6 DUMARKA KA MIDA HA GUURSAN💔

  Рет қаралды 72,628

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

6 Dumarka ka mida ha guursan, guurku waa god gacan la geliyey.
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 227
@mowlidsheikhhassan4840
@mowlidsheikhhassan4840 2 жыл бұрын
لا تتزوج من النساء ست هن: الحنانة والمنانة والأنانة والحداقة والبراقة والشداقة
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Af somali manogu sharxi kartaa?.
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Ader carabta warkoda nagalatag
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
Anagaba uma bahnin nimanka leh calamadahaas✌😏
@SabuuSabuu-os6qo
@SabuuSabuu-os6qo 2 жыл бұрын
😃😃😃
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 2 жыл бұрын
@@nuwara8333 Afka hagaajiso
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
𝐘𝐮𝐭𝐮𝐛𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐔𝐠𝐮 𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐀𝐝𝐚𝐠 𝐮𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐗𝐢𝐢𝐬𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐀𝐲𝐮𝐮𝐛 🥰🥰
@anabise5112
@anabise5112 2 жыл бұрын
Inna lillah wa inaa ilayhi raajicuun wallahi nimanka maanta jira mid ilaahay u naxariistay maahee aakhiro Su'aal way sugee. Haweenka qaar sida ay ku dhoolyihiin o nimankooda ugalayaan waa yaab iyo amakaak
@osamadaud9206
@osamadaud9206 2 жыл бұрын
Arimaha Alla ha sahlo wlsha Aamiin🤲
@akramak8649
@akramak8649 2 жыл бұрын
😂😂 ar saaxibaalow ma isugi kartan qisadisa part 8 baan daawanaaya kan waa uso laaba bye
@rahmoabdi3186
@rahmoabdi3186 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 qiso jeclidaa wafa
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Ani kuma heeysto dhaqanka nin walbo guriga iska imaado, alhamdulillah waxaan ku koray guri oo nin walba ama wiilasha walaalaheey sxbadood aan imaan. Nin hadoo soo galana guriga waan ka xaroon jirnay. My biggest worry is that when I get married my husband to bring his friends over ☹
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
10:6 taas been ma ahn waa wax kajira guryha soomlida anigu maan arag waayo wali maan guursan lkn xataa waxad tusaalr kugu filab wiilka kula dhashy oo dhahaya iyadey utaal iney dharkyga dhaqdo iney cuntada ii kento tanklr waxaa jira rag xasaskoda ay uur ledahy oo aysan dhaqan krin lugahedii salaadi rabi kulaahab ay awoodi la dahy ayuu leyhy ama uugu cadhoon maad cunto ii kariso wllhy waa buux ma ba aaminsana isagu inuu jikada galo bacdena ubadkiisa ama xaaskisa iyo isagaba naftoda wax uu ukariyo siiyana kan uugu roon shaqaluu uyerin kan kalana dagaal joogtaa iyo wax maad iikrido bacdena iyadoo uurleh ayuu raadsan naagklr oo guursan ama meelahaas wad wadan hadhow marky maqashana dhiikar waaba udris garab uurleh💯 maxaad dhibka ujeceshihiin ragow
@abwaansharmaarkeofficial
@abwaansharmaarkeofficial 2 жыл бұрын
Dadkoo dhan iskuwada mid ma'ahan walaal Taas qalbigaada gali
@adoontiiallechannel9458
@adoontiiallechannel9458 2 жыл бұрын
Yaahuu nin Somali faiido maleh
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@abwaansharmaarkeofficial haa dadku isku mid maahan lkn raga soomlida intooda badan waa isku mid inta fahanka leh waa yarthy ilhy ha fahansiiyo waxa kamaqan
@qaalidumar1779
@qaalidumar1779 2 жыл бұрын
Intaas midna ma ihi qof aan isfahana wali ma helin? Qof hadyad i siiya waligey ma argin waa mid ii dhiman?
@Shaafici948
@Shaafici948 2 жыл бұрын
Hdyd i dhiman miya la isku xusha sis
@LUCIFER_675
@LUCIFER_675 2 жыл бұрын
Teacher, I still love you, and I truly love you
@fadumoaxmed8529
@fadumoaxmed8529 2 жыл бұрын
Waayadaan waxaad cagta cagta u saartay dumarka waagii hore markaad muuqaal ka soo samayso dumarka sidoo kale maxaad muuqaalka soo samayn jirtay raga lkn waa yadaan rumarka diirad ayaad ku haysaa kkk
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Allaah yacisak maamo Kuwa ragga aan lagu guursanna Kasoo hadal in sha allaah.
@nimcohaybe7546
@nimcohaybe7546 2 жыл бұрын
Thanks big respect 🙏 teacher
@saciidaxmedshariif3551
@saciidaxmedshariif3551 2 жыл бұрын
WAXAAN KULATALIN LAHAA INAAD KAHADASHID TARBIYADA AWLAADA
@amiindaaud5629
@amiindaaud5629 2 жыл бұрын
Macalin Ayubow mee cashiradii Englishka maad iska daysay
@maxamedaden9992
@maxamedaden9992 2 жыл бұрын
Wax sheegaagu muhiim ayuu noo yahay iyo waayo atgnimo marka Allah Kaa jaasa a siiyo Marna ha kadaalin🥰🤩
@najmahussein3502
@najmahussein3502 2 жыл бұрын
Raga somalida guurba uma qalman
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
Abaayo waxan ka yaabay ragan xaasna way raban, qarashna ma rabaan in ay bixiyan. Ixtiraamna iskaba iloow
@sawdosiman1367
@sawdosiman1367 2 жыл бұрын
Wlakay ayuub ilahay haku xifdiyo wan jeclahay sidaa raga iyo dumarkaba runta ugu sheegtid😘
@ducoqabtosiglan463
@ducoqabtosiglan463 2 жыл бұрын
Nin iyo naagba umafiicna been illahay xaqa hanawada tuso allahumaa Aamiin yaa rabi
@annaahmed2564
@annaahmed2564 2 жыл бұрын
Walaalo waxbarashii English miyaad iska dhaaftay waa yaabee...
@deeqodaganibrahim7634
@deeqodaganibrahim7634 2 жыл бұрын
Alla raga so maliyed ciro naga so bixiyeen nerve nagu riden yac alle xaqa ha tuso
@Laylahajidheree
@Laylahajidheree 2 жыл бұрын
Maa shaa allah. Brother. Aad baad ugu mahadsantahay qisadaadi aad nooga sheekaysay. Ilaahey aqligaaga saliimka ha kuu barakeeyo. Thanks
@deeqodaganibrahim7634
@deeqodaganibrahim7634 2 жыл бұрын
Wall ayubow adbaad u mahadsanthy Runtii waxan ka faiday kama faidin intan wax dawado waxa thy will qalbi wanagsan mashaa alllah tabarkallaah horey u soco inshaalh
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Maasha Allaah. Caqligaaga Allaha kuu deysto Allaha tuso nimankeena Soomaaliyeed inay wax kaa faa,iideystaan oo reerkooda caawiyaan.
@K9_yt_Gamer
@K9_yt_Gamer 2 жыл бұрын
0
@K9_yt_Gamer
@K9_yt_Gamer 2 жыл бұрын
uu
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
Howsha guriga wa dhankeda baba ilaa in ay walac tahay umultahay ama xamil tahay👍
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhh waa inaaderkay habaryartay ayaa eedo uh iyo quraafadkaa waad iga qoslisay walhi ayubo Zhp
@arafoaboubakar2940
@arafoaboubakar2940 2 жыл бұрын
Ilahay kherr haa ku siiyo macalin Ayub Allaha nooloshada ku wanajiyo sidaa Teena uu wanajisay❤️🤲
@MohamedSaid-gk8rw
@MohamedSaid-gk8rw 2 жыл бұрын
Hebla wàa laguursaday aa kadhicidoonta 😜😁😳
@kaasimmohamed22
@kaasimmohamed22 2 жыл бұрын
Falanqaynta todobaaka sodohda guriga mala dagi laheed Vidio gaan ka soo hadal?
@suleimanabdillechannel
@suleimanabdillechannel 2 жыл бұрын
أنا في كنيا عاصمة نيروبي/manshaa Allah Waan kuu salamay Nairobi, Kenya ayaan kaa salamay.Quran online Qofkii raabi xaa ilaa xiriri reply my comment
@zeinabyussuf1991
@zeinabyussuf1991 2 жыл бұрын
Ayuubow guryaha badan kood waxaa dumiya sadexeeye ama gabadha xageeda ama wiilka xagiisa haka socdaane arinkaa ka soo hadal
@happy-rc4mh
@happy-rc4mh 2 жыл бұрын
away cashardii englishka ma iska daysay mclin
@tamamqurux6065
@tamamqurux6065 2 жыл бұрын
ninki shaqada dhinaciisa ka qaban waayo qasab waa la burinaaa
@nihaalomar
@nihaalomar 2 жыл бұрын
Asc wllo waxaad ka soo hadashaa narcissism person iyo saameynta uu guurku ku yeesho thnk u
@istarliinabdi4473
@istarliinabdi4473 2 жыл бұрын
Maclinka codka iyo kartida /Ustad❤
@qalihusen4386
@qalihusen4386 2 жыл бұрын
Ayuba waxnrbh adomahdn telkaag
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Ssssss , shuqulndumar tanaa kufilan Hadadana Vip .eeeeh.meeqa waxaa kaloojira.
@libanali4881
@libanali4881 2 жыл бұрын
Iyado nolosha iska adagtahay aya daadka qaar nolosha isku si adkeyan
@aswanaswanahmed8294
@aswanaswanahmed8294 2 жыл бұрын
Ayubow Ragga kaso Hadal
@sharmaakevlogs
@sharmaakevlogs 2 жыл бұрын
Mnsha alha wllo suhayb wllhi wan Ku taageraa prother ❣️😍😘😘
@hamdahonesty6318
@hamdahonesty6318 2 жыл бұрын
M.a teacher sheekadii nolasha xaly mad so galin sidaa usugyy waa dalay horumar wcn
@hodanaxmad5905
@hodanaxmad5905 2 жыл бұрын
Maan shalaah wll kay ilahay haku barekeeyo wll qali sidaad nolosheena wax noogu sheegto ilahay haku barekeeyo wll qali 😍🥰🥰❤
@suhraad32
@suhraad32 2 жыл бұрын
Abti ayub ragga qaarba sucuudiga faraha jaray oo aan xabad hadyad ah ku quudhayn wn arky runtii lkn maan fahmi jirin wakhtigi hore iminka wxn u fahamy inanu ku jeclayn qofkaasi iyo inu Wxba ku quudhayn qof aan ku rabina midh ku siin maayo
@amiiramakeup4596
@amiiramakeup4596 2 жыл бұрын
Ninka qudha ee aan arkay ee daacad uun ka hadla wlhi is legend
@qaalijaamac4590
@qaalijaamac4590 2 жыл бұрын
War niyahow wax maku shega raga nagaha bdn oo bila wajiga ma kaso hadashi kuwasaba maro u la ahee😌
@abdirizakgedi7
@abdirizakgedi7 2 жыл бұрын
😹😹😹😹
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exusemeeee.dumar ama gabadha hadaan dhaho nafsadaydaan kawadaaa yaa kale.5.asww soo tu kamiihi.familied.exusemeeee
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 Жыл бұрын
Wlh been madan sheegin gabadh hade been badan tahay iyo hade shukansi badan tahay gabadh fiican maahan lama guursan karo
@hamzamoktar5186
@hamzamoktar5186 2 жыл бұрын
Masha Allaha
@amatarahmanchannel
@amatarahmanchannel Жыл бұрын
Kkkkkk wa run wahaka wa wahaka👩‍🌾❤ wihisona wa waheyena👨‍⚕️👨‍⚕️🤧
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 2 жыл бұрын
SUHEYB SAAJID MEDIA
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Ayuub qodobka 6 aaad see wax u wadaa Raga ha is gartaaan baad leedahy oo howsha ha qabtaan in wax looo sheega ma fiicna markii lees guursado Lkn markii aan shukasnaaayo hadiii sheegaa is best Ama ha iga tago ama dee wlcom Hawsha 50% baad ledahy Maxa bal ku jiraa 8 saac baan shaqeeya Asns
@Amiin1208
@Amiin1208 2 жыл бұрын
walaal Qaali Ha adeegsan 50% shaqada bad ila qaban, taas badalkeeda ku dheh waxaan Rabaa inaad iga caawiso shaqada😚
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Familyyyyyyy, 555555555555555555555555555 dumaaaar ta tantan yartaan ahey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad.
@osmanosman1410
@osmanosman1410 2 жыл бұрын
Ustad waa ku sidee Cabdi dheere waa anigee xagee ii fashishay😆
@tocakitty1726
@tocakitty1726 2 жыл бұрын
Waa runta dadka badan wax muhiim Kama hadlaan
@deeqcade6936
@deeqcade6936 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan muuqaalkaan ma bartay sharaf korkaaga ha ahaato masuul sare
@abdimalikchannel5891
@abdimalikchannel5891 2 жыл бұрын
First one🖤🖖💯💯😂ayuubow
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
No, iyaaa, ma ihi saas waxan halaal ii ahayn ina ag imaadaan ever , diiniyan Iyo sharcinama aha , kunsanana aa noolaado qofta.yaryartan.haaaa waaitan ,
@sahraxiis3220
@sahraxiis3220 Жыл бұрын
asc.wll.wankahelay.tilmaa.mahaag.shugran
@mouminakadie2329
@mouminakadie2329 2 жыл бұрын
Kkkkk cabdi dheere waa iskaabulo kkkkkk yurub iyo America waa qofba siduu iska dhiiko naaguhu na haday il dabac San kaa kaa arkaan raga kama kacaan anigu waan shaqaystaa iyo baauur bay wadataa macosonayso oo waaxaba kama rabto nin iyo naag is fahmaa way yartahy dunidaan aan joogo no ilaahy wax hkayrle hana siiyo qaysaska soomaliyed allh isku siqro
@nazlinxubiariana8202
@nazlinxubiariana8202 2 жыл бұрын
Lkn hadi gabadha wax baraneyso kwrn guur diyar maahn
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 2 жыл бұрын
Asc walal suheyb walal xayisin maxa ugu xiran weyse channalka allaha kubarakeyo waxbadan ayan kabarte xaga qoyska❤️😘👏
@salmakulmiye7229
@salmakulmiye7229 2 жыл бұрын
Suaal aan kaqaba lakiin waxaan jaclaan lahaa meel qaas ah hadee surta galtahay THANKS
@amiiraabdirahomanali5710
@amiiraabdirahomanali5710 2 жыл бұрын
Masha allah wllky
@xamarwene4301
@xamarwene4301 2 жыл бұрын
Kkkkk ninka qawilkiso wada naagtana wey jaree ma aqligina
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 Жыл бұрын
Naagaha luqaafo waye wlh feer qaloocana laga abuuray
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Ooridiis.bahyartan minyaro.iyada 5
@arafofnp4735
@arafofnp4735 2 жыл бұрын
L'amour ce le deux personne le cadeau 🎁 ce pa just l'homme osi le femme dois donne sn amour 💘
@Abdibasid_Garane
@Abdibasid_Garane 2 жыл бұрын
Wada sheykeysiga baddan miyaaney sababeen.... iyo habeen la seexo la'aanta sheeko been ay ku jirto oo ay ku wada sheegeysaneysaàaa
@tydt5353
@tydt5353 2 жыл бұрын
Masha allaah allah ku barkeeyo
@Umuanaschannel
@Umuanaschannel 2 жыл бұрын
Shukaran kunjeer walalkey
@idiljama4969
@idiljama4969 Жыл бұрын
Taa 5 anaa samyey waan run illhy hayga danbi dhafo
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad , runtaad sheegtay walahi💯💯💯👏👏👏
@ozmanahmed7352
@ozmanahmed7352 2 жыл бұрын
الحمو هو الموت
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Behyarminyaro u ka ah hablaha filkay daday.
@nadiirmahamoud9529
@nadiirmahamoud9529 2 жыл бұрын
Manch allH wll Ayuub Go forward 🌼🤴
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
maansha allh maansha allh maansha allh wll goool iyo gobonimo❤❤❣❣❤💘💘💚❣❣❤💘💘💘💘👍👍👍👍👍👍
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 2 жыл бұрын
Maashallah Illahoow ku barakee waa sax💯❤️❤️🌹
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Haaaa ihbhhiiii.dasit.asww.waqti.
@mohamednuur3373
@mohamednuur3373 2 жыл бұрын
Sidaa hadalkaaga ku sheegtaY Waxaad dhahdaY gawadha haddee diyaar u aheyn guur iska fasax Kawrn hadde gawadha diyaar utahay wiilkane diyaar u aheyn illeyn daruufo ayaa jiri karto.
@abdinasirahmedabdi4689
@abdinasirahmedabdi4689 2 жыл бұрын
Run hadeeysa jirin kalsooni majirto hadeey kalsooni jirina run majirto🤔
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
Waa commercial phone 🤣🤣🤣🤣
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Murtiisana. Waa laydhahaaa.
@DeeqoMaxamedCabdi-f5q
@DeeqoMaxamedCabdi-f5q Ай бұрын
Thks my teacher❤
@deeqaiidow7445
@deeqaiidow7445 2 жыл бұрын
Masha alaah Ayub sida bulshada udhirikalineysid wad kumahad santahay jaza kalaah shukran
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 5 ай бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@Cabdiraxmanfaysal-qo5xr
@Cabdiraxmanfaysal-qo5xr Жыл бұрын
Ustaad Ahmed macalin aan jeclahay
@Ahmed-fr9qb
@Ahmed-fr9qb 2 жыл бұрын
Ustad ayub gbr ba ijecel lkn 2 carur horay uso dhashy anina nolol horay umaso arkin lkn iyda waa qof bari ah aad unaxaris badan ilhy qurux siyay mxaa igula tali lahyd ustad
@hannihassan7092
@hannihassan7092 2 жыл бұрын
Guurso qof baariya oo naxriis leh lama helee
@qasri-dhiirigalin-somaali
@qasri-dhiirigalin-somaali 2 жыл бұрын
Guurso ilaahay baa ku barakeyn
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 2 жыл бұрын
Hadaadan hore uso guursan waxa ku fican qof cusub sxb garoob si kasto ha unaxariis badnaato faaido maleh
@Ahmed-fr9qb
@Ahmed-fr9qb 2 жыл бұрын
@@mohamedyare3826 taliye marhore kala tagny wyo hda cusub tahy qof cusub inad nolosha kubilawata ficn
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 2 жыл бұрын
@@Ahmed-fr9qb sxb waxaas ano kuso jilbo murxay sababto ah marka isku dhacdiin ayay ninkeedi hore xasusanysa
@mariahassan2472
@mariahassan2472 2 жыл бұрын
Bilow walbaa waa malab ma garanaayo sababta ay dadku isku badalaan markay qalbigaaga meel ku ogaadaan 🥺
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
Ani inaa gabar shukaansado waaba iska daayaybwalhi jacaylki waa dab 😂
@ahamedaadangeedi9762
@ahamedaadangeedi9762 2 жыл бұрын
Thanks ustaadi jazakillah really i liked this vedio
@zeytunhajideer1968
@zeytunhajideer1968 2 жыл бұрын
Alxamdulillah ilaahay igamadigin intaasba
@daariqofficial252
@daariqofficial252 2 жыл бұрын
First pin 📌 igu qaboh mclin
@abwaansharmaarkeofficial
@abwaansharmaarkeofficial 2 жыл бұрын
Maashaa'alaah Allaha ku sharfo Ayuub axmed
@NeimaNeima-ms6uq
@NeimaNeima-ms6uq Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@abaganaabagana5828
@abaganaabagana5828 2 жыл бұрын
Maashaa Allah. Wd Mhdsnthy. Broooololo
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 2 жыл бұрын
Masha allah dear teacher 🙏
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
Maansha allah aqliga illaaheey kaama qaado
@abdullahihassanabshir540
@abdullahihassanabshir540 2 жыл бұрын
Masha allah
@ikkyahmed3913
@ikkyahmed3913 2 жыл бұрын
Qeybta ragga kuso xiji ustaad🙏
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waamaya.eeeeeeeh.
@raxmocolow4119
@raxmocolow4119 2 жыл бұрын
ayub masha Allah ustadi ilahey haku xifdiyo wlh waxbdana mrwlbo kafaidaa xaqiiqda kahadasha mrwblo
@crisaaqaxmed8668
@crisaaqaxmed8668 Жыл бұрын
Waa gartay
@Naske14
@Naske14 8 ай бұрын
Legend 🎊 🎉❤
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 3 ай бұрын
Qodobka ugu danbeeyo kuguma Raacsani sorry inta kale u r ok
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 ай бұрын
Waa caadi inaadan igu raacin
@saciidaxmedshariif3551
@saciidaxmedshariif3551 2 жыл бұрын
WAXAAN KULATALIN LAHAA INAAD KAHADASHID TARBIYADA AWLAADA
INAY JECESHAHAY AYUU U MALAYNAYEY 2 SANO?!💔
18:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 86 М.
10 Sir Dumarku Kuuma Sheegaan
12:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 38 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 28 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 46 М.
Dumarka Aan Guur-koodu Kuu Banaaneyn | Sheikh Mustafe..
13:18
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 34 М.
11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun @WaddaniSomalitv
9:46
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 100 М.
7 Dumarka Ragu Ka Cabsadaan!
13:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.
Shukaansiga Garoobyada !
8:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 10 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 38 МЛН