26 June Barnaamij koobsanaya guud ahaan taariikhda Somaliland laga soo bilaabo gumaysigii ka hor

  Рет қаралды 9,529

SLNTV

SLNTV

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Habaar kugu dhacye taariikhda umada tvgii si saxan usoo gudbin lahaa miyuu isna ka been sheegayaa, britishku ma gumaysan somaliland ee as colony ayay ahayd ama protectorate(ilaaliye) ayuu ula joogay as a slave(adoonsi) sida uu ku sameeyay dalalka africa badankood sida dhulka somalia hada loogu yeedho, taa oo ay sabab u ahayd hashiiskii ay la galayeen qabiilada daga dhulka somaliland ee hada 1884-1887 sadexda sano oo ay ku jirtay in uu dhulka noo ilaaliyo, in aanu cidna siinin, in gabadh cadaani aanay dhulkayaga ku dhalin.
@aidgab1196
@aidgab1196 3 жыл бұрын
Happy 26 June all my fellow landers. Wa Barbadian and iyo and u fiican. What a brilliant history my country Somaliland Republic.
@RammadTV
@RammadTV 3 жыл бұрын
EESHCALLAA BARNAAMIJ WAXAASAA BARNAAMIJ TAARIIKHEED AH LA ISLA QAADAAYA DHIGAYO RAG IYO DUMARBA
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 3 жыл бұрын
Somaliland jir oo joog waa dal hanaqaaday ,waa xidig kasoo dhex iftiintay geeska afrika oo xaaldiisu aanay wanaagsanayn, somaliland waxay 30 sano kasoo kabanaysaa hadimadii iyo dhibaatadii ay kala kulantay midowgii Masiibada ahaa
@aishamuuse202
@aishamuuse202 3 жыл бұрын
Masha Allah Somaliland guul iyo gobonimo hambalyo 26 June ❤️💚❤️💚❤️💚🌷🌷🌷🌹🌹🌹💯
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Жыл бұрын
Guul Somaliland 26jun and may18😊😊😊
@fadxadheeman527
@fadxadheeman527 3 жыл бұрын
Mash allah soomaalilan guul iyo gobanimo jir oo joog waligaa hambalyo hambalyo 💚💚💚💚💚❤❤❤❤
@faisalsheekh1751
@faisalsheekh1751 3 жыл бұрын
Somaliland republic guul
@jaamacsaleban8412
@jaamacsaleban8412 Жыл бұрын
Mshllh
@showmusics1661
@showmusics1661 2 жыл бұрын
Proud to be somalilander 🤍🙌
@عبدالرزاقعثمان-ك7ه
@عبدالرزاقعثمان-ك7ه 3 жыл бұрын
Guul Farmaajo
@abdihussein4028
@abdihussein4028 3 жыл бұрын
Hh xaguu ku guulayzanayaa ma gursiga 🤣
@abdifatahjaqomedia4290
@abdifatahjaqomedia4290 3 жыл бұрын
Wata qadad wayntii indhaha la.aydne nagala dhex bax dayanka iyo waxad wadato hadi kale
@yaqaancilmiga1547
@yaqaancilmiga1547 3 жыл бұрын
@Somalia Jabtay oo Burburtay | halkan ma waaxad mooday TV-ga Farmaajo ee loogu yeedho SNTV ee Magaalada London laga soo tabiyo😂😂😂😂😂😂😂🤦🤦🤦🤦🤦🤦
@محمداحمد-ح2خ5ن
@محمداحمد-ح2خ5ن 3 жыл бұрын
Down Xaarmaajo
@adoonilaahay262
@adoonilaahay262 3 жыл бұрын
Taariikhdan wax badan ayaa ka qaldan dadka in taariikh beena lagu shubana waa khiyaano qaran iyo majaro habaabin bulsho,dhulka uduga ee punt maahayn soomaaliland inaad somaliland ku macnaysana waa qaĺad
@Istahil416
@Istahil416 3 жыл бұрын
kir
@adoonilaahay262
@adoonilaahay262 3 жыл бұрын
@@Istahil416 kir iyo hushba adaa ah ma beentaad rabtaa qofyhy
@Istahil416
@Istahil416 3 жыл бұрын
@@adoonilaahay262 delusion has no cure, but envy kills.
@adoonilaahay262
@adoonilaahay262 3 жыл бұрын
@@Istahil416 also tribalism has no cure and your problem is that
@Istahil416
@Istahil416 3 жыл бұрын
@@adoonilaahay262 Look who is talking " Mr. 4.5" ehehehehehehehe
@محمداحمد-ح2خ5ن
@محمداحمد-ح2خ5ن 3 жыл бұрын
Magaca taatiikhiga ah ee Somaliland waa Puntland Majeerteenia shaqo kuma laha images.app.goo.gl/58ExTV8NV8ZwZNeHA
@yaqaancilmiga1547
@yaqaancilmiga1547 3 жыл бұрын
Wa run walal👍,wad saxday👏👏👏
@yaqaancilmiga1547
@yaqaancilmiga1547 3 жыл бұрын
Wa run walal 👍, oo xaqiida sheegtay👏
Fannaaniinta qaranka oo beeniyay warar laga baahiyay.
7:25
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
ОТОМСТИЛ МАМЕ ЗА ЧИПСЫ🤯#shorts
00:44
INNA SERG
Рет қаралды 4,6 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 254 МЛН
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 5 М.
Barnaamij: Taariikhda maalintii 26-june 1960.
41:10
SLNTV
Рет қаралды 2,2 М.
Xasuusta Maanta Oo Kale | 26 Janaayo 1991-dii Burburkii Qarannimada Soomaaliya
11:53
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН