500 DOLLERS AYAAN QASAARAY MAANTA !!!!

  Рет қаралды 27,845

Muniir official

Muniir official

Күн бұрын

FACEBOOK PAGE-KEYGA
www.facebook.c...
----------------------------------------------------------------------------------------
KZbinKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
/ @munirarmy4322
----------------------------------------------------------------------------------------
FOLLOW MY INSTAGRAM
www.instaAgram...
----------------------------------------------------------------------------------------
Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay KZbin-ka.
Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
www.facebook.c...
----------------------------------------------------------------------------------------
KZbinKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
/ @munirarmy4322
----------------------------------------------------------------------------------------
FOLLOW MY INSTAGRAM
www.instaAgram...
----------------------------------------------------------------------------------------
Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay KZbin-ka.
Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Пікірлер: 203
@Rayaan277
@Rayaan277 2 ай бұрын
Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼
@Yasmine.327
@Yasmine.327 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤
@HiboAwaleh-xv4bt
@HiboAwaleh-xv4bt 2 ай бұрын
Swc❤❤❤
@mustafmohamed7595
@mustafmohamed7595 2 ай бұрын
Faadil ayaan siiyay ani codkeyga
@MohamedAhmed-cz5ev
@MohamedAhmed-cz5ev 2 ай бұрын
Walalkey munir waxaan kuu rajeynaya 1 million in aad garto waxaa tahay walal in badan iga soo qoslisiyay
@abdallafarah7121
@abdallafarah7121 2 ай бұрын
Muniir Aqaa legend hore ❤👏
@UpdyaziizCutrone
@UpdyaziizCutrone 2 ай бұрын
Fadil ayaa wadataa zpx fadilaa siyay codka❤❤
@hodan2
@hodan2 2 ай бұрын
Fadil dumdum ugu shidan🎉
@Fatimaosman56
@Fatimaosman56 2 ай бұрын
Muniir ugu shidan inkasto all waxba ka aqon stelka😂
@m.baariyow7
@m.baariyow7 2 ай бұрын
Legend the first youtuber 1m come
@dalmarclaahi7565
@dalmarclaahi7565 2 ай бұрын
Muniir sxp inta 1m ka gareysid asxapta Malaysia 🇲🇾 haga takin wd yara dhawdahay insha Allaah
@user-pt6fm9hw1l
@user-pt6fm9hw1l 2 ай бұрын
Muniir ayaa guulaystay❤🎉
@kingMaame5
@kingMaame5 2 ай бұрын
Faadil 10 /8 Zaki 10 /6 Muniir 10 /6 ❤
@cabdibasid1122
@cabdibasid1122 2 ай бұрын
mad funs kaaga Uqaybisid lacagtaas 😂😂😂
@URCRISTIANO-v4f
@URCRISTIANO-v4f 2 ай бұрын
FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉
@amiiromuhamett4743
@amiiromuhamett4743 2 ай бұрын
Faaadil dum dum say macha allah wlhei 🫶🏽🤴🤎
@ikraanmaxamed9516
@ikraanmaxamed9516 2 ай бұрын
Lanbar 1. Faadil Kanbar 2. Muniir Lanbar 3. Zaki
@NajmaCabaas
@NajmaCabaas 2 ай бұрын
2 muniir
@MoHaMeD-z9z5s
@MoHaMeD-z9z5s 2 ай бұрын
1' Fadil only finaanad cad kaa dhiman 🎉 2' Muniir surwaal madaw io kabo cad kaa dhiman❤ 3' zaki somali surwaal over size ah oo madaw finaanad cad jacket madaw io cadaan ah kabo io ookiyaale cad after that you are no 1
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 2 ай бұрын
Wn idin salamay wilshaydii
@AmiinAbdi-ki2nk
@AmiinAbdi-ki2nk 2 ай бұрын
Walahi hadii Ana runta ka hadlo waxba labis ma taqantin inta igu racsan one love ❤🎉😂
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Muniir surwalka iyo kabaha tuur 🎉🎉🎉🎉
@Yaasinupdi
@Yaasinupdi 2 ай бұрын
Muniir 10%8 Fadil 10%9 Zaki 10%6
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 2 ай бұрын
Fadil marku so baxay minallahi u qoslay wlh😂 zaki kasi daran pink iso qaatey war muniir ba idinku sita kabaha le inu badale ehed😂
@MaryamaXaaji-mf7yt
@MaryamaXaaji-mf7yt 2 ай бұрын
warya sundus hadiyadeedi away dahabki😂😂
@Sariyaabdihakiim
@Sariyaabdihakiim 2 ай бұрын
Muniir aaway raali galintii sundus😢😢😢
@JamiilaMoha
@JamiilaMoha 2 ай бұрын
muniir 10/9 fadil 10/9 zaki10/7❤❤
@iikarmedia1358
@iikarmedia1358 2 ай бұрын
Faadil dum dum swagiisa waali waaye
@cabdiraxmanaxmed-ws8hz
@cabdiraxmanaxmed-ws8hz 2 ай бұрын
Hambalyo 700k🎉🎉🎉🎉
@Iqlaas183
@Iqlaas183 2 ай бұрын
Team faadil aa ugu qurxoon😂😊❤
@HindoYasiin
@HindoYasiin 2 ай бұрын
cayda oo ku jiri baa shidan sxp❤
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 2 ай бұрын
Wlll malugaaaa sakiyoow mise waa sharabaad
@user-hc3zb2yb2o
@user-hc3zb2yb2o 2 ай бұрын
Zakii somali ❤❤❤cade jobless boilaonare keep going for 1m subscribe
@AbdiqaadirCalimohamed
@AbdiqaadirCalimohamed 2 ай бұрын
Zaki soomaali aawataa ani wallka iiraaxeeso pro😂
@NasteexoAlideero
@NasteexoAlideero 2 ай бұрын
Muniir❤😮
@CaishaAbokar
@CaishaAbokar 2 ай бұрын
Muniir guuleyso ❤🎉
@Somaligamer2
@Somaligamer2 2 ай бұрын
Muniir iyo faadil ayaa the best walaahi❤❤❤❤❤❤❤❤ yaa igu raacsan ❤❤
@user-bm5pq2wn2j
@user-bm5pq2wn2j 2 ай бұрын
Zaki somali legend codkeygii siiyey
@SuhaylaMaxamuud
@SuhaylaMaxamuud 2 ай бұрын
Fadil ba ugu dhar qorxon
@Travel_sanaag
@Travel_sanaag 2 ай бұрын
Faadil 10/10 Muniir 10/7 Saki 10/1 😂😂
@rabicabdi5118
@rabicabdi5118 2 ай бұрын
Engineer faadil baan siiyay ani
@moapdikarem144
@moapdikarem144 2 ай бұрын
MUNIIR AQAA 10/9 FADIL DUMDUM 10/7 ZAKI SOMALI 10/5
@DeeqoAbdullahi-cg5qs
@DeeqoAbdullahi-cg5qs 2 ай бұрын
Muniira kuleh
@AmaalAmalhassan-iw2ox
@AmaalAmalhassan-iw2ox 2 ай бұрын
Muniir aa qurxoon hdii xaqiiqda laga hadlo Faadil dhar 10 yaardi ah oo iisoo gishtybo Zakina dharki ilmaha oo soo xirty
@HibonuraHibonura-v1m
@HibonuraHibonura-v1m 2 ай бұрын
Zaki Somali waan ku wataa heesta dhan anipaapa ii qaade HiboH 😮
@rabiaabdoulkader4402
@rabiaabdoulkader4402 2 ай бұрын
10 of 10 muniir
@SuusuuCadey
@SuusuuCadey 2 ай бұрын
Muniir maku fadhiso labiska fadil dumdum aa shidan
@MaxamedYusuf-
@MaxamedYusuf- 2 ай бұрын
Faadil ushidan best out fit🎉
@Hamda484
@Hamda484 2 ай бұрын
Fadil dumum 10 of 9
@user-fr7hm7xe8y
@user-fr7hm7xe8y 2 ай бұрын
Plz wll zaki somali maxa ka qaldan war niyow wlhi waxa lagu modaa inaad wadato sharabaado maddow wll midakale Dherida oo hadana dhulxasanidaa
@user-fe5co8zj2b
@user-fe5co8zj2b 2 ай бұрын
Zaki qurux badan 🎉❤
@MaryanmaxamedMaryanmaxam-ed4wt
@MaryanmaxamedMaryanmaxam-ed4wt 2 ай бұрын
1malyan kami soon muniir codsigeega waa faadil
@user-do9lw3qx4e
@user-do9lw3qx4e 2 ай бұрын
Fadilkaaaa leee ma cid kale codkaGa❤
@user-jo2qu7zi7h
@user-jo2qu7zi7h 2 ай бұрын
Hadda soxiran lahyd kabo u eeg Shatiga ama buud ama sandal ueeg dharka lkn hadda dharka wa OK lkn kabaha iyo surwalka mawati hadda kabo shatiga ueg ama surwalka u eg haddawadan lahyd wan OK ban kudhihilaha lkn hadda xoga waan kuwata lkn mx waayo zaki somali wuxu xiranyahy ma carwo haidhafin buu kasolabistay😂😂😂inta wakaftan muniir wan kuwata pro
@fatimaayaan8432
@fatimaayaan8432 2 ай бұрын
Muniir waaw cadi maha
@MumtasAbdinasir
@MumtasAbdinasir 2 ай бұрын
wlhi saki marku so baxay qosol kabixi wayay😅😅😅😅
@SabiriinMohamed-v2t
@SabiriinMohamed-v2t 2 ай бұрын
Faadil dumdum ayaa ugu sito waxaa ku xigo muniir aqaa zaki waxaan dhar ma ahan iga cun boowe😂😂😂
@MaryamCaliFaarax
@MaryamCaliFaarax 2 ай бұрын
Zaki qurux badan ❤
@user-it3gt8zd8w
@user-it3gt8zd8w 2 ай бұрын
Muniiir ayan siiiyay aniga outfitkisa 10/10 ayan siiin laha
@HibonuraHibonura-v1m
@HibonuraHibonura-v1m 2 ай бұрын
Waad shidantay muniir iyo fadil dumdum
@ridwaanaxmed2423
@ridwaanaxmed2423 2 ай бұрын
Muniir aqaa the best clothes
@Cayuushqurux48
@Cayuushqurux48 2 ай бұрын
Muniir aqaa wow❤❤
@UpdyaziizCutrone
@UpdyaziizCutrone 2 ай бұрын
my brother Muniir week dambe 750k ku rajeyna zxp
@QadrobulleFarmajo-gl8fc
@QadrobulleFarmajo-gl8fc 2 ай бұрын
Meshaan labis kuma heysiin walhi faadil ugu roon zaki balayo lugo madow😂😂😂😂😂😂😂
@MarcossBC-ml5ln
@MarcossBC-ml5ln 2 ай бұрын
Fadil 10%9 fadil Surweelka ayaa ad uweyn sasbaa 1kaaga reebtey Muniir 10%7 muniir gabo buud ah ayaa kamaqan io surwelka oo an aan xogakgu dhagan Zaki 10%2 saki gabahaaga io surweelka io wiliba lughaa bastada iga cun intas waa kaftan 😅😅
@user-vg9xx3lu5e
@user-vg9xx3lu5e 2 ай бұрын
muniir ayaan siiyay ani
@HANAD___17
@HANAD___17 2 ай бұрын
Faadil ayaan siiyay 🫡
@SuusuuCadey
@SuusuuCadey 2 ай бұрын
Saki maxa qaldan shaar iyo hafjey le arkoya mawa ku arkiye😂😂😂
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 2 ай бұрын
1:Faadil❤ 2:Muniir 3:Zaki Muniir saxiib sidan update u ahow ❤❤❤🎉🎉muqaldeda aaad noo soo gudbiso ayan tan wn ku heysana sida team 27 iney ku jiran ❤❤baa ku haysana sida Ceyda zaki faadil sundus cumeer aan ku aragny muqaldada hadana kuwa kale wn ku sugayna i.a❤❤❤❤ Keep going my brother❤❤❤❤❤
@amishpatel7545
@amishpatel7545 2 ай бұрын
800K caming soon
@user-mf7zy4hu3n
@user-mf7zy4hu3n 2 ай бұрын
Muniir Kabaha ku fool xumaynaaya
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 2 ай бұрын
Agree😂
@user-yz5tl4mu5s
@user-yz5tl4mu5s 2 ай бұрын
Faadil dum dum siiyey codkeeya
@user-xq1cc2gz1g
@user-xq1cc2gz1g 2 ай бұрын
Faadiil style ❤
@Saidxalweyste
@Saidxalweyste 2 ай бұрын
Fadil sylish man halista
@user-vd3il1kj3o
@user-vd3il1kj3o 2 ай бұрын
Keep going brother ❤❤❤
@XaajiAbdullahi
@XaajiAbdullahi 2 ай бұрын
Sxb camirada iska saxa si uu video kuwaalati uyeesho🤔😌
@ubax4156
@ubax4156 2 ай бұрын
3 wllo muniir wawa ❤❤❤
@Ayo-w9s
@Ayo-w9s 2 ай бұрын
Fadil halista 😊🎉
@user-jy8ie5zn1p
@user-jy8ie5zn1p 2 ай бұрын
Wllo binkigu waa maxay ma dumarbaa😂😂
@marwaanabdiaziiz
@marwaanabdiaziiz 2 ай бұрын
Masha Allah muniir❤❤❤❤
@sarhocali2945
@sarhocali2945 2 ай бұрын
Muniir ayaan siiyy
@Nimcohasaneyyy
@Nimcohasaneyyy 2 ай бұрын
How why
@HanushAli-j3d
@HanushAli-j3d 2 ай бұрын
Fadil🎉
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 2 ай бұрын
Muniir aya siye codka
@boqoradaotanga5808
@boqoradaotanga5808 2 ай бұрын
Fadil aya qadan laha Aniga
@XaawoAbdalle
@XaawoAbdalle 2 ай бұрын
Saki❤🙏
@user-pz8dy9rf3l
@user-pz8dy9rf3l 2 ай бұрын
Muniir 10/9😍 Fadil 10/8😁 Zaki 10/6😢 istel kooda san uqimeye ani😅😅
@user-vv2uk7tf9x
@user-vv2uk7tf9x 2 ай бұрын
Zaki🎉❤
@YaxyeCabdi-xf8ux
@YaxyeCabdi-xf8ux 2 ай бұрын
Zaki somali 10/10 Faadil dumdum 10/8 Muniir aqaa 10/6
@seynabseynab-oc3kf
@seynabseynab-oc3kf 2 ай бұрын
Maska madow ❤
@aragsanahmed3169
@aragsanahmed3169 2 ай бұрын
Muniir 😊
@user-xf2rx4br5g
@user-xf2rx4br5g 2 ай бұрын
Zaki so LA halis❤❤❤❤
@ardinabbe1433
@ardinabbe1433 2 ай бұрын
Family 10/10 muniir 10/9 zaki 10/6
@sharmafan-jv9yo
@sharmafan-jv9yo 2 ай бұрын
Team zaki. Somali on like❤❤❤ 1 style ❤❤❤❤❤
@farmatony3499
@farmatony3499 2 ай бұрын
walalkey muniir aqaa ayaan wataa
@MahamadHaroun-fq1zf
@MahamadHaroun-fq1zf 2 ай бұрын
Muniir❤❤❤❤
@IlhaanKaweyne
@IlhaanKaweyne 2 ай бұрын
Asxabta waxaas kaftan waye zaki somali
@SucdiAsad-
@SucdiAsad- 2 ай бұрын
Muniir ayaa codkeega siiyay
@Walaalcazaam114
@Walaalcazaam114 2 ай бұрын
Muniir Aqaa style ❤❤
@leyloomar2577
@leyloomar2577 2 ай бұрын
Mashallaah muniir
@dytffttg6491
@dytffttg6491 2 ай бұрын
Wad socotaa 700k wadhawdaheyyy
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q 2 ай бұрын
Muniir10 2fadil 10/6 3zaki 10/3😂 oh my lugo igugaraxdey 😂
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q 2 ай бұрын
Muniir10/5shati shawaq 😂😂😂
SHEEG CALAAMADAAN OO KU GUULEYSO LACAG WAX FUDUD AY KASI WAAYEEN hhhh
22:06
KULIGOOD WEY GARAN WAAYEEN!!!!
19:36
Muniir official
Рет қаралды 36 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 49 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 92 МЛН
DADKII OO U KACAY HEESTII SHARMA BOY JAWAABTA FANAANIINTA HARGEYSA & AMXAARADA
23:40
HAL MEEL AYAAN ISUGU KEENAY GABDHAHA DHAN KADIBNA WIILASHA AYAAN..!!!!!
13:07
YAA UGU FOOLXUN GABDHAHAN ? || UFF AMA WOW ASAD HAGIO || FT MUNIIR AQAA..
10:35