Safarka lagu safro bada waaban ka baqda illahay qadatti
@Johnstones212 күн бұрын
Ifiyow wll waxa rawaa inaa kuso sameeyo background aa qisooyinka saarto hde macquul tahy Azxbey like ii saaro su u arko ifiye🫶❤️
@DekaDahirAhmed12 күн бұрын
First comment
@maxamedmarket12 күн бұрын
ku saliya Nabi muxammed
@YaasminYaasmin-rq2cw12 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@MUSTAFEDARUURКүн бұрын
m.a
@ayuubasad314912 күн бұрын
Frst coment
@Moh_media4512 күн бұрын
Waaka haye talye❤
@AbdirahmanGeedi-g3t12 күн бұрын
Markabka calanka somalia 🇸🇴 maa ku sawirn😂😂
@AishaMohamoud-j3d12 күн бұрын
Waan ku salaamey wllky ifiye labada channel wan ku xiranahay waxad tahay youtuberka kowad ee soomaali saaid ugu xiranahay waxan umaleynaya ma jiro vedio labada channel yaala ee anan dawan I'm big fan of you dadka iga baroh magacaygu waa Aisha
@cawaalemohametofficial12 күн бұрын
Wad mahadsan thy wllshy saad noogu xiran thy 😂
@tiimwaaberichannel470312 күн бұрын
Cminfiye wallaahi wan kuxiisay halmalin hadan dhagesanin qisoyinka masexan karo sxb sobadi❤
@SayidMaxumed12 күн бұрын
Ala haku sharfo zxp ifiye
@shukriindhoos12 күн бұрын
Ileyso Zxp 1m I.a❤
@FadumoAli-n3e12 күн бұрын
Love you❤❤❤❤❤ 200k comin soon
@faargaar124312 күн бұрын
Legend ifiye ❤
@horrorleageu12 күн бұрын
Ifiyo manugu booday teamka hororka like❤
@cabdulahisalaadmaxamad604412 күн бұрын
Laakta waan saray marhora saxib
@FadumoAli-z6h12 күн бұрын
qofkii ugu horeyey ee dawada
@MSSMISKINEYYY12 күн бұрын
Beentaada waaye 😂😂
@YuusufomarMohamed12 күн бұрын
Ifiyow ❤❤❤😊
@ShakirAxmed-j9m7 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤
@AxmedCabdi-rg5us11 күн бұрын
Soobadi zxp walalkay dar ilaahay baan kuu jeclahay wllhi soobadi muuqalada noocan ah
@Awilooww12 күн бұрын
ifiye sxb waqti cayiman aan ku tala galno soo gali muuqalada si uu muuqalkuna u qarxo..❤🎉
@QueenXilkas-z1p12 күн бұрын
Wan kaaheynaa wll❤❤
@Caaqilak12 күн бұрын
Saxiib maalmahani waad soo daahi saaa sheekooyinka
@cadeyadan5112 күн бұрын
Ileys Ana ugu cansan 😂😂
@ZakiMahamed-xw9xx12 күн бұрын
Markabka calanka soomaaliya ku sawiran bee😮
@muctazfatxi434912 күн бұрын
Hurdo ayaa is kalaa sxb hada seexana waxaan idinka soo salaamayaa djibouti 🇩🇯
@MaxamedDaakir-g8e12 күн бұрын
Ifiye man 👨 ❤🎉
@ZakiPoy-l3o12 күн бұрын
Asc❤❤❤
@naimaboor564612 күн бұрын
i like this story
@RAASHID__5t12 күн бұрын
Mr ifiye 😁
@AbdiGuuhad3 күн бұрын
Allah knows what is the best for his people
@AbdiGuuhad3 күн бұрын
Very interesting 👌
@Baananews12 күн бұрын
Shekadan o kale so badi kuna so dar kuwa ay dadka wax badan aqon ka kororsadan si ay ula socdan adunka mahadsanid
@NajmoAweys-q9s12 күн бұрын
Zxp waxaan naga dhaaf Uugadan waxa kale noo soday plz 🙏 pro janalka wax ba Dan Ayaan ku. Xerannahay plz naga dhaaf tuganimadan pro plz 🙏 plz🎉❤
@hamse6612 күн бұрын
I'm first
@kolyeedh111 күн бұрын
Alaabtii jini jiniga ayaan rabnaa caalamka caadiga aha waan ku daalnay caalamka qarsoon ayaan usoconaa 😅
@NADIAMOUSSEMAHAMOUDNadiaMousse12 күн бұрын
Story hacker please ❤❤🎉
@koofichannel12 күн бұрын
Waw waa sheeko mcn
@WiilBaraaziil-mr2en12 күн бұрын
Ifiye waa ku slmy zxp❤❤
@RoodaAadanXasan12 күн бұрын
qisoyin jin ah noso gali😊❤
@tiimwaaberichannel470312 күн бұрын
Hhhhhhhh
@Maxamed20s12 күн бұрын
Hurdada maa dhibaataysan adi😂
@ismaaciilibraahim398012 күн бұрын
Hal talo ayaa ku siinayaa mar kastoo aad daawanayso qisooyinka kusaab san jinka waa inaad aqrisataa aayatul kursi in ta aadaawan kahor qisooyinkaan maxaayeele jinku waa uu imaadaa meelkastoo uu magiciisu ka maqlo gaar ahaan gabdhaha ayuu ugaarsadaa
shekoyinkga markan shaqada ku jiraa aad u dhageystaa ilaaba heer aan gaaray danbi baare farta ka xiran lacg mid laga xaday 5 min ku so saray qofka xaday qofkle ma ahan wa aniga 😂😂
@Zara13s12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@osmanboukah156712 күн бұрын
Asc wr wb somali maxamed
@Baananews12 күн бұрын
Waxa laga faidey afdub fashilmay nimankina abu khalid aya ku ciyaray qorshaha in u wax kala warejiyo ayey hayd Lkn ma dhicin dadki markabka sarna aya lo daneyey midka lacunay xisabata ayuu dheri ku aha sida ayan lagu xali yey jawabti