4 Bilood Kadib ? | Muxuu Kawadaa Madaxweynaha Serbiya | Hakan Fidan sidoo kale | Kacdoonka kenya |

  Рет қаралды 110,456

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 436
@MubarakZ
@MubarakZ 6 ай бұрын
Walaalayaal aan uduceyno walaalaheena reer Falastiin 🇵🇸 waa jimcee . Allah ha ugargaaro
@Hanaddalmer
@Hanaddalmer 6 ай бұрын
Insha allah ilaahy ayaa u gsr gaaraya reer falastiin
@YasinMohamed-zv4fp
@YasinMohamed-zv4fp 6 ай бұрын
Illaahey ha u gargaaro walaalaheen reer Falastiin, Illaahey ha jebiyo cadawga ku soo duulay muslimiinta dhulkooda.
@Abdullahi252Hasan
@Abdullahi252Hasan 6 ай бұрын
@libanbile9818
@libanbile9818 6 ай бұрын
amiin
@AbdixakinMohamoud
@AbdixakinMohamoud 6 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 6 ай бұрын
Aduunka Alle weyne ayaa maamula islamarkaana wixii isagu uu doono unbaa dhacaya 🙏🏻🤲🏼
@IlyaazAbdirahman
@IlyaazAbdirahman 6 ай бұрын
Team ogaansho ku saliya nabigeena scw scw scw ❤❤
@User7654suy
@User7654suy 6 ай бұрын
﴿يٰأَيُّهَا النّاسُ اتَّقوا رَبَّكُم وَاخشَوا يَومًا لا يَجزى والِدٌ عَن وَلَدِهِ وَلا مَولودٌ هُوَ جازٍ عَن والِدِهِ شَيـًٔا إِنَّ وَعدَ اللَّهِ حَقٌّ فَلا تَغُرَّنَّكُمُ الحَيوٰةُ الدُّنيا وَلا يَغُرَّنَّكُم بِاللَّهِ الغَرورُ۝إِنَّ اللَّهَ عِندَهُ عِلمُ السّاعَةِ وَيُنَزِّلُ الغَيثَ وَيَعلَمُ ما فِى الأَرحامِ وَما تَدرى نَفسٌ ماذا تَكسِبُ غَدًا وَما تَدرى نَفسٌ بِأَىِّ أَرضٍ تَموتُ إِنَّ اللَّهَ عَليمٌ خَبيرٌ﴾ [لقمان: 33 - 34]
@Jabir-official.
@Jabir-official. 6 ай бұрын
جزاك الله خير
@Abu.cubeyda
@Abu.cubeyda 6 ай бұрын
Thanks!
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 6 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@MaxamedKululeste-hv9hd
@MaxamedKululeste-hv9hd 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr 6 ай бұрын
❤scw❤
@Seyddow
@Seyddow 6 ай бұрын
Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Mohammad)ﷺ:📿❤️
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 6 ай бұрын
Woow waanu soo dhawaynaynaa dagaalka kolay anagu cida kaliya ee aanu la dgalamaynaa waa isreal iyo qofkii diida ilaahay iyo sharcigiisa ❤❤❤❤
@IibrahimmuxumedCali
@IibrahimmuxumedCali 6 ай бұрын
Azc omar inshaar walaal somaliyed mansh allaah aleh hakuu siyaadiyo xigmada uu ku siiyey
@apdirahman1433
@apdirahman1433 6 ай бұрын
Dunidu halkaasay maraysa cajiib caalamkii islaamkuna wakaas midba meel ku baqtiisan ee meedkaa allow alle 🙆‍♀️
@khanraam-m3k
@khanraam-m3k 6 ай бұрын
ustaad aniguwaxaan ahay dadka aad kuugu xidhan waxaan ahay wiil dhalinyara oo kasoo jeeda meesha loo yaqaano waqooyiga soomaaliya ama hargaysa ustaad waxa jira maalin dhawayd niman noo madax ah oo uukamid yahay madaxweyne muuse ayaa waxa lanaga dhaadhaciyey 30 kaa sano ee dawladii soomaaliyeed burburtay in walaalahayoo xamar ah lanooga dhigay cadaw laakiin anagu mustaqblka inshallah waanu badbaadim umada soomaaliyeed inagu waxaan ubaahan nahay waa madax wanaagsan oo kabaxa baryada caalamka anigu waxaan leeyahay hal abuur ka nashqda gantaalada yar yar ayaan sameeyaa markaa waxaan doonayey inaan jaamacada kagalo dalka turkiga inshallah guul umada soomaaliyeed urajaynayaa
@MaxamedFadxi-vf6nz
@MaxamedFadxi-vf6nz 6 ай бұрын
Legend ilaahay ha ku rumeyo lpx from waqooyiga
@MaariyoYuusuf
@MaariyoYuusuf 6 ай бұрын
M.a Walky horumar wcn ban ku rajynyaa ilhay haku hu guuleeyo Hami kasta ad ledhyna haku rumeyo runtii Adnan igu farxa markan arlo qof Somali ah oo hansare leh❤
@PerspectiveNarrative
@PerspectiveNarrative 6 ай бұрын
Guuleyso Wlll mcn
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 6 ай бұрын
Ok hadi ay runta tahay ina hal abuurkas ledahay waxa an ku leenajay Hambalyo guul wcn I.a Lkn sidee kuu aamini karnaa ina run shegeyso?
@sakiabdul
@sakiabdul 6 ай бұрын
Alla ha kugu garab galo wll
@Caaisha..
@Caaisha.. 6 ай бұрын
Muuqaal iyo macluumaad sare , aad bu ii cajabiyey run ahantii.💙💙💙
@CabdulahimaxamuudMacow
@CabdulahimaxamuudMacow 6 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤umadena waa mid wanagsan 😊
@HODANBadri
@HODANBadri 6 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@NiciimaHassan-fh7wp
@NiciimaHassan-fh7wp 6 ай бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام.
@xakiimabashirabdulahi631
@xakiimabashirabdulahi631 6 ай бұрын
Soomaliya allha u maqaan io shucuubta ismalka ciziigi islamka io sharftii islamka io awuudii islamka saaxada calaamka allaha ku sooceliyo
@farahinaururabdullahi5175
@farahinaururabdullahi5175 6 ай бұрын
Aaamin wll
@AxmedGuure-bq4cn
@AxmedGuure-bq4cn 6 ай бұрын
ilahey umaqn ilahey qof dadalayo ayoo u maqan yahy zxb anaga hadana dadaalin arki meyno waxan ahen gumeysi
@MaxamuudMaxamed-kt4kv
@MaxamuudMaxamed-kt4kv 6 ай бұрын
Masul sare waxa tahay quf cud kar ah masha Allah Allah kuxafido
@ApdirashidMohamud
@ApdirashidMohamud 6 ай бұрын
❤waa dagalkii uu musliminta ku soo noqon lahayen awoododi hore ay lahayen ayna ka bixi lahayen gumayaiga
@ZuSubayr
@ZuSubayr 6 ай бұрын
Allah haa guuleyo wllehen mujahiidinta
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad ad wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Barc32
@Barc32 6 ай бұрын
Pro Mar hore kusarey
@SmilingGazingIguana-nb7dy
@SmilingGazingIguana-nb7dy 6 ай бұрын
Ogaansho wll Allah kuxafido
@FardussYussuf
@FardussYussuf 6 ай бұрын
ALXMDULILAHA aniga markan arkay in ay yurub xoriyad ka jirin baan sharcigooda tuuray somaliya ayay xornimo taala
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 6 ай бұрын
Halyeeyad baa tahay halkaa ka sii wad, dalalkaa gaalada sterss iyo dulinimo waxan ahyn ma yaalaan
@FardussYussuf
@FardussYussuf 6 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo waa runta walaal
@Africa202to4
@Africa202to4 6 ай бұрын
Aniga ba wan turay qurbaha xoriyad la aanta ah insha allah isbuucan somalia ayaan imaan donaaaa❤❤❤ isku fikrad miyana eheen tolow ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Africa202to4
@Africa202to4 6 ай бұрын
Maanta 29 jun 2024 insha allah qofki arka haiso xasusiya
@puntitepuntland8352
@puntitepuntland8352 6 ай бұрын
Eldored waa meesha lagu soo dhisay dowladda Somalia ee maanta Hawiye kaligiis harsanaayo, magaaladan Alshabaab iyo xulufadooda kali ah beysan sumcad u lahayn ee Somali ha nabin
@AadanCabdisalanAadan
@AadanCabdisalanAadan 6 ай бұрын
Walahi inaad kahadleyso waan ogaa heestaa cumaroow
@SahrocabdiAxmed-q4h
@SahrocabdiAxmed-q4h 6 ай бұрын
Cumar aaway dhiira galinta hooyooyinka waan kaasugeey naah
@axmedhaaruun4783
@axmedhaaruun4783 6 ай бұрын
Cumar inshaar wllo kuma raacsanin dhalinyaradasi waxa ay ku heeseen angoo reer😂 Hargaisa ah 🇸🇴🙏
@KosHure-nw1wx
@KosHure-nw1wx 6 ай бұрын
Thanks cumar inshaar❤❤❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 6 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@Barc32
@Barc32 6 ай бұрын
SCW❤
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr 6 ай бұрын
❤scw❤
@Baro25
@Baro25 6 ай бұрын
Macaan gooyaha xasuusta nabigana ku salliya isoona booqda walaalayaal.
@BinSharif-n2k
@BinSharif-n2k 6 ай бұрын
Scw
@jamalamiinadamxaaji
@jamalamiinadamxaaji 6 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 6 ай бұрын
Scw
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr 6 ай бұрын
❤scw❤
@naftadaahir
@naftadaahir 6 ай бұрын
يا حي ياقيوم يالله 🤍♥️ Xasbunalah
@Macawis
@Macawis 6 ай бұрын
اللهم وصل وسلم وبارك على نبينا محمد
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr
@AbdirahmaanMaxamed-fd4sr 6 ай бұрын
❤scw❤
@AmdeeqMustafe
@AmdeeqMustafe 6 ай бұрын
Walalakay cumar anigu waxan kasoo jeedaa somaliland hadii lay waydiin lahaa riyadayda ugu wayn waa somali oo iscafisay heshiisay hal dawlad dhisatay awood yeelatay amni ah qabiil iska dhaaftay oo walalo ah deedna aan ku dalxiiso gobolada dalka oo dhan kabilaw wajale gabiley hargaysa burco lascanod garoowe bosaso bay bakool baydhabo janay mudug juboyinka ugu danbayn caasimada muqdisho
@XulleChannel-wk2qn
@XulleChannel-wk2qn 6 ай бұрын
Fanaan madaxweyne ka cabsanya aya waxs dhahay hanagu wada saleyn mana ku racsanin
@Cumar3
@Cumar3 6 ай бұрын
Allaha ugargaaro falastiin
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 6 ай бұрын
Dadkeyga wxn jeclan lahaa Hadii sural noqonayso in Qalbiga amxaarad inta lasoo Qado muyarad weyn lagu Dawad siiyo shacabkeyga lamarin hababiyey kadibna Ay dawaadan xumanta iyo Nacaybka axmaradu somalida U hayaan oo waliba abidan ah
@khalidharir290
@khalidharir290 6 ай бұрын
Wlhi ilaahay ayaa Naga arkaaya cumaroo zxp kulama socono xumaan haba yaraatee dawladayada lkn wixii wanaga ee aanu aragno waanu ku adeeci madaxda alle s.w.t hanoo hagaajiyo madaxda muslimiinta dhamaantood Lkn soomaalidii wll wlhi meelkasta oo ay wada joogaan iyaga isku jeeda salaad kasta oo aan tukado wlhi anoo murugaysan ayaan u duceeyaa Waxa kagaagii sii daran islaamku meel kasta oo uu joogo way ku dhibaataysan yihiin lkn waa waxaynu kasbanay ee xaga ilaahay aynu u Soo noqono dhamaanteen waad mahadzantay zxp acs
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 6 ай бұрын
Reer Nairobi halkan ma jogtan
@jamaalyhabiibitube2282
@jamaalyhabiibitube2282 6 ай бұрын
Hore uu soco wlll
@abdirisaqmedia2785
@abdirisaqmedia2785 6 ай бұрын
Anaga qowmi ban nahay ee ma nihin kala qowmiyado marka sidas banan dad xoolo uqadaneynin wayo sdkle muslim ban nahay 😊
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 6 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Quran waxuu joogae labadaad gacmood
@user-cq2dy7xg7pSUBAXMEDIA
@user-cq2dy7xg7pSUBAXMEDIA 6 ай бұрын
M.a cumar caqligeena waa dhistey
@AbdiAwilAbdi
@AbdiAwilAbdi 6 ай бұрын
Waxan la yaabanahy muslimka aan tashan oo in ay midoobaan awooda ay hal noqoto io wax walba ay leeyihiin Balse waxayba ka jecel yihiin in ay gaalada midba markood ay daba saftaan Kulligoodna waa isku mid gaalo oo dhan hal mabda by ka siman yhiin Annaguna wax mabda ah ma lihin mana garanayo ........😢😢😢
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 6 ай бұрын
Alle ha u gar gaaro rer qasa
@JiiJiile-to9dw
@JiiJiile-to9dw 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Soo badi saanlee camal🎉🎉🎉
@Hanaddalmer
@Hanaddalmer 6 ай бұрын
Waaaa dhab arinkaas hal sano ka hor ayaan sugayay arinkaaas
@thanks.404
@thanks.404 6 ай бұрын
Anoo wali taajirin maa aduunka dhamaan rabaa 🥹😭
@SuhaybCalixirsi
@SuhaybCalixirsi 6 ай бұрын
Walal waxan jooga burco waa kaaxumayi somalii waa walalo
@QabyaaladdiidCabdixakiim17
@QabyaaladdiidCabdixakiim17 6 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@Sempre_Culer
@Sempre_Culer 6 ай бұрын
Sidaas laguma helo ee dadaal muuji
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
Imtixanka dowlad aya manta ii dhamaday axabey lkn madooyin ilaa 4 ayaa menes kujira meshan farxi la ah hadana waxan kamuregesanahay maxad heli oo natijo ah marka war warkas baan qaba ee siniyad leh igu soo ducey walasheda iyo walalkeygow in uu san rabo iga dhigo ala wene😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abuo_9
@abuo_9 6 ай бұрын
guul i.a pro
@رشد-1
@رشد-1 6 ай бұрын
In shaAllah guuleeyso ilaahey idankiis❤✊️
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 6 ай бұрын
Allah natiijo farxad leh kaa siiyo Ducadana badi wll Hana ka walwalin afar maado waxba maahan Xitee waxa laga yaabaa in lagu saxo oo natijo fcn ka hesho qaybo ka mid ah afartaas.
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
A​@@Axmedweli-oo9qmAAD BAAD U MAHADSANTAHY walalkeyga iga wen am iga yar
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 ай бұрын
​@@abuo_9mhdsnd walalkeygow
@walchalowwalsugow2143
@walchalowwalsugow2143 6 ай бұрын
SAXIIB MA JOOGTEY DAGAAL 1991 BILILIQO HANTI IYO BILILIQO DUMAR OO AAD TIHIIN MUSLIMIIN 100/100
@WllMohan1
@WllMohan1 6 ай бұрын
Aan udoceeno falastiin ilaaĥey ha ugargaaro❤
@user-cq2dy7xg7pSUBAXMEDIA
@user-cq2dy7xg7pSUBAXMEDIA 6 ай бұрын
Cumar inshaar ma waxaa rabtaa nio in aan muxaadaro ka kicino koonfur galbeed iyo jubbaland ciidamada itoobiyaan ay nagu kor hayaan dartiis
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 6 ай бұрын
Soomaliga walal nimada ogal ama ka aanu isku qolada nahay ee irir samaale ee muqdisho deeganka ka ahi Hadii uusan Somaliland dawladnimadeeda aqoonsanayn Waa cadow xaasid ah Amxaarka ayaana nooga dhaw
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 6 ай бұрын
Muuse wuu na ceebeeyey Alle ha ceebeeyee, gaalo raaca.
@abdihakem112
@abdihakem112 6 ай бұрын
Dhalinyaro an is gacan qabano 400 o subscribe ayan marayaa fadlan 1000k halay gaarsiiyo gob gobi dhashay ba tihiin somalidi layga beray
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 6 ай бұрын
Bas way dhamaatay umadnimadii kaliya waxan sugayna mahdigii in uu yimado
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 6 ай бұрын
أللهم أعز الإسلام والمسلمين
@AbiibCawale
@AbiibCawale 6 ай бұрын
Nabiga_kusali ❤❤❤❤❤
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf 6 ай бұрын
Ujeedadu maahan in kenyanku diidayan canshuura lakordhiye blse wxa iska cad iney doonayan iney dhacaan hantida somalida wa qorshw boor isku qaris ah mudaharaadkani
@Saydomar66
@Saydomar66 6 ай бұрын
Dadkaas nama matalaan cumaroow. From burco
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 6 ай бұрын
Walaaleheen baa tihiin waana idin jecelnahay reer SL hadaa tihiin, From Galkacyo
@Saydomar66
@Saydomar66 6 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo Sidookale wllo dad walal ah ayaan nahay. Siyaasi iskukeen diri maayo
@MaankaCusman
@MaankaCusman 6 ай бұрын
Dhamaantiin waan idin jeclnahey from Mogadishu
@al-shaafici
@al-shaafici 6 ай бұрын
"Anigoo adduunyada meeshaan istaagaba Soomaali oo idil ehelkayga ay tahay, sidee baan amxaariyo Orom uga dhowaystaa?" - Ayaan Kaaba.
@maahircadeofficial732
@maahircadeofficial732 6 ай бұрын
Walahi wn ku raacsanahay
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq 6 ай бұрын
Xaqiqo walahi💙🙏❤🙏
@abdisamadisak3541
@abdisamadisak3541 6 ай бұрын
Marka aad fiiriso hadalkii Ruto oo ahaa dhismaha dheerdheer` iyo kulankii Ruto/Baiden Waxaa ii muuqata in qorshe Somalida lagu dhimo ku noolaashaha Keynia Mar adii ainta Somaliya waji kale ka soo muuqdo. Sidee lagubilabaa qorshahaa ...... 1- waa inaa kicino dadka keynyaaga ah. 2-waa inaa kicintaa ku darsanaa dad wax bobka ubilaabo. 3- waa in ciidanka didal qorshesan fuliyaan. 4- waa in aan badanaa dadka somalida ah %70 la xerxeraa Aan kawar sugno waxa soo socdo--
@haa8793
@haa8793 6 ай бұрын
Akid wlhi bill kan arinta aya kahoreysay
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 6 ай бұрын
Dagalkii 3aad isu diyariya 😂😂😂😂 Mahadsanidiin
@YaaSiiN-s6b
@YaaSiiN-s6b 6 ай бұрын
Ma in caano lacabayo uqabtaa isu diyaari qax,gaajo,cuduro,cabsi
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc 6 ай бұрын
Isu diyaari digir haruur boorash ...Barris majiro basto Mya 😂
@Abdikhasim1
@Abdikhasim1 6 ай бұрын
wlhi asxaab wanagsan ayaa kugu xeran ani asxaab sidaan ah alle ha ii sahlo
@dr.usayma1870
@dr.usayma1870 6 ай бұрын
4:00 farqigu waa inaanu angu dhicida amma tuug nimdu tahy wxa aale dhan kiisa laga xisaabin doono oo ciqaab leh lakin iygu diin maleh
@saidkadarmouse2645
@saidkadarmouse2645 6 ай бұрын
😮subaxana Allah 😢🇵🇸
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 6 ай бұрын
Turkiga afgambigiisa Arimo waaween o ladamacsanyahay ayeey horudhac uyihiin waa sheeko kiristanka marekanka wadaan.
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 6 ай бұрын
6:11 el-Hajj Malik el-Shabazz(Malcolm X) Magac cajiib ah
@Sport-Khayo
@Sport-Khayo 6 ай бұрын
Buuraha suradbaa u dheer hankana somalinimo, kuwasi iyaga ayaa cirka roob ku og xaqiiq
@deardevil1264
@deardevil1264 6 ай бұрын
Waa sax waa sidey doonaan
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 6 ай бұрын
الهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم 🎉
@walalkaweyn143
@walalkaweyn143 6 ай бұрын
Much love ❤❤❤
@AhmettPoitt
@AhmettPoitt 6 ай бұрын
Manta asalaamu calaykum namaad dhihin Mr omarow 😊
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 6 ай бұрын
😢😢😢 somali. Ilahy ba u maqan😢😢😢😢
@saynabcabdilaahi4143
@saynabcabdilaahi4143 6 ай бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@CadnaanAbdiQani
@CadnaanAbdiQani 6 ай бұрын
Adunyda wax hadhay ma jiro ee dalka 3 sedaxad diyar halo noqdo. 😂😂😂
@koomow966-le6ro
@koomow966-le6ro 6 ай бұрын
Scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@XamdaCali-q4d
@XamdaCali-q4d 6 ай бұрын
HERRO cumar inshaar ❤
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 6 ай бұрын
Shukran❤
@NimcoAdnan
@NimcoAdnan 6 ай бұрын
Ustaad ❤❤❤❤
@KayseahmedXuseen-tg8dr
@KayseahmedXuseen-tg8dr 6 ай бұрын
Xgee laga helayaa shere xirfad😢😢😢😢😢
@aamiiniid5103
@aamiiniid5103 6 ай бұрын
ana kuu haya qaar bilaash ah kuwani waa lacag
@amanijama9597
@amanijama9597 6 ай бұрын
Heesta xabashida walalka laga dhiganayo waa aad iyo aad ceeb waayan.
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 6 ай бұрын
Ha dhaco
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 6 ай бұрын
Ukraine ha dhacdo ruushku na ha guulaysto
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 6 ай бұрын
Laba gaaaloo is laayay maxaa kaaga kidhiisha😂😊
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc 6 ай бұрын
8:08 this point 😢😢😢illahy baa noo maqan hda somlia nahy 😢😢😢
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 6 ай бұрын
Dhibka soomaalida waa madaxda iyo qabyaalad
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 6 ай бұрын
Wlhy waa run waligay ma arkin somali dhac wadareed geysaneysa malin dhaweyd ayana is weydiinayey dadkii magalada oo dhan oo wado tuugo ah ma arkin
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 6 ай бұрын
السلام عليكم
@105pips
@105pips 6 ай бұрын
13:32 Taasu waa isla caddahay😂 Oo hada ma maahmaahdii ahayd Dhuusaa xaar igu noqotay😂 aa shaati iyo khamiis iigu xiree😂
@BoqolJirow-z2f
@BoqolJirow-z2f 6 ай бұрын
M.a mclin ogaansho❤❤❤❤❤
@WaaheenMedia
@WaaheenMedia 6 ай бұрын
CNN ayuu ku jiraa Somaliga Kenya
@sakisaed4636
@sakisaed4636 6 ай бұрын
Hadaan ahay muwaaadin reer hargeysa heesta muusa sameeeyey iyo 4ta taageersan somali baanu nahay xamar na waa magaaladaayadii waa soomaali nala dhalatey
@SjjsJssj
@SjjsJssj 6 ай бұрын
Masha allah wll ilaahay haku barakeeyo waxaana hubaa dadka reer somaliland inay kula midyihiin 80% intakale waa dad aan sax ahayba soomaalinimadooda oo oromo soo gashy iyo kuwo luuqadii nala bartay iyo kuwo uusan fikarkoodu sii dheereen balse dunidu waxaa kasocda dagaal dadban inta aan lagaarin kan 3aad ee adduunka waxaana hubaal ah in dagaalka 3 aad ee adduunka hadaynu maanta is gacan qabsan inaynu noqondono kuwa ay gumeestaan dalalka dariskooda Ethiopia iyo Kenya sababtoo ah xilligaasi waa xilliga bililiqadu ay banaantahy dhulbalaarsiguneh uu caadigayhy sitaas ay usuurtowdo waa inaad hada meel dhulka lagashaa oo meel diirada siisaarataa Ethiopiana waa dakad la,aan horuuna uyiri carruurtayda intii lagumeesan lahaa hadda inaa waxkumeesano wax inoo dhaamo maleh oo dadbn khudbad uu jeediyay buu saas kuyiri marka umadi hadday isku talin waydo waaloo taliyaa waxaanse ilaahay kabarya yaa in uu umadaan 35 sano bilaa micbadaro isku laayey inuu kadhiga kuwa isjecel oo islaamkana isku difaaca tankale Palestine waxay ahaayeen kuwa sideenaa uu iyagu inta isnacay doorbiday Israel inay dhaweestaan waadna aragtaa maantay tan heesata oo iyagiibaaba layiri dhulkaan kabaxa waana xaqiiqatan wxy iyagu isku keeneen intay isku maqnaayeen oo qabiil qabiil isku laayaayeen baaba waxaa waagu kubaryey iyagoo lagu balaarty oo awoodna laga badan yhy
@MaxamedRaage-d4y
@MaxamedRaage-d4y 6 ай бұрын
​@@SjjsJssjweliba waxa la odhon kara100/90 wa dad somalinimada jecel
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 6 ай бұрын
Waanku sugaynay. Wll❤
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 ай бұрын
Allow soo dadaji Muslimka waxba uma dhowrna
@Zakariexarago22
@Zakariexarago22 6 ай бұрын
Asc omar inshaar walal qaaliya Ustaad waxan rabaa inaad kasoohadashid taliyihii hore ee dubai hadalada uu yiri israaiil ayada ayaa leh dhaamaan casumadaha carabta xaqbayna uleeyihiin dhulka falastiniyiinta kama ana aysan imaan california hadalkaaan amakaga iyo fajaca ah
@Rooxaani
@Rooxaani 6 ай бұрын
waa siyaasaad heestaasi shacabka wax kama galin , labada dhinacba . siyaasiyiin ayaa isku weeraraya ereyadaas. adigu dadka, shacabka ha isku dirin.
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 6 ай бұрын
Kacdoonkii maraykanka aya sidaan ku bilowday Canshuur lagu kordhiye kadibne isu badalay gumaysi diidki dhidibada loogu taagay maraynkanka manta dhuunta naga hayo.
@EFURAAT
@EFURAAT 6 ай бұрын
Dad gaajaysan ayaa wax dhaca Kenya waa daa gaajaysan halka somalidu Ka qanisan yihiin 🇸🇴🤟
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 6 ай бұрын
Wll somali cidka gaajo badan ma jirto ee khiyaaliga iska daa
@abukarcanka5741
@abukarcanka5741 6 ай бұрын
Faqriga luugu shegaayo ma ahan lacagta ee waa qalbiga ee taas ogaaw sxb​@@jaamacmaxamed1401
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 6 ай бұрын
Aduunka somaliya ugu saboolsan oo ugu danbeysa ee ader khiyaaliga iska daa kenyanku waaa ku goboladaada sida xayawanka ku kala ilaalinaya
@haa8793
@haa8793 6 ай бұрын
​@@jaamacmaxamed1401Ben maxad isushegtay madax dagtay
@haa8793
@haa8793 6 ай бұрын
​@@SayidSiciid-q2k adunka anaga ayaa oga qanisan ayago loan ribo wxwalbo xarana hesto ayan kaqanisanhy
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Waxaad ubaahantahay in dhabta Lagu Saaro Mudane .
26:07
OGAANSHO
Рет қаралды 37 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН