6 WIIL VS 4 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA || CAAWA LABO QOF SOO HARTE XANUUN WAYE …

  Рет қаралды 132,796

Yahye Hunter

Yahye Hunter

6 ай бұрын

#YAHYE_HUNTER
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
LAST SUBS: 696,211

Пікірлер: 414
@yahye_hunter
@yahye_hunter 6 ай бұрын
Challenge kzbin.info/www/bejne/d5qoo4GIoMyNbs0si=xqhCV-9qFoEfXaWM
@King_4_xaasle
@King_4_xaasle 6 ай бұрын
Yaxyow saan U qoslaan ilin iga timid Afka cali io keydsane noo so badi😂😂😂😂 plz 🙏 waa iga codsi muuqaaladana soo da daji
@jaamacmaxamedxariir5439
@jaamacmaxamedxariir5439 6 ай бұрын
Bro iyadoo hablaha la doramayo soo gali
@xasanmaxamed1027
@xasanmaxamed1027 6 ай бұрын
Kuguma ceeben sxb
@Mohan_2115
@Mohan_2115 6 ай бұрын
Yaxyow halka aragu taagan yihiin dumar soo istaaji oo ragu hakala baxaan dookhooga😂
@user-ud5rx4zb4n
@user-ud5rx4zb4n 6 ай бұрын
Sdoo kale​@@King_4_xaasle
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 6 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam 🕋☝️🤲
@xabibohashi469
@xabibohashi469 5 ай бұрын
Scw
@sahalbishar517
@sahalbishar517 6 ай бұрын
Afka ali legend waye wlh kalsooni badan ayaa kamuuqataa
@JamaalXudayfe
@JamaalXudayfe 6 ай бұрын
Nabigeena aan kuwada salino scw scw❤
@OmarMuhumud
@OmarMuhumud 6 ай бұрын
Scw scw
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 6 ай бұрын
Haa wlhi labadii ugu funny sana laga tagay Anaka u joogna😊
@user-tp4sw8qw3m
@user-tp4sw8qw3m 5 ай бұрын
Scw
@xabibohashi469
@xabibohashi469 5 ай бұрын
Scw
@Adanhirrow
@Adanhirrow 3 ай бұрын
Scw. Scw. ❤❤
@bilaanmahamed2642
@bilaanmahamed2642 6 ай бұрын
Afka cali❤haduna kujirin qosol mahan barnamijka ino soobadi yahye😂😂
@user-iy6wj6wj5z
@user-iy6wj6wj5z 6 ай бұрын
warun walhi🎉
@burhaangeedi8655
@burhaangeedi8655 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 yaxye wllhi lawadaan waa funny barnaamijka kusoodari keydsane iyo afka Cali Waan fuuray
@user-lw9dg7lc5q
@user-lw9dg7lc5q 5 ай бұрын
Keydsane sxb asiga dartiis aa udaawanooya
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 ай бұрын
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
@user-xg8di5qo6o
@user-xg8di5qo6o 6 ай бұрын
Afka cali iyo kaydsane is not easy 😂
@maankayare3916
@maankayare3916 6 ай бұрын
Labada u dambeeyso funny waye wllhi 😂😂😂😂😂
@rahmaabdisalam3421
@rahmaabdisalam3421 6 ай бұрын
Keeydsane waa mucjiso wlhii😂😂😂😂 qosol miiran
@AbdishakurAbdalla-sd3cn
@AbdishakurAbdalla-sd3cn 6 ай бұрын
Yaxye hantarow zxpw mar walban ka cod sada mesha wilasha gabdho ka dhig noh💥💫🙏🙏🙏
@user-mt1uv5ob9p
@user-mt1uv5ob9p 6 ай бұрын
Afka cali sxb keep going yahye wiilkan waa funny. Next
@AHMEDDEEQ-sd3wq
@AHMEDDEEQ-sd3wq 6 ай бұрын
𝐀𝐟𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐢❤❤
@user-xe8ib9qm5x
@user-xe8ib9qm5x 6 ай бұрын
Hooyada was😢😢😢
@nishapep1517
@nishapep1517 6 ай бұрын
​@user-xe8ib9qm5x wecel yahow hooyo maxa afkaad xumoo uraayo ugu ceyneey labeeb yahoow labeebka kal yahay 😂😂😂😂😂😂
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 6 ай бұрын
Kaydsane maxy uga tageen miskinka Qatar weye labadii igu lends sana laga tahy ❤
@abdiseed3363
@abdiseed3363 6 ай бұрын
kuwa la doortay kuras kuso farisi ayaga iyo gabdhahoda kadib kuwa so hara darenkoda ka wareso ayago hortagan kuwa la dooortay 😂😂😂 ha dareman is ciil cilka 😂😂
@user-hafiyouko
@user-hafiyouko 6 ай бұрын
Hada doonaysid inaad 1m gaadho dhex dhigte ag qotamiye ag seexiye ha ka soo Ilaabin barnaamijka 😂😂😂😂 Bar bar dhige hadanu ku jirn caajis waaye 😂😂😂😂
@user-iq8hl8lz5m
@user-iq8hl8lz5m 6 ай бұрын
😳😂😭🤣🤣🤣🤣
@user-iq8hl8lz5m
@user-iq8hl8lz5m 6 ай бұрын
Kalimantan baad ilowdey wllo 😂🤣🤣🤣🤣
@baarliincabdullahi1948
@baarliincabdullahi1948 4 ай бұрын
Magaceyga mataqana horta maku shega Macmacansade😅😂
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 6 ай бұрын
Keydsane is so funny 😂
@HothanMohamed12
@HothanMohamed12 6 ай бұрын
Afka ali never give up pro ❤❤
@yaraankabalcad4553
@yaraankabalcad4553 6 ай бұрын
Keep going my pro afka xalwo wuu haraaa
@abdirahmanmahamed7136
@abdirahmanmahamed7136 6 ай бұрын
Afka ali oo funny ayaa heesay hadaneh kedsanaa ku soo dortay barnajimka waa funny labadaan haka soo dagin yahye hadaa gabar ahaan laheet ayaa dooran laheet
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😮😂
@axmedcabdulaahi3961
@axmedcabdulaahi3961 6 ай бұрын
Laki marwalbo deeq ayay doorataa sidee wax ujiraarneh? Majaceel dhab ah miyaa jiro toloow
@user-qw6ex1dq8r
@user-qw6ex1dq8r 6 ай бұрын
Afka cali wa will faniya 🎉😂
@abdihakimhussein5974
@abdihakimhussein5974 6 ай бұрын
This made my day wlh😂😂keedsane waa wax kale
@NAGAAZHE
@NAGAAZHE 6 ай бұрын
700 coming sooon❤🎉 Yexye hnter
@anabosman7722
@anabosman7722 6 ай бұрын
Masha Allah keep going walahey nosobadi 😂
@user-lu1qh1hp3d
@user-lu1qh1hp3d 6 ай бұрын
Adiga iskusoodar yaxye waa codsi😊😊😊
@MohaMahamedcali-ws9fz
@MohaMahamedcali-ws9fz 6 ай бұрын
So badi bro yahye hunter 😂😂❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@user-yg7kv1wu1c
@user-yg7kv1wu1c 6 ай бұрын
Masha allah wllo yaxye ❤❤❤❤❤
@mukhtaarkayse3071
@mukhtaarkayse3071 6 ай бұрын
Kayd sane guulaysanaaya
@xasanmaxamed1027
@xasanmaxamed1027 6 ай бұрын
Afkaca iyo keedsani wllhi waa fani hakasootagin sxb
@user-yp2sc6xv5d
@user-yp2sc6xv5d 6 ай бұрын
Nosobathi nestaho kuso dar iyo macalinka jimka 😅😂😂 iyo Marwa bulduq 😂😅😅 sidan nogosobathi😂😂
@akrammodelofficial4976
@akrammodelofficial4976 6 ай бұрын
Sxp hal codsi wata afka cali sxp dharka waye ee dharka igaso cun oo kuwo shidan so qaado aniga kula talinayo next game iga qor wa guuleysane sxp wlhi wlalka ahay 🙏🙏🙏
@TheReal_Man
@TheReal_Man 6 ай бұрын
Runtii Beentaa maahan shaatiyaasha odayaasha buu wataa
@maankayare2922
@maankayare2922 6 ай бұрын
Kesama is so funny😂😂
@user-yp2sc6xv5d
@user-yp2sc6xv5d 6 ай бұрын
Afka cali I love you 😂❤❤❤
@user-hp6sz5xj8o
@user-hp6sz5xj8o 6 ай бұрын
BARCELONA FAN ❤ SAARA
@yousra52
@yousra52 6 ай бұрын
wllhi labadan laga tagey qosolka iga dhameyen😂😂😂😂
@sabrayewllsalas3961
@sabrayewllsalas3961 6 ай бұрын
Afka cali 😂😂😂 wax garad 😂😂😂😂
@mssruun8948
@mssruun8948 6 ай бұрын
Afka cali
@MohamedFarxaan-di5xt
@MohamedFarxaan-di5xt 6 ай бұрын
Yahye hunter soo badi sxb
@cabdifitaxcaabi1980
@cabdifitaxcaabi1980 6 ай бұрын
Yaxye afka cali iyo aabaska KZbin u sameey rag talent leh waye bro
@user-pu9lj3wb8u
@user-pu9lj3wb8u 6 ай бұрын
Shekadan nagu socta noso badi❤😂
@user-tq3nx5kq2l
@user-tq3nx5kq2l 6 ай бұрын
Afka cali aa guleysayo ❤😂
@user-sj8yq1hx3c
@user-sj8yq1hx3c 6 ай бұрын
Wllka sxb hal fikrat hada kugu darsado afka cali iyo kedsane haba ka so tagin😂😂 gabdhaha Mar marka qar so badal laki iyo xayaat nagu warerisay😂 guleyso brother Mel kaga ma haro blood ♥️
@user-or3or7qm6b
@user-or3or7qm6b 6 ай бұрын
😮kedsane is nodisi❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@abdiqanimohamedadam9410
@abdiqanimohamedadam9410 6 ай бұрын
Nio afka cali marwalba magudbe waye xarfankan kucusub barnamijka tirmaye waaharaya asna 😂😅😅😅
@abdirahmaanbare7346
@abdirahmaanbare7346 6 ай бұрын
Afka cali KZbin haloo furo talented wye
@fartunabdilkariim4466
@fartunabdilkariim4466 6 ай бұрын
Deeq Bare iyo Aruush ka Tiktok ka ah ma walaala way isku egyihin 🤔?
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 6 ай бұрын
Dad badan o sas leh ban arke😂
@abdullahiabday
@abdullahiabday 6 ай бұрын
Afka cali dhax dhikta caadi ma ahan so funny
@SamiraMohamud-lx9fl
@SamiraMohamud-lx9fl 6 ай бұрын
Keedsane isn’t easy😂😂
@deeqocabdi2198
@deeqocabdi2198 6 ай бұрын
Barnamishka waxa uu firsad kedsane dartis is so funny 😂😂
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 6 ай бұрын
Afka Ali sxp qalih wn ku tageera sharaf io karaamo ku hayaa❤
@Mr_lii_king
@Mr_lii_king 6 ай бұрын
Afka cali rajo ku dhiiigle 😂😂😂
@fadumoqurux-ik2zj
@fadumoqurux-ik2zj 6 ай бұрын
Yahye abow barnaamijka noosobadi❤❤
@injoyandmotivationchannel545
@injoyandmotivationchannel545 6 ай бұрын
Labadii ugu qosolka badneeyd aa isku soo reebtay
@Souheb-BajceticOfficiel
@Souheb-BajceticOfficiel 6 ай бұрын
Kaydsane légende ❤
@Captain_Moha
@Captain_Moha 6 ай бұрын
Barnaamijkan waaku heysna soo badi zxp
@user-fn9pm8vs4l
@user-fn9pm8vs4l 6 ай бұрын
Soo badi yaxyoow barnaamijkan
@naimomohamed7908
@naimomohamed7908 6 ай бұрын
700k coming soon ❤
@user-nw6ns6kq8x
@user-nw6ns6kq8x 6 ай бұрын
Ani waan ka helaaba afka cali mrka laga tago because waa funny 😂😂 lkn hada afka cali ayaan u codeeyey😊😂
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 6 ай бұрын
Shati ber ❤ darenkisa yaa daremi karo 😅😢😂
@sakicabdi6716
@sakicabdi6716 6 ай бұрын
Wlhi gabadha 2aad waa legenad❤😊
@dhubadohudey2316
@dhubadohudey2316 6 ай бұрын
Tirmaye anaa jecel wlhi❤😂😂😂
@user-ju5bj3gv6f
@user-ju5bj3gv6f 6 ай бұрын
Noo soo badi yaxyoow❤
@Subeermaxamed-sp6ci
@Subeermaxamed-sp6ci 6 ай бұрын
Afka Ali is not easy wlahi 😁😁😁😁😁😁😁
@abdiqanimohamedadam9410
@abdiqanimohamedadam9410 6 ай бұрын
Yaxye afka cali nin lajooga ukeentay walahi wana dhahay marka hore nio xarfankan geel mow raaci jiray nio wallahi kuwan walalo miyaa 😂😂😂😂😂😂
@caliahmed8287
@caliahmed8287 6 ай бұрын
Yahye hunter waa ku wataa taliye
@hanihassan5954
@hanihassan5954 6 ай бұрын
Yaxye kuwaan lee haku soo cel celin ee wajiyo cusub keen
@user-ci3to3iu7l
@user-ci3to3iu7l 6 ай бұрын
Barnamijkan afka Cali IYO AA baska hde kujirin wlhi madawado😂afka Ali is mi type❤️‍🔥😂
@cabdullaahicabdi4197
@cabdullaahicabdi4197 6 ай бұрын
Yaxye hantow hanbalyo 700:K 🎉❤😊
@user-hg1hm4lj6p
@user-hg1hm4lj6p 6 ай бұрын
Alka cali❤❤
@jaamacmaxamedxariir5439
@jaamacmaxamedxariir5439 6 ай бұрын
Bro iyodoo dumar la dooranayo soo gali
@CabdisamadDaahir-it6vw
@CabdisamadDaahir-it6vw 6 ай бұрын
Keesame isn't easy 😂😂
@ahmedyare6032
@ahmedyare6032 6 ай бұрын
Keydsane is not easy 😂😂
@user-yp2sc6xv5d
@user-yp2sc6xv5d 6 ай бұрын
Wlhi hadi an jogi laha abaska marwalbo wan dorani laha afka cali waxan ku dorani laha funny way m.a nogasodar yahayo firi abowe ahalmar abaska iga garsi wan ku jaclahi dha wa anigo aha Asmo wahan kaso salama Kenya i love you abaska❤❤❤😢😢
@abdirahmansam9729
@abdirahmansam9729 4 ай бұрын
Xalimoy See Cml😂😂
@zaciimkazaciimka5416
@zaciimkazaciimka5416 6 ай бұрын
Coming soon 1m
@user-oh6pe2um4q
@user-oh6pe2um4q 4 ай бұрын
Keeydsane guul aan kula jeclaa lkn i.a waad guuleeysanee
@rahmaruun1547
@rahmaruun1547 6 ай бұрын
Afka cali❤❤
@Jawaahir-hf8dc
@Jawaahir-hf8dc 6 ай бұрын
Keydsane ayan u codeyey🎉
@ugaasyear4501
@ugaasyear4501 6 ай бұрын
Zxp yahyow so badi
@aadanfood7473
@aadanfood7473 5 ай бұрын
Asc asxpy yaxye hander
@abdiahmed7944
@abdiahmed7944 6 ай бұрын
Afka cali caadi maaha masuul salaan sare❤❤❤❤😂😂😂😂
@Juweria22
@Juweria22 6 ай бұрын
Afka Cali io Keydsane Dadka Vidioga igu Haaayo😂😭
@CaashoCayuush-kl5mz
@CaashoCayuush-kl5mz 6 ай бұрын
Afka cali😂❤
@AbdirisaaqNuux-kf6qd
@AbdirisaaqNuux-kf6qd 6 ай бұрын
Afka Ali lee dooranaa😂
@abdiseed3363
@abdiseed3363 6 ай бұрын
Barnamij waxa kuso tarda yahye hunterow kuwa so hara inta ay hadlin kuwa la doortay kuras kuso farisi ayaga iyo gabdhahoda kadib kuwa so hara darenkoda ka wareso ayago hortagan kuwa la dooortay 😂😂😂 ha dareman is ciil cilka 😂😂
@realpower898
@realpower898 6 ай бұрын
Afka cali ❤😂
@shukriinainadadaal3462
@shukriinainadadaal3462 6 ай бұрын
Alaa keedsane waa jeclhy Mar walbo kuso dar😂😂😊😊
@CabdiAlanza
@CabdiAlanza 6 ай бұрын
Afka isnot easy 😂
@user-qk4xd8dw3f
@user-qk4xd8dw3f 6 ай бұрын
Afka ali he is so funny😂
@sacdiyoshiikhcosman9185
@sacdiyoshiikhcosman9185 6 ай бұрын
Yaxye hantar kusalamy legend guleyso 🫡😍
@nesteexoupdulahi-ti5ng
@nesteexoupdulahi-ti5ng 6 ай бұрын
Afka cali ❤❤
@amiiraxmed549
@amiiraxmed549 6 ай бұрын
Keydsane legend❤
@asmaaisak1914
@asmaaisak1914 6 ай бұрын
Deeeq paari ama abaska ❤🎉
@ayaandiamond41
@ayaandiamond41 6 ай бұрын
Kaydsane wataaa😂❤
@muhiimayareey
@muhiimayareey 6 ай бұрын
Yahye noso badan Wllka 😂😂😂😂😊
@XamseXadaari-ic8sr
@XamseXadaari-ic8sr 6 ай бұрын
Afka cali iyo kaysameba waa funny
UMU AHZAAB _ SHOCK PRANK_ NIN BAAN DILAY NAXDINTA ADUUNKA
11:50
Soya films Studio
Рет қаралды 49 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 77 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
SHEEG QOFKAAN YAA WAAYE GUULEYSTAHA 50 DOLLAR ADIGUNA ISKU DAY
20:43
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 795 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 12 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
0:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 9 МЛН
А ЧТО С ЗУБАМИ ТО?😂😂🦷
0:54
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 2,3 МЛН
ПОДВОДНЫЙ ГЕЙМИНГ #shorts
0:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,7 МЛН