Mahadsanid abaal ban kuhaya horay usoco harajadigin marnaba wax kasta qadar alle kusocdan ❤
@AbdiNaafacMohamed25 күн бұрын
Learning lessons of life is great ❤
@Mohamet202525 күн бұрын
Mahadsanid saaxib allaha ku abaal mariyo. Ogowna waxa lajoogaa waqti xaqa iyo wanaaga iyo samaha iyo xumaanti iyo wixi xumay oo dhan isku qasanyihiin. Waxa lajoogaa aakhiru zammaan ee alle hanoo wada dambi dhaafo oo xaqa allaha natuso❤
@Ikruuusha25 күн бұрын
😊😊😊😊 shukran ustad Anigu waxa ka barta in adunkan cadaalada alle swt ku socdo, yacni hda qof dulmisid ama danbi gashid in lagaa jarayo , hdad wanag samaysid laga abaal marinayo❤
@marwanmedia25 күн бұрын
🙏❤️
@MacalinEnglish25 күн бұрын
Bro. Inta ku jecel ayaa badan
@marwanmedia25 күн бұрын
Wl qaali ah 🙏❤️
@DhuuxCabdi-u6e24 күн бұрын
Mansha Allah keep going
@kaderarab40423 күн бұрын
Jazakalaa ustaaz, Anagan Allah nagu anfaco waxasheegan wngsn ee aad sida quruxda badan aad nolo wadaagtay.
@marwanmedia23 күн бұрын
Ustaad Khader 🙏❤️
@xafsaaxmed72525 күн бұрын
Saxib qaliya oon sanad kan bartay guul baan kuu rajeenaya 🤗🤗
Happy New Year sxp qliya qof aan bartay sanadka dhamaaday 2024 oo gobanimo leh walahi waan ku ogahay wax walba ood nala wadaagto in dariiq fican uun noo yahay ❤
@marwanmedia25 күн бұрын
Wll ❤️
@Hanadalshuqeire25 күн бұрын
Thanks marwaanow
@Mohamed_Xaashi25 күн бұрын
Ustaad Marwaan waxaa tahay youtube barada aan ku xirnaa mudo aan yareyn waxaad soo gudbisaa wax anfacaya dhalin yarada soomaaliyeed!! Ustaad Marwanow guyleyso ugaas ❤❤❤❤ 1,mlyn noo balan ah.
@ProductionOgaansho25 күн бұрын
Ustaad. Muqaal walpa aad soo galiso wax baan ka fa idaa ee haraja dhigin. Ee. Wax walpo wnaag ah. Ku sooco. Ustaad
@KAYDEDITOR1025 күн бұрын
Zxp waa adiga ayaa iskadhadhicinaya lkn dadku waxaaba ma eegan zxp hore usoco 😊
@Ogaalmedia11425 күн бұрын
Sax waaye wall suldaanaw❤
@XaliimoXilkas-z1d24 күн бұрын
Horo usoco walal.❤❤
@Mubarakhagi125 күн бұрын
Maasha allaah ustadi, Alle hakaa abaalmariyo Annakane alle hainaga dhigo kuwaa kaa faa'iidey.
@Jiraalka_Maanta25 күн бұрын
Aad baad u Mahad Santahay wll Alle Hakaa abaaliyo.
@AhmedBishar-d7w25 күн бұрын
Mansha allah walal kuman dhibsanid bal wanba kujecelnahay horay usoco wll marwan❤
@marwanmedia25 күн бұрын
Shukran ❤️❤️
@Hodan_podcast22 күн бұрын
Wall khayr badan Allaha ku siiyo
@marwanmedia22 күн бұрын
Aamin wll Sido Kale adna
@KhalidJamac-j6j25 күн бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@marwanmedia25 күн бұрын
الأمير الخاص ❤️
@KhalidJamac-j6j25 күн бұрын
@marwanmedia horay u soco saaxiib
@abdifatah444424 күн бұрын
Asc
@Kadiireditzz723 күн бұрын
Keep it up man....ustaad ..marwan..😊
@marwanmedia23 күн бұрын
🙏❤️
@adnaaadanali525325 күн бұрын
Aniga wax badan nolasheyda kabadashay wllkey ha niyad jabin
@marwanmedia25 күн бұрын
Allah Yacizak wll Shukran
@MOSAAP-g2p25 күн бұрын
Wll garab isii
@cabdiqadirAhmed4k25 күн бұрын
Aad baan kugu bogaadinayaa zhp sidaa noola wadaagto muuqaalada aadka u xiisaha badan ee aan wax badna ka baranay aad baad u mahadsan tahay zhp marwaan Video noo badi zhp
Wll Blue Yeti ban isticmala . Habka aan u habeyana wa in aan Miis saaro kadibna pou filterkisa ayan ku xidha Kadibna Wan Ka yara fogada Kadibna Audicity ayaan ku habeya kadibna Cod Sax ah ba ii so baxa .
@NajiibSiyaad-f1j25 күн бұрын
Waxaad tahayi qofka kaliyee nagu dhiirigaliya in naan udhawaano iilaahayi waad ku mahadsantahayi midaas walaalkayi
@NajiibSiyaad-f1j25 күн бұрын
Sxq haka cabsan waxaad tahayi walaalkanaga ee nagu dhiiri galiya waxaan kuu rajenayaa in naada horayi usocoto walaalkayi
@Culumo-media23 күн бұрын
See kuu dhibsanaa waxaa taha boqorkeena aa maalinwalba fiidyow kasugno