5 QISO CAJIIB AH OO CIBRO QAADASHO LEH ┇SH ABDIRASHID ALI SUUFI

  Рет қаралды 258,019

Nurul Islam

Nurul Islam

4 жыл бұрын

NURUL ISLAM ┇نورالاسلام
FADLAN SUBSCRIBE GAREEY SI MUUQALADA CUSUB KUSO GAARAN
kzbin.info...
LIKE - SHARE - SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS
Jazakumullahu khayran
#nurulislam #subscribe #nurulislam.

Пікірлер: 137
@abdikahinshukri4275
@abdikahinshukri4275 3 жыл бұрын
Alllow hooyoyinkeena u naxariso aduun iyo aakhiraba
@ND1boy
@ND1boy 4 ай бұрын
Aamiin yarabi 🤲
@kowthardukow
@kowthardukow Жыл бұрын
Jazakallahu Qeyr
@siraadapdulahi2724
@siraadapdulahi2724 Жыл бұрын
سبحان الله والحمد لله الله اكبر
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 5 ай бұрын
Masha Allah xafido shaikh cabdirashiid
@alexanderdemarcos5427
@alexanderdemarcos5427 3 жыл бұрын
Hooyadey Allaha Unaxariistee waxaa igugu danbeysay 18 July 2019 dhabbannadaan ka dhunkaday sida inaan ogaa inan dibdanbe u arki doonin 😭😭 28 February 2020 waan waayey. HOOYO MCN ALLAHA KUU NAXARIISTO 😭
@ramboolegend3213
@ramboolegend3213 3 жыл бұрын
Allah haku xafido
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto ducada marnaba haka ilaawin please😭🤍
@kalbifarah8161
@kalbifarah8161 3 жыл бұрын
>00
@sharmakeyusuf2083
@sharmakeyusuf2083 3 жыл бұрын
Yes sgesswyl
@fay6834
@fay6834 3 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@tarikali485
@tarikali485 3 жыл бұрын
Sheikh abdulrashiid sheikh Ali suufi allaha ku barakeyo allaha kuxifdiyo shekhuna
@arwaaxdaahir6554
@arwaaxdaahir6554 4 жыл бұрын
adun iyo aakhiro allah ku xafido
@MrMoe612
@MrMoe612 Ай бұрын
Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam
@abdinasirbashir7950
@abdinasirbashir7950 3 жыл бұрын
Ilahay ajar hasiiyo ilahay ha xifdiyo sheekh Abdirshid Cali Suufi.
@adeerkaqarniga5659
@adeerkaqarniga5659 4 жыл бұрын
Sheekhow ilaahey dembigaada ha dhaafo.
@fardowsaabdullaahi3222
@fardowsaabdullaahi3222 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الشيخ اللهم مبارك الشيخ اللهم ويحفظك
@khadracabdi339
@khadracabdi339 4 жыл бұрын
khadra cabdi maash alaa ilaahay ha ku xafido
@rukiyagedi7443
@rukiyagedi7443 4 жыл бұрын
Allow sheikh sufi iyo dalan kisaba unaxariso...ameen
@arwaaxdaahir6554
@arwaaxdaahir6554 4 жыл бұрын
shugran allah kaa amaal mariyo shiikhena.qaaligaa
@maryanabdi8108
@maryanabdi8108 3 жыл бұрын
Jazakallah qkhr shiek
@awaleosman8022
@awaleosman8022 3 жыл бұрын
Mash Allah sheik
@hawamahamed6941
@hawamahamed6941 2 жыл бұрын
Mashaa Allah allaha ku xafido shiikh cabdirashiid
@mohamedabdullahisalad7928
@mohamedabdullahisalad7928 3 жыл бұрын
Allah hanaga dhigo kuwa baari u ah waalidkooda
@mohaburk114burk7
@mohaburk114burk7 4 жыл бұрын
Mansha allh
@mohamedadan9708
@mohamedadan9708 Жыл бұрын
Marshall ah
@rabiiconuur8549
@rabiiconuur8549 4 жыл бұрын
Ilaahay haku xifdiyo aakhiro iyo aduun
@fatimaawil5378
@fatimaawil5378 4 жыл бұрын
Masha allah waa qiso cajiib ah ilahay hakaa abal mariyo sheekh ale haku xafido insha allah
@caashahaboon2801
@caashahaboon2801 3 жыл бұрын
Maansha allah sheekh abdirashid Ali suufi Alle ha ku xafido
@MrMoe612
@MrMoe612 Ай бұрын
Amiin yaa Allah ❤❤❤❤
@ALMUXSINIIN
@ALMUXSINIIN 3 жыл бұрын
Jazaakumulaahu kheyran
@kahoguled575
@kahoguled575 4 жыл бұрын
Allaha barakeeyo sh cabdi rashiid
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Жыл бұрын
Subxaanalaah. La Xowla Wala Quwatax.🤲🤲🤲
@shcniahmed2793
@shcniahmed2793 3 жыл бұрын
Jazaakalaah sheikh fadil xafidukalaah jizadaada jano cimriga alaha kuu barakeeyo in shaa allaah Asc
@centerywars21
@centerywars21 4 жыл бұрын
*Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis* *(BiSHAARO)* Muasasada Al-ahfaz Charitable Memorization Holy Quran online waxay kugu bisharanaysa inay ku furtay qaybaha kala duwan ee culuumta shareecada islaamka sida. *1: xifdiga quranka oo lagugu barayo si fudud kuna dhamaynayso.* *2: luuqada carabiga qoralkeda & kuhadalkeda.* *3: xadiiska.* *4: siirada.* *5: tafsiirka quraanka.* *6: qayb machad ah oo lagu baranayo kutub gaar ah laguna dhamaynayo mudo kooban.* 7: kitaabka Alqacidah Al-nuraniyah oo lagu sinayo shahadadisa. 👉🏻Waxa kale oo ay Muasasada ku sinaysa *(shahaadada xifdiga quraanka luuqada carabiga & Shahadada Kitaabka Al-qacida Al-nuraniyah sido kale Ijaasada sanadka ku xarirta nabigeena scw )* Waxaanad wax kubaranaysaa hab casri ah ado gurigada joga ama gobtada shaqo ayaa wax lagu barayaa. ------------------------------------ Nagalaso xarir wixi fah fahina ee inta dher lambarada hoos kuqoran👇🏻👇🏻 🤝🏻telegram 🤝🏻Whatsapp 🤝🏻Imo & Meet google ✍🏻 +905526225686 ✍🏻+252613292607 ✍🏻+252614166021 Sido kale appkan so degso zoom Cloud Meetings & chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9 & Meet Google. Muasasadu waxay shaqaynaysa labada galin subax & galab sido kale habenkki waxa kuugu diyar ah macalimin Jamiciyin ah Waxad boqata Channelka muasasada youtube ka kzbin.info/www/bejne/iJnSnqqkrtSAp6M sido kale pageka muasasada alaxhfath Facebook : facebook.com/AlahfazMemoryHolyQuraan/ & link ku dhufo alahfazquraan.blogspot.com/?m=0 Groupka muasasada Al-ahfaz :- chat.whatsapp.com/HOxcohgxEfHDzmcj0BP8V9
@najmanura6033
@najmanura6033 4 жыл бұрын
M.a jazakllh sh illhy walidken ha u axariisto
@horusocodmedia6226
@horusocodmedia6226 3 жыл бұрын
Number 2 iyo 4 ayaan aad ugu dadaalayaa inaan hooyaday mcn u sameeyo insha Allah.
@ferdowsaibrahim6784
@ferdowsaibrahim6784 3 жыл бұрын
Ilahay haku naxaristo sh/ajir iyo xasanat an dhamatlahen haku siyo
@zahrayusuf7389
@zahrayusuf7389 3 жыл бұрын
Mashàalah..ilahay.hakubarakeyo
@fosiyacali7206
@fosiyacali7206 4 жыл бұрын
Masha alah tabarakalah alaha ku barakeeyo
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 3 жыл бұрын
Jasaakumulaah kheyr
@mohasiad6639
@mohasiad6639 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh abdirashid ilaahey haka abaal mariyo waana ku jeclahy sheikhena
@ibrahimissak2156
@ibrahimissak2156 3 жыл бұрын
Masha alah
@user-ig5pc7xt1y
@user-ig5pc7xt1y 6 ай бұрын
Masha alaah
@xafsocabdulahi3099
@xafsocabdulahi3099 3 жыл бұрын
Mash allah Allah no xafid hooyo mcn
@shukriomar1734
@shukriomar1734 4 жыл бұрын
Manshallaha hooyo mcn saxiix
@bisharomustafsheekh902
@bisharomustafsheekh902 4 жыл бұрын
masha allah sheeq allaha ku xifdiyo
@abdirahmanmaxamoud5395
@abdirahmanmaxamoud5395 4 жыл бұрын
Macha allh sheik ilahay haku barakeeyo
@issaackibrahim6525
@issaackibrahim6525 2 жыл бұрын
Mashaalh sheki
@Nurasaid171
@Nurasaid171 4 жыл бұрын
Masha Allah
@arwaaxdaahir6554
@arwaaxdaahir6554 4 жыл бұрын
masha allah
@abotheqnv5a664
@abotheqnv5a664 2 жыл бұрын
Masha alaah alaah Haku xifdiyo
@user-ig5pc7xt1y
@user-ig5pc7xt1y 6 ай бұрын
Aamìn aamìn aamìn aamìn aamìn aamìn 🤲🤲🤲
@jamalharare1933
@jamalharare1933 4 жыл бұрын
Ilaahay haku xifdiyo sh Aduun iyo akhiiro.
@user-gs1fs1oy8e
@user-gs1fs1oy8e 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahy ha ku bareeyo shiikh qena
@sakariyegaabow3545
@sakariyegaabow3545 2 жыл бұрын
Masha alh
@CumarkingKingcumar-vi1ge
@CumarkingKingcumar-vi1ge 11 ай бұрын
M.a
@nadiirdraadan4315
@nadiirdraadan4315 4 жыл бұрын
Mashallh ♥️
@ibrahimissak2156
@ibrahimissak2156 3 жыл бұрын
Masha alah
@ceynashbishar7688
@ceynashbishar7688 3 жыл бұрын
ManshaAllah
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Wlhi ilaa ay dhabtayda hooyaday ku gamado ma seexan taqaan
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 4 жыл бұрын
Maasha allah allah iwaafajiyo ducada hooyadey
@cabdiraxmaan9797
@cabdiraxmaan9797 4 жыл бұрын
Aamiin
@mustafekilaas4054
@mustafekilaas4054 3 жыл бұрын
Awal ilahay haku xafido sheekh cabdirashiid cali suufi marka xigta ilahay ha naga yeelo kuwo walidkood u samafala sadaqana u bixiya amiin waxa iga yabisay Gabadhi ilmaheeda yar ka tagtay ee qadatay hooyadeed ilahay ayaa khayrka wafajiyey
@zeinabsagal7394
@zeinabsagal7394 4 жыл бұрын
M.a Allahiyo xakihafiyho
@isqabojiqaboji4899
@isqabojiqaboji4899 4 жыл бұрын
Masha allha
@ayajama84
@ayajama84 3 жыл бұрын
Masha allah
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 3 жыл бұрын
Masha'allah
@mohamedibnucirife8841
@mohamedibnucirife8841 4 жыл бұрын
Mnzhalaha sheikh iLahaaY ha ku barkeyo
@abdinasirjelle7279
@abdinasirjelle7279 3 жыл бұрын
Ok
@Najax-iq9tl
@Najax-iq9tl 2 жыл бұрын
Asc alle hku xifiitiyo amin
@CumarkingKingcumar-vi1ge
@CumarkingKingcumar-vi1ge 9 ай бұрын
Allow inogar,gar.
@anasalloora5083
@anasalloora5083 4 жыл бұрын
Mashaalh
@ND1boy
@ND1boy 4 ай бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@shamsaymohamud6843
@shamsaymohamud6843 4 жыл бұрын
Wlhi.wan oyay.waliba.waxanka.oyay.malinti.igu.danbaysay en..safarka.kaso.galayay.hooyo.iyo.aabo.kuman odhan.hooyo.nabadgalyo.balse.aabbo.wanku.idhi.xata lacag.ayan.sosiyay hooyana.waxanku iri waisla.sohadlayna.kadib imika ayan.xaxuustay.wanka ooyay wlhi lkn.markasta wanla hadla hooyo.MCN.wllo.iso.duceya.in.alle. xaqa walidkay.igaransiiyo aamiiin.aamiiin aamiiin. Yarabu
@mohamedzadaq5160
@mohamedzadaq5160 4 жыл бұрын
Alaha ku kuso hanuuniyo wll bari allaha kaadhigo
@shamsaymohamud6843
@shamsaymohamud6843 4 жыл бұрын
Mohamed Zadaq aamiiin. Wllo.qli.alle.dhawro
@sahraxaaji9261
@sahraxaaji9261 4 жыл бұрын
aamin
@baxzancaday1219
@baxzancaday1219 3 жыл бұрын
AaMiin AaMiin wll dhamanten
@naimamire9917
@naimamire9917 3 жыл бұрын
Alle haku garansiyo hana ina garansiiyo
@aminayusuf876
@aminayusuf876 3 жыл бұрын
Subhanallah
@user-yv2md6fo4v
@user-yv2md6fo4v 3 жыл бұрын
ماشاءالله
@kautharahmed4881
@kautharahmed4881 4 жыл бұрын
ala yaxfid sheeekh
@ND1boy
@ND1boy 4 ай бұрын
32:00 waxaa isameysay mida 3aad || ninkii an carurtisa wax siinin ilaa waalidka waxsiyo||
@hamdiabubakar8440
@hamdiabubakar8440 3 жыл бұрын
Waxa igu yab badneydduqdi taksilaha walahi aad ayey itabatay illahey walidinten ha noga dhigo
@fadimoiidan1471
@fadimoiidan1471 3 жыл бұрын
mshala❤️
@hamzasaed6071
@hamzasaed6071 2 жыл бұрын
هو الشيخ محمد المختار الشنقيطي Sheekha uu ka shekeeneeyo sh xabdirashiid weeye
@issackhassan551
@issackhassan551 4 жыл бұрын
god save us from jahanam it is not easy unless god makes it easy for you.
@hutheivabinxusni1625
@hutheivabinxusni1625 2 жыл бұрын
God or god brother little correction
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 2 жыл бұрын
Ilahey hana hanunsho wan dadaleynaa iinsha alah base shiq waxan kaa codsanaa in aad nosoduceyso alaha ajarka kubadshee sheydan dad ah baa jira oo walidka xagisa tagan ee ilahey inuu naga qabto noducee anaguna aan ilahey talo sarano adkarta iyo weysadana aan lasimano asc
@kahoguled575
@kahoguled575 4 жыл бұрын
Waa qiso ku dayasho mudan
@abdirahmaannuux6872
@abdirahmaannuux6872 4 жыл бұрын
waxaa iigu layaab badnayn kuways ninkii allah iyo hooyadii baariga u ahaa
@omarsheikhhassan6645
@omarsheikhhassan6645 4 жыл бұрын
Gabadhii reer masar ee hooyadeed kadooraty canugeeda
@nurap3027
@nurap3027 4 жыл бұрын
ASSALAMU CALAYKUM WALAALAHA SOMALIYEED II DUCEEYA MURUGU YAA I TAABATAYE ALLAH DARTII
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 4 жыл бұрын
Walal alle hakaaqaado murugta alle ayaan kubaryay inuu kaa faydo murugta walal adne isooducee walal in alle wayne hoyadey oo anan mudo arkin in alle iskaanyo tuso anagoo cafimaad qabno
@hodaa2823
@hodaa2823 4 жыл бұрын
Walaal Allaha kaa qaado fardlan waxaad aqrisataa istiqfaarta iyo saliga nebiga csw Murugadey baabiyaan in shaa Allah waad ka baxeysaa walaal.
@adamrage5935
@adamrage5935 4 жыл бұрын
Illaahay kurbada hakaafaydo آمين يارب
@fardawsaaxmed1879
@fardawsaaxmed1879 4 жыл бұрын
Farxad alaha kugu gu badalo murugta walalo digriga alaah badi marwalbo udhola cadee dadka way kaa tagi murugtu inshallah dhamanteen farxad alaha galiyo qalbigeena
@maryan4436
@maryan4436 4 жыл бұрын
Ilaaheey murugta hakaa qaado qalbiga alaha kuu nuuriyo murugtaasna qayr aad ku faraxdo allaha ku badalo aamiin yaarabi
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 2 жыл бұрын
Asc muslinow walidka waa qali ilahey janada hagaliyo amin waxakaloo jira ilahey aantalo sarano sheydankana hala iska xijabo weysada iyo adkarta tana ha la lasimo shiqow murad banleyahy ee ii soo ducee walal asc
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 4 жыл бұрын
MashaAllah alle ha inagu anfaco soo booqda Channel kyga wllayal subscribe iisara
@maryanwaare5510
@maryanwaare5510 4 жыл бұрын
1
@mohamedhashi3042
@mohamedhashi3042 4 жыл бұрын
Hi
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@abdullahimohammed6251
@abdullahimohammed6251 4 жыл бұрын
سبحان الله لا حول ولا قوة الابالله فالله خير حافظا وهو ارحم الراحمين
@ayaanali9662
@ayaanali9662 4 жыл бұрын
Asc sh waxan jeclahay in an ku saliyo nebiga e sida logu saliyo e ugu fican tankale ma no samaynkarta muxaadaro ku saabsan sida logu saliyo
@abdulkarimabdulkadir960
@abdulkarimabdulkadir960 4 жыл бұрын
ayaan ali saliga uga ajirka iyo fadliga bdn waa ibraahiyada wll mcn
@mohamudali6972
@mohamudali6972 2 жыл бұрын
Walal kan ataxiyaadka kujira baa ugufican bay culimada dhahaan. Qaabka ugugaaban waa اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد
@saedsudi
@saedsudi 4 жыл бұрын
aweys qarni
@falisaaadan2597
@falisaaadan2597 4 жыл бұрын
M. A ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohameddahir8743
@mohameddahir8743 4 жыл бұрын
Waxan ka yabay dadkan wanaaga iyo kheyr ka dislikes ka saraya ma English ka ku yar mise kheyr ke neceb yihiin??
@nuurdinhussein3862
@nuurdinhussein3862 3 жыл бұрын
Waxa laga yaabaa inay yihiin Somalida gaalada ah
@typingandtechnology2052
@typingandtechnology2052 4 жыл бұрын
Gabadhi cunugeda yar kadooratay in ay hooyaded hor baxsato o cunygeda dabka uga dhex tagtay aya igu la cajiibsanayd.
@luuljamac3106
@luuljamac3106 3 жыл бұрын
R
@maalinkastaiyofarxad5197
@maalinkastaiyofarxad5197 3 жыл бұрын
Ninkii aan caruurtisa wax siinin ilaa uu walidkii waxsiiyay
@zahrayusuf7389
@zahrayusuf7389 3 жыл бұрын
Hibaaq
@mohamedjama7233
@mohamedjama7233 3 жыл бұрын
..
@abdifatahahmed5084
@abdifatahahmed5084 4 жыл бұрын
Masha Allah
@user-vb9pb2fn3k
@user-vb9pb2fn3k 4 жыл бұрын
masha allah
@mohamedkasim6370
@mohamedkasim6370 4 жыл бұрын
Maa sha allah sh.c.rashiid alle há ku xifdiyo aduun iyo aakhiro
@mohamedabdiali3698
@mohamedabdiali3698 3 жыл бұрын
Hooyo.mac.mac.mac.1ooo. Ooo
@mumramiza12anab42
@mumramiza12anab42 3 жыл бұрын
Masha Allah
@sophiaaden8956
@sophiaaden8956 4 жыл бұрын
ManshaALAH
@hanijamac1483
@hanijamac1483 4 жыл бұрын
💗
Sh Abdirashid Ali Sufi  Muxaadaro Abuukra aadamaha
59:40
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 18 М.
Qisooyin Cajiib ah oo Soo Martay Sh Abdirashid Sheikh Ali Suufi
1:00:41
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 50 МЛН
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 35 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 4,9 МЛН
DANTA UU ILAAHAY KUU ABUURAY SH ABDIRASHID SH ALI SUUFI
1:25:29
Salafmedia
Рет қаралды 89 М.
ciid wanagsan  #somalia #automobile
50:43
Al_islaah-Diin
Рет қаралды 9 М.
RABIGAAGA U DHOWOOW OO XIRIIRI SHEIKH ABDIRASHIID ALI SUUFI
37:01
IMAAMBUKHAARI
Рет қаралды 205 М.
Samafalka Waalidka Iyo Qisooyin Cajiib Ah || Sh Mustafe Xaaji Ismail
1:01:01
10 KII QISO EE UGU CAJABTA BADNAA I SHEEKH MUSTAFE
49:24
DHAQANE TUBE
Рет қаралды 268 М.
Qisadii Nabi Ibrahiim Cs ⁴ᴷ┇Sh. Abdirashid Ali Sufi 2022
18:27
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 50 МЛН