No video

7 Maskaxda dumarka markay ku jaraan maxay kuugu soo laabtaan

  Рет қаралды 75,912

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

7 Maskaxda dumarka markay ku jaraan maxay kuugu soo laabtaan ma jacayl baa mise wax kale sidee lagu ogaan karaa ujeedadeeda?
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 187
@idilabdullahi4882
@idilabdullahi4882 2 жыл бұрын
isoo duceeya in ilaaheey icaafiyo wadnaha ixanuunaayo qeyr alaha niisiiyo dhamaan tiin mahadsanid
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 2 жыл бұрын
Allaha ku caafiya walaal. Waad caafimaadeysaa inshaa Allah.
@sacdiyomaxamed1805
@sacdiyomaxamed1805 2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abaayo niyada kheyr usheeg
@dahirgabobe5213
@dahirgabobe5213 2 жыл бұрын
ألله يشفيك
@najaxmaxamuud1386
@najaxmaxamuud1386 2 жыл бұрын
Alle cafimad dagdag hasiyo wll
@mariammusse4402
@mariammusse4402 2 жыл бұрын
Caafimaad degdega Allaha ku siiyo sister amiin 🤲
@abdallaabdirahmaan9091
@abdallaabdirahmaan9091 2 жыл бұрын
Ku salliya nabiga scw
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
🙃Arimahaa aad ka hadashay waa mid xaqiiqa gabadh aan is jclayn ayaa sas oo kale igu samaysay xidhiidhkii dhexdena yalayna jartay balse waan ka Gaws adegay kuma koban ka dib iyadaba soo noqotay igana dalbatay xidhiidhkii naga dhexeyat dib usoo celino
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 Жыл бұрын
Xaqiiqdii gabartaan jeclaa Markey ogaaatey in an jeclahay ayee 💯💯💯 xooga saartey sidey iiga fogaan laheyd Markey xariirkeenii jartey wlhi in aanan daqiiqad u calacalan Faraha Ayaan ka qaadey 4bil ka Dib iyadaa jilbaheyga qabsatey
@engmahadcalcium5314
@engmahadcalcium5314 2 жыл бұрын
Ila meerayso Weeye, work out your self, build your own goals, never waste your time on predicting and challenging women. Life is too short
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 жыл бұрын
Alla maxaad nolosha wax ka fahantay Guuleyso Sxp
@Smiler2724
@Smiler2724 Жыл бұрын
Today is the worst era, many men around the world becoming "men going on their own way".
@MohamedAhmed-fp7jj
@MohamedAhmed-fp7jj 2 жыл бұрын
Asc, Wll Ayub Ahmed Ilaah cimraagaga ha barakeeyo. Ku Mahadsanid inaad fariimahan quruxda badan nala wadaagtid.
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Thank u ustaad 100% dabcan rag badan way ka faaiidsteen wanadaada quruxda badan waxaa xaqiiiqaa in qofkasta aw leeyahy wax yaabo asaka u qaasa oo lagu xasuusto markow kaamaqanyahy💯💯🌹👍
@maryamadeganayaanleabdi5802
@maryamadeganayaanleabdi5802 2 жыл бұрын
Mnsha allah wll ayuub wax badan ayaan ka faiiday 💯💯 caqliga haku barakeeyo
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@wardajamal1150
@wardajamal1150 2 жыл бұрын
Jazakallahu khyr ustaad noloshayda wax badan ka badeshay 🙏
@ahmedhussein1823
@ahmedhussein1823 2 жыл бұрын
Garashadaada allh kugu garab galo wll wax la arkey weyan keep going 👍
@ayubpro
@ayubpro 2 жыл бұрын
mcha allaha ustaad ayub talooyin muhiim ah baad nala wadagtay jaza allaha
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯🧡
@Khaire.10
@Khaire.10 2 жыл бұрын
Ayup ahmet wax badan baan kaa faa,idey thank u pro😍
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🥰wax nadan baan kaa faa iday❤❤❤💯💯
@abdilkaderhassan1891
@abdilkaderhassan1891 2 жыл бұрын
Mashallah jazzakaha khair abuy Ahmed
@faceedkaroon7095
@faceedkaroon7095 2 жыл бұрын
Keep going🔥👍
@fartuunidir1973
@fartuunidir1973 2 жыл бұрын
M.a allha ku xaafido wll
@makarantube1695
@makarantube1695 2 жыл бұрын
Sheekhada
@abdifatahhassanomar2706
@abdifatahhassanomar2706 4 ай бұрын
Mansha Allah Talooyin muhiima ayaad nala wadaagtay runtii arintaas aad sheegayaaa Aniga ayay igu dhacaday markii aan weydiynaa wax La igu jawaabay Danta aan ka lahaa waan ka gaadhay ilahay waad aragtaa wixii qalbiga ku jiray
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 2 жыл бұрын
Frst 1
@xayaadyuusuf9264
@xayaadyuusuf9264 2 жыл бұрын
teacher ayub aniga lataliye bad i tahay taloyinkagana way i wafacan always thanks you somuch
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
MashaAlAh tabarakalah waa sax wlhii inkaston qofan xariga ujaray an waligey kulabn lkn walarkay nocas weybadhanyihin 👍✔️✔️
@dalmar_8411
@dalmar_8411 2 жыл бұрын
Wisdom mahadsanid Akhy for the information
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Mansha Allah thanks Bro👍
@faizamohamedgutale9475
@faizamohamedgutale9475 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub qodobka 7 waacajiib
@abdikaniboos2473
@abdikaniboos2473 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo Macalin💚
@kingxaafi2322
@kingxaafi2322 2 жыл бұрын
Wll ayuubow waxaan ku yidhi war niyow inan baan jec lahay kow dheh dushuun baan iska naqaanaa indhaha uun baan isku daawana intaa wax dhaaf siisan majirto ana waan jecelahay. Markaa intaan u tago miyaan ku qarxiyaa mise waan u kaadiyaayo saxiiptinimo ayaan ku soo galaa Tolo ayaan kaaga fadhiyaa wll Thankz thankz 😍❤❤
@thegreennature2619
@thegreennature2619 2 жыл бұрын
Marka hore saaxiibtimo kusoo gal, shukaansi ama haasaawe ha kula degdegin. Intaa kadib qofnimadeeda iyo shaqsiyadeeda baro.
@sayidali8142
@sayidali8142 2 жыл бұрын
Kuqarxi, saxibtimo kadaa.
@drsrawdaahmed1071
@drsrawdaahmed1071 2 жыл бұрын
Qofka xiriirka kuu jaray oo aad ka aamustaa wlh faaidadeeda anaa Arky in qof 7 bilod Kohor iga tagay in uu maanta isooraadsho iina soocalaacalo baryaayana in aan isku soolaabano qof walpoo laga tagay yuuzan weydiin qofka katagay sabbtuu utagaayo
@salmaanofficialchannal354
@salmaanofficialchannal354 2 жыл бұрын
Maka aqbashy abayo
@drsrawdaahmed1071
@drsrawdaahmed1071 2 жыл бұрын
@@salmaanofficialchannal354 maya wll
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Masha alh wky ayuub axmed 💯😘
@mohamedhassan-qr7gk
@mohamedhassan-qr7gk 2 жыл бұрын
Naftu waxay ledahay karaamo ka saraysa wuxu qalbigu jecelyahay
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Good advice
@aishaabdiwahab3550
@aishaabdiwahab3550 Жыл бұрын
Ayuub adi raga un bad wax u faa iideyaaa inta ugu badan anaga dumarkena wad Naga jiifta isku dhaxdar sheedada anagana wax noo fa iidee si an raga uga digtonano Wana Ku salama ❤❤
@zamzamabdullahiisse6802
@zamzamabdullahiisse6802 2 жыл бұрын
Asc ustd waxan ka cod sanayaa Raga dhankooda in aad ka so hadasho Eg:sababta keento ninka asoo ku jaray dib kugu so laabto
@hanadhusus4658
@hanadhusus4658 2 жыл бұрын
War JecLaa mute gaL yrey 🔇😂😂🥰
@liltaaji5685
@liltaaji5685 2 жыл бұрын
Gabar waxaas kahdasha keen sada
@user-Ganacsade
@user-Ganacsade 11 ай бұрын
Asc wll qli ayuub ahmed waxa aan rabaa in aan talo iga siisid wll qli ani gabadh ayaan aad ujecelaaaa xitaa naftyda ayaan ka jeclaaa waxa aan la keenaysanyay muddo 2 years and 9 months hal qalad oo aan ka galay ayay noloshayda uga fogaan wll qli markasta iyo salaad kasta alle ay ku dhex waydiinsanayay sujuuda wll qli mxaa xala hadi ay igu soo laapto 😢
@AbdigalasElmi-dz5ku
@AbdigalasElmi-dz5ku 6 ай бұрын
Pro Adigoo Kaliya Ayaa Dareemi Kara Xalada Dhabtaa Eed Ku Sugan Tahay .. Is Dhis Jeeb Ahaan Iyo Jidh Ahaanba .. Gabdh Lagama Waayo Meel Ay Lacagi Taalo Alle Nin Raguu Kaa Dhigay Zhp Ee Alle wehelkaga Ka dhigo Astaqfaartana Badi ... BAhi Uuma Qabtid.. Qof Qiimaha Garan Waayay Salama
@nasteehamohamed9623
@nasteehamohamed9623 2 жыл бұрын
Ayuub nimanka ka soo hadal marka ha xariirka no jaraan maxay u soo laabtaan
@king_arabofficial3220
@king_arabofficial3220 2 жыл бұрын
Cidna igama horeyso mnta
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@fartunqasin9749
@fartunqasin9749 2 жыл бұрын
Sax waaaye walhi wllka waaan ku wataaaa Horey U soco Cashiro Badan ayaaan kaa bartey ⭐🌟🌟🌟💥💥💯💯💯
@xasanjimcaale8797
@xasanjimcaale8797 2 жыл бұрын
Asc wll ayub axmed alle haku xifdiyo
@farhiyasaciidadam786
@farhiyasaciidadam786 2 жыл бұрын
Wll allha ha kubarakeyo ayuub Axmed
@naimamalow7054
@naimamalow7054 Жыл бұрын
Ayubow Allah hakuxafido inshaAllah wall
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Wllhi muuqaalkan anuu i quseeyaa😭 anaa ka tagay nin hadana waan ku noqday wayo waxan asaga ku haystay ayaa ka wayay raga kale mida kale dib ayan kasoo fikiray oo fikirkaygii hore ayaan ku dagdagay🤨✋ 3 ad waa lay amaany oo dadka ka ag dhaw ayaa ii amaana wa nin fcn waa sidan😂 Shukran wllkay qli
@abdirahmanhajji1903
@abdirahmanhajji1903 2 жыл бұрын
Hal qof bas aya iga horeyo bas,
@SahalOmar
@SahalOmar 2 жыл бұрын
Horay usoco pro❤❤
@nasriinafi5258
@nasriinafi5258 2 жыл бұрын
Qof ahan waxan Aminsanhy ,,Hdii an ruux an kala tagnay hdii an Dib uso celiyo inan anigu Dhawaac naftayda u Geeystay🥺💪 Caqligagu ,° Yusan dib kuceelin
@suhaylaimaan1798
@suhaylaimaan1798 2 жыл бұрын
Bal raggana calamadaha lagu garto sababta ay kuugu soo laabtaan idanka oo aan mudo badan kala maqan nalasoo wadaag wllo tayadii banaanka keentaye bal raggana ka soo hadal aan kaa faaidaysanee thanks 😊 👍
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 2 жыл бұрын
M.a teacher🙏
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
MZHA ALAAH AYUUP AHMED🌷💖🌷
@kamalibrahim4405
@kamalibrahim4405 2 жыл бұрын
Qisadan aniga igu dhacday ayada I jartay waliba Aniga oo telfonka kula hadlaayo igu damisay gabadha aad baan u jeclaa run ahantii wey igu adkaatay inaa ilaawo Lkn waad is adkeeyay waan ka aamusay 3 months kadib ayee bilowday sawiradeda WhatsApp status soo saarato inta aan arko ayaa shib ka dhahay go’aan ayaa kaqaatay aniga ma ahi qof marki larabo laheli karo marki kalana qashin qubka lagu tuuri karo aniga ayee igu dhacday arintaan..
