5 farsamo ka baro Whatsapp Q.2aad (kuwa cusub ayaa ku jira 2021)

  Рет қаралды 82,144

iM252

iM252

Күн бұрын

Barnaamijka Whatsapp-ka marba wax cusub ayaa lagu soo kordhiyaa. Ka baro muuqaalkan farsamooyin cusub oo qaarkood goordhow lagu soo kordhiyey Whatsappka.
Fadlan la wadaag asxaabtaada, hoosna ugu yeer saaxiib aad la jeceshahay in uu ka faaideysto.
Muuqaalkan qeybtiisa 1aad: • 5 Farsamo muhiim ah ka...
/ im252
/ im252
/ im252real
/ im252real

Пікірлер: 414
@iM252
@iM252 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin saaxiibbayaal, waan idiin jecelahay kulligiin, farxad ku noolaada
@hooyouroon8981
@hooyouroon8981 3 жыл бұрын
Walaalayaal ii soo duceeya inoo alle janada iigu bishaareeyo🤲🤲
@amiiramowliid6997
@amiiramowliid6997 3 жыл бұрын
Aamiin Dhamanteenpa wllo
@nashaadumar5401
@nashaadumar5401 3 жыл бұрын
Thanks teacher .. 😇 i can't wait 200k 🥰.... i am first one .. say u congratulations to 200 k ..
@caajislaw3381
@caajislaw3381 3 жыл бұрын
Thanks your support for im252
@engineerapdaaa5307
@engineerapdaaa5307 3 жыл бұрын
Thanks ustaadi waxaan muhiim noo ah qodopka 4/5 tnxs teacher 🙏🙏
@cabdimaanka778
@cabdimaanka778 3 жыл бұрын
Tndhedhy
@abdirahmanabdirazak2364
@abdirahmanabdirazak2364 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad, aniga qodobka ugu dambeeya ayaa aad ii anfacay. Alla haku sharfo waxaad tahya macallin wax weyn walaalihiisa uga faa’ideeya
@nuriyeabdishafi1884
@nuriyeabdishafi1884 3 жыл бұрын
Lambarka 4 ayaan aad uga helay Maadaama ay wada fiican yihiin dhamaan Thanks teacher
@abdihayiaden3581
@abdihayiaden3581 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid wallky Gabi wan ka faaidey shukran
@yaasiinopameansking.5233
@yaasiinopameansking.5233 3 жыл бұрын
masha Allah wll mahadsanid guulayso oo faraxsanaw waligaa Allw ubarakee aqoonta uu bartay adigaa awood uleh arinkaas
@hassan.keykey783
@hassan.keykey783 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo 200k Intan lagaarin pro ✍✍💯💯💯💯🖐🖐🖐🖐😎😎
@cabdikariim1077
@cabdikariim1077 3 жыл бұрын
Chanelkan barnamijyada oo soo Galiyo wan Ku heystaa lgnd KP going 🙏
@abdulkadirali1929
@abdulkadirali1929 3 жыл бұрын
hamblyo ustaad 200k wa kugu sii hmblyeynaa
@captan_d
@captan_d 3 жыл бұрын
Masha Allah sxb dhamantood waan Ka helay mahaanid
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 3 жыл бұрын
Thank you so much you are best teacher i am very interesting the last one
@cabdiraxmaanfaarax9792
@cabdiraxmaanfaarax9792 3 жыл бұрын
Thnks macalin alaha kuxafido
@hamdieilmiawale7353
@hamdieilmiawale7353 3 жыл бұрын
Best quality photos and manage storage I like it and all of them is good thanks bro
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 жыл бұрын
Ar cimri dheer iyo cafimaad ilhy hku siyo
@hussein1800
@hussein1800 3 жыл бұрын
Mhdsanid engineer, dhammaan qodobada waan adeegsaday marka laga reebo midka u dambeeya.
