye jilac iyo jareerna illaha isku abuurte qofwalbane waxuu darajo ku.leyahay intuu alle ka cabsado, sabar waligabo qof wanagsana kuku ogaa
@asmaabdulhi5209
@asmaabdulhi5209 5 жыл бұрын
Mashaa Allh gabdha qalbi ficaan
@jamilakamin4411
@jamilakamin4411 5 жыл бұрын
Masha allah ilahay naxarisady ilahay hadusay
@bnddygdhrrh2581
@bnddygdhrrh2581 5 жыл бұрын
Qalbiga ayay ka jiran yihiin
@qalanjoqalanjo379
@qalanjoqalanjo379 5 жыл бұрын
sax mash Allah Hbo😍😍😍
@aaminaabuubakar7717
@aaminaabuubakar7717 4 жыл бұрын
allha ku dhaafo waxad meel sare ku kaaree dacadnimadaada
@bnddygdhrrh2581
@bnddygdhrrh2581 5 жыл бұрын
Jareerta nasab waaye
@umusaluumicuntomacan
@umusaluumicuntomacan 5 жыл бұрын
Msha alh wlh mamo ficna tahay ana wxn jlchy ina hoyo wngsn noqdo insha alh
@nadiyobashiir7087
@nadiyobashiir7087 5 жыл бұрын
Masha Allah mamo qofkii janadul fardowso kalo aya nasab ah Allah xagiiisa wan kasimanahy
@fatumoibrahim6839
@fatumoibrahim6839 5 жыл бұрын
Mashallah
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Mamo cuqdada iska saar. Somali mohamed iyaga dhexdooda is riixa haku daysanin. Nin walba qiyaamihiisa sugaaaya iyo god madow 2 mittre ah
@fatxiabuukar4275
@fatxiabuukar4275 5 жыл бұрын
Maamo deynabo dadkani waa maan gaabin jareer iyo jileec illahay xagiisa waa ka simanyihiin haa dad sharaf leh waa reer boondheere iyo reer shibis reer waaberi dad aan qabiil aqoonin yaqaan bani aadam nimada iyo walaalnimada wlhi iska sabar wlhi mamo waan ka xumahay
@Yasmin-eu3pq
@Yasmin-eu3pq 5 жыл бұрын
Waa sax waa in ilmaha labaro walalo aa tahiin diinta aane ni walaleysay dadka waa iney ka waantobaan qabiilka eey waqtiga galinayaan diinta waa ineey galiyaan inmaha xumaanta yaanla barin
@amiishali7751
@amiishali7751 5 жыл бұрын
M.a qof wanagsan waaye gabadhaaan
@asli2114
@asli2114 5 жыл бұрын
Viva jareer guuul in sha Allah
@aishacuud7489
@aishacuud7489 5 жыл бұрын
MashaAllah Allow ku door👌👌
@camirkey
@camirkey 5 жыл бұрын
Masha Allah hooyo mcn illah haku xafido like ta taala iga ilaawin
@fatimaomar8023
@fatimaomar8023 5 жыл бұрын
Mamo mcn wlhi somali wexe ladagi la dahay waa qabiil xitaa ciyalki aya waxas aaminsan lkn wlhi ilahey xagiisa waa ka siman nahay
@aishamohamed3425
@aishamohamed3425 5 жыл бұрын
Maamo deynabo dariskeyga xalaasha yaraan teyda ilaa hada cilaan ii saari jirtay maamo noo soo laabo waa kuu xiisnay
@goodluck6699
@goodluck6699 5 жыл бұрын
Masha allah wll jareri caymaaha lkn waa qabiil laba qofo daris ahina waxay qabiil isugu yeedhanba waaqalad lkn somalidu haday tarbiyen lahaaye caruurtoda markay yar yaryin oo kani waa wallka kani waa dariskeena ladhihi lahaa walhay maanta Somalia saa umay baabaden markaa dib ahalysu eego somaliyey !🙉
@fadma638
@fadma638 5 жыл бұрын
Jareer iyo xareed ma xumaadaan 💕✌🏽
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 жыл бұрын
Sax waaye abaayo
@mumtaazcfalifaarax8061
@mumtaazcfalifaarax8061 5 жыл бұрын
Mantay le ku arkay sub waa ku siiyey so dhawow
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Aniga waxaa ogaa adigo lacag siiyo caruurta dugsiga dhigato
@sahromire7391
@sahromire7391 4 жыл бұрын
Macalin nabarkaga inte kahelaa
@umumaidamuhamed3833
@umumaidamuhamed3833 5 жыл бұрын
Mashaalah abaayo qof fcn baatahay alahku dhowro umadaan xaqa alah tuso runtaa waaye abaayo MCN Somali waxa wadankoda ka qaxiyay Wa xin hadeyna xinka iska dhaafin walaigod hormar magaaraayaan xaqa alah tuso
@khadiijocismaan134
@khadiijocismaan134 4 жыл бұрын
Reer neyrobi naagtan dad badan ey soo dhacdey oo aan ani ka mid ahy cilaan baris ayey ku mar mar siyootaa mane ku bareyso 100 doolar ayey sidaan igaga qabtaa ilaa ii qiyaamaha wan u heestaa lkn xamar wey soo dhameysee reer neyrobi iska ilaaliya
@fahiimocali3347
@fahiimocali3347 5 жыл бұрын
Dhabta ka hada shay walahi wll
@فاطمةعبدالله-ل3م
@فاطمةعبدالله-ل3م 5 жыл бұрын
Mama waa somali ilxahy adiyo mafahmtiy naiy kurbah kunlahay waligy ilmhya madhxan kana jarar waya dadaAna jiclxay waya wllhina ay tihin
@Rolcm
@Rolcm 2 жыл бұрын
Abaayo mcn dad xanuunsan ayaa daris kuu ah sorry wlhi anaga daris ayeey noo yihiin ilmahayna inkee waalid iyo wll ayeey u yaqaanaan jareerna waa jinsiyad caan ah oo jileeca ka farac weyn oo somaliyeed cid dafiri karto ama yasi kartana majirdo aan caqli gaab aheyn المسلم اخو المسلم maanta ayaa iigu kaa horeysay subscribe waa kusiiye inta xun inta wanaagsan ku iloow ilahay hasoo hanuuniyo jiiranaakaaga i a
@aishacuud7489
@aishacuud7489 5 жыл бұрын
Sax abyo MCN
@nalkahajiabdi2
@nalkahajiabdi2 5 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 5 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco xabibti
@amalali3056
@amalali3056 5 жыл бұрын
MashaAllh waa sax wlh wxd kahadashay
@sucdiaxmed9682
@sucdiaxmed9682 5 жыл бұрын
Sorry mama samirka badi walaga baxa dadkaasi marbey fahmidonan xaqa dariska ee adigu samir niyada u sheeg inaadka ficantahay ooka caqli badantahay kana reer magalsantahay
@shamsoqase1752
@shamsoqase1752 5 жыл бұрын
Ilhay hakuxafido
@maryancadey6792
@maryancadey6792 5 жыл бұрын
Sax waaye wlhi waa qalat 😢😢
@amalmire6363
@amalmire6363 5 жыл бұрын
Wlhi sax 👍
@xidigtaxamar9481
@xidigtaxamar9481 4 жыл бұрын
Sorry walashay hormar wacaan
@83587
@83587 5 жыл бұрын
Jarer iyo jeleec wasimanyihin qof kii jarerku dhaho asine qabiilkiisa kusheen somali waa isbaratay qabil qabiil ka fiican amma ka xoogbadan ma jiro Alle ka cabsi iyo cibaataa leysku dhafay deriskaada in ad qabiil kusheegtone waa ceeb saaderise lkn hadda muqdisho waxa laga sheegaa ma ahan wixii an kuso kor nay oo naxaris ahaa oo walid iyo walal ahaa oo deris nimo iyo wanaag ahaa
@nafisomohammed1489
@nafisomohammed1489 5 жыл бұрын
Allahu akbar Walhi qalbigeyga baa tabatahay waxa wadankena burburka uga dhamaan wayay waa dulmiga iyo kibirka rabigeena majeclo taas
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 5 жыл бұрын
Waa sax meel kasto jaahil iyo dabaal MA laga waayo, saan waligeey MA arkin xumaan la xumeeyo daris qabiil dattiis
@asli2114
@asli2114 5 жыл бұрын
Man sha Allah abayo horay usoco
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Samir cuqdadna ilmaha yeesan kaa gelin. Bini aadam walaaltinimo malahan shaydaan baa dabada ka riixaya nabi aadan janada ka soo saaray iyo hooyo xaawo. Qaabiil iyo haabiilna isku diray
@fatimaomar8023
@fatimaomar8023 5 жыл бұрын
Dadkan waa dad qalbiga ka jirin wlhi
@Kowther-kiin
@Kowther-kiin 5 жыл бұрын
ar deynabo ahaa
@omarqaliif6868
@omarqaliif6868 5 жыл бұрын
Mamo qalbificn ayaa tahay
@bellaqurux07bella59
@bellaqurux07bella59 5 жыл бұрын
Mamo sabar waa imtaaxaan waa waaye dadka saas u dhaqmaayo waa jaahiliin jareer iyo jileecba waa umad muslim ah oo somali ah in lakala sooco waa qalad. Nasab waa qofki Allah ka cabsado. waxaa ogaataa dadka xamar hada u badan waa soo galooti.
@bnddygdhrrh2581
@bnddygdhrrh2581 5 жыл бұрын
Masha allaah
@idilmohamed9862
@idilmohamed9862 5 жыл бұрын
Masha Allaah
Daawo  cilan  aroos
14:07
Macalin Deynabo
Рет қаралды 296 М.
25 April 2019
5:24
Macalin Deynabo
Рет қаралды 2,5 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 55 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,1 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 14 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 602 М.
Side lobartaa cilan yar fudud 12 AAD
2:49
GobaadXinna
Рет қаралды 212
♡ My Revert Story ♡
33:36
♡ Sakeenah Jewel of الله ♡
Рет қаралды 10 М.
زواج اجباري 🤨قصة ملقيتش ليها عنوان
24:31
Arabic Conversation with Yemeni | Advance
51:20
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 90 М.
Dawasho wacan cilanka ciida
5:31
Macalin Deynabo
Рет қаралды 29 М.
20 May 2019
14:08
Macalin Deynabo
Рет қаралды 10 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 55 МЛН