4-ta Awoodood Ee Maraykanka iyo Reer Galbeedka u Suurto Geliyay in Aduunka Maamulan.┇Sh Mustafe

  Рет қаралды 198,504

Daarul Kheyr

Daarul Kheyr

Күн бұрын

✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
#DaarulKheyr
#Subscribe
#Like
#shjabuuti
Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Nagala Soo Xidhiidh
_______________________________
daarul.kheyr908@gmail.com
🔗Instagram:- / daarul_khayr
🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
🔗 KZbin:- / daarulkheyr

Пікірлер: 96
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 11 ай бұрын
Afarta qodob ee reer galbeedku aduunka ku maamulaan 1. Samaynta hubka iyo ka fasidaysiga dagaalada 2.soo saarida shidaalka iyo maamulada dhaqaalihiisa 3.hogaaminta nidaamka caalamiga ah ee united nations 4.isticmaalka warbahinta
@CabdilahiiAxmed
@CabdilahiiAxmed Ай бұрын
😊0
@mohadalmaryare285
@mohadalmaryare285 23 күн бұрын
Sh.mustafa videowyashisa dadka saan uma falanqeeyan somalida waxan isdhaha malaha dadka siday uga faaloodaan muqalada kale hadii inta saas ugu soo yaaci lahaayeen way nookala kici leheed dhanbadan
@husseinibrahim5438
@husseinibrahim5438 11 ай бұрын
MA SHA ALLAH SHEIKH MUSTAFA HAJJI ISMAIL MAY ALLAH REWARD YOU ABUNDANTLY ALLAHUMMA AMEEN .
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 11 ай бұрын
الحفيقه
@Waraami
@Waraami 9 ай бұрын
Mashaa allaah ilaahay caqliga ha kuu daayo
@zaharahussein5280
@zaharahussein5280 11 ай бұрын
Masha allaah tabarkalaah gacantii sareye seye allaah ha ka dhigo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Jzakalaah kheyr sheikh mustafe
@MaymuunAliMohamud
@MaymuunAliMohamud 9 ай бұрын
اللهم إن كانت الحياة خيرا لي أحيني وإن كانت الوفاة خيرا لي فتوفني يارب خدني من هذه الدنيا وأنت راضا عني ياأرحم الراحمين تعبت من الفقر ياالله رحمتك يارب العالمين مافي أحد يرحمني غيرك ياالله ارجوك ساعدني ياأرحم الراحمين امتني على خير ياأرحم الراحمين ياالله ياالله ياالله 😭
@abdillahiaouledaouled1970
@abdillahiaouledaouled1970 3 ай бұрын
😊😊00😊
@zakiyaali9192
@zakiyaali9192 10 ай бұрын
Sheekh mustafa khayr allaha siiyo .. qoyska rokfillar waa yuhuud.
@museyussuf9834
@museyussuf9834 10 ай бұрын
Jazaakumullaah khayr sh Mustafe iyo Daarulshifa dedaalkiina iyo sidaad noogu soo gudbiseen muxaadaradan.
@hdare4558
@hdare4558 9 ай бұрын
Mashallah Shikh Mustafa Allaha ku naxariisto aduunyo iyo akhiro.
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 9 ай бұрын
Cimriga allha kuu barakeeyo
@abdiwahidsanka4752
@abdiwahidsanka4752 10 ай бұрын
Masha allah may allah give you long life heathtly
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 11 ай бұрын
اللهم أنصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 11 ай бұрын
Maansha allaah’ sheekh mustafe waa Madaxii culuunta, Allaa kuu fududeeyey, Allana ha kuu siyaadiyo.
@ksc8298
@ksc8298 11 ай бұрын
Hooyadaa buu shiikh uyahay dhul harti yuusan imaan ninkaas
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 11 ай бұрын
@@ksc8298 hooyaday maxaa ku gaadhsiiyay? Hartidu se waayo? Isaga u sheeg dhulkaad leedahay yuuna iman Maxad aniga iigu sheegi Afxumo iyo dhaqan xumo hayla iman Bitch
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 11 ай бұрын
​@@ksc8298inaalilahi waa inalilahi rajacun somalida dawlad la.aanta iyo qabyaladu uma horsedin jaahlii kaliya e xaanuno dhimirka ahna way ukeentay sawti culimada xuushmayn jiirtay umada somaliyed shekhani kama hadlo qudhunka somalidu dhiga iskaga dadinayso dawladi somaliya hore xilgi siyad bare wuka amusaxata wuxu dhaha madonayo dawlada somaliyed inan wx kashego
@CabdinaasirMaxamed-fw1jr
@CabdinaasirMaxamed-fw1jr 8 ай бұрын
Waa faajire hala caaytamin
@xuseen3980
@xuseen3980 11 ай бұрын
Run wèeye sheekh
@abdirahmanafrah9751
@abdirahmanafrah9751 11 ай бұрын
Sheekh mustafe masha alaah alaha ku xafido ankana Sidon kale
@mop01-r4f
@mop01-r4f 11 ай бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs 4 ай бұрын
Swc swc❤
@Lulu-kp7ef
@Lulu-kp7ef 11 ай бұрын
Mashaa Allah. Barakallahu fiikum yaa Sheikh.
@Teamiskaabuuloshow
@Teamiskaabuuloshow 10 ай бұрын
great great shekh mustafe
@cabduqadirpoasana4249
@cabduqadirpoasana4249 11 ай бұрын
soodhamestir muqalka sh horay wyu ugahadalay
@Aarrow88
@Aarrow88 10 ай бұрын
- Industrial weapons -Oil/banks -Governercy and institutions -Media
@axmedgarabcase2936
@axmedgarabcase2936 10 ай бұрын
May Allah bless you sheikh
@Kaltuma-db9lu
@Kaltuma-db9lu 10 ай бұрын
May Allah give you long healthy life
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 10 ай бұрын
Asc wll shiikh mustafow jazaaka Allah khayral jazaa aduun iyo aakhiro markasta waxaad cadeysaa xaqa xaaladaha hahumaatee ma tihid sida culamada kale xaqa ugu caamuseen iyaga oo og cabsi gaalo darteed
@mariaadow9704
@mariaadow9704 11 ай бұрын
guuul insha Allah 🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 8 ай бұрын
Ah mustafa ismail harun xafidahullah❤❤
@CabdicasiisFaarax-ye5ks
@CabdicasiisFaarax-ye5ks Ай бұрын
Masha allah
@IbraahimmAbddi
@IbraahimmAbddi 15 күн бұрын
Masha allaah s
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 11 ай бұрын
Palestine 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@MaxamedCali-c7g
@MaxamedCali-c7g 10 ай бұрын
Qofkii carabi fahmayo dr-ka uu sheekha sheegayo waa cabdale nafiisi videoga uu ugu hadlaye waa taxane videoyaalo ah ooka dhaho اللقاء مع النفيسي Wariye camaar la dhaho ka qaaday
@Khalidmaxamedxasan
@Khalidmaxamedxasan 11 ай бұрын
mawduuc qoto dheer oo fahankiisu sareeyo
@AhmedHassan-di6vb
@AhmedHassan-di6vb 11 ай бұрын
Raxmada Ilaahey samadey kasoo degtaa,laakiin hadda reer falastiin bam baa kagasoo daadanaya ee inuu ilaahey raxmad ugu bedelo aamiin dhaha,
@maxameddaqare126
@maxameddaqare126 9 ай бұрын
❤😂🎉😢😮😅jassaa.allaahhu.khaayrru.jassaa
@MuxumedCisman
@MuxumedCisman 4 ай бұрын
❤❤❤
@MuxumedCisman
@MuxumedCisman 4 ай бұрын
💚💙🤎
@XalkaCade-w1k
@XalkaCade-w1k 5 ай бұрын
@shabeel7467
@shabeel7467 9 ай бұрын
Wadaadow bal ururka argagixisada ah ee wadaado badan oo reer Somaliland ahi ka mid yihiin ee dhibaatada kawada wadanka AI Ictisaam ka waran intaynaan caalamka kale u gudbin.
@moh4127
@moh4127 11 ай бұрын
Meel waayo hore lagu kala tegay oo la qabsaday baan falastiin iyo muslim ka sheekaynaynaa
@imranmaailm8110
@imranmaailm8110 11 ай бұрын
Xasuuqii lasanood sheikhu wali Kama hadlin Xataa tacso kamadirin
@Fatma_932
@Fatma_932 11 ай бұрын
Muxaadarooyinka so dhamays tira ama Iska daaya intii nuxurka lahayd baad kaso tagten maxa laga faaidayaa?
@fosihissein-x3v
@fosihissein-x3v 11 ай бұрын
waa basrti hore intaanay daalibaan qabsan afgaanistaan,waa muhiim wuxuu siisheego waa la arkaa odoroska
@Fatma_932
@Fatma_932 11 ай бұрын
@@fosihissein-x3v iyada oo dhamays tiran maxaa ku qoran muxaadarada wll
@hctvs0mali327
@hctvs0mali327 16 күн бұрын
Na skhrissnaysaa og 3:08 3:08 yoow adoo 3:08 3:08
@noorbulle1207
@noorbulle1207 11 ай бұрын
I can’t put better than this
@ksc8298
@ksc8298 11 ай бұрын
Cid haday riyoinayso adaa riyoonaya dagaalkii laascaanood isaaqu dadka iska layn jireen baa raganimo ka hadli lahyd nasiib daro dadka ku dhagaysanayaan layaabay
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 11 ай бұрын
Waar sheekha ka xishoo
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs 4 ай бұрын
Jamacadaha gaalada dadka.kasoo baxo ayaa wadanka qasaa diina aqonin waxay raban dibmqaradiyad wax diinta.ogalayn wadan allaha soo hanunshaa sharciga islaamka dhagu filan
@MaxamedcabdiwaliMaxamedcab-c2h
@MaxamedcabdiwaliMaxamedcab-c2h 11 ай бұрын
Walaalkay 20 dollar igu caawi iina soo jawaab
@ya3746
@ya3746 11 ай бұрын
War adeerkaa muuse xasuuqa geestey afka ka xiratey hadana wax wada ognahay hanooga sheekeyn Munaafiq yahow Xaqa ka carara Adeerka magaalo Dhan caruur iyo maato ku xasdqay Hargeysa joogtey Beena hawaasyahow
@ruushkarushka1453
@ruushkarushka1453 11 ай бұрын
😢😢😢 alle ka cabso wll
@ifrahabdulkareem6028
@ifrahabdulkareem6028 11 ай бұрын
AFKA KA JEEDI SHEEKHA . QALBIGA AYAA KU BUKA OO QABYALADA KAA DISHEE. MARKII ISAAQA LA LAYNAYEY MAXAD U SHEEGI WAYDAAN DOQON. ALLA KAMA CABSADE. SH. MUSTAFAD KU WAALATEENE CIIL QABAYAAL YAHOW. WAXBA KUMA QAADI KARTAAN.
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 11 ай бұрын
Subxanalah
@hawahussein498
@hawahussein498 11 ай бұрын
Subxaana'Allah wa Malikilquduus. Wadaada da yaan la af lagaadeyn, boowe. Wbt🥰
@mariaadow9704
@mariaadow9704 11 ай бұрын
ku saliya nabiga❤
@HodanaadanQueen-rg1rg
@HodanaadanQueen-rg1rg 11 ай бұрын
Masha allah
@hamudmohyadin2151
@hamudmohyadin2151 8 ай бұрын
Dadkeena somaliyeed ma israbaan hadana 🥲
@imranmaailm8110
@imranmaailm8110 11 ай бұрын
Xasuuqii lasanood sheikhu wali Kama hadlin Xataa tacso kamadirin
@abdirahmansayid1040
@abdirahmansayid1040 11 ай бұрын
Laascaanod mxy tahy xisho nio jaahil ba tahe
@YoonisAbdi-cr9mg
@YoonisAbdi-cr9mg 9 ай бұрын
Maan gaab baatahy 😅😅😅
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 11 ай бұрын
اللهم أنصر الإسلام والمسلمين وأدل الشرك والمشركين ودمر اعداء ك اعداء الدين يا رب العالمين
@KhadarCfood
@KhadarCfood 11 ай бұрын
Masha Allah sheekh mustafe xaaji ismaaciil harun ❤😢
@yousufSSFS
@yousufSSFS 10 ай бұрын
Bismillah Araxmaan Raxeem and Maxamed (SCW) is our prophet and Messenger let’s follow him
@YuusufBarabadoof
@YuusufBarabadoof 11 ай бұрын
Yes allaah only have power
@hasandaahir309
@hasandaahir309 10 ай бұрын
xadhka ay xidh xidheen ilhay ba furfuraya waa imtixaan muslimiintu marayaan
@maxameddaqare126
@maxameddaqare126 9 ай бұрын
Rabbiyawnawaafaji Amiinehellukhaayr Scwscwscwscwscwscw ❤😂🎉😢😮😅
@Aliiza21
@Aliiza21 9 ай бұрын
wiliged muslin gaal kama kuleysan wilina madhicin mana dhici donto ☪️✔
@abdallahassan2652
@abdallahassan2652 11 ай бұрын
Dadka bar baleh (ar gaala gaaal adunka wa kuraxestay) adiga leftada adunka yaku diidan wakuraxesan karta hada ugu tala gasho
@shamsocabdirsaq-ik7ur
@shamsocabdirsaq-ik7ur 11 ай бұрын
Illaahay ha naga qabto 😢😢😢😢
@sakixasan8511
@sakixasan8511 10 ай бұрын
Niow dadkan komant bixinaya maaney ogayn kuwa sheekhu sheegayo inay iyga yihiin waxay sooqorayaan luuqadii reer galbeedku ay usameeyen si uu ugu xukumo😒
@ismailcs7643
@ismailcs7643 10 ай бұрын
May Allah bestow His blessings upon Sheikh Mustafa. Religious leaders in the Islamic world should take inspiration from him and strive to educate themselves about geopolitics. As the younger generation, we should aim to follow in Sheikh Mustafa's footsteps, as he has dedicated his life to educating the world. May Allah protect him from all harm. Ameen!
@scwscw3047
@scwscw3047 10 ай бұрын
I like ur line . ❤
@Canjeex
@Canjeex 9 ай бұрын
Aamiin
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 11 ай бұрын
Masha-Allah Sheikh Mustafa is great great great philosopher of Somali nations. Congratulations
@AliDahirmohamed-cf9tb
@AliDahirmohamed-cf9tb 10 ай бұрын
You dont have to take permission for you're own security if you are capable to create a weapon that you believe it grantee youre security you have to do it. You dont ask PERMISSION any one.
@ادمادم-ط1ظ6ض
@ادمادم-ط1ظ6ض 9 ай бұрын
Waxba ma maamulaan
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 9 ай бұрын
Arabtu mxay hurdaan
@MohamedSalad-i3f
@MohamedSalad-i3f 22 күн бұрын
Carab maxaa adiga kugu xiray? 😢 dalkaga u tasho😅
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 22 күн бұрын
@@MohamedSalad-i3f dalkayga waa u tashtay waana somaliland 🤣
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 11 ай бұрын
Ya allahwaxasobaxay fuley nimadoda umadan ayey ku hos dhunta
@Khalidmaxamedxasan
@Khalidmaxamedxasan 11 ай бұрын
sh.mustafe masha allah ,sheekh malorankara xogta ama xadarada islaamku umadiyaarsana inay aqoon diiniha iyo mid madiba ama saynisba lajaanqado diimaha dhigoodaha .
@NewsFusion24
@NewsFusion24 11 ай бұрын
dhibta u wayni waa nimankaa xukunka iska haysta.
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 4 ай бұрын
Maya Xiligii muslimiinta awooda lahaayeen Ayaga ayaa ahaa hogaanka aqooneed , ciidameed , dhaqaaleed Muslimiinta waxay bud dhig u ahaayeen tiknoloojiyad badan oo maanta la adeegsado Sida computer ka , robot ka , qaliimada caafimada , diyaaradaha , kimistiriga waxaaba aas aasay aqoonyahan muslin ah aqoon badan oo la mid ahna waxaa aas aasay muslimiin Tan xigtana diinta islaanka waxay dhiiri gelisaa aqoonta Quraanka meeqo mar ayaad ku aragtay أفلا يعلمون ، أفلا يعملون ، أفلا يتفكرون ، أفلا يعقلون ، Iyo من سلك طريق يلتمس فيه علم سهل الله له طريقا إلى الجنة
@mohamedhagyabdirisaq9061
@mohamedhagyabdirisaq9061 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا ...اخي مطفي ...
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 11 ай бұрын
Allah haku xifdiyo sheeq
@CabdicasiisFaarax-ye5ks
@CabdicasiisFaarax-ye5ks Ай бұрын
Masha allah
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 10 ай бұрын
MashaAllah ❤
@fathiya5106
@fathiya5106 11 ай бұрын
❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲
@salmaali4539
@salmaali4539 11 ай бұрын
❤🇵🇸💔
@adamadam9084
@adamadam9084 10 ай бұрын
"the society has to want to change.and actively looking how to change. change isHuman culture and Allah help you finish"Sh. Mustafa
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 19 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,7 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 12 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,9 МЛН
HA QUUSAN WALIGAA !! | Sheekh Mustafe
10:43
RUNTA NOLOSHA
Рет қаралды 86 М.
QISO CAJIIB AH  BOQORKII SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
33:27
Xasilooni Media
Рет қаралды 128 М.
JAWAABTI SH MUSTAFE IYO COLIMO KAXUMAATAY👇🏻😭
13:17
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 241 М.
MUXAADARO CUSUB 2019- Dhibaatooyinka Qurbaha & Dadka waxay kala kulmeen | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:08:19
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 19 МЛН