No video

6 bilood si aad Noloshaada isbadal ugu samayso raac 4 Tilmaamood . |6 months challenge .

  Рет қаралды 12,677

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@ZumayaAbdalla
@ZumayaAbdalla Ай бұрын
1) Review 2)Define destination 3)Add daily routine 4)small goals 5)priorities
@Aftahino
@Aftahino Ай бұрын
Galabta 4:00pm Ayan gurigaya ka baxay waxaanan u Baxay si aan Isbadal dhab ah u sameeyo Aniga oo wax badan in aan ka fogaado iyo in aan wax badan Ku Dhaqmo qorsheeyay Ayan Imika galay Cafeteria, waxaana si Lama filaan ah Igaga Soo horbaxay muuqaalkan oo waxaan Galabta oo Dhan ka fikirayaa si cilmiyaysan U Kaanaya una samaynaya Alx Dib Ayan U Fiirin Doonaa Muuqaalkan inshallah 6/01/2025ka
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Ай бұрын
Wow! Isbadal wacan insha allah
@MaryamMoha-tc1rs
@MaryamMoha-tc1rs Ай бұрын
M.a alle ha kula garab galaa ❤
@maowali6725
@maowali6725 Ай бұрын
Ogow waqtiyal qar nafta kugucelini meshad kaimadi marwalba xasusa sababta ad ubilawdi
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Ай бұрын
Sandakan 2024 waa sanaka kaliya ee aan qortay qorshayaal aan ugu talagalay inaan guul ka gaadho, alxm 9 arrimood ayan qosheyay inan bilabo 4 kamid ah mel fican baan ka gaadhay 6 dii bilood ee ina dhaafay. Inta kalena waxan rajaynayaa in aan half ka kale ee sanadka ka hadhay aan meel saaro Mahadsanid ustaad mubaarik
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l Ай бұрын
Wll Maad Nala wadaagtit shukri galin anagana hanoo noqotey wwaan jeclahay dadka guusha gaaro oo ka sheekeyo😊
@Sayidismalure
@Sayidismalure Ай бұрын
Mahadsanid ustaad waa mawduucii 10 aad ee an ka helay sidoo kale aan notes ka ka samaystay thanks ustaad. Waxan jeclaan lahaa in aad ka hadasho Qaabka ad mawduuc u diyaarin karto, xogaha aad heshay qaabka la isigu xidh xidho ee loo tidco wbt.
@daljir___10
@daljir___10 Ай бұрын
8 Hours baan isticmaaala lkn Wax fa,iido ii leh baan ku isticmaaala 🎉🎉
@AbdirahamanSahal
@AbdirahamanSahal 17 күн бұрын
I deeply appreciate for your kindness
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Ай бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد❤
@zakibashiir8315
@zakibashiir8315 Ай бұрын
U have given me 4 great tips that i can save for my 6 remaining months of The year thank you for Sharing ridiculous information ❤ Qorshaha cadaanka KZbin aaku bixineysid inta uu adiga ku anfacaayo ka badan anaga ka dhalinyaro ahaan uuna anfacaa halka nooga wada i.a macalin
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Ай бұрын
Thank you
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Ай бұрын
Alle hanoo rumeeyo muraadkayga oo khayr yaarabii Aamiin ❤🤲
@sacadidiris2382
@sacadidiris2382 Ай бұрын
1: mid u eegis 2: hlka aad u socoto 3:ku dar hawl maalmeedkaaga talaabo ku gaadhsiinaya halka aad u socoto + _ = daily routinekaaga ku dar 4:xisaab xidhna ku dar mar kasta 5: ilaahayna talo saaro 4:
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 Ай бұрын
Ustaad shukrn
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l Ай бұрын
Very thnkz wll
@SahraXasan-sh7vt
@SahraXasan-sh7vt Ай бұрын
Jasakalahu khayr ustad
@user31451mohamed
@user31451mohamed Ай бұрын
Wcs wllo mubarak ilahay ha ku barakeyo sidaad wakhtigaga quruxda badan noogu hurto
@user-uo2rg5lh2c
@user-uo2rg5lh2c Ай бұрын
Keep going ustaad ❤❤❤❤❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha allllah fariid nolow ❤
@mustafemohamoud3392
@mustafemohamoud3392 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@SadaAbdulle
@SadaAbdulle Ай бұрын
Aad u mhdsnthy ustaad
@liibaancali7123
@liibaancali7123 Ай бұрын
mahdsanid ustaa
@abuayman-wk4rv
@abuayman-wk4rv Ай бұрын
جزاك الله خير أستاذي
@abdijibaarjaamac
@abdijibaarjaamac Ай бұрын
Mhth sanid ustaad
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Ай бұрын
Masha Allaah ❤
@NimcoAbdulaah
@NimcoAbdulaah Ай бұрын
Masha allh ustaad mubarik ustaad Hadalkaga waan ku shidal qaata❤
@Ashraffhayat
@Ashraffhayat Ай бұрын
KZbin wax badan laga faaidayo walal Allah haku karaameeyo
@Sahruush
@Sahruush Ай бұрын
Ustaad faculty_gee dhigataa❤
@abdielmi6419
@abdielmi6419 Ай бұрын
❤mahadsanid.
@Abu__yaxya
@Abu__yaxya Ай бұрын
M.a
@abuluqmaanmedia6117
@abuluqmaanmedia6117 Ай бұрын
Masha Allah utaad
@hoodoaxmed9384
@hoodoaxmed9384 Ай бұрын
Thank u so much taecher 🙏
@princessamiira6984
@princessamiira6984 Ай бұрын
InshaAllah lixbil kadib iso xasusiya😂
@nabiil7
@nabiil7 Ай бұрын
Ustaaad marka hore mahadsanid tan xigta waxan ka codsan laha inad ila wadagto channales an luqada English-ka ka baran karo
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee Ай бұрын
Thanks from baydhabo janaay
@DayHighlights2024
@DayHighlights2024 Ай бұрын
Mahadsanid macalin❤
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 Ай бұрын
Wll igusoo ducee lixdan bilood ee socoda in shareecada islaamka barto gaar ahaan qiraanka macanihisa iyo axaadista nabiga s c w jazaka llahu khayran
@maowali6725
@maowali6725 Ай бұрын
Allah kufududeya wll lkn lix bilood Waun bilawi maogi quranka ii axadista Hadan noloshena Dan kubixina Masookobi karna
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Ай бұрын
Rabbi hakugu garan galo wll
@mustafemohamoud3392
@mustafemohamoud3392 Ай бұрын
Ustaad mahadsanid
@umoahmed4221
@umoahmed4221 Ай бұрын
Keepgoing wll you will can do.
@SamiiroSalaadxaashi
@SamiiroSalaadxaashi Ай бұрын
❤❤🎉 first
@yaxyamaxamud5865
@yaxyamaxamud5865 Ай бұрын
Mahadznid uztaad
@RuuneeyMacalin
@RuuneeyMacalin Ай бұрын
Waan kuumahad celaa
@HassanDool
@HassanDool Ай бұрын
ustaad aad baad umahad santhay😂❤
@najmaquen9389
@najmaquen9389 Ай бұрын
Aadaa u mahadsanthy mubarak wll
@hanadabdi8450
@hanadabdi8450 Ай бұрын
Thanks
@GABCHEH_143
@GABCHEH_143 Ай бұрын
Ma sh a allh🎉🎉🎉
@najaxdhamac4075
@najaxdhamac4075 Ай бұрын
Mahadsnid ustaad
@user-zl8pt8us7h
@user-zl8pt8us7h Ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@Falastiinhaxorowdo
@Falastiinhaxorowdo Ай бұрын
Qorshayaasha ganacsigu waxa ay guuleestaan marka adiga iyo kooxdaadu aad dhistaan tilmaamo qeexan ​​ama astaa iyo Hadaf la qiyaasi karo, hadaad ku socotaan wado toosan waxaad si nidaamsan u gaari kartaa guul kasta Adiga iyo kooxdaada
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
6 bilood waa waqti waxbadan lagu qabsan karo. Adi maxaa kuu qorshaysan daawade?
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
waxba
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 Ай бұрын
Horay Usoco walal aad ayad umahadsantahay
@yasiin-guray
@yasiin-guray Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@mohamedmuhiyadin9653
@mohamedmuhiyadin9653 Ай бұрын
Mahadsanid ❤
@Hamida-29
@Hamida-29 Ай бұрын
Hayye wan isku dayey dhowr mar lakin mashaqeyn, bal tokadaan waan isku dayi hadane insha allah waa inoo 6 bilod kadib, mahadsanid wlll adneh.
@hodoali5714
@hodoali5714 Ай бұрын
Jazak allhu khayr wlo aniga qorsha haygu waa sadex in aan 1 quraanka xidho 15 jizz 2 luqada carabiga kor uu qaado 3 in aan barto wadista gaadhiga insha allah
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Ай бұрын
Masha Allaah
@Maanka.127
@Maanka.127 Ай бұрын
Mahadsanid sxp
@LovelyWildHorse-yz8qk
@LovelyWildHorse-yz8qk Ай бұрын
جزاك الله خيرا lkn sawarada dumarka muqalka ka daa
@Shakureyy
@Shakureyy Ай бұрын
Maalin walba daawadaa, mana isbadalli, Waxban Garanayaa, mana aaminsani, inan wax Garanaaaya, i forgot everything you said except, the video talking about How to use KZbin. Playlist
@abdirisaq2561
@abdirisaq2561 Ай бұрын
asc scholarships ka soo hadal furan
@SUHAYLA_12
@SUHAYLA_12 Ай бұрын
1.gain weight 2.learn English 3.cibada ina xoojiya I.n 10/1/2025 waso noqon video gn
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 Ай бұрын
Shukran ustaad waxaan lahaa shan qorshe sanadkaan oo iskuma badin madama oo aan shaqeeyo wqxna barto shantii saddexba ii hagaatay labana inta sanadka kahartay baa kudadaalayaa mahadsanid ustaad baraarujintaada tankale dhalinyaro cibaadada kaw ka dhigta qorshahaagu wuu gulaysan doona guulaysta addun iyo aa khiraba
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Ай бұрын
Guul insha allah
@aaminaibrahim479
@aaminaibrahim479 Ай бұрын
Shugran wll 6dii bilood ee lasoo dhaafay wxba ma qabsanin 😢 mnta tariikhdu waa 6/6 /2023 wxn soo noqon 6/6/2025 hadiii uuu rabii ina gaadhsiiyo❤
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
Adiga aduunka 1 year miyaad ka dambeysaa 😂😂
@canabcabdulahi4287
@canabcabdulahi4287 Ай бұрын
​@@SaadamQureyshi keyboardka inoo qaldaa laga yabaa😭😂😂😂😂😂
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
@@canabcabdulahi4287 si kale hadi lo fiiriyana in 2023 u soo marayo qof kan ba laga yaaba 😂😁
@daljir___10
@daljir___10 Ай бұрын
10:25 😂😂😂 Wooow Surprise 😂 woow qosol
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Ай бұрын
Editing Aniga Igu Daah ustaad
@Hanaddeen
@Hanaddeen Ай бұрын
Mashalah bro Mubarak, waa arin aan ka fikrayay bishi laso dhafay oo dhan. Muuqal fa'ido leh.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Ай бұрын
Mahadsanid wll hanad
@user-yt2cs5rm5m
@user-yt2cs5rm5m Ай бұрын
Macalin aad baad umahad santahay
@mukhtaariinomohamed4688
@mukhtaariinomohamed4688 Ай бұрын
07/06/2024✍️
@Mohawalichanel
@Mohawalichanel Ай бұрын
Thanks coach
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 Ай бұрын
Qorshahaaan dejistay waan wada lkn cagojiidh baan kuwadaa 😂😂 lkn waxaan dib ii dhigay mobile isticmaalkiisa
@ZattamElmi99
@ZattamElmi99 Ай бұрын
lix bow oo so socda camera iska badal pro
@samiraige4360
@samiraige4360 Ай бұрын
Walaal waxaan kugu dari lahaa hadalkaaga Insha Allah inaad ka ilaawin.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Ай бұрын
Shukran Insha allah
@Abu__yaxya
@Abu__yaxya Ай бұрын
I.a first
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
meel ku qoro 4-tan talo | Qof kasta oo dhalin yaro ah waa u muhiim.
11:47
Cadowyada Guusha (4 ta Cadow ee Guusha) | Mubarak Hadi
15:41
Mubarak Hadi
Рет қаралды 150 М.
Si caqliyeesan ila xisaabi waqtigaada Todobaadlaha ah?
14:52
Salmaan Maadow
Рет қаралды 25 М.
Sidee wax u Joogteeyaa?  Waydiin & Warcelin - Mubarak Hadi
11:55
Mubarak Hadi
Рет қаралды 144 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН