5 Maxbuus maskaxdooda shiiley ayaa cashar u dhigey ilaaladii xabsiga waxayna u baxsadeen qaab aan..

  Рет қаралды 56,687

ILEYS

ILEYS

Ай бұрын

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Пікірлер: 223
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf 24 күн бұрын
Inbadan nabi moxamed sali scw saaxiib
@ClahiCabdirahman
@ClahiCabdirahman 28 күн бұрын
iiga balan qaad inad salada ilaalineysid 🥺😭
@nimcohaji4593
@nimcohaji4593 25 күн бұрын
Waa balan binu aadamka iyo ale swc ka dhaxeeya alle kuwi ilaliya ha inaga dhigo ❤😊
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 24 күн бұрын
@@nimcohaji4593
@CqaadirBashiir-oo2gn
@CqaadirBashiir-oo2gn 20 күн бұрын
​@@nimcohaji4593 aamiin walaalkeey😊😊🎉🎉
@ismaaciilibraahim3980
@ismaaciilibraahim3980 29 күн бұрын
Walaalayaal waan jiranahay ilaahay dartiisa ii soo duceeya
@MABRUUK
@MABRUUK 29 күн бұрын
Walal Alle Cafimad Taam ah oo deg deg ah haku siiyo Xanunka aad daremesidne Alle Danbi dhaf hakaga dhigo Allahumma Aamiin Ya Rabbi Sabar walalkey insh allh🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@fariha9470
@fariha9470 28 күн бұрын
Allah haku caafiyo wll
@ismaaciilibraahim3980
@ismaaciilibraahim3980 28 күн бұрын
جزاك الله خير يا إخواني
@abdisoomaane3034
@abdisoomaane3034 18 күн бұрын
@@ismaaciilibraahim3980 wll Allaha Ku cafiyo
@ShamsoMaxamed-xr3og
@ShamsoMaxamed-xr3og 29 күн бұрын
Saliga nabiga caleyhi salaatu wasalaam
@Fatxichannel218
@Fatxichannel218 28 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@Sihaameyy
@Sihaameyy 29 күн бұрын
Qisoyinkga in lakala dorta adag 😂 arabta 🔥 kuwan neh 🔥😂
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 29 күн бұрын
IFIYE SXB HORUMAR.DEG DEGA AYAN ILAAHAY KAAGA RAJAYNAYAA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ogaalka.
@Ogaalka. 28 күн бұрын
Haddaan ka shaqeen lahaa shirkadda Google million kabadan oo dad ay ayaan gaarsii lahaa muuqaaladaada sxb horay u soco malin ayaad noqonaysaa qof 10 million kaban insha'Allah ❤
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 29 күн бұрын
waxaan salamaata Inta Like ibtwe saarto sexan rabto i.a barina marke shaqada qaban rabaan dhagaysanaya legend🎉😂❤
@SmilingBicycle-gu3ye
@SmilingBicycle-gu3ye 29 күн бұрын
Me too
@Lamaaraa
@Lamaaraa 28 күн бұрын
Marka shaqa qapnaysid ina dhagaystid wax ka mcn mleh 😂❤
@abdiqanicumar6885
@abdiqanicumar6885 28 күн бұрын
😂😂😂😂 aad iyo aad
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 29 күн бұрын
wlhi caawa Farxadeyda lama qiyaasi karo Qisooyinkii aan aadka u jeclaa baad soo galisey wllo mahadsanid wllky 🙏♥️
@IqlaasMoha-rd7jk
@IqlaasMoha-rd7jk 28 күн бұрын
Maxaa u jeclaaty 😂😂😂❤
@FaasJen
@FaasJen 28 күн бұрын
Anaa cuno qoftas sas ujeclaatay
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 28 күн бұрын
@@FaasJen Subhanallah Qof aa jecelahy maa Ku yidhi Anuu Xanad caqli ah ma ilid wlhida Faaruqyow
@FaasJen
@FaasJen 28 күн бұрын
Afsomali,qaldan.halkan.loogama.baahno .reer.badiyo👎
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 28 күн бұрын
@@FaasJen oo Maka dhApa Keenaba Somali khaldan ku hadlay
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 29 күн бұрын
Waaa sugaaayay qiso noocan ah caawa ifiye thank you ❤
@somalipesmechanic6041
@somalipesmechanic6041 25 күн бұрын
Af-soomaali lama qorin ee far soomaali ayaa la qoray MUDANE IFIYE.❤
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 24 күн бұрын
Waa runtaa zxb far Somalia ayaa laqorey
@user-mu1ke7kc6y
@user-mu1ke7kc6y 16 күн бұрын
af somali aya la qoray hadi la dhaho iyo hadi la dhaho far somali aya la qoray waa iskumid ee naga da rabshada qof yahow will iyo gabadh waxa tahayba....
@user-tv5kh1lf9t
@user-tv5kh1lf9t 29 күн бұрын
Ana ugu horeyo wlhi ❤🎉ifiyow wlhi wan ku jeclahy wll mcn❤😊
@ILAYS11
@ILAYS11 29 күн бұрын
Sidokle wll qali
@nasrudinismailcali4463
@nasrudinismailcali4463 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤ thanks bro Qiso macaan ayay ahayd
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q 24 күн бұрын
Asalmucaleykum ku saliya rasuulka xabiibkeena muxammed scwscw scw scw scw scw scw scw scw nnkh nnkh nnkh nnkh nnkh nnkh scw scw ❤❤❤scw scw nnkh scw ManshaAllah,
@MohamedAke-u4u
@MohamedAke-u4u 29 күн бұрын
Ifiyow waaan kusalllamay shp🫡wxan ka mid ahy taaagerayasha marka shp guuul baan kurajeynaya❤ 3:24
@ILAYS11
@ILAYS11 28 күн бұрын
Mahadsanid sxb qali
@user-cg4fd9nv7j
@user-cg4fd9nv7j 19 күн бұрын
Ifiyow zxp lambarka ayan ubahanahay
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 29 күн бұрын
Coodkaga waaan jeclahy 🥰❤ifiyow😂
@AbdallahMoh-tz3mi
@AbdallahMoh-tz3mi 28 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@laylaali9203
@laylaali9203 28 күн бұрын
Movie gaan magacisa ii sheega sxbayaal aaan dawada waan ka helaay
@Sakabawaancajab
@Sakabawaancajab 28 күн бұрын
Qisooyin vip uu xiisnay xitaa adi qiso noo samee sxp ileen ifeyaa ahexee
@ameinrealone6852
@ameinrealone6852 25 күн бұрын
National Geographic Documentry!
@qadarcali727
@qadarcali727 28 күн бұрын
Mahdsanid sxb wixi baxsad iyo tuugnimo wanku haysta
@Liibandoor
@Liibandoor 29 күн бұрын
Ana ugu horeeya
@taliso889
@taliso889 28 күн бұрын
Qisoyinkan noo gu wad lee ku waan imaraayee😊
@user-cq2is3kp9x
@user-cq2is3kp9x 28 күн бұрын
Thanks ifiye qisooyinkaga aad u daawadaa wakhtiyada qaar baan hal qiso daaawada 6days oo ii socotaa kamana caajiso waayo qisaska aad u jeclay ❤
@YaaraCausman2
@YaaraCausman2 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@omarmohamudali1656
@omarmohamudali1656 29 күн бұрын
Carabta naga daa ifiyow maxaabiista noosoo badi bro
@maxamuudbk3636
@maxamuudbk3636 29 күн бұрын
Carabta waaba cenalka iftiinkiisee intee loo dhaafaa adeer shaydaanka iska naar😂
@Tsgchs
@Tsgchs 28 күн бұрын
Sidaadoo klaa ahaa Maalin tijaabiyay carabta Hada ayakaa ugu jeclhy
@captain__eagle
@captain__eagle 29 күн бұрын
Sxb noosoo badi xitaa isku si uma tabisid adiga ifiye ah laftaaada kuwaan baa relax ku dareemaysaa 🤣🙏
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 29 күн бұрын
Maxaabiistaan baa igu socota igada carabta😂😂😂
@MaaidoAhmed-hn2vb
@MaaidoAhmed-hn2vb 29 күн бұрын
Qisooyinka carabta Waa lama huraan waarna xaraarad
@user-ok1fw3qd3f
@user-ok1fw3qd3f 29 күн бұрын
Aniga muuqalka hada xaqiisa siiye lkn hurdo aa iheyso biri andawana insha allah❤❤
@yaasmiinismaaciil2
@yaasmiinismaaciil2 27 күн бұрын
Saaxiib aad umahsath wayo xilgii soomaaliga lamaray ayadnxsisay wakumhatsatahy🎉🎉🎉❤❤❤
@yaasmiinismaaciil2
@yaasmiinismaaciil2 16 күн бұрын
😅😅😅🤩🤩🥰🥰
@CabdicasiisMacamed-s6m
@CabdicasiisMacamed-s6m 23 күн бұрын
Sida 😂😂❤❤🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 28 күн бұрын
Rectangle; laydi. Waa shaxan afar geesle ah
@FatumaK
@FatumaK 25 күн бұрын
Qiso cabsi iyo ruxan ino sodig❤
@faarahsabdow3568
@faarahsabdow3568 29 күн бұрын
Most interested srories🙏 Keep going pro ifiye.
@richforever12
@richforever12 25 күн бұрын
sxb ileys salan saree ,,🫡🫡
@user-vs4ph1zm6y
@user-vs4ph1zm6y 29 күн бұрын
Asc manga waxan nord-sydlig qofki labad oo like sara qisadan thanks sxb
@RaaxoCabdiraxman
@RaaxoCabdiraxman 28 күн бұрын
Qisoyinka carabta kuheystaaaa
@MohamedAke-u4u
@MohamedAke-u4u 29 күн бұрын
Ifiyow waaan kusalllamay shp🫡wxan ka mid ahy taaagerayasha marka shp guuul baan kurajeynaya❤
@abdiqanicumar6885
@abdiqanicumar6885 28 күн бұрын
Ifiyaw qisoyinkan so badi laba bilod iyo badh kana ka hayna hadan nay asxabtii xarfaanta ❤❤❤❤
@WueenArwa
@WueenArwa 29 күн бұрын
Waan joogaa
@YuusufnuuradiinAxmed
@YuusufnuuradiinAxmed 28 күн бұрын
Asalamucaleykum walal qaali guul wacan insha ( allaah ) qeyr ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@cabduqaadirnuurcalicadoow8002
@cabduqaadirnuurcalicadoow8002 26 күн бұрын
Wwww sxb m,a mahadsanid noso Badi barnamijyadan
@CabdisalaancabdiqaadirhaaSaanu
@CabdisalaancabdiqaadirhaaSaanu 29 күн бұрын
❤❤🎉
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 28 күн бұрын
Ifiye ❤️❤️❤️
@manaaatcumar6022
@manaaatcumar6022 26 күн бұрын
Waa ku saalamy saxipy ❤
@shakraboss8916
@shakraboss8916 19 күн бұрын
Keap going ababa
@YoonisMaxamed-ud3rc
@YoonisMaxamed-ud3rc 28 күн бұрын
Wxn dawanaya muqalkan 5:46
@filsanquenn1006
@filsanquenn1006 28 күн бұрын
Maskax badana masha allah
@MohazeckHussein
@MohazeckHussein 28 күн бұрын
Ileyso kheyr Allah kusii walaal maadama ad nadahantay
@AhmadBille
@AhmadBille 28 күн бұрын
Horta su aal aa ku weydiiyo ifiye magacaaga saxda ah miyaa 🤔😂
@BacSaliid
@BacSaliid 15 күн бұрын
Nanes waye nio magacisa neh ma shego😂
@Baariyo
@Baariyo 29 күн бұрын
Qisadu 6 min bey tala wana liga so horeya ani wey in kasto o an jaclen in leyga so hor maro hadaney wey dhacday sxb guleyso mar walba ifiyow🎉❤❤
@user-fx2zs6kb2h
@user-fx2zs6kb2h 28 күн бұрын
Asc ifiye 🎉🎉🎉❤
@bilisey
@bilisey 29 күн бұрын
Mnta just jogaa😂🎉
@mohamedahmedmusse8778
@mohamedahmedmusse8778 Күн бұрын
Xaahiish ha odhan hashish waxa Laga isticmala Afghanistan ama Morroco si kale Hadan u dhigo Northern africa Waxa dhahda marijugana 👍 ama Cannabis
@user-mq7ei2hf1c
@user-mq7ei2hf1c 29 күн бұрын
First like😂
@SaynabCabdicasiis-md9pm
@SaynabCabdicasiis-md9pm 24 күн бұрын
Ifiye xarfaanta nosobadi🥺
@KhalifShekh
@KhalifShekh 28 күн бұрын
Zhp mahdsnid mdadma cosigeygiga aqbashay❤?????
@MubaarakAfcad
@MubaarakAfcad 28 күн бұрын
Ifitoyow shp ila waagii kartomada wakula socday shp❤
@soomalnesebet4181
@soomalnesebet4181 29 күн бұрын
Team macquul macquul😂❤😂❤🎉
@haldoorofficial8011
@haldoorofficial8011 28 күн бұрын
The legan
@Lamaaraa
@Lamaaraa 28 күн бұрын
Sugbal war xashiishka wax la cuno ma ahyn mia ama waxa waba la caba😭😂😂
@salmaandaahir5077
@salmaandaahir5077 3 күн бұрын
Waaka dhacsan tahyyy😂😂😂
@abdisoomaane3034
@abdisoomaane3034 22 күн бұрын
Mahdsanid 🎉
@MohamedAbdishakur-yz9sz
@MohamedAbdishakur-yz9sz 28 күн бұрын
Libaax libaax dhalay sax waaye
@CabdicasiisMacamed-s6m
@CabdicasiisMacamed-s6m 23 күн бұрын
😊😊
@moreosman1466
@moreosman1466 28 күн бұрын
Yes alaabtaan camal soo badi iyo kuwi haakaradi
@KillerBean136
@KillerBean136 29 күн бұрын
Tank you wllhi😢
@rycalloxuseen2719
@rycalloxuseen2719 24 күн бұрын
Inta markay seexanayaan qisooyinka dhageyta farta taaga😂❤
@haldoorofficial8011
@haldoorofficial8011 28 күн бұрын
Qisadiii iiigu macaned Abad
@user-cf5wm9gk4r
@user-cf5wm9gk4r 29 күн бұрын
Hi ileys 🙌
@Rgodan
@Rgodan 21 күн бұрын
Flimka magaciisa igu caawiya
@xabibaisaxaq8061
@xabibaisaxaq8061 15 күн бұрын
Waa caajib
@user-no6ml5gv1o
@user-no6ml5gv1o 28 күн бұрын
Woooow manta way gulaysten❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xf1eb2yn2s
@user-xf1eb2yn2s 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-tj3ky3nz4i
@user-tj3ky3nz4i 29 күн бұрын
❤❤❤❤
@Maahir6
@Maahir6 28 күн бұрын
Murugda ilaahey hanaga qaado😢
@SmilingBicycle-gu3ye
@SmilingBicycle-gu3ye 28 күн бұрын
Wlhi waan ku farxay iyagoona dad muslina aan ahayn markay wadankooda imadeen ee ay ooyeen waban ku dari gaaray wlhi dirqi ayaan isku qabtay 😢😢
@ridwanmohamedadare2701
@ridwanmohamedadare2701 27 күн бұрын
Rectangle: LAYDI
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI 28 күн бұрын
Ifiyow anika afarahan wanba ku warera bisinka 😂xarfanta dhan ikuma baxdo waan isku dhibaa bal codgaka 🔥😭
@Haboon-g4d
@Haboon-g4d 28 күн бұрын
😂 Wlhi hada waxa dagesanyo waxa baqathy ita badan ❤
@user-kp5vm6qy7n
@user-kp5vm6qy7n 29 күн бұрын
Muuqalka share sii dhaha wax dhipa inigu ma heysee ❤😊
@Munaismacilclaahi
@Munaismacilclaahi 29 күн бұрын
Oky 👍🏾😍
@Zeinab-adam
@Zeinab-adam 26 күн бұрын
Qisada waxaan ka Faidaynaa 1 . Inaad isku day samaysid aadna isdhiibin 2. Iskuduubnaanta.3 kalsonida 4 . Inaad waqtigaaga waxa ku muhiimka ah inaad galiso. 5 . Inaadan joojinin .6. Inaad dagaysatid aadna qaadatid hadalkisa qofka indheergaradka ah 7 . Inaadan isdhiibin waligaa. Ood nafsadaada aaminti
@wanbul5575
@wanbul5575 22 күн бұрын
❤️ku mahadsnthy inaa comment nola wadaagtay faaidooyinkaan
@wanbul5575
@wanbul5575 22 күн бұрын
Thanks ina Adan
@ifaaxAhmad-yb7cw
@ifaaxAhmad-yb7cw 29 күн бұрын
ifiye qisoyinki carabta away😢
@MaxamadAxmad-ws9mu
@MaxamadAxmad-ws9mu 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hidaayomudei
@hidaayomudei 16 күн бұрын
😊😊😊
@AftaxBashir
@AftaxBashir 25 күн бұрын
😊
@user-pk9ip1rv2l
@user-pk9ip1rv2l 29 күн бұрын
Wow
@AftaxBashir
@AftaxBashir 25 күн бұрын
@Abdibasid1
@Abdibasid1 28 күн бұрын
❤❤
@CabdicasiisMacamed-s6m
@CabdicasiisMacamed-s6m 23 күн бұрын
Iilajad❤❤
@user-yy8qq6rf7y
@user-yy8qq6rf7y 24 күн бұрын
Maxaan u xiisay IFIYOW 👍🏿
@FardowsoHassan-f7f
@FardowsoHassan-f7f 26 күн бұрын
Wlhi. Shekadan. Qosol. Igi dishayyy. Io. Farxd. Wye. 😂❤😊
@Amiir_Naaji
@Amiir_Naaji 11 күн бұрын
Alle isku daygu fiicanaa 😢😢
@safiamohamed5645
@safiamohamed5645 28 күн бұрын
waa iska kaftan
@Sahramuuse-k9f
@Sahramuuse-k9f 20 күн бұрын
Besty😂❤
@Zakisnm
@Zakisnm 18 күн бұрын
Inta looska soo cuntay naga daaya Dh..... aaan idinka daawano qisade 😂😂😂😂💨
@Cusman.13
@Cusman.13 28 күн бұрын
ZHP Thanks
@Motivation12870
@Motivation12870 28 күн бұрын
Markan ayaan ku daawan karaa ? Sxp balantii waad ka baxday oo aheyd inaad kanaalkan nosoo gelineyso qisoyinka xarfaanta marka balanteena hanaga jabin thanks ifiye
@munobilan2
@munobilan2 22 күн бұрын
Ifiyooow Kuwa jinka noooso badi qisooyinkaas
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 22 күн бұрын
Yuur
@c.qaadirmaxamad4567
@c.qaadirmaxamad4567 28 күн бұрын
Wan kusalaamay saxib
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Dagaalkii October | Carabta iyo Israa'iil | 1973kii
26:42
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 74 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 196 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
小蚂蚁那么小气干嘛!#火影忍者 #佐助 #家庭
0:26
火影忍者一家
Рет қаралды 8 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 21 МЛН