No video

6 Qodob oo Muhiim ah | Tilmaamaha Guusha | Macalin Abdallah | GlobalNet

  Рет қаралды 29,061

GlobalNet

GlobalNet

Күн бұрын

Macalin Abdallah wwuxuu ku takhasusay culuumta IT-ga noocyadeeda kala duwan. Wuxuu madax ka yahay Machadka tababarka e GlobalNet kaa soo ku guuleystay inuu soo saaro arday aad u fara badan.
Si aad u guuleysato, waa inaad taqaanaa tilmaamaha guusha iyo wadooyinka loo maro si aad u gaartid. Macalin Abdallah ayaa si faah-faahsan uga hadlaya astaamaha guusha isagoo ku siinaya tusaalooyin aad raaci kartid.
GlobalNet is the leading IT training provider in London. A wide range number of companies and government agencies hire our students including NHS, Local Councils, IBM, Dell, Goldman Sachs, HSB, Barclays, RBS, Amazon, JP Morgan, BNP Paribas, Morgan Stanley, MoD, Cambridge University, Arriva, 4 New Square, House of Parliament, Lockton Companies, UCL university and many more!!

Пікірлер: 48
@issackalikune6177
@issackalikune6177 3 жыл бұрын
M.Allah I Wish I Could Meet With This Somali intelligent Teacher Allah Hakubarakeyo Allah Hanibarakeyo Somali Daman Allah Hanabarakeyo Allah Hanaxifdiyo May Allah Guide us to the Right Path Amiiiiin
@MowliidRooble
@MowliidRooble 5 ай бұрын
L9i
@muhamuse8134
@muhamuse8134 4 жыл бұрын
Macalinkaan waan la fariistey wax badan oo talooyin ah ayaan ka faa'idey xaqiiqdii macalin Cabdalla waa dhiiri geliye iyo tusaale nool ee Soomaaliyeed . Mahadsanid Ustaad .
@globalnetict
@globalnetict 4 жыл бұрын
Aad ayaad u Mahadsantahay @Muha Muse. Way naga go'an tahay inaan wax tarno umada Soomaaliyeed.
@nazraabdi8380
@nazraabdi8380 4 жыл бұрын
Mnsha allah macalin cabdale wax badan baad qabataye alle ha ka abaal mariyo, waxaan rabaye in aan globalnet waydiiyo ma xarunta london iyo Nairobi un maad leedihiin , ama se ka furaysaan xarumo kale wadamada yurub soomaaliya waxaan jecelaan laheen in aan ka faidaysano fursadaha wax barasho thnxxx
@globalnetict
@globalnetict 4 жыл бұрын
Aamin yaa Allah. Mahadsanid walaal Hooyo Casha. Waxaan rajeynayaa inaan meelo badan ka furno dhawaan. Fadlan la soco channelka.
@nawaalabdirizak8001
@nawaalabdirizak8001 3 жыл бұрын
Wl wxn raba in aan xirfadn ka faidayto wxn joga Nairobi se ku heli kara 🙏
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 9 ай бұрын
insha allllah 2024 Certified ccna and ccnp insha allllah😊
@ayaankeabdi6670
@ayaankeabdi6670 2 ай бұрын
Good point Good motivation 👍👍👍👍
@saidayasin6396
@saidayasin6396 4 жыл бұрын
My brother you motivate us thank you waad udadaashey dadkaaga allah waxaan kaagabaryayaa guul aduunka iyo akhiro Macalin Abdulah thank you again.🌷🇸🇴
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 11 ай бұрын
Mahad haa ka gaarto walal jiirah
@issackalikune6177
@issackalikune6177 3 жыл бұрын
ManshaAllah Macalin Abdallah Allah Hakuxafitho Wlhi Caaw Video After the Other Dawanayaaa Dirigalinta I.T Course Ka
@yasirwiifto
@yasirwiifto 4 жыл бұрын
Hadal wax tar leh macalin 100% Roll model itahay xaqiqdi macalin Allaha ku dhowro
@xasannini2804
@xasannini2804 3 жыл бұрын
May Allah help you To achieve your dream Taking brothers to higher & higher
@rahrahmuuze6449
@rahrahmuuze6449 3 жыл бұрын
Wan rabaa inan barto
@hiboalli8802
@hiboalli8802 4 жыл бұрын
run ahaantii maadada waan jeclahay
@hassandarwiish0741
@hassandarwiish0741 Жыл бұрын
ماشاء الله aad basd u mahadsan tahay Macalin Abdullahi waxaad igu dhiirri galisay wax barasho anigoo aad u jecel waxbarashada waxaan jeclaan lahaa inaan helo cinwaankaaga waxaan mar 2aad kaaga mahad celinayaa sida qiima badan eed noogu dhiirti galisay waxbarashada.
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow 3 жыл бұрын
Mashallaah macalin Allaah haku barakeeyo. Jzkq
@kaaba8249
@kaaba8249 4 жыл бұрын
Great inspire thanks coach
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 3 жыл бұрын
Masha Allah waa dhiirigalin wanagsan, thanks ustaad
@motech2022
@motech2022 4 жыл бұрын
The best maxaadaro Macalin jazakalah khayr
@abdallenajka330
@abdallenajka330 3 жыл бұрын
Axsan macalin keep going
@amaalmohamuud7302
@amaalmohamuud7302 3 жыл бұрын
MashaAllaah
@mohamedaar289
@mohamedaar289 Ай бұрын
Thanks
@iraadomohamed9190
@iraadomohamed9190 4 жыл бұрын
waad mahdsantahay macalin Cabdalla waxaad sameeysay arin culus Allaah kaa Abaal mariyo dadaalkaada waxaad ii sheegtaa inaa xarun ku leedahay Mugdisho Somalia, hadaa jirto xagee kala xiriiraa course Online ma bixisaa
@hassandarwiish0741
@hassandarwiish0741 Жыл бұрын
Macalin waxaan jeclahay inaan luuqadaha iyo computerba Barto balse moral waan jayaa waxbaasr I jortaagan sodee igu caawin kartaa mclin adoo mahadsan.
@siciidkayse5488
@siciidkayse5488 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@abdidu2
@abdidu2 Жыл бұрын
Masha Allah macalin anoo ku aragon ayaad ii tahay Roll model
@abdikaadirtacliin5546
@abdikaadirtacliin5546 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad wax badan kaa faa'iidnay .
@ilyasnur4232
@ilyasnur4232 4 жыл бұрын
Mashaallah
@hiboalli8802
@hiboalli8802 4 жыл бұрын
masha allah
@deeqaaraye1428
@deeqaaraye1428 2 жыл бұрын
Global net fardusa
@user-sv7iw3em2s
@user-sv7iw3em2s Жыл бұрын
Maashaa alaah
@adnoabdullahi4398
@adnoabdullahi4398 4 жыл бұрын
Thanks alot ustaad
@m.13mediaproduction40
@m.13mediaproduction40 4 жыл бұрын
Thanks teacher
@hiboalli8802
@hiboalli8802 4 жыл бұрын
thank you teacher
@ibrahimcollow1789
@ibrahimcollow1789 Жыл бұрын
Manshaalla
@hiboalli8802
@hiboalli8802 4 жыл бұрын
alle haku xiftiyo
@kaaba8249
@kaaba8249 3 жыл бұрын
Macalim abdallah website ka globalnet ma shaqaynayo ma cilad baa jirta mise waa halkyga
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow Жыл бұрын
Mashallaah
@mohamedm9391
@mohamedm9391 2 жыл бұрын
Masha Allah calyka
@updates1692
@updates1692 4 жыл бұрын
Hopefully I will be like in your position.
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow Жыл бұрын
That’s true Macalin
@hiboalli8802
@hiboalli8802 4 жыл бұрын
macalin ma jiraan cashiro onlene ah
@hamseadamadde6418
@hamseadamadde6418 3 жыл бұрын
999
@jamalabdi5689
@jamalabdi5689 4 жыл бұрын
Mahadi hakaa gaadho macalin Abdullah abaalkaaga ma gudi karnee
@hiboalli8802
@hiboalli8802 4 жыл бұрын
ma jirtaa in aan onlene kubarto please iiso jawab
@yoniselmi8871
@yoniselmi8871 2 жыл бұрын
Really you have away with words
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 25 МЛН
Baro ChatGPT Ai-ga Adunka Qabsaday. Ka dhigo Saxib ku cawiya.
8:47
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 4,5 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 83 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 231 М.
Cadowyada Guusha (4 ta Cadow ee Guusha) | Mubarak Hadi
15:41
Mubarak Hadi
Рет қаралды 150 М.
How I started Working Remotely | Eng. Ayuub Mukhtar | GlobalNet
1:07:15
Sidee Ku Noqon Kartaa Qof  Caalim Ah ?  👨‍🏫 oo Cilmi Badan
10:46
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 23 М.
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН