68 Rasaasa Aya igu Dhacay,Dil aya la igu Xukumay 3 jerna Waa la I Qabtay.Dagaalkii SNM & Muj Cadawe

  Рет қаралды 30,134

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

68 Rasaasa Aya igu Dhacay,Dil aya la igu Xukumay 3 jerna Waa la I Qabtay.Dagaalkii SNM & Muj Cadawe
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulsho-tv
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 55
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497 Жыл бұрын
Wariye khibarad leh ma tihid qofka su,aaasha aad weydiisy markuu dhameeyo ayaa tu kale la waydiiyaa
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Күн бұрын
kan habayaca een khibrad wariynmo lahayn mujahidka maxad kasoo hor fadhisiisen cid waraysta mad u wayden
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Жыл бұрын
Dulmi ayaanu ku noolayn ee geesi na xoreeyey xafidulaa ❤
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 3 күн бұрын
Yuusuf ganae oo lagu waraystay tv codka bariga afriga loona soo gaabiyo(CBA) oo ka mid ahaa ragii soo galay burco wuxuu sheegay ninki inuu buugban qorayaa,lkn wuxuu yidhi buugasi waa kansal garoobay narhadii taariikhda uu sheegaya qalad tahay.
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 3 күн бұрын
Yuusuf ganaje oo kamida snm oo hada nool wuxuu sheegay ninkan taariikhda uu sheegayo inay boqolkiiba sagaashan qalad tahay,sidoo kale aanay aragba ninkan cid taqaana aanu arag.
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
War haka qalin daarin daa
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Kiridh maxaad maalinkaas ka faaiden ciidan yaroo meesha jogay baad ugu timaaden QORI LUGUD intaan idinkagaso baxnay ayaan idinkugu imaane idinko ciidankii horinta 120 ka askari.aheyd weli idin hor fadhiyaan o xooga dhanka WADAAMAGOO u yara riixdeen ayaan BALIDHIIG iyo ciidankeeni markaas QORI LUGUD fadhiye idin imaane orodkina maalinkaas yac iska.hadal hada beentada iska.wado
@SuldaanMaxamedfod
@SuldaanMaxamedfod 26 күн бұрын
Nin rageed weeyi cadawe xaq udirir ahaa oo runyaaqaana xaquu iftiimiyay loolajihaaday dalimiintii xaqa allah diiday ee culimada laayay dadka gumaysanayay ee xasuuqa arxandarada kulakacay
@ismacil9022
@ismacil9022 Жыл бұрын
Waxay kujahaden xukunki ayadka culimada kulayay e ina dawdarkan kitaabka kamadhan iyo imaan lawayasha katagay
@علبعلبب-ض1ي
@علبعلبب-ض1ي 5 ай бұрын
Kkkkk tan muuse maxay kudhaanta inta uu siyaad bare dilay iyo inta muuse biixi iyo casabadiisu dileen keba badan
@daauudaxmed-dv5ve
@daauudaxmed-dv5ve Жыл бұрын
Hooy iska jira ninkan cadaawe baa ĺa yidhaah waana nin taariikhda snm ku caan baxay inuu been ka sheego ee hala iska jiro...mujaahid yuusuf ganaje iyo mujaahidiintii kaleba beenaalay ku sheegeen ninkan
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 ай бұрын
Waar dadkii ina xoreeyay haloo kaco. Mujaahid abaal ayaanu kuu haynaa
@abdinasirdubad4840
@abdinasirdubad4840 2 ай бұрын
Waa beenaali Vida ka waxa watay dahir Dubad iyo maxamed kiosaar taariikhda been ha ka sheegin
@Dhagmaal
@Dhagmaal Жыл бұрын
Qaybtii kale soo saara
@MustaphaCabdi
@MustaphaCabdi 2 ай бұрын
Aar ninkani sheegada ugu danbeysaa been bay u eeg tahaye inaga macaane ku dhaha
@YudufAl
@YudufAl 3 ай бұрын
2 qori aanu wadanay iyo 5 qori oo kale kkkkkkkkkkk. Been badanaa
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
1978/1991 AYAAN WAQOOYI JOOGAY WLH XASUUS BEY I AHEYD WAAGAS ANIGO DALKA CADOWGA SNM IYO ITOOBIYA KA DIFAACAYO M.A RASAASTAAN HARGEYSA KU RIDAY ALLAH HA IGA AJAR SIIYO
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Weydii uun maaha wareysigu khibrad iyo soo diyaarin buu u baahanyahey
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Cadaawe waa raggii Burco soo galay subaxnimadii 27/05/1988kii inkastoo nin dhalinyaro ahaa....!!!!.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
Allah weeye midka aynu dhamaanteen u wada noqonayno, Allah waa mid xisaabinta ummaddisa ku dheeraya ama si fiican oo sax ah u qabta isaga oo aan cid dulmiyin, wuxuna la ajar siinaya qof kasta wixi u so shaqaystay hadday khair ahayd wuxu ka kulmin khair, haddii u shar soo shaqaystayna waa shar ama dhib. وإليه المرجع والمآب ، وهو سريع الحساب ، وسيجزي كل عامل بعمله ، إن خيرا فخير ، وإن شرا فشر .
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Ku soo celi adeer oo sidegan uga hadal
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Dee is degan uga sheeke
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Жыл бұрын
Ma RAMBO oo HOLLYWOOD JOOGAA, ciidan bay toori kaga qaadeen qoryihii, ha la soo xaqiijiyo ARINKAA.
@XariirShxasanabdala
@XariirShxasanabdala Жыл бұрын
Buugaag badan ayaa laga qori doonaa kel medaha mujahidiin tan hadaba mujahidk beeniya war bixin mujahid kale waa khal khaliye taariikh sidaasi awgeed dhamaan waa wada sax war binta mujidiintu.
@jihocusub
@jihocusub Жыл бұрын
Kani waa beenaale, cid kasta weydiiya, weligii muu dagaalamin, mar ayuu basaasay SNM-TII
@yusufsheikh3463
@yusufsheikh3463 Жыл бұрын
Bala beenaalahaa eeg ma gaani baa joogey 1987 Qabta 26 tanaad waa kani beenweynaa
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Fariid aader noo soo faah faahi oo soo celi KKK mar kale
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Жыл бұрын
Waxaasaa nina bismilaahi alla dilaadhinta ismalahay qofnool ayaa sidaasa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
ABAARSO KA WARRAN MAANTA MUSTAQBAL LA'AANTA QABAA'IL KA LAYSU LAYNAYO MUUSEBA SOW TAN AABBO MUUSE
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Mujaahid caddaawe soo geli qaybtisi labaad
@maxamedibraahimqaalib5204
@maxamedibraahimqaalib5204 Жыл бұрын
Waar heedhe su aalaha seed wax u waydiinaysaa kolba meelba ula kacaysaa isagoon dhamayn su aashi horaba
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Жыл бұрын
Ninkan sheekadiisa ha lagu noqdo
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 Жыл бұрын
Rijaalkii qarniga runtii wllaahi waa mujaahid dhaba
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
JIHAADOOW XAAL QAADO
@mohamadabdi6785
@mohamadabdi6785 Жыл бұрын
Ma fadhi ku dirir baa mise waa waraysi kkkk
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
WAAD WAALAN TAHAY
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 ай бұрын
WAAR KAN KU WARAYSANAYA EE KU HOR YUURURAA XAGUU KU NOOLA? MA MID KAMIDA MAQAFALIINTA BADAN EE SUAALAHA YAABKALEH KU WAYDIIYA. WAXAAD KU GARANAYSAA, WAXA UU KU WADIINAAYO, SIDII WAX IMIKA SOO MIIRAABAY.
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Күн бұрын
wlhi wanigan ka yabay waba sagagakar caadiya
@togdheerburco1032
@togdheerburco1032 Жыл бұрын
Tv kastaaba kii reerkooda ah ha waraysto!!! Mujaahidkoodu ha ugu libaaxsanaado
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Marka se kiina la waraysanayo waad ku raaxaysataa sow ma aha?
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
Beenaale buus lagu yidhi,hooyada in la caayo ma mudnee yaa beenta kugu dhalay ma qoladiina laangaabka ah
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Жыл бұрын
Ayay mu jaahid u ahaayeen oo ay ku jihaadayeen. Kkkkkkk
@Kw58437
@Kw58437 Жыл бұрын
Somalidu iyaga isku jihaada wasida
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Жыл бұрын
Waxay Ku jihaadeen kii qur'aanka beeniyay kibir awgii ee culimadii dilay
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Жыл бұрын
@@HassanBasri725 taasi waa been ee runta raadi sx.
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Жыл бұрын
@@HassanBasri725 umadii snm ku duushay gidigod ma kutubkay dijden kkkk
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
Reerkooga ayay difaacayeen laakiin Somaliland oodhan maydifaacayn waayo dila ilaa boorama dadbay kulaayeen markaa waxay ahaayeen jabhadqabiil mujaahidnimo majirtee mujaahidnimadu waa fiisabiiliLLaah
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 Жыл бұрын
Ala been waynaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Raga iyo dumarku waa simanyihiin taas siyaad Afweyne waan ku raacsanaa, waayo lab iyo dhidig ilaahay inay tarmaan uun buu u aburee wax ay is dheeryihiin ma jirto, hadii wax is dheeryihiin dumarka sareeya waayo iyaga caloosha ku qaada ubadka 9 months, oo umul u dhinta,
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
Maxaad kuraacsanayd Raga iyo dumarku masina Raga ayaa 100 dumarku waa 50 Ragaana kamasuula dumarka Xaga dhalmada waa Haybad gaar u,ah dumarka oo ILLaahay siiyay markaa Midkastaa halkiisa ayuu kusharfanyahay rag iyo dumarkuba Siyaadbare ALLaha unaxariistee qaybtaa wuu dhexgalay wuuna ku,khaldanaa hormar badana wuusameeyay
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 Жыл бұрын
Aaamus nacalaa diin laanta kaka yaale gaal gaal dhalaybaad tahe
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
@@mohamedabdillahi8677 nacdashu mafiicna maxaadse nacdalaysaa
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Rag iyo dumar waa siman yihiin, raggow ku biyo cabba taas! Boqol iyo kontonba waa sheeko aan sal iyo raadtoona lahaynoo dumarkana lagu duudsiyayo.
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
@@larsmartinjohanssonjohanss115 walaal Taasi dood malaha waayo ILLaahay ayaa inoosheegay inay boqol iyo Konton yihiin Magta maxaa lagubixiyaa dumarku Ragan kasareeya maanay iyagu dhalin xageed xaqiraad ugadhigaysaa midalabaad dumarka xuquuq kamaqan majirto xaga ILLaahay ha,Eegin xaga dhaqanka Soomaalida
ОТОМСТИЛ МАМЕ ЗА ЧИПСЫ🤯#shorts
00:44
INNA SERG
Рет қаралды 4,8 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
ОТОМСТИЛ МАМЕ ЗА ЧИПСЫ🤯#shorts
00:44
INNA SERG
Рет қаралды 4,8 МЛН