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
Marka ma saas aya isku dhaafteen
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@naciimocabdulahi2793
@naciimocabdulahi2793 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
M.a waad mahadsantahay
@abdirashidabdulahi1707
@abdirashidabdulahi1707 2 жыл бұрын
Mahad sanid teacher
@hibaqkhader1396
@hibaqkhader1396 2 жыл бұрын
Alx noloshayda lama midna weligay ma samyn qof iga tegay inaa ka daba calaacalo iyo inaa ku noqdo. Ano weliba zaaid ugu baahna hada" hadi la dhimanaayo dhareerka wa la iska duwaa". Ex dii noloshu idinma ciisho
@msszoya4410
@msszoya4410 2 жыл бұрын
Ayuub Wll Su,aalihii Part6 Ayaan sugaynaa🙏
@sadamabdi3955
@sadamabdi3955 2 жыл бұрын
💯💯
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Ayuub Axmed xaqiiqoyin badan ayaan ka ogady dumarka dumarku aadby uqiiyano badanyihii walhi qofna laguma kalsonado 😑😔
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣ooy heee
@Smiler2724
@Smiler2724 Жыл бұрын
ان كيدهن عظيم سورة يوسف
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Keep going 👍
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Waa wcs wrxma wll
@taqile2017
@taqile2017 2 жыл бұрын
Waxyaabo Badan ayaan Kaafaaiiday Balse Waxaad Isheegtaa Noocyada dumarka Jecel Loogu Beero Bal wax yar Noosoo Tabi🥰
@hanihanka9528
@hanihanka9528 2 жыл бұрын
Aniga ma ku sheega😅🤣
@sacdiyomaxamed1805
@sacdiyomaxamed1805 2 жыл бұрын
Wll noocyada waxaa ladhihi karaa inaa wanagsan thy go aan lethy oo runta kula hadasho
@Diiriye14
@Diiriye14 2 жыл бұрын
@@sacdiyomaxamed1805 Lakiin iyada inta malaga hellaya? 🤔🤔
@sacdiyomaxamed1805
@sacdiyomaxamed1805 2 жыл бұрын
Ma ogi lkin wax yaabaha at gabdhuhu jecelyihiin weeye adne ku anfacayo No waqti Lumis cml midi diyaar ah waa helee insha allah
@omaarabdulkadir7610
@omaarabdulkadir7610 2 жыл бұрын
@@sacdiyomaxamed1805 mhdsanid
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 жыл бұрын
M. A wll ayub inbdn ayn ku xiranahy channa ka wax bdn ayn ka faaiidey video yadan
@natureandmotavatinochanel9009
@natureandmotavatinochanel9009 2 жыл бұрын
waa talo fiican allh ku dhowro walal qali
@Maxamad8amiin1237
@Maxamad8amiin1237 2 жыл бұрын
Bro uko sawa horay usoco 🙏🇸🇴🇰🇪
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 жыл бұрын
Màsha Allah
@faadumofaadumo4165
@faadumofaadumo4165 2 жыл бұрын
Asc allaha kubarkeyo walal
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 23 күн бұрын
Inta aad sheegtaybo waa xaqiiq wlhi.
@yacineriksen
@yacineriksen 2 жыл бұрын
Ahh be kral Sevgililer gününde de yalnız bırakmadınız bize yaa✅👍🏼
@Diiriye14
@Diiriye14 2 жыл бұрын
Lee somali ma sa isu badalay 🤔
@djkhalid8059
@djkhalid8059 2 жыл бұрын
@@Diiriye14 Κ εγώ το κάνουμε αυτό θα 3εκατομμύρια 😂 soomalida af walbo ku hadli kartaa
@asiaali1869
@asiaali1869 2 жыл бұрын
Hhhh ragi wanagu dirtey ustad ayubow😆😆
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Wuuba idinka blfiyey😂
@mohazeehudaa7998
@mohazeehudaa7998 2 жыл бұрын
Exactly
@mohamudabukar3278
@mohamudabukar3278 2 жыл бұрын
Aad iyo aad🤟
@jaamaccabdilaahi1263
@jaamaccabdilaahi1263 2 жыл бұрын
Fadlan wllo codkaaga kor uqaad waayo aad buu uhooseeyaa manadsanid
@walidmoha6875
@walidmoha6875 2 жыл бұрын
Ustad talo ayan ka rabay run tii gabar aya xirir naga dhaxeyo mudo 1sano iyo bar run tii gabrta dabecadeda ayan ku wareray wyo wan isla socona jecel ima mujiso teyda kle mar waliba wan wada hadalnaa wan shekesana waqti bdn wan isla qadanaa lkn anu un aya xaririyo ayada marka siden ku ogadaa ine ijeceshahay ayada mahadsanid
@hanihanka9528
@hanihanka9528 2 жыл бұрын
Waxa laga yaba iney ka xishonayso wayo gbrta markey ninka jcshy ma wacdo ana in ayada kaliya lawaco ayay rabta
@cabdiqanirookey7336
@cabdiqanirookey7336 2 жыл бұрын
Wll Inay Ku Jeceshahay Inaa Ogaato Hadad Rabtid Hala Hadlin Ilaa Iyo Inta Ay Kaaga Soo Hilooweyso Oo Ay Garaneyso Iyada Ahan Inay Ka Maarmin
@thegreennature2619
@thegreennature2619 2 жыл бұрын
Ayaamo is mashquuli oo hala xidhiidhin. Markaas baad ogaanaysaa bal qoftani waxay tahay iyo heerkay kaa taagan thy
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 2 жыл бұрын
Jaw waligay nin Aan xidhidhka u jaray kuma Laban Anigo xita jacel wlhy kuma laban Alx Alle ba qof Adag iga dhigay
@zaki8899
@zaki8899 2 жыл бұрын
Wcs🖐
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@xigtoali3546
@xigtoali3546 2 жыл бұрын
🙏
@user-tm6vk2xs5k
@user-tm6vk2xs5k 4 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@mlktube7939
@mlktube7939 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaaad
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
9:10 Mar i dage Allaha dago Labo jeer idage ana is dagay
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Waa xaqiiiq jirta arimahani
@hanadkp8788
@hanadkp8788 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@abdiraxmaanabokor4027
@abdiraxmaanabokor4027 2 жыл бұрын
Xaqiiiiq wlhy sxp
@sacdiyomaxamed1805
@sacdiyomaxamed1805 2 жыл бұрын
5 wan hubaa wll thnks
@hodanmohamed5401
@hodanmohamed5401 2 жыл бұрын
Nin hadan ka tago oo iso raadin waayo. Toos ayaan amaan usiiyaa. Dib dambana uma raadiyo o ma dhaho wan ku rabaa ama ku rabay.
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 2 жыл бұрын
waligay naag maraadin Illahay amarkiis . Qofka haddaan isfahmi weyno waaa sooooy qofkaasi waa igadhintay 😂
@abdirisakkhadar4132
@abdirisakkhadar4132 2 жыл бұрын
Xaqiiq, mahadsanid Ustaad.
@guledwalqiye23
@guledwalqiye23 Жыл бұрын
Xaqiq
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 10 ай бұрын
Waa runtaa
@safiadahir576
@safiadahir576 2 жыл бұрын
Waar dee iminka dumarkaaad ku waalatay Berigii hore wax fiican oo faaiido leh baad ka hadli jirtee.
@cawocumar7193
@cawocumar7193 2 жыл бұрын
Kkkk ma aragtay macalin an jeclay ayuu ahaa e xaliye xaliye ayaa ka so uraya baryahan
@caishacabdikashakur2528
@caishacabdikashakur2528 2 жыл бұрын
Asc aboowe waxaan rabaa inaan waxyaabo badan kaala tashto ee xageen kalasoxariiraa
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 2 жыл бұрын
RAGA INTA BADAN SOO NOQDA, IYAGOON WANAAG RAADINEYN, OO UJEEDOYIN BADAN LEH.
@hamd9203
@hamd9203 2 жыл бұрын
Inaanan qof ijaray dib aanan u gu noqonayn si kaston wax ujiran. Boqolal wanagsan baa jirta.
@cabdulqadircabdulahi3094
@cabdulqadircabdulahi3094 2 жыл бұрын
Thanks
@medaminmoudmedaminmoud5354
@medaminmoudmedaminmoud5354 Жыл бұрын
Wallahi gesiiba tahay
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 жыл бұрын
7:55 walhi oo bilaahi Aney taas igu dhac dey weliba hada ayey ihaysataa
@rayaanclaahi854
@rayaanclaahi854 2 жыл бұрын
Walal nin aad jcshy oo ku furey se laisku illow siinkarkaaa
@yussufjamiilofficial3649
@yussufjamiilofficial3649 2 жыл бұрын
Ana ku ilowsinaya ee ila so xirir boskisa ana ku badalayo
@thegreennature2619
@thegreennature2619 2 жыл бұрын
Xidhiidh kale gal ama samee
@zuhaipapdilaahi2172
@zuhaipapdilaahi2172 2 жыл бұрын
Really
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Keep going ustaadi✌
@cqaadircrahmaan8323
@cqaadircrahmaan8323 2 жыл бұрын
Macalin walee nolosha baad wax ka fahansantahsy
@apdirizakmukhtaar1988
@apdirizakmukhtaar1988 2 жыл бұрын
Suhybsaajid
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 Жыл бұрын
Aad ba u mahad san tahay 😢 wax badan ba ka fa'iiday muqaalkaan
@womensection
@womensection 2 жыл бұрын
👍👍👍👍🥳🥳🥳🥳💯
@sacdiyomaxamed1805
@sacdiyomaxamed1805 2 жыл бұрын
Qof ku xumeeyay haduu garwaaqsado waa lasoo ceshankaraa
Macaanka nolosha✨❤
4:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 28 М.
7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa
17:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 2,2 МЛН
Dhayalsi Laguma Gaaro Dantaada
11:03
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 5 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 31 М.
sideen ku garan karaa qiimahegya...?!!
3:38
Faaris Channel
Рет қаралды 602
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun @WaddaniSomalitv
9:46
Facaa lama tartami kartid qofkaan hadaad guursatid
11:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 38 М.
Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
اصغر عادة ستغير الكثير بحياتك
35:06
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН