5taan shey indhahaaga cadaan & Nadiif kaga dhig

  Рет қаралды 66,842

Dr Ahyaa

Dr Ahyaa

Күн бұрын

5 taan shey indhahaaga ku cadeey hadaa ka daashay indha gaduudan adigoo indhahaaga caafimaad qabaan.
Linkigaan hoose wa muraayadaha difaaca cadceeda oo taya leh👇👇
ahyaaoptical.c...

Пікірлер: 109
@Bashiirbarako
@Bashiirbarako Жыл бұрын
1 waa inuu jidhkaagu heela futamin sii 2 waa inaad xidhato muraayada quraxda 3 waa inaad biyo cabista badataa 4 w inaad seexataa habeenka ugu yaraan 7 saac 5 waa inaad iska yarayso cutooyinka ama cabitaanada sunkorta badab leh
@mahamettdayax3214
@mahamettdayax3214 Жыл бұрын
Thanks sxb waabad iso Koobtay❤
@FarxiyaAhmednoor
@FarxiyaAhmednoor 2 ай бұрын
Shukran😊
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
Dr indhahayga ta midig ayaa yaraatay wayna I bood boodaysaa maxaa xal fadlan ila wadaag?. MAHADSANID
@shukrii9137
@shukrii9137 11 ай бұрын
Dr dhaqtat wan tagay wax ma qabtid le dhahay indhahaga wey ficn yihin ani waxa isku Arkay indhaha wax mad madow ijeda marka mel firiyo indhaha dhaxdooda icaawi dr plz mxa sameya 😢😢
@daahirmaxamuud1208
@daahirmaxamuud1208 2 жыл бұрын
Dr wll iftiinka saaidka ah waa idhibtaa ee kawaran iyo qoraxda
@samadusaskey2108
@samadusaskey2108 3 жыл бұрын
Dr indhaha cun cunka Iyo ilmenta mxa dawa u ah thanks
@wehliyeofficial8107
@wehliyeofficial8107 3 жыл бұрын
Horey u socdo Dr Ahyaa Guul ayaa kuu rajeynaa insha'allah 🤲🤲🤲💯✅
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
maahadsanid sido kale sxp🙏
@XafsaHeybo
@XafsaHeybo 3 ай бұрын
Aniga Dr idhaha cdankaa gudud yeshay xnuna wu igahayaa mxaa kusameyaa😢
@aasiyaabdikariim2828
@aasiyaabdikariim2828 3 жыл бұрын
Dr haddii aan indhahayga kumayro biyo milixle saynoqonayaan Waxaa laigudhahy waycadeeyaan lkn wali kumamayrin plz isoo jawab
@xasanek1376
@xasanek1376 2 жыл бұрын
M.a dr ahyaa sidaa igu faa,iideysay Allah kuxifdiyo 🙏
@umusafakuunlaroon2701
@umusafakuunlaroon2701 3 жыл бұрын
Asc beryaha danbe aniga indhaygi waa is bedeln Berrigan horein dhahaygu cadan Bay ahayeen
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim Жыл бұрын
Seexashada hurdo kugu filan seexato wata ugu muhiimsan
@amaalmohamed6808
@amaalmohamed6808 3 жыл бұрын
Tiktok ayaan ka imaaday
@saidomar6608
@saidomar6608 3 жыл бұрын
Dr hilibka indhaha maladaweyn kara iyado lo isticmalin qalin plzz nosheg dr 🙏🙏🙏
@suldaanzaki5314
@suldaanzaki5314 3 жыл бұрын
Biyaha hadii aad ku dadaashan Hubaal cadaan ayeey noqo nayaan Waana tijaabo dhankayga ah
@queensucaadoaadamaadam7743
@queensucaadoaadamaadam7743 2 жыл бұрын
😢😢😢😢
@Nabaddonmustafa
@Nabaddonmustafa Жыл бұрын
Mahad Sanid @DrAhyaa
@badrilayli1837
@badrilayli1837 2 жыл бұрын
Xasaasiyada dr plz
@faahinx4241
@faahinx4241 3 жыл бұрын
Een dr wxn qabaa elergic Saanen ma ku lee dahy teleefanka oo mudo badan aad fiiriso ❤️shukran
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 3 жыл бұрын
Dr waxaa sameeyay qaliin markii hore waxaa dareemayaa in isha wax iga jidhaan then I did the eye surgery pinguecala surgery you think this surgery has side effects
@DrBooca
@DrBooca 2 жыл бұрын
xasaasiyada/elarji casaan kay keento maxaa lagu daaweeyaa
@sakariajamac7407
@sakariajamac7407 Жыл бұрын
Maxa lagu daweeya casaanka qaybta cad ee indhaha
@husseinabdimohammed2986
@husseinabdimohammed2986 Жыл бұрын
Dr Marka aan ukun cuno ma hilib digag indhahyga nabar yar ama duleel yelanaayaaan ka so hdl
@mamma6900
@mamma6900 Жыл бұрын
Xariijin madow ayaa markaan meel firsho waay i daba socdaan maxaan sameeyaa?
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Жыл бұрын
Walaalo Indhaha Cad Waaba Dhiig la’aan. Dadka aan fitamiino heysan indhahooda cad cad. Indhaha dhiiga soo galo waa indhaha fitamiinada heysto waa baaritaan
@sakariamohamoud4141
@sakariamohamoud4141 3 жыл бұрын
zxp xasasiyad inadhaha zide iskaga daweya ❤️❤️❤️❤️
@bashircandi6806
@bashircandi6806 2 жыл бұрын
Dr xasa siyada maxaa la is kaga daweya
@pufo9784
@pufo9784 3 жыл бұрын
Maxaa keena bararka indhaha hoos tooda ?
@hamitofficial4267
@hamitofficial4267 3 жыл бұрын
Dr waxaan ku Dhib qabaa marka aan daawanayo shashadaha indhahayga wey ilmeeyaan
@yunisaden303
@yunisaden303 3 жыл бұрын
Asc Dr aniga waxaan isku arkay hurdo la aan habeenkii oo dhan 4 sac kabadan ma hurdo maxaa uu roon maalintiina 5am To 5:30 pm ayaan shaqeeya
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
hurdo xumida wax badanaa keeni karo .Talooyin ku saabsan muuqaal aya ka samena insha allah. lkn 3 daan arin we ka caawin kartaa 1) jimicsi 2) cunto culus aadan cunin wixi 7 pm ka dambeeyo.............
@najaxaxmed1235
@najaxaxmed1235 2 жыл бұрын
Stress waye ana hda kahor sas aha bwe😭
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 Жыл бұрын
Thanks Dr. 👍👍👍👍
@seidabdullahi6548
@seidabdullahi6548 Жыл бұрын
Adigu maad cabtaa 8 koob
@maaidomanka4109
@maaidomanka4109 3 жыл бұрын
Dr okiyalaha amey Indhaha amey wax udhiban intee lagu gada Meqa aya lagada isoo jwb dr
@faisamohamedfarah7224
@faisamohamedfarah7224 2 жыл бұрын
Dr xagee kaala xiriira pls
@ayshaays5827
@ayshaays5827 3 жыл бұрын
Waxanrabaa walaal inad iigasoo jawaabto biyahacad idhaha kujira dawo maleeyihiin camaliyalaan Jasaakalaahu kheer
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 3 ай бұрын
Masha allha
@hamdasaleeban6030
@hamdasaleeban6030 2 жыл бұрын
dawada indhalanta yaa rabaa shekh
@ikraanistabraqcabdi2910
@ikraanistabraqcabdi2910 3 жыл бұрын
Wll blz noso gali indhaha korkooda hilibka ah ayaa leeyahay noso saemee
@naimamahamed4488
@naimamahamed4488 3 жыл бұрын
Walaal icaawi please in dhahayga ebel way cadaayeen balse hada barta cad buluug ayey noqdeen
@naimamahamed4488
@naimamahamed4488 3 жыл бұрын
Please ii jawaab crona veyrus miayaa sababo please
@aishamohamedabdullaahi
@aishamohamedabdullaahi 2 жыл бұрын
Hada makuu cadaadeen abaayo
@raaskhaalid8907
@raaskhaalid8907 3 жыл бұрын
Haaa thanks aad iyo aad ayaan u radinayaa video oo kale thanks
@fadumoabdikarin4758
@fadumoabdikarin4758 Жыл бұрын
Tan kiyuu
@kowsarmohamed4189
@kowsarmohamed4189 3 жыл бұрын
M.a dr aad u mahadsantahy waxa wax iga sheegtaa Indhahayga anigoo xanuun iga heyn marka dhowr biloba jooga qeyb iguduudata sababta ma garanayo dhakhtarna ma tagin ayaamo kabacdina wa iska baa'badaa mxaa keeeni kara dr waa I muhiim jawaabtadu
@shuwaykarxasan6244
@shuwaykarxasan6244 3 жыл бұрын
Qof hadu tijaabiyey iso jawaab wl
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 3 жыл бұрын
Dr muqaal inoga so samey indhaha godka ku jiro o cafimad qabo
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
Ok. Muuqaaladi hore neh waa ka helesaa.
@shiikhtabaarakshiikhtabaar2016
@shiikhtabaarakshiikhtabaar2016 3 жыл бұрын
Hadaan liinta indhaha isaga shubo maxaa iga dhibeee
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 3 жыл бұрын
Wax Badan Ayaan kaa Faaiidney Aad iyo aad Ayaad umahadsan Tahay🙏🏽🙏🏽
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
adinka mudan walala🙏
@ifkasomli8989
@ifkasomli8989 3 жыл бұрын
Shukrn Dr
@raxmobashiir5804
@raxmobashiir5804 2 жыл бұрын
Tnx dr
@xalisalad852
@xalisalad852 3 жыл бұрын
Dr goojo lo isticmalo malaha miya
@suhaylamaxamuud4987
@suhaylamaxamuud4987 2 жыл бұрын
Haa wll waytahay
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 2 жыл бұрын
Indhaha mala.cadeyn karaa dr aniga xasasiyad qabaaa
@jiirzaad9228
@jiirzaad9228 2 жыл бұрын
Wow 👌 👏
@mohamedcabdulahi214
@mohamedcabdulahi214 3 жыл бұрын
ustaad indhahyga mesha vishka mrka sexatid la iska biyo meshaas ayaa cad kusolaban dheer mxaay tahy sababta fadlan iisojawab ad ban ugu bahnaaa
@sumiyasumaya1272
@sumiyasumaya1272 3 жыл бұрын
Thank you🙏🙏
@xamdixarago716
@xamdixarago716 3 жыл бұрын
Dr waad mahadsantahay
@queenpilhan1235
@queenpilhan1235 2 жыл бұрын
Doctor indhaha cuncunka kiniinka predilone malo isticmali karah
@maryanruunmaryanruun4588
@maryanruunmaryanruun4588 2 жыл бұрын
Kaniinkaas mafiicno ha isticmaalin wll
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 Жыл бұрын
ad ba u mahad san thy dr
@xasanyare5160
@xasanyare5160 3 жыл бұрын
Asc walaalo waxaan rabaa in aan ku wayadiiyo il ayaa waxaan arkay sidee isga daaweeyaan
@safacadey4674
@safacadey4674 3 жыл бұрын
Indha barah leh maxa cadeynayo oo ufican
@salmitahassan1999
@salmitahassan1999 2 жыл бұрын
Dr shukrn jazakakaah🔥❤
@faahinx4241
@faahinx4241 3 жыл бұрын
Masha allah dr aad ayaad u mahadsan thy
@ubahhaji3637
@ubahhaji3637 3 жыл бұрын
asc dr waxa i xanunyo madaxa dhinac o bidixda isha bidix hal xid o isha iyo xiska isku xero o inke isha argeda yarnyo marku xanun ihayo marku xanika i dayo isha argeda wa cadi marka maxa tolo iku cawin karta daawo ala heye inke dhkhtr wan takey wax fa ido ahna man argin
@raanoabdi1878
@raanoabdi1878 3 жыл бұрын
Wllo ana sas oo kle ii xanuuni jirtay subixi markaan soo tooso dhafoorka bidix ishuna waa i ilmeen jirtay waxan tagay dhaqtar waxa laysoo qoray daawo 7 cisho o xidhidha markaan cunay wan,caafimaaday,daawada,magaceeduna,waxa,Nervous, oo,kinini,ah,gududan, ah
@ihsaanmohamed4587
@ihsaanmohamed4587 3 жыл бұрын
Ma jirtaa dr.daawo locuno araga indhaha plz ka so hdl araga😟
@safiyoibrahin8399
@safiyoibrahin8399 3 жыл бұрын
Thanks dre
@Said.Ahmed.
@Said.Ahmed. 3 жыл бұрын
Dr. Indha kuusha kawaran ma dhib bey leedahay indhahaway caddeysaaaye
@xidigtaqarniga7851
@xidigtaqarniga7851 3 жыл бұрын
Sidee ucadesaa isheeg
@AminaCanaf-og2nl
@AminaCanaf-og2nl Жыл бұрын
A
@ihsaanmohamed4587
@ihsaanmohamed4587 3 жыл бұрын
Dr. Araga ma so noqodaa😪😪
@maryamaabdirahmaan1796
@maryamaabdirahmaan1796 Жыл бұрын
Indhahega saaid ayaa u yar yar yihiin xasaasiyo na waa aan qabaa
@xamsafaarax785
@xamsafaarax785 3 жыл бұрын
asc indhaha cayraamo ayaa iga saarn dadka si fiicn uguma jeedo dhaqtrka waxaa uu idhahy wax cilada uguma jeedo
@hamdaibraahim410
@hamdaibraahim410 2 жыл бұрын
Wllo sidaas ayaan ahaa lkn waxan ku bogsaday lateef surma indha ufiicn isticmaal
@munaabdi4564
@munaabdi4564 9 ай бұрын
@@hamdaibraahim410 maxaa kawadaa wll
@aishaomar4003
@aishaomar4003 3 жыл бұрын
Dr ani waagi hore indhaheyga cadaan ayey ahaayen lkn hada gaduud cml ayey soo noqden waliba xidido gadgaduub ah ayaa ka buuxo maxaa sababo
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
marka hore baaritaan indho check up isku samee hadii wax lagaa waayo arimaaha muuqaalkaan xooga saar ina ku dadaashid
@aishaomar4003
@aishaomar4003 3 жыл бұрын
@@drahyaa mhdsnid dr
@Hijabi_girl1234
@Hijabi_girl1234 3 жыл бұрын
Anba kula mid wxn umaleyna ana hada ka hor aya xasasiya iyo dhacday iyo lashes ayan xertay koolada indhaha ayay iga xanunjisay wn ilmeyay weyna gadudten
@safiyoibrahin8399
@safiyoibrahin8399 3 жыл бұрын
Dre canug yar aa indhihiisa dheecan ka socdaa mudo 11 bil ah daqtir badan waan laxiriirny jwb degdega
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
maxa keenay aye dhaqaatiirti dhaheen?
@safiyoibrahin8399
@safiyoibrahin8399 3 жыл бұрын
@@drahyaa wuu ku dhashay efection waaye ee dhaheen 11bil uu jiraa ilaa hada wee kasocdaan biyo ee ahaayen dheecan ee noqdeen hada
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
@@safiyoibrahin8399 ok massage u same sanka iyo indhaha meshe iska galaan...
@nazuuquruxsan2656
@nazuuquruxsan2656 2 жыл бұрын
@@drahyaa plz hlkee kalasoxiriraa
@yahyekal6666
@yahyekal6666 3 жыл бұрын
Mnsh allh dr keep going
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
thanks🙏
@khaalidyare2919
@khaalidyare2919 3 жыл бұрын
From tiktok
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
soo dhawaw sxp😊
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Dr Ani indhayha wxaa iga Soo baxo abu tuto ama nabro
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
muuqaal ku saabsan aboota Tuu Tuu pageka wa ka helesaa. ka faaidesi wacan
@zack_moh
@zack_moh 3 жыл бұрын
Keep going Dr.
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
Thanks bro🙏
@najmaqueen3564
@najmaqueen3564 3 жыл бұрын
thangs Dr🙏
@safaahmed8390
@safaahmed8390 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay Dr
@drahyaa
@drahyaa 3 жыл бұрын
adiga mudan
@fatxiabdalla6773
@fatxiabdalla6773 2 жыл бұрын
Wcs wrx wbr
@rudwacismaan7295
@rudwacismaan7295 2 жыл бұрын
MMA BROTHER AZK.ME PLEZ?
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 3 жыл бұрын
Mashllh thans taladaa isiisay waanqadana🥰🥰🥰
Indhaha Dr. Maxamuud Axmed  Maxamed (Shiine)
31:27
True Cable Tv
Рет қаралды 121 М.
Sidee indhaha loo cadeeyaa| Dr Ahyaa Reaction & Jawaab.
15:07
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Daciifida aragga Fog| Daaweyn| Ka hortag
6:40
Dr Ahyaa
Рет қаралды 24 М.
Indhaha Godka ah maxaa lagu daaweeyaa.
5:10
Dr Ahyaa
Рет қаралды 50 М.
4 ta Xanuun ee ku dhaca Indhaha somalida.
4:26
Dr Ahyaa
Рет қаралды 47 М.
Rejuvenece tu piel en una sesión: descubre el tratamiento que lo hace posible
12:27
Indha kuusha Faaiidada Waa Maxay? Goormaana La Marsadaa?:::Ahmed Al-Yamaani
5:30
DAAWO HADII AAD TAHAY QOF CAATO AH  46KG TO 90KG
12:41
shuayb8pack
Рет қаралды 193 М.
maxaa indha cuncunka lagu joojiyaa keento xasaasiyada.
6:21
Dr Ahyaa
Рет қаралды 39 М.
indhaha hoostooda kucadey allaabtaan
18:44
Adna Henna
Рет қаралды 60 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.