5 qodob oo kutusinaayo in aad wadada guusha hayso |

  Рет қаралды 101,564

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 381
@Hemmohammad
@Hemmohammad 5 жыл бұрын
1 - Inaad Hadaf lee dahay 2 - Inaadan niyad jabin oo dhaleeceynta aad is raac raacin mideeda xun. 3 - In Dadku ay ku ixtiraamaan oo tahay qof la ixtiraamo. 4 - Inaadan Rajo lee dahay oo aadan quusan. 5 - Inaadan isliidin oo wax walba aad tiraahdo waxaan uu qof beni adam ah sameeyay adigana aad sameyn karto. Omar inshaar ALLAH ku barakeeyo codkaaga quruxda badan iyo cilmigaaga aad mar waliba wax cusub ku raadiso.
@mustafeindho4548
@mustafeindho4548 5 жыл бұрын
Subscrib iisar wll
@shaaficimaxmed2519
@shaaficimaxmed2519 5 жыл бұрын
mahadsanid wll
@CabdixakiimMaxamed-ww1ds
@CabdixakiimMaxamed-ww1ds 3 ай бұрын
Xushmad
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 5 жыл бұрын
Topanka Danpe Ilhy Khyr Kiiza Hana WaaFaJiyo Aamin
@hamseabdimohumed8707
@hamseabdimohumed8707 5 жыл бұрын
Apdlle Mbappé aamin
@kulmiyechannel7188
@kulmiyechannel7188 5 жыл бұрын
Mahadsanid cumar
@mohamedabdulkadir7711
@mohamedabdulkadir7711 5 жыл бұрын
My favorite channel Keep going Bro Ajar allha ka siiyo 🙏
@mustafeindho4548
@mustafeindho4548 5 жыл бұрын
Asm mohamed abdulkadir subs isar kanaalayga wll
@ilyasfaaid5473
@ilyasfaaid5473 5 жыл бұрын
shukran ustaad fadlan noo sii badi mawduucyadii kaga hatli jirtey wadamada caalamkq ogaansho
@razhkakungfuboy9590
@razhkakungfuboy9590 5 жыл бұрын
Mchllh shukrn wll omar inshar wlhi waxa tahay qofka kaliya ee waxwalba igu dhiirigaliya. Vedio yadaadana markasta waxan sugaa kuwa guusha kahadlaya kuwaasbaanan ugu jeclahay. Alxd hada guul wadadeeda ayaan kutaaganahay. mahadsanid wll qalia❤❤❤
@torkipoi6924
@torkipoi6924 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا عمر الله يحفظك 🤴😢
@viralshorts4296
@viralshorts4296 5 жыл бұрын
Ramadaan kareeem to all muslims❤🙏🏿
@hamzakiconstructiondesign88
@hamzakiconstructiondesign88 3 жыл бұрын
Another year tomorrow is Ramadan👐
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak 2021
@abdifatahyassin6444
@abdifatahyassin6444 Жыл бұрын
Another one just today 2023😍
@mohamedfarahabdulle6219
@mohamedfarahabdulle6219 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Omar Inshaar , shantooda wa isku arkay waana waxa ku suganahay..
@faraxlegand4275
@faraxlegand4275 5 жыл бұрын
Wll hadaad jeceshahay nabiga muxamed scw like iisaara
@nuurtonuur8513
@nuurtonuur8513 5 жыл бұрын
Wll alle ka baq wax wax ku tareynin haku lifaqin nabigena n.n.k ha ahaatee
@hamsezaliim4851
@hamsezaliim4851 5 жыл бұрын
Waryaa nabiga like haku raadin
@akramfaysal786
@akramfaysal786 5 жыл бұрын
*Masha allah omar inshar hore usoco Ramadan Mubarak*
@mustafeindho4548
@mustafeindho4548 5 жыл бұрын
Subscribe isaar kanaalka
@maxaacusub8155
@maxaacusub8155 5 жыл бұрын
IguLa sali nebigane mohamed scw scw Kheyrka hala faafiyo Like #
@متععقلك-خ4خ3ظ
@متععقلك-خ4خ3ظ 5 жыл бұрын
scw
@suhaylocabdiofffchil8111
@suhaylocabdiofffchil8111 5 жыл бұрын
Scw
@ibraahimabdullahimohed2287
@ibraahimabdullahimohed2287 5 жыл бұрын
Scw💋
@zayetapdirahman9255
@zayetapdirahman9255 3 жыл бұрын
(scs) NNKH
@asmajamac510
@asmajamac510 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@bullalecanada6695
@bullalecanada6695 5 жыл бұрын
Wlahi cumaroow intaa aaad sheegtayba wan isku arkay. Msha allaah. Alahamdullilaah
@abdiasiiszain3015
@abdiasiiszain3015 5 жыл бұрын
Jazaka allah Wadada guusha waan hayaa Masha allah 5 ta qodob waa leyahay Alxamdulilah Ramadan kariim 🌹
@layaallovely6404
@layaallovely6404 5 жыл бұрын
Jazakallah kheir Waa cajiib ninka commedianka ee masriga ah waan kahelay runti
@mahamoudhassan6323
@mahamoudhassan6323 5 жыл бұрын
Manta aad baad iga farxisay ha daan awoodi laha 1billion oo like ku saari la Mahadsanid walal
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ 4 жыл бұрын
Keep going always dear brother plz isoo duceeYaa walalhey waxa aan Rabaa inaa baro kubada cagtaa isha alla inaa guul ka gadho🤲🤲🤲🤲🤲✔️
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
My strength and favorite channel Congratulations brother Omar inshar
@daahirabdi4182
@daahirabdi4182 5 жыл бұрын
شكرا جزيلا لك أخونا عمر محمد إنشار على تشجيع إخوانك الصوماليين أن الأمر كما أشرت فقط تحالفوا وجربوا وبنوا المصانع وأخذوا القلم ونبذوا السلاح ومنحوا الأجيال فرصة كي يتعرضوا عن هبتهم وفنهم لكن الجدير بالذكر نفعل كل ما فعلوا لدينا كل ما لديهم من طاقة وغيرها. أشكرك جدا على هذا أنا تابع جميع البرامج الذي دخلت في اليوتيوب
@abdirahmanalimahamuud4360
@abdirahmanalimahamuud4360 5 жыл бұрын
wll ii fasir ma aqaanin carabigee
@mohamedabdillahiali4853
@mohamedabdillahiali4853 2 жыл бұрын
7
@binmoha3132
@binmoha3132 5 жыл бұрын
Alhamdulillah 5 qodob wan le yahay guul intas ka badan wan xaqiijin dona isnsha allah
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 5 жыл бұрын
Omar inshaR macalinka nololasha keep going😍😍😍✋
@riyaadualquran1
@riyaadualquran1 5 жыл бұрын
Asc wr wb omar waxaan kaa codsanaya 100%inaad noo soo bandhigta website yada onlineka wax laga barankaro
@M.khaliij.
@M.khaliij. 5 жыл бұрын
Mashaa allh walalkeyna mahdsanid dhiragalntaada aad ban ugu heley inshaa allh waxn rajeynaa jiilka so koraya iney kugu deydan rabi ha inokaa daayo
@umucaaisha5790
@umucaaisha5790 5 жыл бұрын
Wooow mhdsanid in bdn 👌👍 Runahaatii qodabka 5aad waa dabeecaddyda asxaabtydana wxy i dhahaan wxaas waa islaweyni aad qabto lkn maanta ayaaan ogaady in ay thy wadada guusha mhdsanid in bdn waadna iga farxisay😊
@guleidhudayva7390
@guleidhudayva7390 5 жыл бұрын
Mnsha allah allah cfmdka hydin siyaadsho cibadada iyo saladana haaa naga aqbalo dadkaygi ❤❤❤❤❤
@mahadmohammed1645
@mahadmohammed1645 5 жыл бұрын
Asc wllkey Omar Rammadaan Kareem Ilaaheey janada fardowso alle ha kaa waaraabiyo
@bashiirabdirahman4976
@bashiirabdirahman4976 5 жыл бұрын
Masha allah. Muqalo tayo, Dhirigalin, warbixno , .... halkan kuma so kobi karo Kalintad bulshada somaliyed ugu jirto.. Thanks akhii xaga kasi wad 😍😍😍😍
@cilmi-billechannel421
@cilmi-billechannel421 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustad inshar we're on the right way to succeed
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak dhamaantiin umada islaamka ahaw
@abd1azizr0ble2
@abd1azizr0ble2 5 жыл бұрын
Masha allah omar inshar allah kuu barakeeyo cilmiga aad noo soo gudbiso
@NJawte
@NJawte 5 жыл бұрын
Jumca mubaarak fisrt to see this video
@mohacaaqiloscar649
@mohacaaqiloscar649 5 жыл бұрын
Cumar inshaar wll waad ku mahadsantahay warbixinadan aad noosoo gudbinaysid
@MiskiCumar-rc3gp
@MiskiCumar-rc3gp Жыл бұрын
Mansh Allah 💕💕❤❤✅😎🤞
@Nursalah2
@Nursalah2 5 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jazakallahu khayra wallala alle haku xafido.. Allow Cilmiga Quranka iwm inoo fudeey yaa rabi ..
@KhadraKhadraxasan-li2vd
@KhadraKhadraxasan-li2vd Жыл бұрын
Thanks your brother
@laylaxaaji243
@laylaxaaji243 5 жыл бұрын
mansha allaah omar inshaar guuleyso maskax fiican ayaa kaa soo burqanayso, hore u soco
@cabdalecabdirashiid417
@cabdalecabdirashiid417 5 жыл бұрын
Waaw walal cumar shantan qodob way i afa ceeeen aad baad u mahan sa tahay
@engfathicshare8021
@engfathicshare8021 5 жыл бұрын
صلو علي النبي صلي الله عليه وسلم
@MohamadAli-fn6gv
@MohamadAli-fn6gv 5 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ مُحَمَّد ﷺ ﷺ ﷺ مُحَمَّد ﷺ ﷺ ﷺ مُحَمَّد ﷺ ﷺ ﷺ
@cabdiqaniibraahim9408
@cabdiqaniibraahim9408 5 жыл бұрын
ta
@dirkasmedia
@dirkasmedia 5 жыл бұрын
Shanta qodon aad bee noo qanciyee shukran Masha Allah Omar Inshar wll aad baa kaaga mahad celineynaa sida wngsan ee aad noola jeceshahay Guusha... Allah haku xifdiyo Aboowe Waxaa tahay qof ku dayasho mudan Waxaa kaloo jeclaa inaa noo soo Diyaariso DJIBOUTI PASSOPORT Heerka uu taagan yahay iyo kaalintuu ku jiro
@somalitiktokchannel3304
@somalitiktokchannel3304 5 жыл бұрын
Jazaakallah kheyr
@abdishakurmohamed443
@abdishakurmohamed443 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH 👌🏽
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 жыл бұрын
ManshallaH tabarakallaah muuqaal aan ku farxay Mahadsanid wllo cumar
@hassanabdirahman5380
@hassanabdirahman5380 5 жыл бұрын
shukrn wlo cumar maxamed inshar Barnamijyada aad so geliso kuwa aan ugu jecelhy alle ha ka abaal mariyo si qurxoon aad mar kasta isugu kaaya hawsha wax fcn oo na anfacana aad no so geliso
@kadheofficial2897
@kadheofficial2897 5 жыл бұрын
OMER INSHAR KEEP GOING ❤
@naemaally1205
@naemaally1205 5 жыл бұрын
Masha Allah tilmamo qar Wan leeyhy umaleya Alle hano rumeeyo hankeena Grazie
@enjoytime4640
@enjoytime4640 5 жыл бұрын
A c w Omar Wll waxaan kula jooga Qatar masha allah channels kaga waa ku xirnahay waana ku farax sanahay in aan isku dal wada joogno Anno awal aan ogayn in aan isku meelwada joogno Masha allah
@Janagale252
@Janagale252 5 жыл бұрын
5 qodob oo kutusinaayo in aad wadada guusha hayso 1. Waxaad leedahay Ujeed cad ama Hadaf cad 2. Ma Fiirisid dhaleecaynta laguu jeediyo 3. Dadku way ku ixtiraamaan Waxayna kuu arkaan, in aad tahay qof lagu daydo 4. Ma rajo xumid xataa hadii aad ku jirtid xaalad adag 5. Uma aragtid in ay malaaig yihiin dadka Caanka ah ee guulaha Ka gaaray Nolosha Mahadsanid Omar inshar
@taleex-show6456
@taleex-show6456 3 жыл бұрын
Videos ka qaar waan kusoo ceshtaa ramadaan Mubarak ❤❤
@mudalibbarre5426
@mudalibbarre5426 5 жыл бұрын
jummah Mubarak.
@guuleedabdirahmaanskygreen6479
@guuleedabdirahmaanskygreen6479 5 жыл бұрын
Omar Inshar Alle Hakaa Ralli noqdo.
@mohamoud_8852
@mohamoud_8852 5 жыл бұрын
Omer Inshar Thank U My Legend ❤❤
@axmedcabdulaahiwarsame926
@axmedcabdulaahiwarsame926 5 жыл бұрын
wllo omer allaha ku barakeyo
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 5 жыл бұрын
Mudo 4 sano ah ayaan rajo uun ku noolahay allow inooso de'daji guusha nolosha. Intii ila mid ah oo rajo suge ah allah waxaan ugu baryayaa inuu guuleeysto!!🤔
@yhyeseraar8928
@yhyeseraar8928 5 жыл бұрын
Jumce Muparik iLahay haynaga aqbalo khayrka Ramadaanta iyo cimaadadaba
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 5 жыл бұрын
aamiin ya rabbi
@Newera9919
@Newera9919 5 жыл бұрын
Mahadsanid 100% wll Cumar Inshaar
@SuhaybYare-bj8xi
@SuhaybYare-bj8xi Жыл бұрын
Ramadan kariim kulu muslim❤
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 жыл бұрын
The best KZbinr in the world 👍👌❤ keep going brother 💪💪
@britefootball8995
@britefootball8995 5 жыл бұрын
Wll cumar wlhi barnamijyadada waan jeclahay hawlahayga kale ayan u bajiya si aan u dawado barnamijyadada
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 5 жыл бұрын
Waa Mahadsantahay Walal Omar. Ramadan Mubarak
@iqroxildiid1827
@iqroxildiid1827 5 жыл бұрын
Thnks Omar
@Maherz-e4y
@Maherz-e4y Жыл бұрын
Jazakmlhu kheyr
@Maherz-e4y
@Maherz-e4y Жыл бұрын
Mashalah
@maisafani4859
@maisafani4859 5 жыл бұрын
Latalitaha bulshda bad thy wlhi waxksto aadka hadlyna waa xqiq ogaansho hory u soco aynku leyahya keep going 😙
@yaabanaaarkay6950
@yaabanaaarkay6950 5 жыл бұрын
Sxb aad ayaad ugu mahadsan tahay sida aad marwalba noo dhiirigelisid. Sxb maalmahan cilmiga hawa sare noma soo diyaarin ee wa codsi noo soo diyaari kheyr illah haku siiyee.
@Gudbi755
@Gudbi755 5 жыл бұрын
Thnaks pro
@Cas_kah
@Cas_kah Жыл бұрын
Inta daawaneysa 2023 is muujiya😂😂❤
@moustaphamk6597
@moustaphamk6597 5 жыл бұрын
Ramadan kariim all Musulin ❤
@kassimjey1171
@kassimjey1171 5 жыл бұрын
Allah no dembi Daafo 10 Ka Danbe ee Ramadanka lagu galaya
@Axmedyare739
@Axmedyare739 5 жыл бұрын
Masha Allah wllhi wa farxay markaan muqaalkaan dawaday wayo waxan ogaday in aan wadada guusha hayo Lkn awal shaki ayaa igu jiray Mahdsnd Mhadsnid in badan ustaad
@yahyasalah7375
@yahyasalah7375 5 жыл бұрын
Shaqsi a an channelkiisa Ku soo hirto thanks wll Omar Inshar.
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Jisaakallaahu khayran walaal allaah haku barakeeyo aamiin aamiin aamiin
@garaadchannel2676
@garaadchannel2676 5 жыл бұрын
Dhaaragaliyo Macalinka nolosha Ifiyaha mustaqbalka Niyad dhise Intaba wad tahay masuul ALLE haku xafido Guulayso mar waliba
@sakiyare6953
@sakiyare6953 5 жыл бұрын
Omar inshar waaxaan kuu fajeynaa caannimo aad ku noqotid mid qani ah somalina ay kugu faanto horey u soco sxb
@hassanbashirsalad4471
@hassanbashirsalad4471 5 жыл бұрын
شكراً من القلب❤
@yasmine11.11
@yasmine11.11 5 жыл бұрын
CALAMADAHA QOFKA WADADA GUUSHA KU SOCDO.... 1:- Waxad ledahy u jeed cad. 2:- Ma firisid dhaleceynta dadka. 3:- Dadka wey ku ixtiraman wxe ku arkan role model. 4:- Ma rajo xumid xitaa xaladaha adag. 5:- Uma aragtid dadka gulaha gaarey adunka iney mala'ig ama wx weyn oo ay yihin beni Adam ado kle aadna gari karto meshey garan.. Thnk you wll omar ❤
@اهلاوسهلا-ط6ش
@اهلاوسهلا-ط6ش 2 жыл бұрын
Wllo alle ha kuu barakayo cimirga iyo caafimaadka alle ha ku xafido wllo
@rabatpropertyLimited
@rabatpropertyLimited 5 жыл бұрын
Masha allah keep going walal
@calimaxamedcali1983
@calimaxamedcali1983 5 жыл бұрын
Sxb cumar ninkaa mazriga ah waxaa aad ushabaha ninka la dhaho FALADAGAN wuxu ku heesa dhiindhiin dhiin hadana waa caan oo ismuu dhiibin never give up🙊
@xiinfiniin5271
@xiinfiniin5271 5 жыл бұрын
Ramadan kariim walalayaal
@saaraasamanjecel7051
@saaraasamanjecel7051 5 жыл бұрын
Ma,Allah wllky wad mahadsnthy waxn ku rajeynaa ajar badan
@muhaajir5731
@muhaajir5731 5 жыл бұрын
{ALLAHU Akbar ❤️☝️}
@saedabdirisak5952
@saedabdirisak5952 5 жыл бұрын
Thanks Ustaad Omar Inshar
@weareone1837
@weareone1837 5 жыл бұрын
Shukran wll
@hormariye5864
@hormariye5864 5 жыл бұрын
Thanks Omar inshar Asc walaalayaal kusoodhawaada Chanalka nasoobooqda hadii aad ku qanacdo subscribe saar waadna ku mahadsantahay soobooqashadaada
@mustafabdikani7990
@mustafabdikani7990 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb allaha ku barakeeyo
@canabluul3830
@canabluul3830 5 жыл бұрын
Wad Mahadsantahy ustaade omar inshar Allah haku barakeeyo
@Abdikarimm
@Abdikarimm 5 жыл бұрын
Ramada mubarak keep going cumar inshaar
@suuleisack6623
@suuleisack6623 5 жыл бұрын
Thnks macallinka nolosha go forward
@mrash7609
@mrash7609 5 жыл бұрын
Horumar balaaran ayaaan kuu rajeynaa wll omar sida aad adiguba u jeceshahay horu markeena.
@abdifatahsupparka6843
@abdifatahsupparka6843 5 жыл бұрын
Qof wax Ku siiya waxbadan baad aragta lakiin qof wax Ku sheega waxyar baad aragtaa. Mahadsanid mudane.
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxp Cumarow waa Muhiim Barnaanubyada caynkaana h
@baahiye2479
@baahiye2479 5 жыл бұрын
waa sax wlhy xiligii yaraantayda wax ugu wayn ee noloshayda dib udhigi jiray waxay ahyen dhalecaynta la iijeediyo halmar oo aan aad uga xanaaqi jiray ugana niyad jabi jiray lkn markaan bislaadAY dhaqankas waan bedelay waxaan noqday sida wiilkaas masriga waan ilaahy mahadii zxb tusaalehan ninka masrigaa aad baan uga helay dhiirigelina way ii noqotay mahadsanid zxb
@husseinhudi4064
@husseinhudi4064 5 жыл бұрын
Mahadsanid Omar
@nuuradiincabdilaahi957
@nuuradiincabdilaahi957 5 жыл бұрын
مااطيق العيش لولا فصحة الامل
@yoonkachannelibraahim2777
@yoonkachannelibraahim2777 5 жыл бұрын
Mash allh omar sxb taakere weyn ayan kuu ahay horay usoco sxb waxbadn baad iga badashay kanalkada run ahantii aad ban uxiiiseyaa
@aliyare3151
@aliyare3151 5 жыл бұрын
Barnamijyadan ino so badi ustaadii thanks
@muminjamaisse6176
@muminjamaisse6176 5 жыл бұрын
Mashaa Allh Aad Baad Umahadsantahay
@fyslcade7546
@fyslcade7546 2 жыл бұрын
Maha sanid wllo qli hoosobadi wllo ❤
@drmohamed1968
@drmohamed1968 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllkay omar inshaar
@faraxyasincabdi1478
@faraxyasincabdi1478 5 жыл бұрын
Masha allah sxb omar aad ban kuugu dhiirigalinaya barnamijyada ku sabsan nolosha
@hayaan8738
@hayaan8738 5 жыл бұрын
Qof kaa wanaagsan weli ma Arag♡ thank you wll
@hamseabdimohumed8707
@hamseabdimohumed8707 5 жыл бұрын
Mash allah wllo hore usoco khary alle ha kusiiyo.
@fahamkanolosha
@fahamkanolosha 5 жыл бұрын
Omar.inshar wlhi maalmahaan dambe channelkaaga wuu sii dhismayaa Maalin walbana wax bdn baan ka faaiida😍😍 Aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinaa wll😘😍😍😍😍
@abdiaziizmuztphe1836
@abdiaziizmuztphe1836 5 жыл бұрын
msh allah macalim rabi raali kaa noqoy
Taariikhda YUHUUDA / ISRAEL || Sh. Mustafe X. Ismaciil
39:45
Garaad Bile
Рет қаралды 102 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 356 М.
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
OGAANSHO
Рет қаралды 185 М.
Sirta Guusha 🥳
9:53
Salmaan Maadow
Рет қаралды 17 М.
Guusha Nolosha Sh-Mustafe Xaaji
14:33
GAFE OFFICIAL
Рет қаралды 383 М.
WADADA GUUSHA: #1: DHABAR ADAYG!
13:56
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 60 М.
Waligaa Hasheegan , Sheegashada waa dulli | Fandhaal Podcast .
25:58
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН