5 Qalad oo kaa hor istaagi kari inaad lacag ka sameysid FACEBOOK

  Рет қаралды 24,920

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

Күн бұрын

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/....
Telegram: t.me/abdishaku...

Пікірлер: 136
@Maxamedraage1
@Maxamedraage1 Жыл бұрын
Wlahi xalay kugu soo biiray waxaan dareemay inaan wax badan kaa faaiday thank you teacher alle haku xafido
@inaboqor
@inaboqor Жыл бұрын
Sxp suashaas habeen hore ayn ku weydiiyay masha allah wadna igaga so jwbty sxp waxan ku weydinaa page wadan kale ku xeran yahy hadi an somali muqalo kaso galiyo ma kiga aqbalaa sidaas thnks kabtan
@MahamudMahamedabdi-rj8ob
@MahamudMahamedabdi-rj8ob 4 ай бұрын
Thank you sual
@Shanlayste
@Shanlayste Жыл бұрын
Qof kii ugu horeeyay oo arka vedio gaan ❤❤❤❤
@MohaMubrk
@MohaMubrk 8 ай бұрын
Lajin guuleeso zxp
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 11 ай бұрын
Zxp ane iga haysata fece bock porflka
@ahmedofficial260
@ahmedofficial260 Жыл бұрын
10 Arday cryptocurrency inaa guuleysto rajeynaa i.a 🤲☪️
@salmanosman3966
@salmanosman3966 10 ай бұрын
Thanks
@Sharmaarkinho
@Sharmaarkinho Жыл бұрын
Wad madsantay wll
@MubarackMohamud-mc3sk
@MubarackMohamud-mc3sk Жыл бұрын
cabdisha kuurow nio anigu waxaan shansanaan wadaa walina 2set kamahelin
@wardaayaanle989
@wardaayaanle989 5 ай бұрын
Thnkz yuu
@yaasireeke4069
@yaasireeke4069 Жыл бұрын
Macalin creator studio side lagu help gadu layn
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 10 ай бұрын
m.a aad ayaad umahadsan tahay maamule
@Kingkhadarlion10
@Kingkhadarlion10 9 ай бұрын
Ustaad aniga ayee i heysata ciladaan account restrictions wax dhan maso dhigi karo reels iyo dhamaan side ku xaliyaa taa video kaso samey thanks ustaad
@Redmensupportes
@Redmensupportes Жыл бұрын
Ustaada pre enrolled iga caawi plz
@Azmarvlogrman
@Azmarvlogrman 9 ай бұрын
Sxb cabdi shakuur fabook hore u jiray lacagta ma loo furi karaa sxb iso jawaab
@XasanAbdi-x6r
@XasanAbdi-x6r Жыл бұрын
Zxb waan ku cusubee Somalia ayan jogaa sidan dhaha peo🤔
@Kingkhadarlion10
@Kingkhadarlion10 9 ай бұрын
Ustaad cilad ayaa iga heesato fb ciladaas oo ah account restrictions qaabke loo xaliyaa ustaas jwb dag dag inshallah Thank you
@MohamettHassan-r7c
@MohamettHassan-r7c 10 ай бұрын
Sxp wadanka Ethiopia 🇪🇹 kawaran ma la ogol yahy
@Ogaalkoob27
@Ogaalkoob27 Жыл бұрын
Wcs
@EsseDabayl
@EsseDabayl Жыл бұрын
Restricted sidee ayuu oga qaadmayaa
@Cabdiraxman-xx3bi
@Cabdiraxman-xx3bi 13 күн бұрын
Mahadsnid
@abdirahmanyuusuf9917
@abdirahmanyuusuf9917 Жыл бұрын
Aad baan kaaga mahadcelinaa si wacan aad nooga xaqabtirtay baahiyaha naga haystay sida social media lacag looga sameen karo Thanks
@deeqaduni835
@deeqaduni835 16 күн бұрын
Qof igu caawiyi ma heli karaa 😢
@xuurmedia
@xuurmedia Жыл бұрын
Teacher shrudihii wan buxiyey tb pageka lkn waxa iga dhiman stepskii kle ela raacayey o aan ku khlkhalay mrkaa ma iga caawin kartaa mahadsnid teacher❤
@bilecomedian
@bilecomedian 10 ай бұрын
Hi bro maku xeratay
@KingWiilqaran
@KingWiilqaran Ай бұрын
𝐡𝐚𝐲𝐞 𝐰𝐥𝐥 𝐢𝐬𝐨𝐨𝐪𝐚𝐛𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫 🙌
@NafizaGallad
@NafizaGallad 8 ай бұрын
Lkn lacagta lagu bixiyo xayaysiiska hadii wax xaram ah lagugu xayaysiiyo lacagta aad ka qaadato xaram noqoneysaa 😢
@Hamzemursal
@Hamzemursal 4 ай бұрын
Asc ustaad halkee kala Soo xidhiidhaa
@maxamedcabdirashiid7717
@maxamedcabdirashiid7717 Жыл бұрын
10 Arday crypcurency
@yaasmiinmahamuud9869
@yaasmiinmahamuud9869 Жыл бұрын
Wllo
@MohamedAhmed-px2zl
@MohamedAhmed-px2zl 3 ай бұрын
Nin yohow waan ku salaamey profile u badashey in aan lacag ka sameyo reaching ayaa hoos u soocda waxaan qgaran waayey waxaa hoos u wada
@AwnuurSangaab
@AwnuurSangaab 4 ай бұрын
War waa aniga qofka aad ka sheekeyneyso ee sidee dhibtaan loo xallin karaa😊
@surads5372
@surads5372 5 ай бұрын
Thanks bro
@Ciidibaraahim-9ip5sk5n
@Ciidibaraahim-9ip5sk5n 2 күн бұрын
Maxaa igu dhacaya haddii aan muuqaal anan lahayn aan soo galiyo fecabook
@marwonimcoyuusuf6709
@marwonimcoyuusuf6709 28 күн бұрын
War niyow xal deg dega ayaan u baahanahey
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Blogging ka soo hadal
@Redmensupportes
@Redmensupportes Жыл бұрын
Aniga igu dhacday qodabka koowaad wlhi .....ila hadda pre-enrolled isaran.....waxaana jooga Kenya.....walina xal mahaya 😢
@aslimade4912
@aslimade4912 3 ай бұрын
wall caawinaad ayaan kaaga baahanahay
@ilyaazinho1878
@ilyaazinho1878 Жыл бұрын
Ustaadi Anoo soomali joogo muugaal ma,soo gelinkaraa feecboo bage keyga profile kiisu wadan kale uu ku xiran yahay ?
@Muhuran
@Muhuran Жыл бұрын
Mahadsnid wàlal wlhy nin qaalia tahay Zxbow codsi nio pagekayga ethiopia ano joga samyay monization wuxu isoo sarayaa live in eligible country maxaa xalla mahadsnid
@Abdirahman_ToTal
@Abdirahman_ToTal Жыл бұрын
Ustaad Ads Muuqalkiisi Kama Hayno
@calicaraale
@calicaraale Жыл бұрын
10 arday
@mucawie
@mucawie Жыл бұрын
Mas'uul waad mahadsantahay waxa iga heysta FB Page Restricted About Indentity Confirmation qeybta Ads-ka..
@Dan.aep88
@Dan.aep88 10 ай бұрын
Vews problem aa iheysto plz xal Ayaan rabaa wll ❤😢
@AbdirisakYusuf-kt6dg
@AbdirisakYusuf-kt6dg 6 ай бұрын
Abdulaziz wll inaad icaawisid baan rabaa qaybta monetization ka Waxaana joogaa somalia
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Hadii aad qabto suáal la xiriirta Facebook iigu reeb Commentga
@Daadir-media
@Daadir-media Жыл бұрын
ANIGA SOMAALI JOGA HADA SHURUDA BUUXIYA LACAG LIIMA OGOLO MIYAA
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo ugudambayn waad noo sheegtay waxwalba sidee anigoo somalia jooga lacag ugasamaynkaraa ama ugamarmikaraa qof dibadajoga isoo sameeyo arinka server ka lakiraysanayo aad noo sheegtay makamarmikaraa qof dibadajooga Mahadsanid?
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 Жыл бұрын
Isojawaab sxb
@falaqeyntasiyaasadaiyoarim2168
@falaqeyntasiyaasadaiyoarim2168 Жыл бұрын
Maclin waxaan qabaa su aan ku saabsan facebok page pagegeyga wuxu marayaa 9.4k Ma ka sameyn karaa lacag video yadii hore Wan dawadey kuligood whats upp bn kaga soo diry sawiro firi oo waxa iga khaldan isheeg
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
Wll page somalia ku sameyy markan rabo inan lcg ka sameyo hadaan u wareejiyo mareykanka marka lcg maka sameyn karaa
@bizhaarxasan3046
@bizhaarxasan3046 9 ай бұрын
Bro isooqabo
@deeqowabdiyare4279
@deeqowabdiyare4279 Жыл бұрын
Wll page has some issue ama cominity standers ayaa laigu haystaa pge quality ayaa wuxuu noqday yellow ee sideen uxalin karaa jawaab adoo mahdsan.
@Koronto
@Koronto Жыл бұрын
Arintaan jawaab ma u heshay wl
@CadesheekhFaaraxmohamed
@CadesheekhFaaraxmohamed 11 ай бұрын
nio 5k baangadhay lkn hadana azxapta maqbalikaro iiso samee c/ shukuurow wlll
@abdirisakalihassan4661
@abdirisakalihassan4661 4 ай бұрын
Asc wrxm Eng waxaa rabaa fecbook page inaa sameeysto, ila xali?
@mareeg2430
@mareeg2430 Жыл бұрын
Ustaad Pagekeyga Ayaan mudo Muuqaalo Funny ah ama Caadiya soo dhigi jiray kuwaas oo anan anigu Laheen. Hadhow markaa ubaahdo inaan lacag ka sameeyo ma iska xali karaa restrictionka?
@MohamedguutohiitaaMohamedpunt1
@MohamedguutohiitaaMohamedpunt1 Ай бұрын
Zxp whatupkaga isoo dir inaa qabka lacagta loogu xiro iga caawisi ba rabaa
@Hawa0547
@Hawa0547 4 ай бұрын
Asc
@daarusalaamproduction
@daarusalaamproduction 6 ай бұрын
asc ustaad c/shakuur marka koowaad waxaan rabey inaan wax kaaweydiiyo arimo bdn oo dhanka online ka ah marka waxan ubaahnaa contactigiina gaarka ah sida whatsapp ama wixii lamid ah jawab insha allah
@Al-Shareeca-meida8347
@Al-Shareeca-meida8347 Жыл бұрын
Sxp waxan ubaahanahay youtube cashuurtiisa sida loo buux buuxiyo inaad iga caawiso
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo ugudambayn waad noo sheegtay waxwalba sidee anigoo somalia jooga lacag ugasamaynkaraa ama ugamarmikaraa qof dibadajoga isoo sameeyo arinka server ka lakiraysanayo aad noo sheegtay makamarmikaraa qof dibadajooga Mahadsanid?
@idea904
@idea904 5 ай бұрын
sxb i caawi
@TusbaxLe027
@TusbaxLe027 Жыл бұрын
WaLaaL waxaad nala wadaagtaa haday jirto fursad kale Oo facebook lacag uga samayn karaa anigoon muuuqal galin kaliya post qoraala ama sawir aH macquuL matahay wll.
@osmanilmi137
@osmanilmi137 Жыл бұрын
❤8
@azhrafleo8113
@azhrafleo8113 29 күн бұрын
Asc zxb shurudaha looga bahanyahay page wan buxiyay ila hada lacgta lay ima bilabin maxan sameeya
@Hassanmohamedismael
@Hassanmohamedismael Жыл бұрын
Ustaad waxan ku waydinaya sidee facebook looga gala server
@Abdanyu
@Abdanyu 7 ай бұрын
M.a waano wanaagsan
@AliGabiOnline
@AliGabiOnline 6 ай бұрын
Ustaad ciladaas ayaa iga haysato pagekeyga
@SiciidTalyani
@SiciidTalyani 2 ай бұрын
Asc walal pege waxan leyahay 42k wax lacag ahna kama helo brother ee maxad igu saciden kartaa brother
@JACKDOWSON-b3z
@JACKDOWSON-b3z 8 ай бұрын
5:31
@salaatxasanxiirey3905
@salaatxasanxiirey3905 Жыл бұрын
Asc sxb iwaran xaalka waxaan rabaa korsoyinka online ka in aa wax ka barto
@salaatxasanxiirey3905
@salaatxasanxiirey3905 Жыл бұрын
Waxaan filaa Haddad aragto fariinteyda in aad is oo jwb celin donto
@MaaidoMoha-s4x
@MaaidoMoha-s4x 11 ай бұрын
Asc wll hada ayaan sameysty shurudihii wax yar ii dhiman wll ee maxaan sameyaa wll
@Mukhtarfaracade
@Mukhtarfaracade 5 ай бұрын
Wll Ani admin Somalia iga ah seen u xaliya please jawb
@libanhassanomar6683
@libanhassanomar6683 27 күн бұрын
anigoo soomaaliya joogo facebook page lacag ma ka samey karaa
@mohamedmohamedqeyliye457
@mohamedmohamedqeyliye457 3 ай бұрын
please sxb ixali hal dhib iga heysto
@MahamudMahamedabdi-rj8ob
@MahamudMahamedabdi-rj8ob 4 ай бұрын
Waxaan ilaway
@fayax6588
@fayax6588 Жыл бұрын
waxaad i fahansiisaa bro aniga oo jooga somalia leh fb kuna xidhey accoun dibada ah sax ma yaahay
@ayanlejamac5979
@ayanlejamac5979 2 ай бұрын
Max ku xaliyaa
@XamseDaray-py6rc
@XamseDaray-py6rc 12 күн бұрын
Ciladbaa igahay sata anaigee halkeen kugula soo wadaaga sawirada
@Istaahilwaaye-rc5pq
@Istaahilwaaye-rc5pq Жыл бұрын
KZbin soo Sameey Please
@Qadar10
@Qadar10 Жыл бұрын
10 Free
@khalidcade3190
@khalidcade3190 11 ай бұрын
Sxb what's apkaga isheg see kuhela😢
@saciidmoha
@saciidmoha Жыл бұрын
10 Arday Cryptocurrency 😢 I.a Win 🤩
@ziciittkp1889
@ziciittkp1889 Жыл бұрын
cabdishakur zxp waxan ubahanhy reels facebook inaad ka soo hadashid
@maankacade1430
@maankacade1430 Жыл бұрын
10 Arday Crypcurency
@Garyaqaan77
@Garyaqaan77 Жыл бұрын
Pro Enrolled kasoo hadal camalin
@JACKDOWSON-b3z
@JACKDOWSON-b3z 8 ай бұрын
Sxp post available see uxaliyaa
@cuquulmedia
@cuquulmedia Жыл бұрын
Ustaad cilada pre-enrolled ayaa i heesata , sideen ku xaliyaa ??
@Duceysan758
@Duceysan758 8 ай бұрын
Walal mgca bageka ma bedeli karo mrka wuxu leyahy limit ba ku saaran ilaa limitkas ad ku jirto ma bedelmayo kaso hdal
@MaxamedSalala-w2b
@MaxamedSalala-w2b 2 ай бұрын
Aniga iga cawi fecbook
@BBCAduunka
@BBCAduunka 10 ай бұрын
Something you posted against our community standards taas ihaysato
@MOHAMEDABDINASIR-r4t
@MOHAMEDABDINASIR-r4t Жыл бұрын
10 Arday koorsada cryptocurrency
@mohamedamiin2661
@mohamedamiin2661 6 ай бұрын
Masuul muuqala dad kale hadaan toos usodhiga malaiga xira farsama aan wax kuduuba ma aqaaniye inan lacag kasameyana waan raba 😂😂
@ahmedwadani6988
@ahmedwadani6988 Жыл бұрын
Sxb anigay cilad iga haysataa page kayga 13k follow yan haysta lkn wan fahmi la ahay
@israofficiall6080
@israofficiall6080 Жыл бұрын
Facebook profile miyad lacag ka samyn Karin adon page lahyn sido kle Facebook profile ma badali karta wadanka ad jogto ado mar hore samystay
@jamaalhassan5436
@jamaalhassan5436 8 ай бұрын
Ustaadow facebook account wiil kale lahaa ayuu isiiyey markaa baan u bedeshay facebook page hadda aniga admin ka ah , 5000 flowersna waa ku xiratay waxaan qabaa laba su'aalood 1. Lacag u furan karaa oo ma shaqayn karaa pagekaas 3 sano baana laga joogaan markaanu u bedelnay page 2. Magacyadda ayaan saddex jeer ka bedelay haddana in aan ka bedelo baan rabaa marka saamayn ma ku yeelanaysaa haddii okay tahay magacyada aan bedelay ma qarin karaa jawaab wacan mahadsanid eng
@Issechannelyoutube
@Issechannelyoutube Жыл бұрын
Ustaad policy issues waa uu ileyhy fb maxaa xal u ah waxuuna igu xiran yhy somalia anigo joga ku sameystay hda xalla muxuu noqonayaa ka kac miyaa facbookeyga mise xal kle ayaa jira waxa rabey inan lacag ka sameyo
@Koronto
@Koronto Жыл бұрын
Arintaan jawaab ma u heshay wll
@abdifatahtv8805
@abdifatahtv8805 Жыл бұрын
Bro wan kusalamay marka hore. Fbka page Aya leyahay Cidlado yar Aya iga haysa marka ma iga xalin kartaa
@mowiidabdullahi3308
@mowiidabdullahi3308 Жыл бұрын
Eng Facebook page ganacsi oo in kabadan 35k ku xerantahy aa cilad iiga dhacday inkastoo hada cilidii ka baxday hadana ma fahmin waxa coz gareeye sbbto ah wax fariin dignin ah imasoo dhicin qeybaha ay farimaha kuso gudbiyaan markaa qalad gasho si aan wax un kaaga faido plz isoo jawab
@ahmettkhadar8040
@ahmettkhadar8040 Жыл бұрын
10 ardey coursada cryptocurrency
@mahadmahamedhasan1110
@mahadmahamedhasan1110 Жыл бұрын
Asc sxb wadku mahadsantahay marka hore Facebook page kayga mudo 2.sano ka badan bu ii furan yahay ilaa hada na 1543 follow bn haysta dhibtu mxy tahay
@shmaxamedquba7108
@shmaxamedquba7108 8 ай бұрын
Wll channel youtube hadaa leeyahay oo videoyo sanado kahor youtube aan soogaliyay Facebook markale masoogalin kara ?????
@maxamadcabdi2827
@maxamadcabdi2827 Жыл бұрын
Wariya yaasha suxufiyiinta somalia jooga xayaysin usarantahay waligodna an tagin wadan dibadaha maxay isticmaalan? Midakale su al isoo waydiya tidha kamana jawaabtit
@hiboshow7022
@hiboshow7022 Жыл бұрын
10 Arday cryptocurrency l.a
@somsoftwares3135
@somsoftwares3135 Жыл бұрын
cillada udanbaysa e eku qabsatey ayaa ihaysata walaalo
WARBIXIN KUSAABSAN LACAGTA YOUTUBE
11:07
ArimaHeena
Рет қаралды 139 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,5 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,3 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 23 МЛН
FREELANCER: 4 Website oo $50 ka shaqaysan kartid
17:04
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 143 М.
ISBARBARDHIG | LACAGTA Facebook & Youtube Midee Badan?
10:13
Hosow Pro
Рет қаралды 53 М.
Cryptocurrency Somali free Course for Beginners
24:18
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 39 М.
Facebook Suuq Ayey Sameysay (Wax ka iibso ama ku iibi)
6:48
5 App oo lacag laga samayn karo 2024 | 90 maalin gudahood
12:50
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 48 М.
YOUTUBE MISE FACEBOOK,YAA LACAG BADAN?
21:06
Abdijaliil Show
Рет қаралды 10 М.