No video

7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada | Ka Digtoonow

  Рет қаралды 56,799

Wax Ka Barro

Wax Ka Barro

Күн бұрын

Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

Пікірлер: 165
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan soo gudbiyaa kheyrka ma jiraa qof igu dhiirri galinaaya😥
@kismaayoguulwade2078
@kismaayoguulwade2078 Жыл бұрын
Hhh yaab ilaa hadda 1 muuqaal xitaa ma soo galin see caml hee imboow
@suldanmaxmud850
@suldanmaxmud850 2 жыл бұрын
Ugu danbayn muuqaaladii hore ee aan wax ka faaiday ayaad noo soo gelisay walaal keep going pro alle jannada ha ku geeyo aamiin 🤲❤️💯😀🤩😎 i love you and i love your vedios woooow lama filaaaan weyn🤩😎😀💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nuuraarahman7005
@nuuraarahman7005 Ай бұрын
Maanshallah
@cuntokariyecadced864
@cuntokariyecadced864 2 жыл бұрын
Wll ilahay haka farxiyo iga farxi janalkayga supiscaripe isaar alaha kubarakeeyo aqiro iyo aduunba 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@faadumoabdilahi701
@faadumoabdilahi701 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad / dhiiri galintaadu si toosa ayey noola fal gashaa waxbadana way naga bedeshaa👏
@nuhmohd203mohd7
@nuhmohd203mohd7 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي الكريم
@hodancabdilaahi8289
@hodancabdilaahi8289 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا و احسن الجزء
@craxmaanibraahimcraxmaanib9471
@craxmaanibraahimcraxmaanib9471 2 жыл бұрын
Asc .magacaygu waa craxman waxaan ahay willyar oo 16jirah.waxaana ihaya xanuunada nafsiga ah,3daqiiqo kasta waan naxayaa.pleas Wll naxduntas iga so shakisar.inti and igu dhanto.pleas and please
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 3 ай бұрын
Il xaasid waaye qof kudhow ah
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 3 ай бұрын
Ama aflaanta xun xun waye wll
@wallkaraama5491
@wallkaraama5491 2 жыл бұрын
long time come back zxb filamda naga dhaaf forex course noo bilaw
@aroormedia
@aroormedia Жыл бұрын
Hambalyo walaal, sifiican ayaan kuugu xidhanahay, si wanaagsan ayaad u soo diyaarisay. Waxan ku xasuusin lahaa un in marka aad xanaaqdo, waxyaaabaha ugu wanaagsan eed naftaada ku dajiso waxaa ugu muhiimsan, in aad ways qaadato laba ragcadoodna aad tukato, masaajidkana aad aad xagii aad meel kale ku dhaqaaqi lahayd. Walaal, mahadsanid, shaqada wanaagsan ee wax-tarkaleh sidaad umada ugu faa'iidayso markasta Uganda fikirto wixii manfaac leh umadeena Af-ka Soomaaliga ku hadasha. Walaal, mararka aad samaynayso eed diyaarinta ku jirto, Xagga Diintana, noogu soo dhexdar waayo wax-kasta ood samaynayso waad ku soo dhex dari kartaa. Shukran.
@Tilaabsade1
@Tilaabsade1 2 жыл бұрын
My brother abdirizaq noosoceli barnaa mijyadeeni hore Naga dhaaf Fillmada keep going 💪 👏
@mohamedmk8530
@mohamedmk8530 2 жыл бұрын
Ustaad waxan kaga mahad celinaynaa sida aad mar walbo vedio dhiirigilin ah no soo sameyso tnx ustaad
@NUURIYE.
@NUURIYE. 2 жыл бұрын
Muuqaladan kugu baranay ee aan ubahnayn wakuwaan ustaad✌🔥
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 2 жыл бұрын
Thanks waxaan ka helaa cilmi nafsiga
@mrjohn9152
@mrjohn9152 2 жыл бұрын
first ahay aad ayan ugu xiranahy channelkan wax badana waan kaa faa,idey wll ilahay haku sharfo sidoo kale wxn kaa codsanaa inaa noso badiso dhiirigalinta nocan camal ah 🙏🙏🙏
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 жыл бұрын
Yess waD no soo celisY muqaladeeni🥰
@xafsamaxamud4884
@xafsamaxamud4884 2 жыл бұрын
mahadsanid wll nooso badi vidiowdan oo kale hore usoco wll جزاك اللهُ‎
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 2 жыл бұрын
Waan kuu xiisnay maalin kastna waa eegaa inaa wax cusub soo dhigtay
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad noo soo badi muqaaladan noocan ah
@cabdiburco1066
@cabdiburco1066 2 жыл бұрын
Legend c,risaaq faarax muhiimada nala fahan oo filimaanta naga dhaaf ama isku dar wax ku wad masuul
@mo66665
@mo66665 2 жыл бұрын
bro maxaad wax ku edit gareysaa please iiga soo jawaab
@abdirizakabdi3654
@abdirizakabdi3654 2 жыл бұрын
Zhp Mahadsanid wax fiican ayaad ino shegtay oo nolosheena ku saabsan 🤞🫥🫡✊
@hamse9094
@hamse9094 2 жыл бұрын
xaajiga subscribeta kula booba waa idinka sidee ka giijiya xaajiga dadoow keep going pro🙌🙌🙌
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 7 ай бұрын
😂😂😂
@baskarproduction213
@baskarproduction213 2 жыл бұрын
War Nio Filimanta Naga Dhaaf Dhiiriglinta Noo Soo Badi ✌️
@yuusuftaajir2885
@yuusuftaajir2885 2 жыл бұрын
Hush abti filimadaa kaleh
@abacaliibraahim9700
@abacaliibraahim9700 2 жыл бұрын
Thnks ustd 🫀 Alle haku xifdiyo ✅ Thnks a lot
@alishow609
@alishow609 2 жыл бұрын
Masha allah walal c.rizaaq waxad tahay walal qiimo badan alle ha ku daayo
@Cabdiqanisaalax1
@Cabdiqanisaalax1 2 жыл бұрын
Muuqaal dii ugo feecnaa keep going
@drabdinaasirdalnuurshe7662
@drabdinaasirdalnuurshe7662 2 жыл бұрын
Maash aalah
@zerpwron8696
@zerpwron8696 2 жыл бұрын
I really appreciate it 🙏
@mohammedaden1840
@mohammedaden1840 2 жыл бұрын
Calaamaddan 👉 (🙏) mataqaanaa wll qofka istecmaala ama dadka istecmaala hadda adiga waad istecmaalaysaa Adigoon aqoon u lahayn iyyada Adigoo ah muslim
@cabdisamadnuur1571
@cabdisamadnuur1571 2 жыл бұрын
Soolaabasho wacan masuul Sxb ka dhalinyaro ahaan waxaa na anfacaya dhiiragalinta tusaaleysan ee aad soo gudbiso Mahadsanid cabdirazaaq
@footballfans1953
@footballfans1953 2 жыл бұрын
Mnsha allh ustaad mahadsanid 🥰🥰
@fuadfarahh
@fuadfarahh 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane macalin 🙏❤
@maryanmaxamed5095
@maryanmaxamed5095 2 жыл бұрын
Maanta ayaan kugu soo piiry mhadsnid❣
@abdiqanibashe2188
@abdiqanibashe2188 2 жыл бұрын
Gulayso wll 🥰🙏❤️
@abdirahmankaarto315
@abdirahmankaarto315 2 жыл бұрын
Maanso dhimasho yar Qof dhabarku jabanyoo Dhaqdhaqaaba diidoo Dhuuntana cabitaanyo Dhay caaneed maraynoo Hadalna ku dhagan yahay Sow dhimasha yar maaha Mid aan cuud dhaqanoo Dhashiina ka xumaato Da,duna ay u dheertay Biyo aan dhaasankarin Sow dhimasha yar maaha Mid axdiga dhawroo Dhaawacba ka ilaashoo Dhulkana uxaadhoo gabi Hadii Cidi dhugan waydo Sow dhimasha yar maaha Dawlad dhabar waynoo Dhaqaalaheedu wacanyahay Dalaguna uu dhareg yahay Hadii mid dhuuni qaataa Dhaanka loogu dhiibo Sow dhimasha yar maaha
@muhamawliid6391
@muhamawliid6391 Жыл бұрын
Wow
@gijgjj5110
@gijgjj5110 2 жыл бұрын
Mash Allah Alle haku xafido
@badbadadanolasha
@badbadadanolasha 2 жыл бұрын
Walahi macalin taladeydii wd qatey oo casharadii xisahaa lahaa ayaad so deysay
@shucaybjigar4984
@shucaybjigar4984 2 жыл бұрын
Legend is olways Legend 😇
@alimohamud1953
@alimohamud1953 2 жыл бұрын
Maasha allaah ustad
@zeiroboy6211
@zeiroboy6211 2 жыл бұрын
Legend 👏
@anababdullahi567
@anababdullahi567 2 жыл бұрын
Hi
@farxaanaxmed3615
@farxaanaxmed3615 2 жыл бұрын
wan uxiisnay dhiiri gilintada bro ❤👍
@badacs1272
@badacs1272 2 жыл бұрын
Thanks ustaad🙏🏾
@magnad1432
@magnad1432 2 жыл бұрын
C risaaq faarax sxp soo badi barnamijkaan Aad iyo Aad ayaan ugu bahanahey
@khadaryuusuf7478
@khadaryuusuf7478 2 жыл бұрын
Waanad ku mahd san tahy talooyinkan aad na siisay 👍👍
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 2 жыл бұрын
Macalin waa soo dhigtay video gaan aniga marhore ayaan daawaday
@abdiwali4669
@abdiwali4669 2 жыл бұрын
Wax kabaro is back🤗again💪
@shakrabulshotacab3790
@shakrabulshotacab3790 2 жыл бұрын
Thanks sxb noso badi
@suhaybabdirahman2399
@suhaybabdirahman2399 2 жыл бұрын
Shukran sxp
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Жыл бұрын
Thanks man
@khadaryuusuf7478
@khadaryuusuf7478 2 жыл бұрын
Wax ka baro noo bilow filin taxane ah oo mgaciisa la yidhaahdo money Heist waa filin wada maskax la ciyaarayo 🙏
@saamicade3478
@saamicade3478 2 жыл бұрын
Money heist waa film cajiib ah
@Zack-si8ec
@Zack-si8ec 2 жыл бұрын
Respect man 🙏
@SacadMaxamed-ct7vi
@SacadMaxamed-ct7vi 5 ай бұрын
Wxa tahy qofka kali ah een aamino wax run ahna ka helo❤
@burger9409
@burger9409 2 жыл бұрын
Yass ugu dnbyn waad so celisy muqladydi an jecla
@drabdinaasirdalnuurshe7662
@drabdinaasirdalnuurshe7662 2 жыл бұрын
Horay usoco wll
@magnad1432
@magnad1432 2 жыл бұрын
Ma Sha Allaah
@Challengekilers
@Challengekilers 2 жыл бұрын
Welcome dhiirigalintaada waan uxiisnay
@nastehomahdi5199
@nastehomahdi5199 2 жыл бұрын
Thnks
@maxamedcabdullahi8737
@maxamedcabdullahi8737 2 жыл бұрын
Thnks ustaad 🌹🌹
@sundusabdala547
@sundusabdala547 2 жыл бұрын
Thanks😍😍😍
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Tanks pro
@xamseabshir6634
@xamseabshir6634 2 жыл бұрын
zxp filmadii malayacniga ahaa intana dhanta oo wax laga fa iidaya sidaas un nogu wad naga daa filmado
@munaabdiqadir4749
@munaabdiqadir4749 4 ай бұрын
Ninka kaliyoo aan ku deydo keep going pro😮😊
@mohamedjallaato1800
@mohamedjallaato1800 2 жыл бұрын
Thanks teacher 🙏
@captainmastana1691
@captainmastana1691 2 жыл бұрын
Respect teacher great 👌 fire 🔥
@visit.lqmaan
@visit.lqmaan 2 жыл бұрын
Horey usoco pro
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 2 жыл бұрын
Mnshlh wnu u xiisnay casharadii noocan oo kle ahaa
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Legend cabdirasaaq faarax
@nawalnawal9308
@nawalnawal9308 2 жыл бұрын
Buuga hargaysaa ma ka heli karaa😔😔😔💯💯💯💯
@abdalaomar791
@abdalaomar791 2 жыл бұрын
Masha allah wll wan ku dhagaysta mar waliba wan kula socda inta badan
@keenanyare1558
@keenanyare1558 2 жыл бұрын
Keep going pro
@vardymuaad1722
@vardymuaad1722 Жыл бұрын
❤❤❤thanks
@Xulcourses
@Xulcourses 2 жыл бұрын
Alla waa muqaladaan ka sugeenay macalim mahasanid
@tayoziir9013
@tayoziir9013 2 жыл бұрын
Buugaas xagaan ka helaya wll mcn hargeisa joogaye
@faysalcilmi
@faysalcilmi 2 жыл бұрын
شكرا لك وحيالك يا اخي الكريم عزيزي
@mascuudabdi2894
@mascuudabdi2894 2 жыл бұрын
Waan u xiisnaY video yadaan noosoo badi wll
@updihamiidcilaahi5893
@updihamiidcilaahi5893 2 жыл бұрын
Manzha Allah ❤️ ilahay ha noo rumeeyo riyooyinkaga 👋
@cmajiidck8890
@cmajiidck8890 2 жыл бұрын
Aamiin inshallh
@sharmacade5657
@sharmacade5657 2 жыл бұрын
Allah haku xafido
@Hua-e3g
@Hua-e3g 2 жыл бұрын
Wll vidio noocan nosoo badi allah ku barakeeye
@abdullahihusseinbulle1129
@abdullahihusseinbulle1129 2 жыл бұрын
Waxbadan owanagsan ankabartay mahadsanid wll
@ahmedshutter2359
@ahmedshutter2359 2 жыл бұрын
Masha Allah
@caynaan7130
@caynaan7130 2 жыл бұрын
legend kasoo waran siigada iyo pron graphic
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 2 жыл бұрын
Akhas waar naga amus
@mohiidiinadan4834
@mohiidiinadan4834 2 жыл бұрын
Walal muuqaaladan oo kle kugu baranay flim waa khiyaali lkn xaqiiqdu waa tan marka muuqaaladan oo kle noo soo badi mahadsanid
@filzanabdirahman9552
@filzanabdirahman9552 2 жыл бұрын
Thnks🥰
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 жыл бұрын
Nooso badi ustadi barnaamijyadan
@umuiglan7093
@umuiglan7093 Жыл бұрын
Noso badi walal
@abdirazakmohaa8350
@abdirazakmohaa8350 Жыл бұрын
ustd book xage ka heli kara mahad sanid
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Жыл бұрын
Asc wll buugaan xage kahelaa
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Aniga aya cadadan. Leh mana garanayo sababtaw😭🤲💔
@mahamedkaka1856
@mahamedkaka1856 2 жыл бұрын
One of the kind
@barwaqosaleban9286
@barwaqosaleban9286 2 жыл бұрын
Wax kasta waan ka caajisaa siiba waxbarashada waxan dhigataa maxad iyo school hadaan waan rabaa inan dhigto Malin ma jaro ama kama maqnaado schoolka waxan ahay form one bal maxaa sameeyaa
@dreampro8947
@dreampro8947 2 жыл бұрын
Halkaa kaga hay wll anba waan so wada dhigan jiray waliba form three iyo form four ki Aya ugu cusla lkn hadhow Ayaad helaysa faaida diisa .
@Rcorveys
@Rcorveys 2 жыл бұрын
Zhp buuga xagee ka gadan karaa
@tayoziir9013
@tayoziir9013 2 жыл бұрын
Wll mcn waD mahadzanTY
@ahmedaderw3322
@ahmedaderw3322 Жыл бұрын
Adbaaa umhdsnthy wll✌️
@maxamedxasan5909
@maxamedxasan5909 2 жыл бұрын
Walaahi saaxiib waxweyn baanka faa iiday libaax libaax dhalay 🇸🇴
@garadgurey7153
@garadgurey7153 2 жыл бұрын
Ustadi 👏
@Yahyeyusuf
@Yahyeyusuf 2 жыл бұрын
Wakaa sxp soobadi sxb abdirisak filimadana dhex wad Maalina filimda soda Maalina cillmi nafsiga
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 2 жыл бұрын
Waaa runtaa wlhi
@nashaadnuura5421
@nashaadnuura5421 2 жыл бұрын
wllo intee kala so xariira nolashii ban kadhacay💔😭😭
@abdirashidalijilley6452
@abdirashidalijilley6452 2 жыл бұрын
Ustaadunaa wan kuu xiisney
Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.
28:35
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 69 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 20 М.
1 Dumarku ninkay ugu jecel yihiin sirtiisa raga kale ka doortaan sirtiisa
13:44
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05