Balse wll ano is ahaan tayda ayan ba u dhalan Jil jileec way iga tagtay ane sidasan ku iloobay hada xitaa inay dhimatay iyo in kale ma kala ogi
@fardowsoxabeb9278 Жыл бұрын
Plz ani waa yaabay hadaan wiil xiriir lasameeyo waa kii igala hadla hadalo xooga anshaxa ufiicnayn anina kama heli ee maxa sameeyaa😭
@aizhadiamond7561 Жыл бұрын
dhibkaas wan kula qaba boqolkiba 90 sidas waaye anigu xiriir dhan wan dhaafay xiriirka dhanba diniyan waa qalad wana dembi 2 qof ajnabi eh inee isla hadlaan hadii aysan ujedkoodu ahayn guur in laisla shekesto waa dambi marka iska dhaaf ilaa qof mustaqbal kaa leh ka aragto
@cabdullahiyare58072 жыл бұрын
Runtii wiliba har iyo hawen ayan sameyaa walal
@halimoab1221 Жыл бұрын
Hey man ardeydii xaliya tahay war ninku hadu khaldamo wa inu qofka raali geliya dadku wey khaldamaan nimankii wxd ka dhigeysaa naago cml iney weligood dudaan bd usheegeysa qof kas kale isba wu bedeli kara qofna maha sidu aha shalay
Dumarku badana nin ka maba wacan iyago jecel mida kale in lays ku dulqatona waa wanag waliba dumarka loo dulqato hadi kale waxa badanaya kala taga
@GbGbb-ph1lz8 ай бұрын
Dumarka hadayna wax wicin see xariir kula yelan xiriir hal dhinac majiro
@mahadabdallah42882 жыл бұрын
Kaba so qaad waan ku dhahy hdalkas blse ani maba wicin ayada iso xaririsay tasne mxa ka ledahy ?
@tamatoliban1115 Жыл бұрын
wll sidaan u iloobo qof in aan jeclahay waan ku cunaa waxaad rabto oo dhan laakiin wuu i baabi'iyaa markaan jecelnahay kuwa kale dhib uma geysanno laakiin😢😢😢😢
@roodonuur4670 Жыл бұрын
Dhibka ihysta ayaaba ah qofka aan xariirka laleeyhy time ima siiyo mar marna fariimahyga la iigama soo jawaabo badanaa busy ahy ayaa lydhahaa marka aan dhaho waan kaatagayaa ee amaan isii meel wlba waalyga sooraadinayaa xataa hadaan telka kabadasho waa kii isoo hela sbbta bal iisheega
@malyuusmuseahmed9613 Жыл бұрын
😢😢😢
@abdirizakmclin47902 жыл бұрын
Mhdsanid sxp
@wizcabios36962 жыл бұрын
Ad iyo ad u madmhd san thy sxb
@sacdiayacqub55022 жыл бұрын
Asc. Wlky ma is tiri raga ayd aaaad ugu hilineysaa o aaaad dumarka si qeyrul caadi ahyn aad oga so hot jedid
@abdirasaaqcismaan Жыл бұрын
🎀🎀🎀🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓
@abdirasaaqcismaan Жыл бұрын
Haa😂😂😂
@abdirasaaqcismaan Жыл бұрын
🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🙏💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡
@amlaxasan39582 жыл бұрын
Waad mahad santahay wllo waxaad tahay qof aan marwalba kuxidhanahay on daawado wax kasta ood sogaliso labadada Chanel ba’ Waxaan karabaa inaad talo isiisid qof aaan meelkawada shaqayno runtii mudo dheer wanaag badan oo isameeyaydarteed ayan jacayl uqaaday mudo dheer kadib waxan ka warwareegaba runtii dareenka oo malinba malinta kadib baysa igu sii badanaya darteen waxay dantu igu Qasabtay inaan u soo badhigo inaan kahelay lakiin nasiib daro qofkii wuxuu igu yidhi runtii aniguba wan kaa helay lakin lakin qof ayaan wadada soconaa’ qofkiina meel. Ayan kawada shaqaynaa malin walbana waaan ark ayaa an oo xanuun dareemaya aragtidiisa’ ma aan sameyaa wllo?