Aad ugu farax sanaha reer muqdisho noool sare ku nooldAn
@ayubshow9 ай бұрын
Mahadsanidiin asxaabta sharafta leh subscribe 🙏
@abasbashiradan36422 ай бұрын
مقدشو تطورت بشكل كبير خاصة 1.البنية التحتيه 2.الشوارع 3.السيارات 5.التجاره بكافة انواعها اتمني لوطني الأمن والسلم والعافيه
@Azmarvlogrman2 ай бұрын
نشلاك🤝🙏🏻
@adannur47559 ай бұрын
Masha allah so fast growing capital Mogadishu of somali may I allah make more peace my mother country
@gtownfcclassicmemories59489 ай бұрын
Masha'Allah Tabaraka'Allah ilahay Nabad haano siyaadiyo. Thank you Ayub for showing the our beautiful Capital city the largest growing city in the world 🇸🇴❤️
@yacqubaliahmed34372 ай бұрын
masha allah aaad ayaan ugu faraxsanahay hormarka ay somaliya gaartay
@Mohamed-qt7ql9 ай бұрын
Thanks for your positive masha Allah
@BatulaAbdisalam-n4r9 ай бұрын
Guuul umada somaliyeed insha alaah hormar wacan.
@AbdullahiAbdullahi-r5u9 ай бұрын
Masha Allah guul iyo hormar wacan
@abduwahabahmedmahamed5479 ай бұрын
Masha Allah hambalyo Somaliweyn
@kafiyahabdihakim30709 ай бұрын
Masha allah hormarka wadankeena ilahay hanoosiyaadso
@DrAli28-Y6 ай бұрын
Masha allah waan ku farxay marka aan tago xamar insha allah ayaan aadi doonaa haddii nafta igu jirto oo sii noolaa insha allah. Horay u soco oo soo badi waxyaaabahan oo kale fadlan. Mahadsanid Mr AyubShow
@Yaaska9 ай бұрын
Masha Allah Waa Horumar Aad Usareeyo, Nabada Allaha Noo Ziyaadiyo
@odayroy30999 ай бұрын
Mashallah waa muuqaal aad iyo aad u tayo badan
@abuu19 ай бұрын
Thanks, Dalxureeye hadii Hassan sheikh hadi u ahaann laheyn Hotel baa laweraray lagu jiraa ayaa kacabsan lahayeen❤❤❤
@theancientsancients17699 ай бұрын
You are back doing videos?
@falisa5769 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah ilaahoow Noo siyaadi cadowga gudaha iyo kan Dibadaba naga qabo.dadkeenana Ka dhig kuwo dalkooda iimaanaada Maal gaashada intay wadamo ayaan Lahayn maal gashanayaan
@KhuumKhuum-k5e9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Bakarcabdinasir9 ай бұрын
Bro thanks for such things it’s amazing wlhi 😎
@shukri09 ай бұрын
Manshaa allaah 🎉❤
@darishore8149 ай бұрын
Wow Mogadishu is growing fast
@samarhasanmohamed28208 ай бұрын
M.a hurey usoco magaladada waye kuraxeyso
@khalidarab33039 ай бұрын
Masha allaah
@ifta91365 ай бұрын
Muuqaal aad u qurux badan ayaad samaysay zhp
@AbdulqadirHirsiAdam9 ай бұрын
Awesome
@farxaanxiddiga43219 ай бұрын
Ayuub show👏
@saidmussa64619 ай бұрын
Booli Qaran iyo shacabka laga dhacey MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY Xamar oo hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
War kana ma qaxooti buu isga soo dhiibey koonfur somaliya reer somaliand baanku ogaa ciyalkan maxa waley ee dalkodii ka keeney ma in la qasha bila addamka ma xijiyaan nimada illahey
@user-gb1tn3cn2b9 ай бұрын
Coca-Cola company waa yahuud ee gooya soomaliyeey
@roobleyare23519 ай бұрын
may scn SBI weeye waxaana leh yar reer hargaysa
@lukmanH-r8q8 ай бұрын
waxay kaga duwan tahay somalia africada kale somalia dhisma walba iyo ganacsi walba waxa iska leh Somali. ayagaan dhistay bal arag kenya ama ethopia ama uganda xita tanzania. wada ajanib ba iska leh. sababta ay Ethopianka u neceb yihiin somalida wa ay ka maseersan yihiin oo waxay ku riyoonayan in somalida ay kala go aan oo ay wadama yar yar oo midba Land la baxay uu noqdo si ay u duleeyaan Somalia GUul