Alhamdulilah I had the best childhood with my family. Now I’m in my early twenties I knew my self till I was 16. Alhamdulilah❤❤ I have self esteem and I know my self worth.
@geenyoegal163516 күн бұрын
She’s so beautiful Masha Allah ❤
@HANAANCABAAS-v3z20 күн бұрын
I saw this video at the right time thank you my dear sister ❤🎉
@Mariammohamed2347121 күн бұрын
Iam so glad to hear this ❤ iam 18 years marwalba waxaa nalagu discrimination gareeyaa nin balse advice kaan wuu i anfacayaa thanks payo
@PinkXalimo21 күн бұрын
❤️❤️❤️
@hamdihussein262323 күн бұрын
Subhanallah, you are amazing. You talk about everything we are facing.
@PinkXalimo20 күн бұрын
Mahadsanid wllo❤️❤️❤️
@Seinab-k6c23 күн бұрын
Wa Talooyin Qiimo leh ❤❤❤
@Hibaaq-5922 күн бұрын
Abyo hadalkga ad ayn ugu helay dhiragalina waw i noqday wxn samestay coffe waxn aqristay buuq waxn hagajistey meel aan jawi qurux bdn ku qato waa mahadsan thy ❤❤❤❤🎉
@PinkXalimo22 күн бұрын
Mashallah abayo❤️❤️❤️ adiga mudan❤️❤️
@Nimcomaxamuud-o5v21 күн бұрын
Walhi waa runtaa abaayo dumarka somaliyed midaas waa lagusoo koriyay lkn ani kula fikirbanhy nin ma weyneeyo kaliya naftaydan xushmeeya waxaan ku qanacsanhyna waan sameeyaa
@HadiyaCalimaxamuud22 күн бұрын
Masha allah waad mahadsan tahay wllo jasakalaah khyr ❤
@Fihima66120 күн бұрын
Thank u hno u motivated us as a grils
@PinkXalimo20 күн бұрын
❤️❤️❤️
@Ziman-rf2zq22 күн бұрын
Thanks for you sharing advance advise ❤🎉🎉🎉
@aishakeef20 күн бұрын
Masha'allah like it the video💯
@BarwakoIsa23 күн бұрын
Weligeey nin ma baryin jeceel ma tuugin I was always the one oo la tuugo oo la baryo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alx. Nothing is better when a girl knows her worth and believes that she deserves everything ❤❤❤❤. Iminka 10 sano soo socda naftayda baan siiyay bc I’m a new immigrant and I need time to get used to the new things and the environment. I’m planning on moving to college soon.
@PinkXalimo22 күн бұрын
You can do it walalo❤️❤️❤️ inshallah everything will work out for you🤲
@BarwakoIsa23 күн бұрын
I love you sis and I love ur channel ❤❤❤❤❤ sisterhood 🎉🎉🎉🎉 girlhood 🎉🎉🎉🎉🎉 empowering
@PinkXalimo22 күн бұрын
Mahadsanid wllo❤️❤️❤️
@AyuzhYusuf21 күн бұрын
I like vedio gaga abyo ❤
@PinkXalimo21 күн бұрын
Mahadsanid wllo❤️
@AyuzhYusuf20 күн бұрын
@ 🫶🏾
@Nasteho64622 күн бұрын
Masha Allah tabarakalah walhi in channel kan wax badan iga badlo rajaynaya gabadh yaro smart ah Allah aqliga haku barakeeyo soo badina vedioyada wllo ❤❤
@PinkXalimo20 күн бұрын
Mahadsanid wllo❤️❤️❤️
@Nasteho64620 күн бұрын
@@PinkXalimo ada mudan wllo ❤️❤️❤️
@aishaMohamed-n1v23 күн бұрын
19 years ban jira mustaqbal ma lihi iyo rajoyin xasuus fiican oo horana ma haysto daqiiqad walba sidee iguso marta ugu nolada💔❤️🔥
@PinkXalimo22 күн бұрын
Abayo meel kuqor mustaqbalka aa rabtid. Ilaahi talo saaro wax walbo wuu u fudud yahey. Cilmi aa qadka ka baran kartaa. Wax aa sameeyni karin majirto. Niyada qeyr u sheeg. Ilaahi qalbadaada waxa kujiro wuu ogyahay. Inshallah kheyr wllo❤️❤️
@aishaMohamed-n1v20 күн бұрын
@@PinkXalimo mahad sanid qalbi insha Allah
@nadamahamoutz978422 күн бұрын
Walahi nin iga aargaastay waligay anoo ooyin iga oo hiyay kadib imika waaba isla qajila marka xasuusto barigoo adore myself
@PinkXalimo21 күн бұрын
Sorry wllo❤️ ilaahi baa kajaraayo🤲
@zakbaar_______730321 күн бұрын
abyo wax mkaa codsan kraa😍
@PinkXalimo21 күн бұрын
Maxaa codsaneeysaa?
@Ugaasoy22 күн бұрын
I swear marka xasusto yaranteydi wan ooya😢😢 waxan jeclan laha ina arki laha qof un hal wax i shega you know somalida na taboos koduna wa wax kale ba😩
@PinkXalimo21 күн бұрын
Same abayo 🫂 we didn’t know better lakin ilaahi aa qoray❤️ hada hadii gabdhaha yar wax usheegi kartid usheeg inshallah❤️❤️
@FartuunTahliil-my9ou22 күн бұрын
Wllo aniga waxaan sanadkaan 2025 galayaa 19 waayo aragnimo badan mahelin wali lkn adiga m.a cilmi waaleedahay lkn waxaa aad uwanaagsanaan leheyd hadii cilmiga adleedahay aad tintaada iyo qoortada dheer aad ku qarin leheed because ilaahey aktiisa in tinta laqarsan waayaa way kacareysiineysaa😢
@PinkXalimo21 күн бұрын
A.I wax ladhaho mataqaanaa? Musuwira fake eh u sameeyaa. Aniga ma ahan qofkaas, qof jiro oo nool ma ahan. Lakin adiga hadii dadka rabtid inaad u dacweeyso youtube furo
@canabiinadia20 күн бұрын
@@PinkXalimoani ma ahi kuku filan sister
@PinkXalimo20 күн бұрын
@@canabiinadia haa lakin sidaa dareemaayo inaa sheego waa xaqeeyga.
@canabiinadia20 күн бұрын
@@PinkXalimo ogow inaa taagero ku nahay qali
@MunaApdilaahi20 күн бұрын
Aniga dadayda 20 waxan joga guurigi hooyo waxa ila dhashay will aniga kaliya gabadh ah Shaqada xafada ila 5 sano inta jiray ila hada ana qabta waxna igama cawiyan😢Conto karin iyo nadafadba🥺Hada wadalay Shaqada Guriga aniga ma wajib Alle isaray bay igu tahay wllayal😭Xafada xishmad kuma haysti wajib may igu tahay ina kunolado 😭plz maxa sameya ani Hablo🥺🥺Hooyoday darted wax ana ku qanacsanayn ina usameyo wajib miya sis😭🥺
@canabiinadia20 күн бұрын
Marka hore waxbarashada maku jirtaaa hadee jawabtada haa thy u dulqado inta ka dhameyneyso waxbarashada malinta dhameysana isbar inaa shaqeysan karto hooyo usheek inadan awoodin howsha faraha badan
@MunaApdilaahi20 күн бұрын
@canabiinadia Thank you qli jamacad ban dhigta hada lkn Hada dhoho ma awodo ama an shaqada qaban wayo Hooyo way iHabaraysa Hadalo negative bay idhahaysa🥺sida wad ixasidaysa wad ila xintamaysa Waliga Hormar magadhaysid Habarba qabta🥺Hada shaqada qabtana walai qosla walai ducayna ani wan wareray hppti😒
@HaniCabdi-ip4df20 күн бұрын
@@MunaApdilaahiwllo iskaga dulqaado hooyana aad ula sheekayso u Dhawow dheh shaqadan badan ma qaban Kari caafimadkagana ka war hay wiilasha nadafada qolkooda dharkooda ha qabsadaan Sidookaleh waxbarashada nafta dul dhig waad yartahay bugaagta self development aad u akhri, buug soogado subaxii ku qor waxaad ka fakarayso waxaad dareemayso habeenki Sidookaleh qor waxaad dareemayso waxaad ku fikirayso waxaad ka faidaysa culayska badan inuu ka yaraado maskaxdada oo madhana aad sookacdo Sidookaleh dhibaatooyinka qor xalkoodana qor maalinkasta inay ka yaraadan ka cawinaysa please waxbarashada ku dadaal inaad shaqaystana ku dadaal and forget wax xidhiidh iyo jacyl naftaada awooda iskugu please and please waad ka bixi doonta da'ahaan inta aad jirto hadaan jiri lahaa waa waxa aan samayn lahaa.
@HaniCabdi-ip4df20 күн бұрын
@@MunaApdilaahibadanaa hablaha marka culays guriga ka soowajaho xal waxay u arkaan inay guursadan lkn waa waxa ugu xun ee gabadh samayso guriga hoyadaa xor baatahay cid ku daba socota majirto shaqo mooye waa iga talo dulqaado qli I hope inaadan xumaan u arag
@canabiinadia20 күн бұрын
@@MunaApdilaahi wiilasha dharkoda iyo qolka iyaga ha hagaajistan inta kale adiga qabo hoyo ku dheh curyaan ma aha howshoda ha qabsadan cunada bes u karinaaaa wixii naftada dhib ku ah ka fogow alle bari inu dhibka ka saaro
@Nimcomaxamuud-o5v21 күн бұрын
Dadka qaar waan kayaaba walhi qofka Bini aadamka adi ma xisaabinayside maxaa kaa khuseeya camaladiisa kaliya cilmigiisa iyo wuxuu kugu dhaamo uun ka qaado teeda kale gabdho mid aan idin sheego waligaa gabadh kula mida lagama xumaado guuleheega waayo dumarku waa lafdhabarta bulshada waana kugu ceeb adoo gabadha inaad gabadhkale mucaarad ku noqoto joojiya waxaas ok😊
@PinkXalimo20 күн бұрын
Mahadsanid wllo❤️❤️❤️
@nimcocabdifitah557120 күн бұрын
Caqliga allaha ku barakeyo wx runa ka hadashy sis🩷