6 BILOOD EE LASO DHAFAY MAXA KA BARATAY JEEBKAGA? DHAQALAHA

  Рет қаралды 8,037

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Ай бұрын

Пікірлер: 80
@Maamaqurux
@Maamaqurux Ай бұрын
Allow ruumiyy ku barakee oo awlada ku barake markan ku bartay bn bararugay 10 reer leyahay 350 baa leysiyaa 100 bn save dhahay 250 wn biishta waa lba bilood bes waxan ka shalayaa wakhtigi idhafay ciil wyna hhh hdn ku arki lahaa wlhy hadiyad bn ku siin lahaa lbd dhabana wn ka dhukan lahaa qof ilahay iso diray bd tahay
@BintiAbdi-en7hj
@BintiAbdi-en7hj Ай бұрын
Kula mid ban ahay bcnto wanshalaynayaa
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Ай бұрын
Maasha allah waa run waan ku wada faaidnay allah ka abaalmariyo
@user-bg9np4ry8g
@user-bg9np4ry8g Ай бұрын
Plz ruumi 100k garsiiya intii ciida carafo lagarin weey uqalanta waa hoyo dadaleyso masha allah wey idhiri gilisaa guuul ruumi ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AsmaYusuf-tf4sh
@AsmaYusuf-tf4sh Ай бұрын
Asc aniga dayn badan baa bishan laygu lehaye Allow iga soo fuduuyo yaa rabbi 😢
@maxamaddahabo8630
@maxamaddahabo8630 Ай бұрын
Aamiin
@umumeysara223
@umumeysara223 Ай бұрын
Aamiin
@user-et7jc1bd9d
@user-et7jc1bd9d Ай бұрын
امين اللهم
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Ай бұрын
Anaa kula mida 😢😢😢 wlhi waan ka walwalaa
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 Ай бұрын
Alx waxaane dhigte lacag fiican deen ma qaato waanbo necebahay biilka qaatane wuu yer yahay sidaas ii tahay gurigeyga wax waan ka qabsadaa waxne waan aruur sadaa marka xisaab xirka nobalana Ruumiye xabiibti
@nasrshussein9242
@nasrshussein9242 Ай бұрын
بارك الله فيك
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Ай бұрын
Masha Allah mahadsanid abaayo
@Adnahasan58
@Adnahasan58 Ай бұрын
Deen horta ma qaato hadaa qaatane maalmo kabadan la iguma yeelan alx wllhi markaan den lagula laheen sifcn ayaa qalbi daganaane aniga caawa challenge bilaw ii yahay Yaa ila mida farta soo taaga
@ZaynabMohamed-jm7pj
@ZaynabMohamed-jm7pj Ай бұрын
Nolosheyda deen maqaadanin alxm ❤
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Ай бұрын
Anaa deyn addunka ugu neceb
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Ай бұрын
​@@ZaynabMohamed-jm7pjallow janada bilaa xisaab ku gee wlshey aniga iiga ducee dayn baan wax la qabsan waaye si fudud baan ku qaadaa sofa adagna waan ku bixiyaa ilaa hada waa la igu leeyahay😢😢😢
@ZaynabMohamed-jm7pj
@ZaynabMohamed-jm7pj Ай бұрын
@@afnaanmohamed9765Aamin abyo wx hadii aad u baahan tahay hadi ad aragto kaso tag markad ka soo tagto hadii aad isbuuc sii xasuuusnaato wad u baahanthy soo iibso hadiii aad ilowdana xiiso buu ahaa dareenkaaas.
@idil7991
@idil7991 Ай бұрын
Asc abaayo aad iyo aad ayaad u mahad santahay gabar ku dayasho ayaad tahay Allahuma baarik
@faizaabdirahman8279
@faizaabdirahman8279 Ай бұрын
Mshllha walaashay ruumi mahad sanid anigu 5 caruure baan haystaa mshllh waana la ibiilaa waana seve ehelkeyna waan caawiyaa ilaahey baa mahad leh mustaqbalkana waxaan rajayn ayaa markey caruurtu iikoraan inaan shaqaysto oon wax lasoobaxo
@AbshiroxuseenxasanBaariyeey
@AbshiroxuseenxasanBaariyeey Ай бұрын
Mahadsanid ruumi waadna dhiiri galisaa aad ayaana kaaga mahad celinaa kumanaaan jeer qali
@user-ud8us7ri7e
@user-ud8us7ri7e Ай бұрын
Ruumi quruxeey alllaha ku sharfo wan kula socdaa wana kujiraa aruurinta mahadsanid❤qaali
@NimaaAhmed-sz4ln
@NimaaAhmed-sz4ln Ай бұрын
Mahadsanid abyo waa nala talisey❤
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e Ай бұрын
Wl wan ficanahay Mansha allaah hambalyo kulenahay hore usoco
@Umu-ibtizaam
@Umu-ibtizaam Ай бұрын
Masha allah hore usoc xbbti❤ana iso booqda wllyal
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 Ай бұрын
Asc Rumiyey lacag baa isoo gasha wadanka aan joogo saas oo aytahay . Bishu dayn iyo kakab bay iigu dhamaan jirtay.lixdaan bilod waxaan faa ididay waxaygi inay igu filaadaan bilaa dayn. Sido kale kuna waan sef gareeyey ❤❤❤ Mahadsanid
@user-vz8xj7gr9h
@user-vz8xj7gr9h Ай бұрын
Masha Allaha
@nourittabarkat5557
@nourittabarkat5557 Ай бұрын
Asc wllo ruumi wxn ku noolahay magaalada boorama wxn ahy maclimad mrkii hre shqaalaha dawlada Kuma jirin wixii is oo galana xafada Ayan siin jirey lkn imika darasalam bank bn ka qaatey gaadhiyaha ubaxa jabouti wxn rbaa inuu isagu is bixiyo kana faa'ido wxii aan shaqeystan aan guri xfda ugu dhiso oo hagbad galo jazaakalah fikirkaa wxn ku keeny dhiirigelintaada mhdznid hno😊
@hamdacookies7307
@hamdacookies7307 Ай бұрын
Wcs ruumiyey wankula jognaa mansha allah
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v Ай бұрын
abyo ruta waye hadan wax dhiganin dhibkeda ayey ledahay wan ku tala jira lnsha Allah❤
@fatumaalimohamed3641
@fatumaalimohamed3641 Ай бұрын
❤❤❤keep going mcnto
@user-bj4jn3rx9r
@user-bj4jn3rx9r Ай бұрын
Wallmasha allaahwaxbadanayaankaafaaiday❤❤❤❤
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 Ай бұрын
Asc hbbty wan ku salamay adiyo caruurta iyo hajigaga.
@nimcoabdilaahi1246
@nimcoabdilaahi1246 Ай бұрын
Masha Allah ruumi abaayo ❤❤
@nadiiracumar2639
@nadiiracumar2639 Ай бұрын
Illaahay nabad ha inagu gaadhsiiyo bisha 12 waxaan hubaa sanadkan in aan is badal badan bilaabay illaahoow ada mahad leh
@user-bd8ds2vk9s
@user-bd8ds2vk9s Ай бұрын
abyo thanks a lot adiga am not good at writing afsomali but i want to thank you so much because i have started saving from january this year 🎉🎉🎉now i have $70
@farhiyacabdi5952
@farhiyacabdi5952 Ай бұрын
Asc diragelisoy, walahi maxan wax badan kaa faidhay, saan kugu Soo biray saving plan ayan samestay deen Dan wan iskadayey. Wexeyga waan qabeysta hada. Shugran xabibty❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
DHALINYARADEYDU WEY LADAN YIHIIN IYO HOOYADOOD .M .A
@fatimaahmed2735
@fatimaahmed2735 Ай бұрын
Asc ruunay waa ku salaamy wana kaaga mahad celinayaa waxaan kaa codsan lahaa ina labarkaaga whaspka isoo dirto waayo horomarkan sameeyey lixdii bilood kuma soo koobi karo wa inan by hadal bankuu ku waramilahaa❤❤❤❤
@Siham487
@Siham487 Ай бұрын
Wan dadleyna inshllh
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Ай бұрын
Asc abayo bishan baan bilaabay insha Allah Wan dadaalidoona 400 ban qataa Alx kaydna Wan sameysan doona ewel Wan sameysan jiray Alx kaydki hore dukana ka furtay wuuna iishaqeeyaa balse bilaha udanbeyay mana sameyn sababa jira aawgeed lk Wan bilaba bishan dayna waan kadadaalaa oo inta badan maqato wanba cabsanaa Alx
@user-cb6id4hs3l
@user-cb6id4hs3l Ай бұрын
Mashalah ruumiyay wan kusalamay toban reeleyahay hadan bararugay Jasakallah ❤❤❤❤❤❤❤
@IAMKILLING131
@IAMKILLING131 Ай бұрын
Asc
@sahrayasiin9553
@sahrayasiin9553 Ай бұрын
Wall ana dayen kubixiya bilwalbana deyen andhamananyen
@bashirgellegelle9361
@bashirgellegelle9361 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
M.A.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WE FROM WESTERN..... STAT HOME OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
@user-kh2lh5gs2x
@user-kh2lh5gs2x Ай бұрын
ruumi ❤qali
@user-hi1hq4nb7r
@user-hi1hq4nb7r Ай бұрын
Rumiyeey waxaan kacod sanaayaaa 6dan bilood ee danbe inaaad group cusub noosamysid waayo dad cusub baa jira dad waxkasi noqdeen baaa jiraaa
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@muniiromaxamed6486
@muniiromaxamed6486 Ай бұрын
❤❤❤❤
@AsmaYusuf-tf4sh
@AsmaYusuf-tf4sh Ай бұрын
Lakiin hada Hadahab ka ibsadaye Axmadulahi Hadan 6 bilood Sanadka waxaba badan ina iska bedelo raba Ilove qaliye
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu Ай бұрын
❤❤❤❤❤.abaayo.may.diyaara.wawadana.waxaan.kugusobiiray.bishi.sadaxaada.wAXA.dhigay.30.bishii.mahadasanid.wakuduceeyaa❤❤❤❤
@Nuura3Mayow-co7tw
@Nuura3Mayow-co7tw Ай бұрын
Ruumiyey Hbbti ina ila talisan raba inte kala so hadla Snap ma ledahay
@sacdasiman4161
@sacdasiman4161 Ай бұрын
Walaley illah hanokadayo lkn waxan meel dhigaba Hadana dib ayan iskugu dabara nafteyda iyo rerkegana ma aha dad ban siya waxanba sugaya in qof wax iso wediyo yacni mahayo maba dhihi Kari dhakab kusiya Kisti leba uso bixi arurinta way socota lkn waan lasii baxaya bishii marke dhamato meshi Waa zero yaab waxba meel hadhiginba iqaban
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 Ай бұрын
Ayuuto gali abyo si ay kugu bixin halmar lacag fcn so qaado hada ka baqeeso ina isticmaasho marke ayuutada kuso go do dahab ku gado
@Maamaqurux
@Maamaqurux Ай бұрын
Ruumi cdeey
@Siham487
@Siham487 Ай бұрын
Meshaan jogo rubaca hilibka baba 2 ama kabadana adega klena wa qali sida cambaha mooska okle
@fedawsabdu-vr4tl
@fedawsabdu-vr4tl Ай бұрын
A s c ruumiyey walale quruxu badnida maa daarood batahay America kadawanaya
@user-xf4yd4ws9i
@user-xf4yd4ws9i Ай бұрын
Abaayo.500.qaataa.50.meeldhiga.kiranadaganahay
@ZaynabMohamed-jm7pj
@ZaynabMohamed-jm7pj Ай бұрын
Wow ❤
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh Ай бұрын
Afkaaga caano qaboow lagu qabey waxn ogaadey deyn inaanay fiicneen marka hore anoo deen qabo aan iska qaaadan jirey waxn la qabsadey ayeey ii noqote hada alxamdulilaah hada deen maba qaato waan nacay
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh Ай бұрын
Mahadsanid ruumi
@fatxiya8881
@fatxiya8881 Ай бұрын
Rumiyey abayo deeyn aya iga hari la maxn samey 250 dolr qata 3 baby heystaa rashin iyo qudar bas man ideqeyso maxn samey 😢😢😢
@sofiaali5109
@sofiaali5109 Ай бұрын
Abayo rashinka hadan mid kaa dhoho sokorta waxad soo gadataa 25kg bariiska 25kg barstada laba kartoon omadana jawaan soo gado salidana jirgan soo gado burka 10kg wayo burka hada soo badsato bahala haga dhalanayo intaas sadax bilood ayad heysaneysa qudartana bishii laba mar soo adeego deyntana iska daa
@Siham487
@Siham487 Ай бұрын
@@sofiaali5109 abyo reer toban qof kakoban intee kufilnaan isleedhy
@Siham487
@Siham487 Ай бұрын
Aniga Ciyaalka iga qariira sonkorta. Sikasta yeely lagma kro iska dhafa
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e Ай бұрын
Rumiyeey aniga 4 bilood o hore shirkat tuuga ah baa nadhacday anago badan hada wan bilabay dedalkii
@LaylojamacLaylojamac-
@LaylojamacLaylojamac- Ай бұрын
Illahay badal khayr qaba hakusiiyo wa shirkadee wlo online lagu dhaca dadkena somalidyeed qaarkood
@user-yp6lr1fn4d
@user-yp6lr1fn4d Ай бұрын
Abayo ani 2 dollr an Qataa wax meldhigaa 1 dollr 😢lakin wan istimcall😢
@SaynabahAbuubakar
@SaynabahAbuubakar Ай бұрын
2dollar biila miyaa 1 ka isticmaashaa mnsha Allah Sxb kaar ku dirso
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 Ай бұрын
Abayo 05 dollar dhigo
@user-yp6lr1fn4d
@user-yp6lr1fn4d Ай бұрын
@@SaynabahAbuubakar haa wax walbo wo iyalaa hilib lewaye 2
@Feyla731
@Feyla731 Ай бұрын
Qorshaha an ku guleystey ina lacag sevgareyo 1: waxa mala yacniga ad sogadeysid joji 2:sanadka inta lacag ad dhigi dontid qor 3: waxa lacagtas ku gadi laheyd wa ina qorta sida dhul ama dahab inta garam ad gadeysid qorshey Bil walbo naftada la xisabtan $50 hada dhigi kartid naftada ku dheh $100 dhiga lacagta haku laban wad guleysane intad qorsheysey in kabadan ku dhigmayo
@ibtisaamqurux1634
@ibtisaamqurux1634 Ай бұрын
Guulleeso abyo ayuuto ku jiraaa 700 baa sugayaa illahoow rajadeyda ii rumeey wlhi been maaha ha isoo xusuusin biillka lee soo diraba ayadoo loo tagan yahay baa arki jiray
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WCS ❤SCW❤SCW❤SCW ❤
@HafsoOmar-tn4gx
@HafsoOmar-tn4gx Ай бұрын
Daynta see loo maareeyaa ruumi quruxeey iyo qaaraabka bilaha qaar 50$ qaaran iiga baxda
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m Ай бұрын
Waa maqleeysiin in aan gaalka loo soo Martin karin, Gabdhaha rabo in eey niman aan somali'aheyn guur la'wadaagaan ogaada familkaaga dhowr saacadood ka'badan kula'majoogi karaan, jiifne ma'jiro familkaaga kulama jiifi'karaan, nimanka ajnabiga gaar'ahaan cadaanka ma'ogola in guryahooda la'joog'joogo ama in l'seex'seexdo kkkkkkkkkk sida nimanka somalida oo kale ma'aha . Nimanka somalida guryahooda hadaad rabtid sanado ayaad seexan waxaad kaloo heleeysaa soo dhaweeyn fiican oo aan guriga lagaa'xigin maashaa'allaah waliba dhowr qof ma'aha waxa guriga jooga waa dad badan mar marka qaarkood waa saxmad guriga kkkkkkkkkk Maashaa'allaah markale nimanka somaliyeed sida'eey u fiican yihiin qofwalba waa ogyahay, nin ajnabi'ah oo nin somali'gaaro malaha kkkkkk. Xataa nimankeena shiidka'ah familada naagahooda iyo walaala'hood guriga wax ka'xiga malaha in teey'rabaan ayey joogaa'yaan. Nimanka somalida 5 gool. Ajaaniibta 0 gool. Win nimanka somaliweyn.
@naciimowarsame2958
@naciimowarsame2958 Ай бұрын
6 daas bil bal aan ku biiro
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 Ай бұрын
Ruumiyy qaali whtsap group no samee si cadaymaha lguso bandhigo io wxa la kydiyy😊
NIN FAQIIRA HA GUURSANIN💸  #DAACIYADA MUNA# Dantada garo MA Ceeba
15:18
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
WAA Muhiim Qorshahaga Inuu Ku Dagan Yahay  Intadan Falin KA Fiirso
12:33
SKIN CARE ROUTINE RER MY #my_rajo
15:00
MY RAJO
Рет қаралды 24 М.
WAAN KU KALSONAHAY NINKEYGA QARASH KAMA BAQAYO
13:41
Ruumi Channel
Рет қаралды 13 М.
SINGLE MOM SOMALI AH SIDEY LACAG USAMEYNESO &DHALIIL WAAN QADSHO AH
14:26
REER SOMALIA MAQAL MA JIRA.GABAR SCOORT JABISAY IYO MID 0 TAAGAN
14:59
GABARTAN SIDEY UGA BAXDAY GACAN NIN NAAG NOL INTAN KU DHAQAQ
16:04
Ruumi Channel
Рет қаралды 32 М.
50'000K AYAAN SHAQEYSTAY XAGEYN GEEYAY
11:51
Ruumi Channel
Рет қаралды 15 М.
Sidee loo xaliyaa walwalka | Hagaha Caafimaadka
30:13
Astaan
Рет қаралды 8 М.