3 arimood ku Daawee xanuunka jirkaada ku jira Dhabarka iyo Luqunta iskaga saar xasadka & isha kulul

  Рет қаралды 253,638

Cf Bulsho

3 жыл бұрын

3 arimood ku Daawee xanuunka jirkaada ku jira Dhabarka iyo Luqunta iskaga saar xasadka & isha kulul

Пікірлер: 443
@fatoumaabdallah6586
@fatoumaabdallah6586 Жыл бұрын
سورة البقرة آية الكرسي الصلاة على النبي Macha Allah jazakallah khair sheikh
@umufadumo3753
@umufadumo3753 3 жыл бұрын
Maashaallh shiikh jazakallaah khayr beentaa maaha saliga nabiga iyo aayad kursi bn maalin walba aqrisan jirey nolasheydana mid dagan oo farxad badan bay aheed wn joojiyy caajis iyo xanaaq Baa iga bixi waayay inshllh hda kadib wan joogteynayaa
@naimaali7510
@naimaali7510 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheir i read suratul baqara it help me alot i did is through if u read
@munahassan1003
@munahassan1003 3 жыл бұрын
Allaha ajar fara badan haku siiyo waa dhab sheikh wana arkay in badan aniga ilaahey igu daweeyay alxmdlilah suuratul baqra iyo dhamman qurankeena kariimka waa dawo
@raxmacali8672
@raxmacali8672 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah
@markenloss8033
@markenloss8033 3 жыл бұрын
@@raxmacali8672 999999899999998iihhhdddu8
@farhioahmed7548
@farhioahmed7548 3 жыл бұрын
Haaa abyo hda sidan sameso waa dhimnee beriya dhimne hdhw waa dhima rabta ugu danbeyn shydiina igso qeylisy oo wa la cilajiyy oo qof aya ila maaganaa sixir oo raby inuu iwaaalo lkn alxm allh wuu iga bdbiyy oo hda aada ucfmd qawaa abyo akhrinta quranka aad ogu dadaal sibo suratul baqara
@samiiroabdi2764
@samiiroabdi2764 3 жыл бұрын
@@farhioahmed7548 abyo ilaa meqa sidas ehed
@daadirabdullahi1596
@daadirabdullahi1596 3 жыл бұрын
@@farhioahmed7548 wll hada dhimane iyo hadhow wan qabay lkn wanka caadimaday hada lkn wali waxa igu dambeyo qalbiga dhana e maqan o jirka bas xaadir ka ahau lkn maskaxda ma joogto
@luluhilowle3786
@luluhilowle3786 3 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد المجيد اشهد أن لا اله الا الله وأشهد أن محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 3 жыл бұрын
Maasha Allah , arintaas waa cilmi yaqiin.Quraanka dhan wa daawo iyo Barako. Aniga yaa markhaati ka ah arintaa. 5 ayo e ugu horeeya suurata baqara. Ayaatal kursi iyo 4 aayo oo ka damdeya.iyo 5 aayadood ee ugu dambeeya. Haddad ku dadaasho oo niyad fiican la timaado ilaahay ayaa kuu fududeyn inaa xiftido. Walaalayaal ilaahaya tala saarta .
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@qadrodubad2305
@qadrodubad2305 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
3:00 Hadaadan Aqrin karin? Suratul BAQRA???. DAGEEYSI MA LA MIDBAA. Anoo u hadlaya dadka Aan ku jiro oo Quraan Aqris baran, Waalidkuna Waqti Qax iyo Kala guur ku jiray. Dadkaa hadeey Dhageeystaan Surutul BAQRA?Ma Aqriskeey la mid tahay, Oo taana Weey Suuro gali kartaa?. ✋Faafaahin buuxda, Qofkii Cilmi u leh
@riyallkassim1403
@riyallkassim1403 2 жыл бұрын
Masha Allah
@asmanasir8192
@asmanasir8192 3 жыл бұрын
Masha allaha Alle hanoo fududeeyo baqara akhrinteeda ugu soo duceeya wllahyga muslimiinta
@ibtizaamahmed
@ibtizaamahmed 3 жыл бұрын
Jazzakallah jazzakallah Sheikh ad ayan u xanunsanaya mudo hal sana ah hurdo la,aan Aya ii hayso oo carab qalayl Dr kastana wan u tegey negative bu ii dhaha iso ducay Sheikh Illahay haku xifdiyee
@ifraaxmaxamuud6801
@ifraaxmaxamuud6801 3 жыл бұрын
Alahakucafiyo wll
@hibaaqcawiljaamac8784
@hibaaqcawiljaamac8784 3 жыл бұрын
Walshay qur aan ka iyo ducada ku dadaal habeen kii saqda dhexe soo kac oo ilahay bari yaa Rabi eebe ha ku caafiyo
@abdullahimohamed4291
@abdullahimohamed4291 3 жыл бұрын
Asc walal waad mahad santahay jazzakaluhu bikhiyr hadda kahor annkaa dhegeystay suratul baqara gurigaada ku akhri tahliilna kutif kuna seyri guriga marka arintti waan isku dayey xitaa ma aanan akhrinkarin suratul baqra, waxaan sameeyey kumbuyuutarka anka shiday kadibna waxan soo qaatay kitaabka qur'aanka kariimka ah waan la akhriyay sidaas ayaanku bartay waana kucaafimada gurigina waa iihagaagey ajerkeedana insha allah waad heleysaa , hadana 2 labadaan kale waan kudadaalaa insha allah waana aankugu dhiirigalinaa inaad kheyrka dadka ushegto qaas ahaan cilaajka maqaam sare allah hu geeyo aamiim asc
@shukrimahamud5407
@shukrimahamud5407 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ
@mohamuudhassan1781
@mohamuudhassan1781 3 жыл бұрын
Masha allah jasakjmullah shiikh Cuteyba
@sabirinahmed6931
@sabirinahmed6931 3 жыл бұрын
😭iso duceey waan xanunsnhy 3sano jin iyo insi iga kor hadloo marwaliba cabsi murug dhamad laheen ihayo rabiyow cfmd taam nasi 🤲
@freepalestine8701
@freepalestine8701 2 жыл бұрын
May Allah swt heal you Xabibti, Amiin. Keep making doco at night and day Inshaa Allah you will be ok . Don’t be scared of them wallahi they are weak . Allah is enough for you sister ☝🏽also keep the shiekh advice in mind Inshaa Allah…
@AmalCadey-l7g
@AmalCadey-l7g Жыл бұрын
Allha ku cafiyo 😢
@fatimamursal6342
@fatimamursal6342 3 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah suratu baqra waa daawo cajiiba
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 3 жыл бұрын
JazaakiLLaahu khayran اللهم وفقنا لما تحب وترضى من الاقوال والأعمال
@kaltumaomar2008
@kaltumaomar2008 3 жыл бұрын
Asc walaal docoda afsomali maigu soo qorikartaa adoo raali ah. inta ugdanbeyso macnaheeda maxa laga wadaa?
@kaltumaomar2008
@kaltumaomar2008 3 жыл бұрын
Barakallah fiiki
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 3 жыл бұрын
@@kaltumaomar2008 Ilaahoow na waafaji (ama na solonsii) waxa aad jeceshahay raalina ka tahay oo hadallo iyo ficillo ah
@aishasheikh9139
@aishasheikh9139 3 жыл бұрын
qof walbo ka cabanaya xanuunadan ruuxiga ah in uu laazimo cabida biyaha Tahliisha muhiim ma ahan in uu qof ku tufo balse adiga naftada wa tufan karta ku aqri inta quraanka aad taqano wlh thuma wlh faaiido ayad kahelaysa aniga waxan kudhibana cunada cunisteda balse markan bilaabay wa ku aflaxay mahadsanidin
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 3 жыл бұрын
Wllo ana xanusan ma aqan xanun qoorta marka qur an akhri is idhaah indhaha haydh haydh aya isarmaya hadana wan wada hada maskaxda laygaqabsada saladahayga sunada wantukada marka isoduceya
@ayanelmi8212
@ayanelmi8212 3 жыл бұрын
Maansha allaah jazaakallaah kheyran sheikh ilaahey haku barakeeyo adun iyo akhiraba maansha allaah ilaahey hanagu caafiyo qur aankiisa kareemka ah daawo san qur aan eheen majirto wlh cimriga allaha kuu barakeeyo sheikh aaameeeen🤲🤲🤲
@حياةليبان
@حياةليبان 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh🤲🏻🕌☪️☝🏻🕋🤍🕊🤍🕊🤍🕊🌫🕊🌫🕊🌫🕊🌫🤍🕊🌫🕊🌫🕊🤍🤍🕊🌫🕊🤍🌫🕊🌫🌫🕊
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 жыл бұрын
Manshaalaah tabarakalaah mahadsanid Walalkayow
@hoganhulk9794
@hoganhulk9794 3 жыл бұрын
Jazakallahu qayr insha allaahu waan aqrisanayaa hadana bil baan wada aqriskeeda thanks Aqiiiii
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
Masha allaah Sheikh cudteeyba sheikh illaahay ha ku xifaadeeyo aduun iyo aakhiro illaahay hagu daro kuwa carshiga hirgalo maalinta aakhiro idimka alle 💚💚💚❤️❤️❤️😍اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا😍❤️❤️❤️💚💚💚 💚💚💚❤️❤️❤️😍اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا😍❤️❤️❤️💚💚💚
@pilanpoqoro697
@pilanpoqoro697 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله wllh ani meel la iga hayo ma aqaan haddana waan xa nuzanaya 😢 markaste wan murugooda. Izha allah wan akhrisnaya shekh allah haka apaal mariyo
@nacimaabdikarim2715
@nacimaabdikarim2715 3 жыл бұрын
Akhriso anaa kugula talinayee wlo
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 3 жыл бұрын
Jazaklaahu khayran shiikh ilaahay janatull firdowsal aclaa hakugu abaalmariyo
@ismahaan12
@ismahaan12 18 күн бұрын
Allah Jasadaad kheyr haka dhigo walaalsomaliyeed Allah haku Xifdiyo.
@aishasheikh9139
@aishasheikh9139 3 жыл бұрын
mash Allah sheikhaan wlh aad ayuu ii caawiyay illahay haka abaal mariyo aduun iyo aaqiro
@aadamcabdullahi3563
@aadamcabdullahi3563 3 жыл бұрын
Walal siduu Kuu caawiyay manoo sheegi kartaa?
@hiraalemediahouse3178
@hiraalemediahouse3178 3 жыл бұрын
1. Aqriso Suuratul Baqra maalin walba ama halagu saaro. Xattaa haddii aadan aqoon, kugu filan Shanta aayadood ee Ugu horreysa. 2. Aqriso Aayatul-Kursi maalin walba. 3. Salliga Nabiga NNKH. Maalin walba joogtee.
@Diiriye14
@Diiriye14 Жыл бұрын
Mahadsanid wallal
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 3 жыл бұрын
mansha Allah tabarakallah xafidullah sheikh jazakallahu qeer
@anfacgaashaan3013
@anfacgaashaan3013 2 жыл бұрын
Ilhy hku cfiyo byo
@riyadaoscar6613
@riyadaoscar6613 3 жыл бұрын
Mashaallah tabaraka Allah jazaka Allah khair walaalkey illahey ha ku xifdiyo cafimad ku war iyo cimri dheer Allaha ku siiyo Allahuma Ameen
@roukhiyamohamed4649
@roukhiyamohamed4649 2 жыл бұрын
Ameen
@ubaxcawil165
@ubaxcawil165 3 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله جزاك الله خيرا ياشيخنا وبارك الله فيك وزادك الله علما نافيعا
@sahraelmi5962
@sahraelmi5962 Жыл бұрын
Jazakalaahu kheyrah alle haku xafido sheekh
@hanisalad8738
@hanisalad8738 2 жыл бұрын
Mnsha alah shiikhow anigu Wan xanuunsanaa mudo dheer mrka mantan bilaabayaa taladaada hadii an sii nolado Wan kula soo socodsiin Ina so duceey insha alah
@farxiyoabdimuuse5884
@farxiyoabdimuuse5884 2 жыл бұрын
Abayo se noqotay hada
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 Жыл бұрын
Abyo sidee noqataa
@umuadna6837
@umuadna6837 3 жыл бұрын
Masha allah laaquwata ilaa billah wlhi ad baan u xanun sanahay alxd lilah lkn waxa dhib qaba qofkii lo sabray lahow cafimad isii aniga iyo inti dulman o islam ah gaar ahaan walalahey somaliyed
@allfootballtv9065
@allfootballtv9065 3 жыл бұрын
MinmokkkkkkkkkkkkkmllOĶj.mkkn.
@hafsaabdi5610
@hafsaabdi5610 3 жыл бұрын
Amiin dhamanteen allah ku cafiyo
@somalidhalad4048
@somalidhalad4048 3 жыл бұрын
JZKLH Wll Waxaan Akhriyo Waxa Igu Fudud Qur Aanka Kariimka Masha allah Waan Bilaabaya Saaka Laga Bilaabo Insha allah xanuuno Badan waan Daremaya Waliba Il Iyo Waxa La Mid ah Inta Xanuunsan Alle Ha Caafiyo Mahad Sanid Shiekhuna
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 3 жыл бұрын
Jzk khayr sheeq ii soo duceeya quraankaa igu adag Subxaanallaah
@FatumaAdan-bt8hn
@FatumaAdan-bt8hn 4 ай бұрын
Masha Allah ilahey hakubarakeyyuuu
@jabriilapdi1398
@jabriilapdi1398 3 жыл бұрын
Shukran shekhow wllhi taloyinbadan oo isisey aya waxkafahmey shekhow qer allah kusiyo
@hodanelmi5749
@hodanelmi5749 2 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo Sheekh khayr na Allah ku siiyo
@mohamedabdilahi5961
@mohamedabdilahi5961 3 жыл бұрын
Maasha Allaah shiikh Cutayba Alle haka abalmariyo wax badan bad noo faaidaysay
@fatumaabdullahi1861
@fatumaabdullahi1861 3 жыл бұрын
W sallam Jazakallakheyr.May Allah protect you.Ameen.
@user-bo1et4ux9v
@user-bo1et4ux9v 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ الله يجزيك خيرا
@user-bo1et4ux9v
@user-bo1et4ux9v 2 жыл бұрын
Hadda ayaan bilaawaya insha'Allah 7sana ayaa caadada iga maqan tahay
@ruqiyaahmed4194
@ruqiyaahmed4194 3 жыл бұрын
wa runtaada shekh way halaagsamen shayadinul insi wal jini suratul baqa wa suurad cajiib ah
@xasanisaaqsubixiilaaiyoduh8504
@xasanisaaqsubixiilaaiyoduh8504 3 жыл бұрын
Masha allaah
@sameeramouse1359
@sameeramouse1359 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ilaahey hakaa Abaal Mariyo enshallah💯💯💯💯💯
@FilsanYuusuf-k2q
@FilsanYuusuf-k2q 2 ай бұрын
Cutayba mahadsanid dar ilahay ayaan ku jeceInahay
@idilali3172
@idilali3172 3 жыл бұрын
Machaallah allaha ku barakeyo if iyo akhiro
@cabdicasiisdhiidhaa3481
@cabdicasiisdhiidhaa3481 3 жыл бұрын
M.a .sheekh adigo rali so guudbi
@raxiimacabdilaahi207
@raxiimacabdilaahi207 3 жыл бұрын
Jasakalahu khayr shekh allaha kugu casumo janatu fardawsa allaha kadhigo wlahi waa runta ayada kursiga mar uu dhabarku xoog ixanuunijiray xata dhakhtarku igu wxba kuma hayan ayan dawaday vedio aad kaga hadlayso 100 akhriya ayata kursiga biyo ku tafa wlahi wanku cafimaday shekhan halaga faidaysto asaxabta ku xidhan
@hindafarah9663
@hindafarah9663 3 жыл бұрын
شكرا يا شيخ بارك الله فيك وجزاك الله خير الله يسعدك ويحفظك
@raxiimacabdilaahi207
@raxiimacabdilaahi207 3 жыл бұрын
@@hindafarah9663 ونت يا اخوتي
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 жыл бұрын
ASC Sheekh maasha Allahaa xafido Allah amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@amiiraqueen8605
@amiiraqueen8605 3 жыл бұрын
Walalaha muslimka iso duceeya in ilahay swt icaafiyo
@cigaalcabdi9128
@cigaalcabdi9128 Жыл бұрын
JAZAAKUMALAAHUL QEER
@FartunNuur-bk1qk
@FartunNuur-bk1qk Жыл бұрын
Hubaal waa najax toosan ❤❤❤❤❤ illahey wuuna jecelyahay
@drabdikarim7562
@drabdikarim7562 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyr
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 3 жыл бұрын
Asaamu calaykum wr wr MashAllaha baarakalaahu fiika jazaakalaahu khyer jazaa
@roukhiyamohamed4649
@roukhiyamohamed4649 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakha Allah khayr
@adoontiialle5394
@adoontiialle5394 3 жыл бұрын
Mnshaa allh sheekh khayr alle hakusiiyo illhaynaa haanogu caafiyo wllo wanaa samaynaya inshaa allh wanaaa daaimanayaaa illahayow inagu caaafi yaa alllh melabadan ayaaan kaxunuunsanayaye usoduceeyaa inuu ilahay icaafiyo
@naimaali7510
@naimaali7510 3 жыл бұрын
Mashaallah jazakallah kheir sheikh
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 3 жыл бұрын
Jazakallah sheikhuna allah ajir hakaa siiyo insha allah
@nuurmukhtarmahamed4368
@nuurmukhtarmahamed4368 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah Jazaakalaahu khayran
@aaminaxasan327
@aaminaxasan327 3 жыл бұрын
Sheekh laahay haku barakeeyo aakhiri iyo aduinba wax badan baan kaa faa iiday
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 3 жыл бұрын
. Maashaa Allaah, BaarakaLLaahu Fiik
@yurubali2479
@yurubali2479 3 жыл бұрын
Masha’Allah Jasaka Allah Sheekh.
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@abdikarin1011
@abdikarin1011 Жыл бұрын
Jazakalaahu kheyran
@aaminaxasan327
@aaminaxasan327 3 жыл бұрын
Walaalkay sheekh cutayba ilaahay haku barakeeyo aakhiro iyo aduunb waxbadan baan kaa faa iiday
@marainabdi1140
@marainabdi1140 8 ай бұрын
Mansha Allah wllo allah haku barakeeyo
@wearerddddd6862
@wearerddddd6862 3 жыл бұрын
Asc sheekh Allaah hakaa ajarsiyo Allaah haku barakeyo waa run waadawo quranku waan xaq in aan isku dawayno
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 3 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharina sheekha
@fadumohassan7658
@fadumohassan7658 2 жыл бұрын
Barakallalu fiika
@malyunmaxamed9231
@malyunmaxamed9231 3 жыл бұрын
Dhabar aad ayu i xanuna madax iyo dhagaha culeys ayaa hosha ika sarman wixi aan qabdana waa la iku xasda la ikuma waninayo 😭😭😭😭😭😭😭
@raxiimacabdilaahi207
@raxiimacabdilaahi207 3 жыл бұрын
Wlo allha haku caafiye daim suratu baqra waa cafimadaysa hadanad garanayna ayata gursi akhri
@ilyaasmaal9892
@ilyaasmaal9892 3 жыл бұрын
RUN BAAD SHEEGAYSAA ALLAAH HAKAA ABAAL MARIYO E SHARAXA SOOKOOB.
@hooyosharafay7950
@hooyosharafay7950 3 жыл бұрын
ماشا الله الشيخ جزاكِ الله
@xalimosheikhnour6026
@xalimosheikhnour6026 3 жыл бұрын
جزآك الله خيرا
@deqomohammed194
@deqomohammed194 3 жыл бұрын
ASC JIZAAKLAAH KHEYR ALLAHA ICAFIYO GABAR XANUNSAN WAXA AAD SHEEGEYSIDNA HEYSO ALLAHA AGU DUWO KUWA QATA WANADADA QURANKANA ISKU DABIIBA INSHAA ALLAAH
@sacdiyomuxudiin8956
@sacdiyomuxudiin8956 2 жыл бұрын
jaasaka Allah kheyr sheeq allah hana waafajiyo
@drdavidyes8352
@drdavidyes8352 3 жыл бұрын
Masha Allah jasakallaah yaa shiikhi Allah ku xfdo
@bellaabdibile5503
@bellaabdibile5503 Жыл бұрын
Thanks walal
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 2 жыл бұрын
Sax MashaAllah jazakalaah qeer
@sahranuura946
@sahranuura946 3 жыл бұрын
Jazaakalaahu Kheyr Sheikh Cuteybah, ILaahey hana Xifdiyo.
@maryanmuqtaar582
@maryanmuqtaar582 3 жыл бұрын
Masha Allah shukran sheikh 😇☝🕋🕋🕋🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥀🥀🥀♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌
@amatallah7719
@amatallah7719 2 жыл бұрын
بارك الله فيك شيخ
@malyuuncire5813
@malyuuncire5813 2 жыл бұрын
Shiiq allha kubarakeeyo qayr aad nosheegtay badalkeeda allha kugubadalo qayr amiin albaqro waan aqaan alxam wana aqriya lkn markaan aqrinayo culays iyo anoo ilmaynaya dhameeyaa waana kubaroobay waan xanuunsanan jiray hada lkn way iga siidhimanayan insha allh umada muslimiinta sida shiiqu noo sheegayba ana waan idinkusii adkaynayaa aqrista oodhagaysta
@abdinur9475
@abdinur9475 3 жыл бұрын
Thank you i will start to day inshallah
@farhioahmed7548
@farhioahmed7548 3 жыл бұрын
Wlh waan isku daweyay alxm sheikhow walwal jogta ah oo mar walbo geeri aanka cabsanya qaway alxm hda aada ucfmd qawaa alxm
@fartunosman7167
@fartunosman7167 3 жыл бұрын
Maxas kudawoti ani
@rayaanmahamed4646
@rayaanmahamed4646 3 жыл бұрын
Mnsha allh wlo anigaba sidokle wlo sow welwelka geerida wad ila argty ila markad wx qbanaysid is tiraahdid arma dhimata
@aadanaxmed9725
@aadanaxmed9725 2 жыл бұрын
Mahadsanid shikh
@babayaobashka2229
@babayaobashka2229 3 жыл бұрын
Tnkx shkhe
@kaltumaomar2008
@kaltumaomar2008 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Allahuma baarik🤲
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 3 жыл бұрын
Jazakallah sheikh Allah kheyr hakusiiyo
@samatarmoh16
@samatarmoh16 3 жыл бұрын
Masha allah Sheikh cuteba sheikh Ahmed alla weene ha ku barakeyo wlhi cules baa iga dagay wlhi kheir dhamanti Allah ha ku siyo
@kaltuunali4161
@kaltuunali4161 3 жыл бұрын
Man Sha Allh Ale ha ku barakeeyo sheeq
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Jasaakalaahu kheyr sheikh.
@haamudnews8451
@haamudnews8451 3 жыл бұрын
Sheikh Meelaan Kalaa soo xidhiidho ii sheeg
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 3 жыл бұрын
Masha Allah jaza kumullahu kharan sheikh
@khadarawmaxamud6967
@khadarawmaxamud6967 3 жыл бұрын
Maansha allaah allahakubarakeeyo shugran shugran shugran
@ethebomohamed5675
@ethebomohamed5675 3 жыл бұрын
Jazakallahu qeeran Shekhana wan qaade
@maynunaali4673
@maynunaali4673 Ай бұрын
Masha Allah 🥰👍🥰
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 жыл бұрын
Allaah ha ku barakeeyo sheeh.
@zamzamdualle3383
@zamzamdualle3383 3 жыл бұрын
ILAAHAY SWT KHAYR HA KU SIIYO ADUUN IYO AKHIRO AMIIN WAXAAN DHEGAYSTAY TALAADA
@nasrahassan5777
@nasrahassan5777 3 жыл бұрын
Jazakallahuqer shukran Insha Allah wanbilabi
@gurronewsnetwork
@gurronewsnetwork 3 жыл бұрын
Mansha allah Jazakallah.
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@amranibnukhayre6722
@amranibnukhayre6722 2 жыл бұрын
Masha allaah Alle ha ka xasanad siyo
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh jazakallah khaar
@nicmoabdihassanmaashaaalaa576
@nicmoabdihassanmaashaaalaa576 3 жыл бұрын
Mashaa alaah tabaaraka alaah
@hodancusmaan7544
@hodancusmaan7544 Жыл бұрын
Allow kheyr kusii shiikhoow
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 3 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 53 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 3 МЛН