3-dan farsamo ee cusub ku isticmaal GB WhatsApp Pro gaaga🔥🤩😳

  Рет қаралды 45,578

Muraadso

Muraadso

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@abdixakiimjr7029
@abdixakiimjr7029 3 жыл бұрын
Shaqo adag aya heza horay usoco Like isaara team gp 🙌♥️
@axmedcabdi8609
@axmedcabdi8609 3 жыл бұрын
Wllo Telagaraam Noosoo sarax siraha Ku Jira Ayaan U baahanahy جزاك الله خيرا
@janaatmaxamuud-by1fo
@janaatmaxamuud-by1fo Жыл бұрын
Asc wll marka hore wan Ku salaamay waxa I Yara haysata mushkilad waxan Ka shikasanhy ina what's app kayga Layla. Isla ticmaalo ama layga jabsadayba sideban uga hortagi karaa wll😭 Waxnrajaynayaa inaad isoo jawaabi doontid Aadbaad u mahadsantahy
@coormaloowboy1937
@coormaloowboy1937 2 жыл бұрын
Wall sidee loxiraa marka uu talefoon kaada uu isticmalayo qof kale SI uu uarkin qoraalada lii siidiri
@Cagadahab7
@Cagadahab7 3 жыл бұрын
Sxp muraadso waan kusalaamay Wales waxaa tahay nin kutakha Susay WhatsApp ka Nio Hada Suaal baan kuuhayaa markaan rabo inaan dadbadan halmar hal wax ah uwado diro maxaan sameeyaa 5 qof unbuu yeelaa ee mahad sanid sxpky
@mumtaz4395
@mumtaz4395 3 жыл бұрын
Wll iphone ban isticmala marka xageen ka heli kara Gb whatsapka wan wayay
@Alica7361
@Alica7361 2 жыл бұрын
Wll wax ma ku weydiiyaa ado raali ah
@abdifatahbakisto
@abdifatahbakisto 3 жыл бұрын
Wlal ado mahadsan waxad noshegta WhatsApp GB kliya ayan isticmaala ee WhatsApp GB pro ma mid cusub ba se maxay ku kala duwan yihiin bal faahfaahin nooga so sheeg sxb thanks🙏
@lastqueen8007
@lastqueen8007 3 жыл бұрын
Wa isku mid un wllo
@abdifatahbakisto
@abdifatahbakisto 3 жыл бұрын
@@lastqueen8007 thanks wllo🥰
@alfanaanjecelowofficial5198
@alfanaanjecelowofficial5198 2 жыл бұрын
Thanks zxb aad iyo aad ayaad u mahadsantahay
@dhacdochannel474
@dhacdochannel474 2 жыл бұрын
Intee lagala soo dagaa orginaalkiisa
@mohamedmuuse6493
@mohamedmuuse6493 2 жыл бұрын
Bro reply isogal si aad wax igaga caawiso WhatsApp banned
@updiqaniahmet5120
@updiqaniahmet5120 3 жыл бұрын
Muqdisho ku is tac maali jiray lkn hada turki waan ku istac maali waayy sbb tana maxee tahy
@sallysacid6160
@sallysacid6160 Жыл бұрын
Abwe qof inaa chats ima soo sarmayo ilaa magaca aan qoro raba waan wtts app gb isheg sida loo soo saro chats plz abwe 🙏🙏🙏🙏🥺🥺🥺
@mahuraanonlinemarket5244
@mahuraanonlinemarket5244 3 жыл бұрын
Hhh
@hibakabdirahman4772
@hibakabdirahman4772 3 жыл бұрын
Haaa wn isticmalaaa
@eenow74
@eenow74 2 жыл бұрын
Mahasanid wllo qli mida kale waxa an ku weydiin lahaa GBwhatsapp sidee loogu xeraa gmail ka mahasan
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@NiciimaHussein1
@NiciimaHussein1 2 жыл бұрын
War wllo waxaad nooso samaysaa marka laga delete gareego GB WhatsApp Ka in UU sheego halkee laska xidhaa waxa la delete gareego si aanu I sheegin bro wn Ku sugya Insha Allah
@updiqaniahmet5120
@updiqaniahmet5120 3 жыл бұрын
Sxp Soo lo soo abdeed kareeyaaa video ka Soo sameeyy adi yoo mahad San plz
@mohaathanes7059
@mohaathanes7059 3 жыл бұрын
Waxaad u heysaa dadka somaliyeed waa hool
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Mhdsanid sxb💯
@ahmedali3399
@ahmedali3399 Жыл бұрын
Sxb waxyalaha qaar ima isticmalmayo
@luqmaanmohameddhaqane5331
@luqmaanmohameddhaqane5331 3 жыл бұрын
Wa no muhiim
@abdirizakahmedhassan4407
@abdirizakahmedhassan4407 2 жыл бұрын
Sxb aniga waan isticmaalibwaayay
@mohaak9909
@mohaak9909 2 жыл бұрын
Sxp sida loo apdate greeyo ma naqaan9
@sakariyaabdirahman7822
@sakariyaabdirahman7822 Жыл бұрын
Zp Side loo qarsad qof ka
@muktarali8437
@muktarali8437 2 жыл бұрын
Update ugu sida loo sameeyo ma aqaan
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 3 жыл бұрын
Wllo IPhone Malagu isticmali Kara Wthaspka GB plz nagu caawi
@ruqiyoabdullahiibrahim7195
@ruqiyoabdullahiibrahim7195 2 жыл бұрын
WhatsApp GB sidee bin loguxidhaa
@salahosaidali6638
@salahosaidali6638 2 жыл бұрын
Online keys siden u xiraa wll
@luqmaanmohameddhaqane5331
@luqmaanmohameddhaqane5331 3 жыл бұрын
Warbixinta 2waad tusaale naga sii maanan fahmin plze
@cabdilaahi4844
@cabdilaahi4844 3 жыл бұрын
Zhb paypal kasoo hadal
@anasyare4609
@anasyare4609 Жыл бұрын
Dadka iney online yihin sidee loo arka
@fataxabdi844
@fataxabdi844 2 жыл бұрын
Ma sha Allh
@ibrahimwarsame3488
@ibrahimwarsame3488 3 жыл бұрын
Backup messages ma leeyahay GB WhatsApp pro?
@cabdiraxmaanfaarax9792
@cabdiraxmaanfaarax9792 3 жыл бұрын
Thanks macalin keep gping
@kingmoha.
@kingmoha. 3 жыл бұрын
Sxp mcne wad hamadsantahy in badan wax ban ka fa iday qebahasna camalin ayaan ku ahay
@mrkhaire8694
@mrkhaire8694 3 жыл бұрын
M.a wll aada umahdsnthy
@mahamudyousuf8662
@mahamudyousuf8662 3 жыл бұрын
Guul guul
@mahdicumaryusuf1295
@mahdicumaryusuf1295 3 жыл бұрын
Codka sidee lo badala whtsappGb
@axmedcumer1657
@axmedcumer1657 3 жыл бұрын
iPhone maleeyahay
@capdiqanibulshawi2983
@capdiqanibulshawi2983 3 жыл бұрын
Keep going pro
@axmedcumer1657
@axmedcumer1657 3 жыл бұрын
iPhone qiil yaa uhaya asxaabeey
@tusmoubax3861
@tusmoubax3861 3 жыл бұрын
iPhone Laguma isticmaali krO miyaa?
8-DAN FARSAMO KU ISTICMAAL WHATSAPP-KAAGA😱🤩
6:26
Muraadso
Рет қаралды 61 М.
LASOCO ONLINE-ka WHATSAPP QOFKALE | WHATSAPP LAST SEEN
5:36
Cabey Hassan
Рет қаралды 35 М.
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,8 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 894 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
A Recitation of Surah Al Mulk for Relaxation, Calming, and Fast Sleep ✦ NOOR
57:16
5 FARSAMO OO MUHIIM AH | WHATSAPP
2:36
Gulled Abraar
Рет қаралды 8 М.
RUWAAYAD QOSOL BADAN || Haaf Bariisa Kudhimo.
8:19
Muraadso
Рет қаралды 8 М.
5 Farsamo muhiim ah ka baro Whatsapp
6:27
iM252
Рет қаралды 586 М.
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
6 dan meelood u furo ama iska xidh WhatsApp kaaga🔥🔛📴
5:22
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,8 МЛН