@mohajaamus247
@mohajaamus247 3 жыл бұрын
Thanks qodobka udanbeeyay baan kaa faaiday
@ahmedfarah3073
@ahmedfarah3073 3 жыл бұрын
mahdsanid zxb wax badan ka faidnay
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 3 жыл бұрын
Intaba anoo ka faideystay wallhi billah hadaneh waxaa aad iyo aad iyo aad uga helay qodobka sawirka marka diraysid 1 time view ga eh ❤️💪💪💪💪 wallhi waa qodob aan hada kudhaqmi dono hadu alla idmo inta kale lkn wa celmi ogansho ubahan le iyo control/security lee eh 💪💪💪mahdsanid ustad ilahay ajar iyo xasanad hakasiyo insha allah 💪👏👏👏
@alixamari1031
@alixamari1031 3 жыл бұрын
Wcs walaal manshallh maxamed guulayso Eebe idankii wll viva IM252
@sadaxiyosagaalchannel5560
@sadaxiyosagaalchannel5560 3 жыл бұрын
waax kuleeyahay guul iyo gobanim
@qooleychanal3677
@qooleychanal3677 3 жыл бұрын
mahadsanid wallal qaaliya
@ustaadnuurchannel70
@ustaadnuurchannel70 3 жыл бұрын
masha ustaad wllhi waan kafaaidey all lkn si gaar ah 4 5 ayaanaad ugu faaidey
@apdiqanihaldhaa1516
@apdiqanihaldhaa1516 3 жыл бұрын
Congratulation Ustaad 200k im252 ❤️👋
@ahmednur9324
@ahmednur9324 Жыл бұрын
Mahadsanid walalkeen.
@abhayb7723
@abhayb7723 3 жыл бұрын
Qodobka u dambeeyay thank you
@sakicaduur1678
@sakicaduur1678 3 жыл бұрын
bro dhaman way iwada anfacen waxan kuleyahy wad mahadsantahy waxad tahy will faa ido u ah umda somaliyed keep going✋
@abdiaziiz3055
@abdiaziiz3055 3 жыл бұрын
Thank you pro 5 qodob aad ayaan ugu faiday
@firinyare2112
@firinyare2112 3 жыл бұрын
Mahadsanid mudane qodobka sayada sawirka iyo vidio ga
@nabadoonahmedmohammed3222
@nabadoonahmedmohammed3222 2 жыл бұрын
Thanks teacher
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 3 жыл бұрын
Masha allah qeebta look and qeebta sawirka hal mar ayaan ku heestaa ka aniga ahaanteyda
@sabr7291
@sabr7291 3 жыл бұрын
Dhaman waa muhiim lkn qodabka 5 waa kan ugu fiican
@farhanjay2637
@farhanjay2637 3 жыл бұрын
Masha allh bro alaha kuxafido wixiba cusbaa oo dhan wan kaa faaiiday thanks and keep going
@neamaabdullahi6441
@neamaabdullahi6441 3 жыл бұрын
Thnz hnoh mcn🙏❤
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
Mashallah
@mahmett9373
@mahmett9373 3 жыл бұрын
Qodobka ugu danbeyo besaa igu soo kordhisay mana aqri jirin asi xataa lkn inta kle aqoon buxdaa uleyahay. Wexe ahataba markasto mahadsanid
@abdulqadirmohasheekeeye7057
@abdulqadirmohasheekeeye7057 3 жыл бұрын
m.a zxp wad mahadsantahay
@abduqani4951
@abduqani4951 3 жыл бұрын
Are you good teacher
@dugsigaibnusiiriinquraanon6360
@dugsigaibnusiiriinquraanon6360 2 жыл бұрын
Sida la iskaga gaado qofka kaa xiriirsaday wgatsap kaaga im252 thank you
@abdirahmanciise2871
@abdirahmanciise2871 3 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid 😍🙏🙏
@Funny_moves
@Funny_moves 3 жыл бұрын
Pin Igu Qabo Ustaad maxamed guulayso 🥰🥰😘😘🥰🥰🥰🥰
@Geeskaihin
@Geeskaihin 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll maxamed
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
M.a thanks teacher dhamantood waa Ka faaidney weeyna fiican yihiin ❤️😍💯
@AhmedAli-tt2ms
@AhmedAli-tt2ms 3 жыл бұрын
Sxp waxad naga caawisaa iPhone,ka markaad aad ramin in aad WhatsApp,kaga habeenkaas isticmalin sida ugu fudud oo iskaga xiri kartid adoo rama in aad melaha kle oo baraha bulshada ah isticmashid waa mahadsantahay legend 👍👍👍
@mohamedabdi8748
@mohamedabdi8748 3 жыл бұрын
Asc wall masha Allah wad ku mahad santahy si ad nogu so gudbisi Allah haku xafido mahad sanid wall
@daacad-shariif
@daacad-shariif 3 жыл бұрын
Qodobka halka mar ee uu arko qofka wixii aad usoo dirtay . Midkaasaa iila muhiimsan sxp Wll GUUL ayaan kuu rajaynaa
@faadumokilar8062
@faadumokilar8062 3 жыл бұрын
Qodobka 3aad m.a hore usoco wll
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 3 жыл бұрын
WLL MAHADSANID DHAMAAN WAAN KA FAIDEYSAN DONA I.A.
@zagalibra2951
@zagalibra2951 3 жыл бұрын
Thanks macalin 5 qodob waan kahelay mahafsnd
@fahmiiifasitaa9316
@fahmiiifasitaa9316 3 жыл бұрын
3 ayyan ka fa'idey thanks
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
Waa qodobka 4-aad ustaad
@tienshealthandwealth3137
@tienshealthandwealth3137 3 жыл бұрын
Qodobka 4aad ayaan kafaa'iiday mahadsanid
@mohammedabdi8172
@mohammedabdi8172 3 жыл бұрын
Walahay sxb 5 tuba waa muhuum thanks 😊 🙏 very much
@nurfarah9970
@nurfarah9970 3 жыл бұрын
Thanks IM252
@yaxyekadheeri7128
@yaxyekadheeri7128 3 жыл бұрын
Waxa badan ka faaiday thanks teacher
@calibinucaliyoutubechannel663
@calibinucaliyoutubechannel663 2 жыл бұрын
mahadsanid sxib
@cmcofficial2263
@cmcofficial2263 3 жыл бұрын
Thank You Ustaad
@goldenboy7558
@goldenboy7558 3 жыл бұрын
Qaybta sawirka halmar oo kaliya thanks
@khayr-media
@khayr-media 3 жыл бұрын
M,a keep going
@zubeirdjama2442
@zubeirdjama2442 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@caadiluk3454
@caadiluk3454 3 жыл бұрын
Thnkx libaah
@zamzamomar5502
@zamzamomar5502 3 жыл бұрын
lumberka 4 ayaa aad I anfacay allaaah haku xafido walal
@qalanjoqalanjo7705
@qalanjoqalanjo7705 3 жыл бұрын
Thanks wllo qodubka afaraad ka faiday ❤️✋
@laylaciise4010
@laylaciise4010 3 жыл бұрын
Number 4 is the best
@ruushkarushka1453
@ruushkarushka1453 3 жыл бұрын
Ustaaad su, aal waa mxy what's up business status culeezka keenayo fdln iga so jwb su asha plz and plz
@cawaleliban6853
@cawaleliban6853 3 жыл бұрын
Masha Allah waan ka helay dhamaantood.
@ismailabdulkadir4863
@ismailabdulkadir4863 3 жыл бұрын
thank you teacher wlhi wax badan kaa faiday abalkaqa ma gudi karo
@walaltigerofficial3568
@walaltigerofficial3568 3 жыл бұрын
Qodobka 3aad kaa faaiday ustaad💖👋
@Ifkanolasha-zu7eq
@Ifkanolasha-zu7eq 3 жыл бұрын
Masha allah wllo maxamed nuur
@abdelaabrosh4873
@abdelaabrosh4873 3 жыл бұрын
mashaa allah like you
@omarisse9525
@omarisse9525 Жыл бұрын
Thanks bro
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 3 жыл бұрын
Masha allah keep going waan ku so biiray yotupkaga waxaadna ka hadashaaa faaidiidyin muhiiim ah
@abdirihmanhusenmahamed6479
@abdirihmanhusenmahamed6479 3 жыл бұрын
جزاك الله
@jamaabdullahi3006
@jamaabdullahi3006 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan thy ustaad.
@mahadmohamed1962
@mahadmohamed1962 2 жыл бұрын
Qodobka cusub oo hada lagu soo darey waadna mahadsanid maxamed im252
@bishuwaayosahal8971
@bishuwaayosahal8971 2 жыл бұрын
Waa side aaya lika xidha mashaysaka
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 3 жыл бұрын
Masha allah ustaaduna wallhi kulli waan ka faideystay wana qodobo muhiim ino eh thanks alot insha allah 200k coming soon ka usiii dabal dagena hadu alla idmo 🙄❤️❤️💪🏆🙏
@qaasimcrashiid4726
@qaasimcrashiid4726 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@gureyyare4707
@gureyyare4707 3 жыл бұрын
Ustaad qaybta Best quality tiga xgee lga tagayaa plz
@charmaakehasan4768
@charmaakehasan4768 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@ahmedrays4784
@ahmedrays4784 3 жыл бұрын
Thanks wll 🙏💯
@maxamuudcabdiradmanmaxamed9887
@maxamuudcabdiradmanmaxamed9887 3 жыл бұрын
teacher go ahead thank you
@garashadaguusha2031
@garashadaguusha2031 3 жыл бұрын
Q. 5 iyo 4 Mahadsanud
@shuceybabdirahmanabdulle3324
@shuceybabdirahmanabdulle3324 3 жыл бұрын
M.a 4 qodob oo faa idaa ka bartay ustad allaha ku xafido
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri 3 жыл бұрын
Macalin sare. shukran
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 3 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad♥️
@mohamedkarama104
@mohamedkarama104 3 жыл бұрын
Thanks sxb balse lakin iphone un baa laga sameyn karaa hawlahan miyaa andriond ma lehe
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 3 жыл бұрын
AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY.
@abdullahiothowhy4882
@abdullahiothowhy4882 3 жыл бұрын
mash Allah very quality video I get a lot
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Thanks sxb sare💯
@tiitecali9879
@tiitecali9879 3 жыл бұрын
Qodobka aan ugu jeclahay waa qodobka 3 aad.
@Fitaaxowpro8650
@Fitaaxowpro8650 3 жыл бұрын
qodabka 4raad aan layahy iga caawiya wllyal💯
@nazradaimond969
@nazradaimond969 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qaali👏
@alihassan4398
@alihassan4398 3 жыл бұрын
Asc wllshey am uxisay 💋❣️
@alihassan4398
@alihassan4398 3 жыл бұрын
Wllshey an uxisay sethy nazra❣️💋
@mohamedmuktar1631
@mohamedmuktar1631 3 жыл бұрын
Sxbka nolosha keep going
@abdiwahidhassan2292
@abdiwahidhassan2292 3 жыл бұрын
Good news waye Thanks man bro
@abdirahmanmahamoudbarkad7617
@abdirahmanmahamoudbarkad7617 3 жыл бұрын
Qodobka 4 aad❤️❤️💯
@imsack1264
@imsack1264 3 жыл бұрын
Waad mahad san tahay waLaL waan ka faaidnaaa
@abdimajiddek7782
@abdimajiddek7782 3 жыл бұрын
Teacher thanks Suaal Sidee ciyaar live ugu daawada IPhone 11 Ciyaaartas oo Arabic leh plz iso jwb
@nourahmedsaed_caaqilka.
@nourahmedsaed_caaqilka. 2 жыл бұрын
Macalim mid laga taga male mahadsanid
@willsoomaali1570
@willsoomaali1570 3 жыл бұрын
Im252 is good legend Legend is 🔙🥰❤❤❤✌
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 11 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 24 МЛН
Halista GB WhatsApp - HADDA Iska tir!
6:33
Eng Yuyu
Рет қаралды 23 М.
5 FARSAMO OO MUHIIM AH | WHATSAPP
2:36
Gulled Abraar
Рет қаралды 8 М.
Waa Maxay Stress ku?
8:15
Dr. Daud
Рет қаралды 13 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН