7 Jileec yeysan kugu arag

  Рет қаралды 95,770

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

7 Jileec yeysan kugu arag jabkaagu waa u ciil jiritaankaagu waa u nacayb guushaadu waa u murugo.
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
BlueYeti Microphone
Editing Software:
Sony Vegas Pro 19
After Effects
Sounds:
VideoHive.com
depositphotos.com
videoblocks.com

Пікірлер: 189
@cabdishukuurjama1439
@cabdishukuurjama1439 3 жыл бұрын
Ayuubow wllhy wlL waxaan kugu jeclahay mataqaanaa waa inaad bulshada ama dhalinyarada aad niyadda u dhisto wlal waxaan ahay ganacsade waxaan haystaa booshari waxaanan kuu balan Qaadi doonaa insha allaah haduu ilaahay nafta uu iidaayo inaad mar un waqti isiiso aan hadyad kugu gudoonsiiyo markaasuna ayuuboow waxay noqonaysa markaan noqdo ugu horayn ganacsade wayn hadii ilaahay idmo wlL waxaan kugu buurinayaa adna InaaD KZbin ka aad heersare ka gaadho insha allah God bay😎
@nasteexoabdwali213
@nasteexoabdwali213 2 жыл бұрын
Dhiirigaliyahayga nolosha ayuub ilahay haku sharfo😧❤👑😩
@yacineriksen
@yacineriksen 3 жыл бұрын
Vay be Gerçek Motivasyon Hocası harbiden ❤ Türkiye'den Selâmlar
@asmasuleiman9370
@asmasuleiman9370 2 жыл бұрын
4w3
@cookwithme8048
@cookwithme8048 3 жыл бұрын
Walahi waxaad tahay qof aan aad u jeclahay dhanka dhiiri Galina waxaad tahay qof aan looga daba hadlin mashallah top walal suhayb
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 3 жыл бұрын
Msha Allah Ayuub Wlaahi Waxaan Kuu Qiray Dhaaman SuaaLaha Nolosha Waad Ka wada Jawabaaty 👏😎🥰
@naaadialove4298
@naaadialove4298 3 жыл бұрын
Dhiirigaliyaha nolozha🤩🌹🌹 macalinkayga khaazka allaha noka daayo teacher
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walaaal❤️ INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@Dhameystiran-j5u
@Dhameystiran-j5u Жыл бұрын
Dhirigalin ficaan oo wax ku qadasho midan thank you istaad ayuub Ahmed media ❤❤
@IgalSigad-bj9ru
@IgalSigad-bj9ru Жыл бұрын
Macalinka nolosha nin aan wax badan kabaran cimriga iyo risiqaa alah ku barakeeyo walal ayub
@iqracismaan76
@iqracismaan76 3 жыл бұрын
Dhiira geliya Hena🙏😍qofki labd comments so qor waku farx sanhy ina naqdo
@faizamohamad745
@faizamohamad745 3 жыл бұрын
Asc iqra cismaan inaan ku aqaan ayey ila tahay saxiptey iga luntey beri hore ayan ku moodey abaayo
@iqracismaan76
@iqracismaan76 2 жыл бұрын
@@faizamohamad745 apyo lag yab ina I gar nesid
@ikrancalifaraxfarax2396
@ikrancalifaraxfarax2396 Жыл бұрын
Masha Allah wll waa sax
@dagandarajo8030
@dagandarajo8030 Жыл бұрын
Jazakallahu khayran abwe😊❤
@Maxamed17
@Maxamed17 3 жыл бұрын
Real teacher❤️
@ubaxjibril347
@ubaxjibril347 3 жыл бұрын
Ustaada shukrn 🥺
@Maryam-su6qz
@Maryam-su6qz 2 жыл бұрын
AyUuB m.a ilaahay haku sharfo☺😎
@TAYZON-GAMER.143
@TAYZON-GAMER.143 Жыл бұрын
جزاك الله خير❤
@laylaqurx315
@laylaqurx315 3 жыл бұрын
Walalkey sidaan ku bartay nolosheda wax badan ba iskagey badalay jazakallah wllo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@simancadeey4797
@simancadeey4797 3 жыл бұрын
Masha alllh👏👏👏👏👏
@simancadeey4797
@simancadeey4797 3 жыл бұрын
Mash’s alllh jazaakallh Macalinka naftayda wax badan ka badalay ayaa tahy waxyar hadaa dareeemo pajkadaan soogalaaa si aan dhiira galin ugu helo alle hakuu abaalgudo aaamin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
@muhalnaclahi5177
@muhalnaclahi5177 Жыл бұрын
Ninka galiye idhiiri galiya ayuub alle haku daayo wllo
@faadumoaxmed3297
@faadumoaxmed3297 3 жыл бұрын
Ayuubooy saan u daawanayo talooyinkaaga cajiibka ee aad noo soo gudbiso ayay maalin kasta wakhtigu igaga lumaa illahay ha ku barakeeyo
@osamadaud9206
@osamadaud9206 Жыл бұрын
Runtu waa run ilaahow kheyr kusii wll Ayuub❤💯
@AdoonkiAlle-c
@AdoonkiAlle-c 5 ай бұрын
Jizakalah kher 🥰❤️
@SharaxaadaFilimada
@SharaxaadaFilimada 3 жыл бұрын
Wll aad ayaan u ncbaa dhiro galinta mana aaminsaneen lkn video m a I liked
@abdullahiaden9903
@abdullahiaden9903 3 жыл бұрын
Hormar wacan ustaadii
@abdirisakkhadar6540
@abdirisakkhadar6540 3 жыл бұрын
Mansha allah talooyin qiimo leh, Mahadsanid ustaad.
@zakariyeraage6183
@zakariyeraage6183 3 жыл бұрын
Masha allah the pest teacher 🙏 motivation
@balqisaabdullahi6142
@balqisaabdullahi6142 3 жыл бұрын
Tnkz wll sidaaa mar waliba aad noo garab taag dhiiligalinta
@mrburhaan2361
@mrburhaan2361 3 жыл бұрын
My Teacher 👨‍🏫 Tnks so much 🤝
@safaamaxamuud7935
@safaamaxamuud7935 3 жыл бұрын
Jazakallaaah ustadii 👑❤️
@SayidAxmadCabdulle
@SayidAxmadCabdulle 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 3 жыл бұрын
Jazaka-Allahu kair kazira wll
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 3 жыл бұрын
Mahdsanid dhiirigaliye qaali ah rabi haku sharfo
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 3 жыл бұрын
Hore u soco bro aaad ban ula dhacay fikiradaada
@RoobleAbdisalaan
@RoobleAbdisalaan 23 күн бұрын
Wlhi wlkayow alle hakusharfo❤
@Leyton_1o
@Leyton_1o 4 ай бұрын
Waa balan wllo thanks ❤
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
masha allah thank you so much
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 3 жыл бұрын
Masha alah ustaad howl adag ayaad u haysaa soomali horay u soco
@qadriinaqurux3585
@qadriinaqurux3585 3 жыл бұрын
Masha Allah thanks teacher 🙏 😘 💓
@sagalgeedh9014
@sagalgeedh9014 Жыл бұрын
Dhiragaliye walhi aankufan9 iilhy wlo hanatul fardaws hakugeiyo
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Malin wanaagasan mustaqbl wanaagsan my teacher dear Mahadsan okay 😊😊😊😊❤❤🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🌷🌷🌷🔥🔥😁😁
@jabuuti.1253
@jabuuti.1253 3 жыл бұрын
جزاك الله خيراً🙏
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Waa baaal insh Allah 🙏🙏🙏✅🥺
@johromohamed4434
@johromohamed4434 3 жыл бұрын
Allaah haku xafido walal igu qaali ah
@kowsar39
@kowsar39 2 жыл бұрын
Waa runtaa 🏃‍♀️
@maxamedcfatax-bo8tv
@maxamedcfatax-bo8tv Жыл бұрын
Mashallh teacher
@abdikadirabdillahi4323
@abdikadirabdillahi4323 3 жыл бұрын
Ilaahey haku barakeyo ustad
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@Beesjeel
@Beesjeel 3 жыл бұрын
Runtii, kelimadan way idhaqaajiyeen. Jasaakallaah
@munocabdi5233
@munocabdi5233 3 жыл бұрын
Masha alh ustad allaha ka amal mariyo
@Hua-e3g
@Hua-e3g 3 жыл бұрын
wllo ani saas aa shegysid wn samyn kari lay shaly iyo dadkii igu xumady noloshyda ayan ka fakaraya mana jojin karo ka fikir kooda waxn is waydiinaya ayaga mxy isku badalen mxy u xumadeen ama mxn ani markii hore usoo dhawestay😐😪
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
Walaal macaan ha u joogsan kuwii ku xumeeyey ha oran maxay ii xumeeyeen ee waxaad tiraahdaa wixii isoo maray waa inaan horay usocdaa mid iga qor kuwii ku xumeeyey waxay ku hareen jaran jaradii kowaad ee u gudub jaran jarada labaad waxaad u tegi doontaa nolol cusub dad cusub
@misssomalia6484
@misssomalia6484 3 жыл бұрын
Nolosheyda dhib malahan ka bood hadalkood
@Hua-e3g
@Hua-e3g 3 жыл бұрын
@@richhome3678 thanks wllo
@Hua-e3g
@Hua-e3g 3 жыл бұрын
@@misssomalia6484 thanks wllo
@hayaatqueen9545
@hayaatqueen9545 3 жыл бұрын
Masha allaah jasakallaah qeer ustad
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 3 жыл бұрын
Thank you very much Bro🙏
@amatalaah5605
@amatalaah5605 3 жыл бұрын
Ma Sha Allah
@wariyeturki267
@wariyeturki267 3 жыл бұрын
Good point 👍
@abdinasirmohamedshuke8171
@abdinasirmohamedshuke8171 3 жыл бұрын
First comment 🙏
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 3 жыл бұрын
Jiljileeca badan iyo maskinimada badan iyo kalsooni laanta maxa dawo u ah Sideen kunoqon Kara qof xaqiisa dacsado
@xikmadiyoxasuus8026
@xikmadiyoxasuus8026 2 жыл бұрын
Waxaan soo xasuustey oraahdii ahayd: (doqoniino raaxo weynaa, oo raganimo dhib badanaa).
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 3 жыл бұрын
Jazaakallahuqayr ayub axmed
@sahal3922
@sahal3922 3 жыл бұрын
Suhayb arin baa kaala sheekaysan lahaa sidee macquul ku noqon kartaa
@abdisalaamciidjamac6605
@abdisalaamciidjamac6605 3 жыл бұрын
Ustaad Mahadsanid
@ahmedshariif9951
@ahmedshariif9951 3 жыл бұрын
M.a wll motivation Allh hakusharfo
@maryankudheyahuwllmcnqalia4720
@maryankudheyahuwllmcnqalia4720 3 жыл бұрын
Soo badi wll mcn
@nasrocadeyinamaxamed3172
@nasrocadeyinamaxamed3172 3 жыл бұрын
Masha Allah waa sax wll mahdsanid
@MaaidoAxmed-qk5qp
@MaaidoAxmed-qk5qp 9 ай бұрын
Thanks ❤❤❤
@anabise5112
@anabise5112 3 жыл бұрын
Waouh Maa shaa Allah tabaaraka hadal qiimo badan 🌹🌹🌹❤️❤️
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 2 жыл бұрын
Mnsh alh teacher ❤
@zhaaficiparre5489
@zhaaficiparre5489 3 жыл бұрын
Wll marka hore mahadsanid mar labaad wll waxaad kasoo hadasha oo aad umada u xaqiijisa inay hurdada ka kacaan oo in maalmihi u danbeeyey ay itoobiya ay ku hawl jirto sidii ay u qabsan laheyd Xeebta badda ee seylac
@252soomali
@252soomali 3 жыл бұрын
Hooyadood miyaa leh waan la,argi doona bal wxa karaaca
@dhawrsan
@dhawrsan Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@anfacaxmed2266
@anfacaxmed2266 3 жыл бұрын
Kilibkaanaa iqan ciya abti Allh hakushafo video gaano kale nosobadi
@sayidxananeye6815
@sayidxananeye6815 3 жыл бұрын
Mnzh allha wlhy waa xaqiiq zxib qali dheregaliye khibrada liha
@anas-by1kz
@anas-by1kz 3 жыл бұрын
qofki ugu hore ahay like👈👏
@NajahHiis-i9g
@NajahHiis-i9g 4 ай бұрын
M...a wllo tankis
@nasteexo974
@nasteexo974 2 жыл бұрын
Msha alh ustaad aad ayaad umahdsanty
@iamsaska3146
@iamsaska3146 3 жыл бұрын
Masha Allah dhiiri galiye aad uwanaagsan🥰
@shukrihassan6826
@shukrihassan6826 3 жыл бұрын
Manshalah.wlle.mahadsanid
@abdullahiahmedmohamuud325
@abdullahiahmedmohamuud325 3 жыл бұрын
Wiilkeyga mohamed amiin iga xanunsan iso duceya axbabi😥😢
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 3 жыл бұрын
Allha kucaafiyo wall
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo
@abdullahiahmedmohamuud325
@abdullahiahmedmohamuud325 3 жыл бұрын
Aamiin walalaheyga
@Hua-e3g
@Hua-e3g 3 жыл бұрын
ayuub wllo haddi dad badan oo aad wang ka filanysay ama sad u melynaysay ai kaduwan ku noqdan wajiyo cusub laso baxan maxa sameyni ??
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
ISKAGA hadh Ayar Ayar Adigon Darensin Ka Gooso Hadey Ku Darenbana Ku dheh Wan idinka xubsibtay Nolasheydana Muhim Uma Tihidin Qofka Wajiga Ku Badasha Wa Qof Ku Karhay marka horey uga Soco waxba ha ka So Qadan walal
@Hua-e3g
@Hua-e3g 3 жыл бұрын
@@AidarosHassan thanks wllo
@7june2024
@7june2024 3 жыл бұрын
Suhayb saajid qaab quruxbadan baad runtii wax uso gudbisa
@ismailmahadhersi7042
@ismailmahadhersi7042 3 жыл бұрын
M.a wll suheyb allha ku xafido
@zhaymaabdi9129
@zhaymaabdi9129 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@MonbellefilleOumal
@MonbellefilleOumal 5 ай бұрын
Waa saxdii waa gahela
@sheymasiraji4588
@sheymasiraji4588 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo💞💯
@farxaanaxmed4832
@farxaanaxmed4832 3 жыл бұрын
Mansha ALLAH THIRD WAA ANIGA
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
@maxamedsaalaxcabdullahi8596 Жыл бұрын
Msh allh saxibkeyo
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 3 жыл бұрын
Mhdsanid wlo ayub ahmed
@sacadsheekh1521
@sacadsheekh1521 Жыл бұрын
Mahad saniid wll
@saalaxafrika672
@saalaxafrika672 3 жыл бұрын
Masha allaha sxb horey usoco
@muxiyecabdi752
@muxiyecabdi752 3 жыл бұрын
Thankz ayuubaxmad
@saharamaalim3856
@saharamaalim3856 3 жыл бұрын
Wlh inan wax aqriya dib igu noqoti...manta dan wanso jeeda murug way ihaysa balsi buug maakhrin kari...exam ayan qawa February...ya rabb🤲🤲
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
Salaada wakhtigeda ilaali adkaarta badso istiqfaarta badso nolosha oo dhan macaaan Bay ku noqonaysa wllo
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 3 жыл бұрын
Mahadsablnid suhayb
@zaraabdi8757
@zaraabdi8757 3 жыл бұрын
Second anaa ah🤔
@aishaahmed1262
@aishaahmed1262 3 жыл бұрын
Asc ustad xisadii english maxaa ku dhacay
@husseinmohamoudomar8552
@husseinmohamoudomar8552 3 жыл бұрын
Hi teacher thank you for your reply and apologies again
@hasanabiibesse7701
@hasanabiibesse7701 3 жыл бұрын
Masha Allah we'll done brother
@zameerzamiir6048
@zameerzamiir6048 3 жыл бұрын
Aado wayn ustaad noloshu waa halgan adag
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 3 жыл бұрын
M.a *keep* *going*
@sayidalimohamed7642
@sayidalimohamed7642 3 жыл бұрын
Masha Allah sxp guuleyso
@qosolkatiktok8614
@qosolkatiktok8614 3 жыл бұрын
Thanks bro very much
@xaadsanmustaf7405
@xaadsanmustaf7405 3 жыл бұрын
MashaAlah Tahanks🙏
@muste123
@muste123 3 жыл бұрын
Malin Wanaagsan mustaqbal wanaagsan macalin.
@DaauudAhmed-zz8lz
@DaauudAhmed-zz8lz Жыл бұрын
MASHA AALAH🥰
@abdiqadir3961
@abdiqadir3961 3 жыл бұрын
Real Guider
@shamissalaad2440
@shamissalaad2440 3 жыл бұрын
Well said 👏
Dhexda Duubo Sidan kuuma qalanto
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 143 М.
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 46 М.
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
Dhexda Dhuuqso Dantaada U ISTAAG
12:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 64 М.
Sidee Looga Adkada Nafta?  | EP05 - Naf Ogaal Podcast
27:10
Salim Omer
Рет қаралды 50 М.
Calaamadaha Ninka isku kalsoon!
6:40
Abdullahi Hirsi
Рет қаралды 1,1 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 42 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 109 М.
Waligaa Hasheegan , Sheegashada waa dulli | Fandhaal Podcast .
25:58
Waad soo fogaatay dib ha u noqon ha ISTAAGIN!
9:48
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 27 М.
SIDA UGU HABOON EE WAQTIGA LAGU MAAREEYO (7 Qodob oo Muhiim ah)
19:39
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 72 М.
10 Dumarka ha weydiin - Maxaad nolosha igu soo kordhin
20:04
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН