7 Hab Oo La Cadeeyay Ood Qofkasta Jaceyl Ugu Abuuri Karto

  Рет қаралды 707,370

Wax Ka Barro

Wax Ka Barro

Күн бұрын

Пікірлер: 714
@azadzaed424
@azadzaed424 3 жыл бұрын
2022 Hadii aad Aragtid Qoraalkayga like 👍 saar. Waxaan so Qoray 2021. Waxaan rajaynaya sanadka 2022 in alle kuu Qurxiyo waayahaga
@raxmocali6365
@raxmocali6365 2 жыл бұрын
Aniga ayaa dawanaya 9/8/2022 Saacada 19:34 habeen arbaco sogalayso 🥰
@ismailahmed2519
@ismailahmed2519 2 жыл бұрын
wll waan daawanay
@muhiimqaali5028
@muhiimqaali5028 2 жыл бұрын
Aniga Aya dawanya 7\9\2022
@saabiriinxuseen2190
@saabiriinxuseen2190 2 жыл бұрын
Waan daawaday wll 1/10/2022
@nasruunipea7355
@nasruunipea7355 2 жыл бұрын
2022 oct 17
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 6 жыл бұрын
Runtii Ci Risaaq waxaa tahey wiilka ugu aqoonta badan somalia youtubers ,waa sidaan aminsanahey
@ifraacabdixuseen570
@ifraacabdixuseen570 5 жыл бұрын
Haa
@dayaxjordan4383
@dayaxjordan4383 5 жыл бұрын
Haaa aqoon iyo waayo aragnimo ayu isku darsaday
@xudayfisaleebaan9345
@xudayfisaleebaan9345 4 жыл бұрын
Sida uu wiilkani sheegay runtii waxaad tahay qof caqli badan sida aniguna aan aamin sanahay yuu tuubka qofkii ugu horeeyay ayaatahay aan ereyo usoo qoro
@sunduscbdalasundus2786
@sunduscbdalasundus2786 4 жыл бұрын
Sorry wahele insha allah
@zakiabdi6507
@zakiabdi6507 4 жыл бұрын
haa is ok
@razaanruun5247
@razaanruun5247 6 жыл бұрын
Wiil aan saxiibo eheen waliba Best friend ana aan u heestay walalkey saxipkey mudk 2sano is naqaany But Xaley ayuu igu dhahay waan Ku jecllhy inaan Ku guursada rabaa😭But Aniga Dareen jaceyl ayaa I galay 😥Aniga Daren waan u hayay lkn mar walbo waxan is dhihi jiray amuu Dareenkaga been kuu shegayaa😓😓Lkn been ima sheegin waan jecllhy 2Dena waan is jeclen lkn qofna qofka kale lama wadaagin lkn Asigaa ii imaaday inaa sheegaty waliba guur ayuu iga codsaday🔐💯💟💟
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 6 жыл бұрын
Masha Allah Allaha isku kiin barakeeyo
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 4 жыл бұрын
Maisguursateen hada
@khalidibrahimkulube5048
@khalidibrahimkulube5048 3 жыл бұрын
M.a allaha ki dayo
@mariamohamedbarre1253
@mariamohamedbarre1253 3 жыл бұрын
Hambalyo
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 3 жыл бұрын
Na ma is guursateen ninki hada
@iibgeeye2487
@iibgeeye2487 Ай бұрын
Talaabooyinka aad qof isku jeclaysiin kartid. 1.isku day in aad buuxisid qofka baahiyihiisa. 2.waafaq shuruudaha 3.tus qofka in aanad la mid aheen jacaylkeedii hore. 4.kor u qaad qiimahaaga. 5.badana ha lagu arko 6.dhoola cadeenta jooji 7.in aad leedahay oo àad gaar u leedahay
@mohamedxashi6354
@mohamedxashi6354 6 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyay oo daawado inta ika danbyso like iguso qabta
@mohamedxashi6354
@mohamedxashi6354 6 жыл бұрын
Tnx wax kabaro
@abdiahmed6114
@abdiahmed6114 6 жыл бұрын
Talooyinkaagu ha noqdaan kuwa faqiir iyo taajirba wax u qaban kara lkn yaanay noqon kuwa markasta taajiriinta uun khuseeya waayo markasta waxaa talooyinkaaga waxaa ku badan kuwa aanuu qofka faqiirka ah buuxin karin
@ridwaanznti8180
@ridwaanznti8180 5 жыл бұрын
Mohamed Xashi nin weyn
@ridwaanznti8180
@ridwaanznti8180 5 жыл бұрын
Mohamed Xashi ibraahim guul wacan
@ridwaanznti8180
@ridwaanznti8180 5 жыл бұрын
Mohamed Xashi wiilkeyga
@suldaanlibaaxlibaax3818
@suldaanlibaaxlibaax3818 5 жыл бұрын
like Saar hadii ad nabiga jeceshay cafimaad qabtina ((Suldaan c/casiis
@Seey667
@Seey667 5 жыл бұрын
Aad ayaan u jeclahay barnamijyadan mar walbon dawadone waxbaan ka kororsada thank u broh😻😻
@naaniyare5992
@naaniyare5992 6 жыл бұрын
Aqoon yahan aan wax badan ka faaiday Cabdirisaaq farah One love bro
@haashimhamdi5624
@haashimhamdi5624 4 жыл бұрын
Pøi ga keliya ee aaan wax ka faaa idaysto lph lph dly ayaad thy pro gcmo furn pro
@maxamedfarxaan8339
@maxamedfarxaan8339 4 жыл бұрын
Aqoon yahan aan wax badan ka koror saday
@Admiregemar
@Admiregemar 4 жыл бұрын
2020 /12/15 qofkii dawanaya like 😁😁
@nimcohasan7775
@nimcohasan7775 4 жыл бұрын
5/1/2021 hadaad daawanyso
@UNIX999-n1m
@UNIX999-n1m Жыл бұрын
2023 /6/12/😢😂
@fatmaabuukar1675
@fatmaabuukar1675 6 жыл бұрын
Masha allah wa talo ad uficn thnx bro
@amalinacaday2331
@amalinacaday2331 6 жыл бұрын
Mnsha allha walalky wanku sugaynay runti alle hakuka garab gaali sida nogu so gudbisk wax kasta o wangsaan
@Yahyeguray.2024
@Yahyeguray.2024 6 жыл бұрын
aniga igu abuur😂😂😂❤👈
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 6 жыл бұрын
Mansha alah allah haku xifdiyo zxb hore u soco adiyo chanel kaaga
@walalmukhalas4583
@walalmukhalas4583 6 жыл бұрын
Masha allah chanalkan wax bdn baan la fa idestay
@sayidka.6122
@sayidka.6122 6 жыл бұрын
Allah aya mahad leh isiyay caqliga, sxbtey qodobadaan 5 kamid eh waan u isticmaalay😂 hadda wey ijeceshahay alx. Allah ha ii daayo iigu so duceeya wa raaliyo e.
@muniirjack7589
@muniirjack7589 6 жыл бұрын
Walaal HOre Usoco❤
@mantatechnology5162
@mantatechnology5162 6 жыл бұрын
Allah ha kuu siyaadiyo cilmigaaga iyo cimrigaaga
@dilliatamaher8345
@dilliatamaher8345 5 жыл бұрын
My teacher very good
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 6 жыл бұрын
Wad ku mhdsanthy sida wacan aad u dhiiro gelisay dadka inaysan si qaldan u isticmaalin.mnsha allh nasiib wcn dadka jcl xrr wngsan
@ibnudhacar
@ibnudhacar 6 жыл бұрын
شكراً على دروسك المتتالية
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
khayrka ayaan soogudbiyaa wll qli markaa sooboqo youtube kayka wll qli alle hakuxifdiyee wll qli waa ikacodsi
@marwaanhg7637
@marwaanhg7637 6 жыл бұрын
Cabdirisaq Zxp Go forward Wlh😍😍✔✔✔ Hadn gabdhaha shawna
@AhmedMohamed-zi5qk
@AhmedMohamed-zi5qk 6 жыл бұрын
Qofki uhoreyey view like-ta ha ila dhaafina c/risaaq faax nolow maclin
@princessqurux6463
@princessqurux6463 6 жыл бұрын
C.risaq ma ogtahy vedio igu muhmsana e an ka faidey inu aha qofka an ku jeclen sida lagu ilawo waxan racay hababka ishgtay wana ku guleystay keep going wll qali
@quruxdumar4278
@quruxdumar4278 6 жыл бұрын
Sax wlhi sxbke mar walbo waxo idhaha dhola cadentada was jeclahay!💋💓lkn aneh sido kale aad baa ujeclahay. Marko dhola cadenayo
@abdirahmanali7774
@abdirahmanali7774 6 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Cabdirisaaq Faarax👍👍👍
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 6 жыл бұрын
Thnkz wllo wlhi anaa wax badan xogtan radinaya👌
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 6 жыл бұрын
Anna sidoo kalle, Marka mala dhihi karaa iskaga mid beynu nahy xog radintn Sida uu Abdirsak sheegayo. 😂😂
@bintuosman6451
@bintuosman6451 6 жыл бұрын
Ku tageera wll💟
@xaliike.abtiyuu9324
@xaliike.abtiyuu9324 5 жыл бұрын
Anigoo awel cilmi nafsiga bartay lkn aadbaa ugu mahadsantahay wll wax badan ayaan kaa faaiiday
@fictarsharuu9424
@fictarsharuu9424 6 жыл бұрын
Anigu naag danbe oo Somali ah hadaan jeclaado waaba waalnahay ee ixirxira 💔😂
@aaliyaprincessaaliya8271
@aaliyaprincessaaliya8271 6 жыл бұрын
Sas ha oran naag somali waa walasha ogale midakle hadi gabr xun kosomartay mid ficn wad heli rajada ha ujojin
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 6 жыл бұрын
Fictar Goobe sidaa ha odhan wllo habluhu isku mid maaha wiilashaba qaar aad u xun way jiraan wllhi wllky
@DKMHero
@DKMHero 6 жыл бұрын
Fictar Goobe Boowe Wlhi Habllaheena Waa Duriyad Aniga Waxaan Oranjirey Mar Naag Ajaanib ah hel Ama Dal Shisheeeye u dhalatey lkn Maanta Wlhi Afkeyga ma laga maqlayo mana ku Fakarayo Xaqiiqdii Alllah Hanoo Daayo Habllaheena Waxaan Heysanaa Haballaha Dunida ugu Qurux Badan Uguna Aqliga iyo Fakarka Wngsn
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 6 жыл бұрын
😂hunno Hablaha isku mid mhn cadi iska dhig
@DugsigaIQraonline
@DugsigaIQraonline 6 жыл бұрын
War wa runtaa wlhi 😡😁😂🤣
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 жыл бұрын
Wan kuxisay abdi risaq cashirada ad nasinjirtay insha Allah inad nabad qabto ayan rajeynaya insha Allah meshad jogto Allah haku xafdiyo wall qali 🇸🇴🇸🇴💪💪👑👑❤❤💙😁😍😍🤗🤗🙏🙏🙏🙄🙄🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😢😢🙄
@moomooo9784
@moomooo9784 6 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyey dawaday
@kowsar39
@kowsar39 6 жыл бұрын
Sax♥️💯Hor mar wacan📺
@gacalfilmtv5738
@gacalfilmtv5738 6 жыл бұрын
AbAy jaceyl in aan kugu abuuro A rabaa
@عبدالناصرمحمديوسف-ص6ه
@عبدالناصرمحمديوسف-ص6ه 6 жыл бұрын
Kkkk
@sharmarkedahir6349
@sharmarkedahir6349 6 жыл бұрын
Sax hormar wacan
@cabdigaab6442
@cabdigaab6442 5 жыл бұрын
kowsar balck
@kowsar39
@kowsar39 5 жыл бұрын
@@cabdigaab6442 Asc wll
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 3 жыл бұрын
Waa shaqo badan, waqtigaa lacag maan ku sameeyo ama illahay ku caabudo! Alla, maxaa shaqo la'aan haysa!
@zuuzaanabdalla5225
@zuuzaanabdalla5225 6 жыл бұрын
M.a hafidullh m apdirisaaq talo wngsn ayad nugu kurisey wa intaan kugu jeclany taa
@boqoradakoonfurta8330
@boqoradakoonfurta8330 6 жыл бұрын
Nice wan ku heysta Thanks💋💋💋👌
@Mafiamonn181
@Mafiamonn181 3 жыл бұрын
0:06 wlhi wan qoslay marnaba kama masul ihi kuma laho😅😅
@caana-geelosmaan6826
@caana-geelosmaan6826 5 жыл бұрын
Good points❤👌
@kadraatteyeh4712
@kadraatteyeh4712 6 жыл бұрын
Nin soomali jacayl u ma qalmo
@zakariemohamud8317
@zakariemohamud8317 5 жыл бұрын
Wlh gabadh wax og matihid wiila somali hadusan jaceylkaga u qalmin yaa u qalma wlley mise waxa kamod tahay kuwa nolosha ka dhacay ee in la ogaado diidan ama guurdiidka ah nin walba iska raaca wuxu doono ha noqdee
@zakariemohamud8317
@zakariemohamud8317 5 жыл бұрын
Carab iyo african iyo american iyo cawaanta kuwasa u qalma jaceylkaga sax
@zakariemohamud8317
@zakariemohamud8317 5 жыл бұрын
Adiga ma u qalmo wayahaye wlley 50 ah
@adanmohamed4793
@adanmohamed4793 5 жыл бұрын
Sababta raaci abaayo
@khadijomaxmedyusuf4379
@khadijomaxmedyusuf4379 4 жыл бұрын
Waayo?
@fatimaadammusa8173
@fatimaadammusa8173 5 жыл бұрын
Ii duceeya ani jacaylkayga in allah ISO jediyo ayamahan wuu iga sii jeedaye wuxu igu yidhi xatal xirirka aan iska dhafno ana baryey oo ka codsaday inanu iga tegin tan kale waxad ii sheegtan see baan usoo xeshan kara qof I nacay ana aan jeclahay
@ashaabdalla7616
@ashaabdalla7616 3 жыл бұрын
Allha kaaga dhigo sidaa jeceshahay
@fadumohusseinmaxamed8409
@fadumohusseinmaxamed8409 2 жыл бұрын
Ina tuugto walaga fcnaaa😂😂😂😂
@mohamedAli-hs8ql
@mohamedAli-hs8ql 4 жыл бұрын
masha allh bro allha ku xifdiyo
@wayel6515
@wayel6515 6 жыл бұрын
Aad iyo aad chanal kan waa kan nolashayda ku u qadaay insh allah wax ka badane waan ka filaa
@cabdigaab6442
@cabdigaab6442 5 жыл бұрын
samatar yare
@jawahirsaid1345
@jawahirsaid1345 5 жыл бұрын
Xerayadu waa wada uloo ul laqaado male, mahadsanid mudane
@michealkelvin3590
@michealkelvin3590 5 жыл бұрын
jawahir said Waxaan u jeedaa inaan gacan siiyo qof kasta oo caawimaad u baahan sababtuna tahay nooca caawimaadda ee aan ka helay qof aanan hore ugu jeedin, hadda waxaan ahay nin faraxsan. Ma aqaan sida xun ee aad ugu baahan tahay caawimaad laakiin waxaan dareemay inaan la xiriiray warqaddaan keen dhoola cadeyn wajigaaga ..... whatsapp number + 918904100898
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
Alle Haku barakeeyo Alle Haku xafido Alle Haku sharfo Alle hakugu casuumo janada ❤❤❤❤
@queenzuweys2162
@queenzuweys2162 5 жыл бұрын
Masha allah ad ayn ugu hely muqalkan jazakallah /inkastoo an isticmaalo wx yabaha qaar alx
@m.umuniir7325
@m.umuniir7325 4 жыл бұрын
Libaxa labo mahan wana adiga sxb keep gion wlhi man arag you tuber kula mid ah mana arag abidkey sxb waxan kuu rajeynaa guul wacan 👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 5 жыл бұрын
نصف وجع القلب رجل سببها xaliimo لأسف شديد!! Mararka qaar baad isodhanaysaa jaceylka laguu sheegayo waaba nooc kamida xanuunada ku dhaca qofka... Anigu jaceyl kaygii iigu horeeyay waji gabax ayaan kala julmay iyo bahdilaad Waayo jaceylkeedu wuxuu ahaa danaysi iyo ujeedoiyin gaara.. Inkasto naruuroy aad kuugu nugulahay Hadii aad nitaaq iyo nudub igu abuurtoo aad iskay nacsiisana.... Waxaan kaala noqon karo weeyaan naftayduye...... Qof aan ogahay
@farduusismael4987
@farduusismael4987 5 жыл бұрын
M.a zhp
@heegomuuqdheer944
@heegomuuqdheer944 3 жыл бұрын
Maku fahantay gabadhi 2sano kadib
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
soo badi huno
@muscabsabriye1082
@muscabsabriye1082 6 жыл бұрын
Inoo soo badi sxp sare🙏🏻😅😅😅
@cuukeiidi9079
@cuukeiidi9079 5 жыл бұрын
Thanks c/Irisaq farax wax yabo badan ayaa noo faaidaysa Jasakalah khayran jasaa
@soyaabdi4862
@soyaabdi4862 5 жыл бұрын
crisaaq keep going wllky waxbadan ayaa ka faaidey chenelkga wlhi mshlh 😍😘
@ibrahimcarabsed8673
@ibrahimcarabsed8673 6 жыл бұрын
Ustad C/ risaq Farah waad Gulesaty aqoniyahan!!
@farduusxasan6799
@farduusxasan6799 3 жыл бұрын
Thanks bro wan ku dhaqmi doona sida saxda ah
@ayaancabdi1156
@ayaancabdi1156 5 жыл бұрын
Mcha alaha wlkya waa markii iguu horesen dawaday yout chenelka mcha alah waxad tahay qof aqali leh horo usoco
@qummanqalanjo4570
@qummanqalanjo4570 6 жыл бұрын
Mahadsanid wllo Runtii waa talooyin aad u wacan oo qalbiyo dhaawacway boog dhay unoqonaayaan
@jaabirahmed6360
@jaabirahmed6360 6 жыл бұрын
Keep gowin my teacher 🙏🙏🙏 very well
@ashrafhakiimi436
@ashrafhakiimi436 5 жыл бұрын
Maashaaa Allaah ku taageersanhay bro runtiii dhiira galiyaheega
@ridwaanmohamed2960
@ridwaanmohamed2960 6 жыл бұрын
Zxp wxd ii sheegtaa sida lagu ogaado wxd ku fcntay
@jacfarmaxamed5099
@jacfarmaxamed5099 4 жыл бұрын
Hhhh
@Mihrimaa143
@Mihrimaa143 4 жыл бұрын
Tallent leedahy. Comment ku dhiigle noqo
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 4 жыл бұрын
@@Mihrimaa143 wiilka talo sii wllo ee ha maagin😂
@cusmaanmaxamed8318
@cusmaanmaxamed8318 3 жыл бұрын
Taas anaa kuu shegay ee meel dahab ku qoro😁😄😆😙
@fartunabdullahi8866
@fartunabdullahi8866 6 жыл бұрын
WoooooW Masha Allaha Thank you so much wll Qali 😍 😍😍 😍😍 😍👍 👏👌 🙏
@abdallaali9096
@abdallaali9096 6 жыл бұрын
Walaalo inyee lagaala soo xiriiri kaaaa
@cabdallalcaadil6278
@cabdallalcaadil6278 4 жыл бұрын
Nagadaa baynta waryaaa
@foosiomer397
@foosiomer397 4 жыл бұрын
M,a abdirisaa Xalkaaa Kaga hay Barnaamishkaagu Bulshada Ayuu Uyayay Qoon Koradhsi Masha allah
@amaansaeed8819
@amaansaeed8819 6 жыл бұрын
Ilahey amarkiis ninkan waanbo iskajeclahay sidoo wax kugu shegayo qalbiga eeykaagaleysaa ilahey hakuu siyadiyo walal maskaxdaada masha Allah
@cabdiqani0450
@cabdiqani0450 6 жыл бұрын
sxb wxan ahay qof din aqon leh balwad nh malihi lkn wili ma,arkin qof ijecel ama qof jecel iga aqbalay ee mxa sameya wll ila tali
@bintubarre2680
@bintubarre2680 6 жыл бұрын
Qoftaadii weli lama kulmin muhiim maaha in lagu jeclaado lkn adiga marna qiimahaaga hoos hau dhigin isku kalsoonow Kalsoonida waa sheyga ugu mihiimsan taas waa aniga taladeyda
@cabdiqani0450
@cabdiqani0450 6 жыл бұрын
@@bintubarre2680 tnx quruxey
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 6 жыл бұрын
cabdi qani diinta adi ma lihid
@Kawsar.89
@Kawsar.89 5 жыл бұрын
Be wait the Moment One Day You will a great girl inch Allah
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
@@cabdiqani0450 mxd ku ogaatay in qof ku jclayni aanu jirin adigu jclow wax marksa adna lagu jclaanya
@saedjama7330
@saedjama7330 6 жыл бұрын
Mansha allaah ustaad mahadsanid
@jibriildiiriyecabdulahi9144
@jibriildiiriyecabdulahi9144 5 жыл бұрын
Maasha Waxbadan Ayaan Ka Faa iidaystay Waxkabaro channell
@arabkafilms2394
@arabkafilms2394 5 жыл бұрын
Thank you teacher
@Khalidupdy
@Khalidupdy Жыл бұрын
Jaceel I think that is what you are not the only way to get it to you in the history of this country
@inahassan2501
@inahassan2501 5 жыл бұрын
Excellent that point
@daudic1829
@daudic1829 6 жыл бұрын
Jazaka allah zhp
@mantatechnology5162
@mantatechnology5162 6 жыл бұрын
Waad mahadsantahay ustaad
@MohamedIbrahim-vm4ew
@MohamedIbrahim-vm4ew 6 жыл бұрын
Thanks
@ziidka8official914
@ziidka8official914 4 жыл бұрын
Waan soo daahay ustadow chanalka marar badan waan raadshaa balse ugu Dabneyn waan Helay sxb sre support kuu ahay
@khadramohamed1280
@khadramohamed1280 6 жыл бұрын
Mashallh ilhy ha ku xafido abdirizka qof wangasan ba thy
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 6 жыл бұрын
Abdi idil Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subscribe ii Saarto
@asmamaxamudmaxamud6641
@asmamaxamudmaxamud6641 5 жыл бұрын
mansha allaah wll aqonta iyo caqliga ad leday ilahay haku dhawro wll guul
@sadaamahmed2080
@sadaamahmed2080 6 жыл бұрын
ZHP WAXAAD nooso Diyaarisa Barmaamuj ah sidee ayaa Qof ku Ioobi kartaa isna Kuu iloo bi karaa zhp waan ku taagera
@xabiboaxmed4728
@xabiboaxmed4728 3 жыл бұрын
Masha Allah walaal alah haku cafido alle dartii ayaan Ku jecelna walalkeey mcn
@shaficiaxmed948
@shaficiaxmed948 4 жыл бұрын
mnshlh wll aqoonyhn cabdidisaaq faarax wn kaa faiidney in bdn alle haku sharfo hakuna barskeeyo hore usoco guul if iyo aakiroba
@kamaaludiin9836
@kamaaludiin9836 6 жыл бұрын
Qafkii ugu horeya qafkii ugudan biya like ha igu qabta asigoo mahadsan
@suldanpashir
@suldanpashir 6 жыл бұрын
Wn kuxisay sxp wqx bdn man dawanin videoyadaada just i come bacķ And i love this video do more like this Peace and life somalia one love 🇸🇴🇸🇴
@maariyocadey7327
@maariyocadey7327 2 жыл бұрын
Thank you wll si sax ah an u itci malidona I.a
@IkhlasAbdulahi-bb1dz
@IkhlasAbdulahi-bb1dz 8 ай бұрын
Tanks prother ❤❤
@almazmhh4334
@almazmhh4334 6 жыл бұрын
Thanks wll qaali waxa badan ayan kawaa idey 💝💝
@Muwaxid10
@Muwaxid10 6 жыл бұрын
Masha allah Chanelkan Aad Ayuu I cajabiyey Qoraldiisa Runti Waad Mahad san thy
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 6 жыл бұрын
😂waxaan u isticmaali rabaa tijaabo uun xogtaan🙋‍♀️
@maxamuudsomali506
@maxamuudsomali506 3 жыл бұрын
Asc
@sawdaabdirihmanali433
@sawdaabdirihmanali433 5 жыл бұрын
thank u wali ma arag qof kaga cilmi badan arimaha jcylka
@ayanahmed9007
@ayanahmed9007 5 жыл бұрын
Thanks wllo wnka helay video Insha alh wnku dhaqmi
@fatimafariido6527
@fatimafariido6527 5 жыл бұрын
mahadsanid walal Abdirisaaq
@waxsankeen
@waxsankeen 4 жыл бұрын
Masha Allah walaalayaal isoobooqda ilaahay dartii jazaakumullaah khayr
@hayatuuchannel4241
@hayatuuchannel4241 3 жыл бұрын
iduceya wll👐👐👐
@adnaan_al3pha
@adnaan_al3pha 6 жыл бұрын
wll hal cod siyaan kaaso ah qofka aan jeclahay sideen ugu shekeyaa
@bulshawimedio3354
@bulshawimedio3354 6 жыл бұрын
wa run wllhi
@darags4528
@darags4528 4 жыл бұрын
waad i caawisay walaahi bilahi
@darags4528
@darags4528 4 жыл бұрын
jacaylkaygii waad ii rumaysay
@charlesbabbge6965
@charlesbabbge6965 4 жыл бұрын
C/risaaq farah alle haku xifdiyo wll
@ziidka8official914
@ziidka8official914 4 жыл бұрын
Masha allaah mazuuul
@maxamedakram3493
@maxamedakram3493 6 жыл бұрын
mahadsanid
@ashacadey187
@ashacadey187 5 жыл бұрын
Masha Allah mahdsnd wll
@axmedabdi2248
@axmedabdi2248 3 жыл бұрын
Ujeeedkake leeyahey waana u isticmala mhdsanid sxp
@xamdixiiz979
@xamdixiiz979 4 жыл бұрын
Runtii jawab walbo oo radio waan kahelaaha m.a alla ku dayso
@umubukhari1796
@umubukhari1796 6 жыл бұрын
haddu qofka jeceshahy ku diido oo ku naco maxa lagu so jiidan kara oo jaceel ugo abuuri karto
@Cocoady134
@Cocoady134 4 жыл бұрын
Ka carar
@parkcheosun1822
@parkcheosun1822 5 жыл бұрын
Hhhh walalo ra igada waa good lkn mida #6 hadan indho sharer xeranhy neh sidu ku arka dhola cadeynta 🤣😂🤣
@ahmednurilyrics450
@ahmednurilyrics450 3 жыл бұрын
Kķkķk adiyo maskaxdada 🤔
@حياةليبان
@حياةليبان 3 жыл бұрын
@@ahmednurilyrics450 hee iyada maskaxdeeda 😂😂
@xayleabdi44
@xayleabdi44 2 жыл бұрын
Iska fur.
@banacdemha166
@banacdemha166 2 жыл бұрын
😅😅abaayo indha shareerka afka meesha ku aadan jeex siloo arko doola cadeenta
@mumtasmohamed3897
@mumtasmohamed3897 2 жыл бұрын
@@banacdemha166 🤣🤣🤣🤣waa fikrd wngsn
@dhuubanekabaqori4827
@dhuubanekabaqori4827 5 жыл бұрын
Runti si cajiib ah oo gaban qofkani ufudueynaya in uu fahmo ayaa kaga hadashay alle hakaa ajar siiyo
@ardocagaf3401
@ardocagaf3401 6 жыл бұрын
Mashaa allaah
Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.
28:35
VIDEO GAAN NOLOSHAADA AYUU BADALI DOONAA.
18:16
Caweyska Mataanaha
Рет қаралды 25 М.
SIDEE UDAGSAN QORSHAHA UGU FIICAN 2025 ~ 6 XEER MUHIIM | hadda daawo.
21:21
9 Sirood Aysan Naagaha Kuu Sheegeynin | Jaceyl
6:01
LoNe Poy
Рет қаралды 126 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 180 М.
Habab Awood Badan Oo Aad Kusoo JIIDAN KARTO Qofka Aad Jeceshahay
5:42
2 Hab Oo Aad Kusoo JIIDAN karto Qofka Aad jeceshahay
8:12
Wax Ka Barro
Рет қаралды 205 М.
SABABAHAAN AYAA SOO CELIYA QOF KAA TAGAY | Xareed Podcast
10:52
Shide Xareed
Рет қаралды 27 М.