50000 kun oo saliga nabiga ayuu aqri yey kadib maxa dhacay cafimad far xad soyaca iskudawee saliga

  Рет қаралды 42,758

Fadumo qalbi wanag 21

Fadumo qalbi wanag 21

Күн бұрын

Пікірлер: 225
@Mariaabdul-cc3vx
@Mariaabdul-cc3vx 9 ай бұрын
Saliga nabiga wlhie wa noloshydii wa wehelkygii daqiiqad igama maqnado xabiibkayagiiyow wanu ku jecelnahy daqiiqadna kama marano❤
@maria-ws8vd
@maria-ws8vd 9 ай бұрын
Maalin horre dhibaato ayaa isoo wajahday aad naftayda ugu adkayd wuxuu allah iiga badbaadshay fadligiisa kow kadibna fadliga saliga nabiga scw waa farxad saliga nabiga scw
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 9 ай бұрын
Siiqada aqrisay
@maria-ws8vd
@maria-ws8vd 9 ай бұрын
Ibrahimayada
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 9 ай бұрын
@@maria-ws8vd meeqa aqrisay wll
@sucdicaddey7597
@sucdicaddey7597 2 ай бұрын
Meeqo kun aqrisay
@cabdilahimahad7381
@cabdilahimahad7381 8 ай бұрын
Wlahi aniga arkay saliga nabiga waa daawo aan shaki ka jirin😊
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 8 ай бұрын
Taas been eheen Ilaahow nagu aadi yaaa rapi🤲🥺
@mohanabdi1655
@mohanabdi1655 7 ай бұрын
Wll 1 qiso nala wadaag.
@cabdilahimahad7381
@cabdilahimahad7381 6 ай бұрын
@@mohanabdi1655 hal qiso ayaan ku shegayana waxan ku nolhy Europ tan waxan ku jiray qaxooti kaam maraksi markan imiday nolasha igu adkatay na waxba way isku gaadhinwayeen barakada ayaa laga qaaday lacagtaudii maalin jimce ah ayaa waxan sheekh ka dawaday tiktok fadliga saliga nabiga markasi waxan akhriyey saliga nabiga 10,000 waxan ka dhigtay wardi wlahi mudo 3 maalmood ah markan waday waxa ii imiday ama la ii keenay nin wadankan iska soo dhiibay lkin ka imiday mraykan ah waana nin wayn oo 65 sano ah maraksi waxa uu ahana nin arimahaygii oo dhan ilaahay iga sikhray waxan galay nolol cajiiba wana markii igu ficnayd ee nolashayda isoo marta maskax ahaan ayaan dagay waxan noqday qof degan oo cibaado badan maraksi sababta uu ilaahay saliga nabiga igu furay waxa ay ahayd wadankan aan joogo waxa jiray nin aan wadanka giriiga isku naqanay ayaa wankan imiday maraksi waxa uu aaday dad ay family ahayeen oo waxa uu donayey inuu iska dhiibo maraksi nolasha ku adkatay.ninkii u imiday ee soo dhawan lahana ayaa gaajo ku dilay waxba uu siin wayeyna mudo 7aad ah ayuu la joogay dadka somalida ayaa marmar cunto siin jiray maraksi maalin maalmaha kamid ah ayuu ila sohadlayna wuu ii waayo sheegtayna anigana wan damqadayna waxan u soo dhawayeyna si cajiiba sida gurigii hooyadii oo kale aniga oonqaxootiya ayaan sariirdayda uga kacay waxkasta oo uu i waydiistayna wan siiyey maraksi sidaasi ayuu ilaahay igu furay saliga nabiga mudada aan caawiyey ninka iyo mudada uu ilaahay arimahayga igu hagajiyey waxa u dhexaysay 10 maalmod markasi wlalayal qof xaaladu ku adagtahyna hadaa aragtan marnaba haka tagin ilaahay dartii uncaawi ilaahay waxa uu u naxaristana inta naxarisatana qisadasi hadaa heshaan waxan idin sheegaya qiso kale oo ku saabsan awooda dicada
@BisharFarah-u4o
@BisharFarah-u4o 9 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد/صلو على النبي
@xaawosalad9415
@xaawosalad9415 9 ай бұрын
Iishaaalaha ha labadiyo saliga nabiga Aniga. Wax yaabo badan ayaan ku arkey qofkii aqriya 10'000 Kun saliga nabiga
@HanaAbdirahmaan-pp8uf
@HanaAbdirahmaan-pp8uf 9 ай бұрын
Sidqaded uakhrida wlo
@deeqocigaal8061
@deeqocigaal8061 9 ай бұрын
Kee aqridaah abaayo
@umuh-qm1gu
@umuh-qm1gu 9 ай бұрын
See uaqride
@Mimihxo
@Mimihxo 9 ай бұрын
Siqaded akhrisa
@ramzaayman1919
@ramzaayman1919 9 ай бұрын
Ibrahimiyada ugu fadli badan
@amuun6656
@amuun6656 9 ай бұрын
الأهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد الأهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@SalaxYarre
@SalaxYarre 6 ай бұрын
Asc asxabta
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 7 ай бұрын
Walaal noo sheeg qaabka ugu fudud ee loogu saliyo nabigeena scw
@Lathqn-y6r
@Lathqn-y6r 7 ай бұрын
Anga kushegay ee tiktok maqabta
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 16 күн бұрын
صل الله عليه وسلم اللهم صل على نبينا محمد
@bisharoabdiosman8461
@bisharoabdiosman8461 7 ай бұрын
Manshallah walahi manty jimci aniygo murug badan daremaya ayan qisadan dhegaystay wan bilabay balkala sheeg murgty meshay aday manshallah sheek mahdsnid
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 7 ай бұрын
Maa shaa allaah, meeqo ayaa aqrisay abyo
@NuuraMahamed-o3h
@NuuraMahamed-o3h 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw waa balan wllkay ❤❤❤❤
@nuradinali4156
@nuradinali4156 9 ай бұрын
Scw Tirilon times Insha Allha
@CabdinaasirYahye
@CabdinaasirYahye 15 күн бұрын
جزا ك الله خير
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 4 ай бұрын
Sheekh Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AyaanYusuf-rz2dd
@AyaanYusuf-rz2dd 8 ай бұрын
Walhy cafimad Ayaan kuu hely scw
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 3 ай бұрын
50K oo saliga Nabiga scw oo Ibrahiimada ah waa mansha allah balse hal maalin laguma sameyn karaa
@haboonali7455
@haboonali7455 3 ай бұрын
Haa wlhi waxaqiiq
@maryanabdullahi9852
@maryanabdullahi9852 9 ай бұрын
JazakaAllahu kheir xbbtii ❤
@rahmoali2790
@rahmoali2790 9 ай бұрын
Masha allah masha allah abooyo waad mahadsantahay ilahay khayr ha ku siiyo
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 2 ай бұрын
Masha allah salalaahu caleyhi wasallam jazakallah khayr sheekh❤❤❤❤
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 9 ай бұрын
Waabalan wall qali insha alah ilahay hano fududeyo
@hamdakafiay9918
@hamdakafiay9918 9 ай бұрын
Waa balan insha alaahu
@fadumoabdirahman3296
@fadumoabdirahman3296 8 ай бұрын
Isoo duceeya walal in Allh cafimaad isiiyo
@mltaxmedjsaxardiid6410
@mltaxmedjsaxardiid6410 4 ай бұрын
Waxa wlaahaya in aan bilaabay maqrib ka hor anoo dhib dhaqaale i haysato saddex saacadood ka bacdi ama laba iyo badh saacadood ka bacdi wixii aan u baahna ee lacag ahaa in aan dhulka ka qaaday iyadoo dollar ah waxa iiga markhaati ah allah raxmaanka
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 3 ай бұрын
Meeqaa rabtay
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 16 күн бұрын
مشاء الله
@aymanMoha6
@aymanMoha6 8 ай бұрын
ﷺ ❤
@amnasoomaali7532
@amnasoomaali7532 8 ай бұрын
Illahey hana waafajiyo Aamiin😊
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 9 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 9 ай бұрын
Maanshaallah .
@marwohassan2866
@marwohassan2866 9 ай бұрын
اللهم صلي على النبي محمد وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤
@CabdulqadirAxmed-c8y
@CabdulqadirAxmed-c8y 9 ай бұрын
Jazaakalaahu qayr wabalan insha allh
@mariamrage
@mariamrage 9 ай бұрын
Scw scw❤
@AsmoOsman
@AsmoOsman 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤
@YaxyeCabdifariid
@YaxyeCabdifariid 9 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى الله
@Jamaalaxmed449
@Jamaalaxmed449 3 ай бұрын
Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤
@SuhaibAhmed-m6k
@SuhaibAhmed-m6k 9 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@HoodoMaxamed-v8j
@HoodoMaxamed-v8j Ай бұрын
Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 8 ай бұрын
Qofaa jecelahay 😢isoduceya inaa helo😭😭😭😭
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 8 ай бұрын
Apayo salad sunno duko ilaahey weydiiso inuu haduu qeyr kuu yahay kugu soo mariyo🥺
@mohanabdi1655
@mohanabdi1655 7 ай бұрын
Hdu kheyr kuu yhy
@HoodoMaxamed-v8j
@HoodoMaxamed-v8j Ай бұрын
Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam Salaalaahu calayhi wasalam
@ZahraAbdullahi-l3g
@ZahraAbdullahi-l3g 4 ай бұрын
Scw ❤illaahayow guur xalal isii
@HAWOAbdi-um9kn
@HAWOAbdi-um9kn 9 ай бұрын
Scw
@ruweydabashir1739
@ruweydabashir1739 9 ай бұрын
scw scw scw
@nura6730
@nura6730 3 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@توليناليافعي-ص3ظ
@توليناليافعي-ص3ظ 9 ай бұрын
Masha Allah barakalahu fiik wll
@qalbilove2448
@qalbilove2448 9 ай бұрын
Ibrahimiyada ugu fadli badan ❤
@dalmarhussein6193
@dalmarhussein6193 7 ай бұрын
Siiqada saliha nabiga loo akhriyaya wa tee sheekh
@abdimariam8122
@abdimariam8122 9 ай бұрын
Scw scw scws scw❤❤❤❤
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 9 ай бұрын
Maansha alaah baqi waa ilaah
@JamaliAbdirahman
@JamaliAbdirahman 8 ай бұрын
Wlhi diyar baan ahay wll aniga guruubaka wankujirsaa😮
@Zaynab-j3s
@Zaynab-j3s 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 4 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@safiabdilahi
@safiabdilahi 9 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SudaysiXasan-u8u
@SudaysiXasan-u8u 4 ай бұрын
Saliga. Nabiga. Cilmi sir baa. Lugu. Hela. Nashaad. Iyo. Farxad. Baa lugu. Laasima. Swc swc
@nimcomaxamed4737
@nimcomaxamed4737 Ай бұрын
Salaalhu calayhi wasalam ❤❤❤
@hagarmediahanuuniye8253
@hagarmediahanuuniye8253 9 ай бұрын
Scw scw scw
@maryanabdi-e8q
@maryanabdi-e8q 9 ай бұрын
Thanks walashey mcn
@ZamzamIsmacil-i2s
@ZamzamIsmacil-i2s 7 ай бұрын
Salahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم علي محمد وعلي ال محمد❤
@nimcoaxmed2926
@nimcoaxmed2926 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى إلى الدين ❤
@Amanashorts
@Amanashorts 3 ай бұрын
I.a dhammaan walaalaha
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 9 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@IsmaaciilIrshaad-je4mb
@IsmaaciilIrshaad-je4mb 9 ай бұрын
Masha allaha ❤❤
@ABDIRIZAKMOHAMED-lt6sg
@ABDIRIZAKMOHAMED-lt6sg 4 ай бұрын
SALALAHU CALEYHI WASALAM ❤
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 5 ай бұрын
Scw ❤️
@maxamedIbraahim-i2b
@maxamedIbraahim-i2b 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@Hodanhashi-cq8sg
@Hodanhashi-cq8sg Ай бұрын
صل الله عليه وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UbahGele
@UbahGele 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@ZamdaFunny
@ZamdaFunny 5 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam
@maryanruun2476
@maryanruun2476 9 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤
@IbraPoi-s8f
@IbraPoi-s8f 2 ай бұрын
Scw😊
@Hamdi831
@Hamdi831 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 9 ай бұрын
Sallalahu calayhi wasalam
@BurlibaxMedia
@BurlibaxMedia 3 ай бұрын
SAW
@mounicartondibet139
@mounicartondibet139 9 ай бұрын
S الهم صلي وسلم علي النبي محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@AxmedIldQaboojiye
@AxmedIldQaboojiye 2 ай бұрын
salalahu calayhi wasalam
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@FaycalOmar-d1v
@FaycalOmar-d1v 3 ай бұрын
Scw scw
@zakariyaMohamed-fk9fu
@zakariyaMohamed-fk9fu 29 күн бұрын
Scw scw scw❤
@dagannouh3541
@dagannouh3541 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@aminamuse8983
@aminamuse8983 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@SuleekhasaleebanJamac
@SuleekhasaleebanJamac 5 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 Ай бұрын
Sheikha ciwaankiisa naxaakuqoran
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw 1:44 scw
@HoodoMaxamed-v8j
@HoodoMaxamed-v8j Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@mumtasnasir4673
@mumtasnasir4673 9 ай бұрын
Allahu akbar❤
@QaaliQadar-s8l
@QaaliQadar-s8l Ай бұрын
M.a❤
@ramlaabdi4775
@ramlaabdi4775 9 ай бұрын
shukran
@AniisaDaahir
@AniisaDaahir 7 ай бұрын
Sheekha magaciisa xagan kala.xidhidhaa
@mohanabdi1655
@mohanabdi1655 7 ай бұрын
Qiso miya hesa wll mise su'aal
@suadmohamed9825
@suadmohamed9825 2 ай бұрын
‏❤❤صلى الله عليه وسلم❤❤
@nasteexonour7731
@nasteexonour7731 9 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@SamiiraMaxamed-m4g
@SamiiraMaxamed-m4g 2 ай бұрын
Aniiga kugul saliyaya scw malina kasta 5000 diyara
@hibotahliil
@hibotahliil 2 ай бұрын
Anaaa diyaara wll
@DahaboCali-c2w
@DahaboCali-c2w Ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@نعيمهحسن-ذ2ش
@نعيمهحسن-ذ2ش 4 ай бұрын
haa wll 8nshkah
@MohamedSalah-ep6sm
@MohamedSalah-ep6sm Ай бұрын
Scw scw scw scw
@mariyanadan6216
@mariyanadan6216 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 9 ай бұрын
scw
@LuulIsmail-fw2sn
@LuulIsmail-fw2sn 9 ай бұрын
Walala yaal aniika wax badan yaa ka arke wana jecla in lika wariyo
@ummmariam2336
@ummmariam2336 9 ай бұрын
Abyo youtubarada qaar fbgoda iyo WhatsApp koda haaya ee ila so hadal waa kusiina qisadada noso gudbi oo anigaba jecladay abyo maxa ka aragtay ii sheeg xbbti
@bahjabilan2350
@bahjabilan2350 9 ай бұрын
Noaoqor qisadad
@jamaljese2202
@jamaljese2202 9 ай бұрын
nala wadaag wll si ay dhiira galin noogu noqoto
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 6 ай бұрын
Noosheeg khayr hele
@HoodoMaxamed-v8j
@HoodoMaxamed-v8j Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم وسلم الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@farxiyoaxmedxaashi7440
@farxiyoaxmedxaashi7440 9 ай бұрын
Sallallaahu caleyhi wassallam
@Ahmedmalowahmed
@Ahmedmalowahmed 7 ай бұрын
Saw
@Yasmin77Yasmin
@Yasmin77Yasmin 2 күн бұрын
Scw.scw scw.scw.scw scw.scw
@AbdikadirSiyat-v6n
@AbdikadirSiyat-v6n 3 ай бұрын
Wcs
@nafisofarah
@nafisofarah 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
salada qudarta  yaabka aduunka soocarara asxaabta
4:55
Ifraax Cali
Рет қаралды 3
sirta kujirto saliga nabiga scw iyo faaidada laga hela
10:10
Duca Media
Рет қаралды 22 М.
Mucjisada saliga nabiga (scw) nolosha ayuu nuur ka dhigaa
32:44
Balqiiza Abdiaziz
Рет қаралды 20 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН