أعوذ بالله السميع العليم من الشيطان الرجيم 7 ما جئتم به السحر ان الله سيبطله 21(surada 10 ayada 81) السورة الفلق 7(surada 113) ومن شر حاسد إذا حسد 21(surada 113 ayada 5) وإذِ استسقى موسى لقومه فقلنا اضرب بعصاك الحجر فانفجرت منه اثنتا عشرة عينا 21( surada 2ayada 60)
@AsiaibraahimIbraahim5 ай бұрын
insha Alle hay naku alhtiyo
@sadiohagi63703 жыл бұрын
Illaah xaasidka hanaga qabto kuwa wax xasdayana hasoo hanuunsho dhibka insi iyo jinkaba Allaan kamagan galnay hanaga shaafiyo dhibkooda haduu nagu dhacay haduu nagu dhicina hanaga bad baadsho dhamaan teenba Aamiin yaarabi
Allaahu akbar allaahu akbar walillaahil xamdu sheekh jazaakallahu qeyral jazaa
@esraaapdirahmanofficial16383 жыл бұрын
Jazakalahu khyr m.a m.a m.a
@samaradam9043 жыл бұрын
sheekh sixirka dad ba lagu imtixaamay iyago tukada adkar aqrista ayaa qadar ilaahay cadow sixir la daba taagan lagu saliday
@faidochannel74863 жыл бұрын
ALLAH NGA QABTO0
@liibana223 жыл бұрын
Haa ana kamida Allaha iga reebe !
@sahroabdullahi99355 ай бұрын
Yaa rabii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Yaa raxmaan❤❤
@AminaJama-hc5mq8 ай бұрын
Masha Allah ❤ sheiekh ilaahy ha ku xiftiyo
@umalkhayr88124 жыл бұрын
Aniga anoo yar ayaa layxaasiday had a Waxan la xanuunsanahy mudo 18sano Dadka wax xaasida ilaahay ha uhaligo sidii qawmu huud
@habibabdirahman37474 жыл бұрын
aaamin walal jazkaallah
@umalkhayr88124 жыл бұрын
@@habibabdirahman3747 sheikh alle ha ku barakeeye wan tijaabinayaa insha allh Ruqiyadaas sharcicada ah
@zhukrijama79893 жыл бұрын
Aamiin naeada caafi rabilcalamiin
@veryclassic43583 жыл бұрын
@@habibabdirahman3747 asc
@salmal32183 жыл бұрын
Ilahyhakuxifdiyoshekh
@fadxiyahassan34064 жыл бұрын
Maanshallah jasakallah khayr
@XaawoQuruxley6 ай бұрын
Allha kubarakeeyo shiekh❤jasakalah
@naimaabdulahi34473 жыл бұрын
shiiq ilmo yar baaa iga xanun san cunto iyo caano midna macunaan way iska nool yiniin mana baahdaan caruurta side lo cilaajiya noso sheeg qayr allaha ki siiye
Sh kheyr alle ha ku siiyee ayaadka suradaha ay ku jiraan nosooo raaci
@axmedwali87853 жыл бұрын
Ilaaheey kacabso mar waliba sixir iyo astaamihiisa lee kahadlee dad cafimad qabo ayaa shaki ku awuuree wax walbo ilaaheey ayaa og qofka fican iyo qofka xun ilaaheey woo ujeedaa plz dadka shakiga haku abuurin dad badanaa niyadooda fududahee😢😢
@madino49523 жыл бұрын
Jizaaka allah shiq aniga waxan wadaa cilaajka waan wada arkay mana umalay hen in an arkaayo oo waxey iga ehed aad xanunkan kacafimadid. Lkn waxan illahey kabaryi jiray in ow ituso waxan saan ii dhibay alxamdulillah allah waa tussay bilaan iyo hada oon dhamad jogo waxana leygu bilabay jaranteydi xasadnimo xasadka allah qabto aamin
@CabdiraxmanAbdullahi7 ай бұрын
Sheeg i.a waan tijabinaya ❤🎉🤲
@cabdifataxbadalcumar-pc9my10 ай бұрын
maasha Allah jazaaka allah
@sawdaabdullahisheikhmuhamm75644 жыл бұрын
Mashallah jazakallahukhayr hore u soco 😀
@habibabdirahman37474 жыл бұрын
jazkalalah shukran bb
@saidblack99472 жыл бұрын
Mnshallah jaasaakumulaahu khary
@ifraaxcadeey21723 жыл бұрын
Masha allah sheikh Shugran
@املايمان-م8م3 жыл бұрын
Wlhi,, shekh wan sameyay cilajkan Wana laitusay sanad kadib waxan raba Inan sameyo wayo nolashayda isma badalin wax kaston u bahna way Iga xiranyin
@nimaosagalomar60423 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid sheikh
@khadraali70624 жыл бұрын
illahayow ii danbi dhaaf inoo sahal wax na caawiyo malinta yuma qiyaama jannada wada wada galno
Sheikh waan sameeyay sidaad i fartay isla habenki koobaad ayaan riyo ku arkay dad laba qof ah mid riyada ayuu ku dhintay midkii kalena qaladkii wuu i raali geliyay cajiib walahi la yaab ayay ila noqotay
@habibabdirahman37474 жыл бұрын
maansha allah Allaahu akbr runtii waa arin lagu farxo
@samaradam9043 жыл бұрын
dadkii saxda ahaa oo ku sixray miya aragtay mise dad aad aqoon abaayo isoo jawaab
@mariahonest26423 жыл бұрын
Dad aad taaqan miyey noqdeen
@abanuur68853 жыл бұрын
Hhhhhh faatalayasha Haye riyo maa lagu tussay mase waa lagu so waxyoday inu mid dhintay hhhhh mashrucan wu fashilmaye midkale LA imada aid iyo mushacwadka koofida so xirtay ilaah umada beentina haka qabto sided Ku dhihi karta riyada lagugu tusa
@maxamedabdirisaaqmaxaad55393 жыл бұрын
Msh allah
@Ayaan3443 жыл бұрын
Waxan kalo ku riyoday anigo haysata ilmo yaro wiilo yara ladan oo marna soda aniga iyo odaygeyga ilamana joogo niyadana kumanan haynin iso fasir plz riyadas
@calicumar73843 жыл бұрын
War sheekh 7 cisho ku ogow qofkii kusixrey maxaad ula jeedaa makhuraad kii baa kugu bilowdey
@zhukrijama79893 жыл бұрын
Jizakumullah khayra sh
@xasanmohamedpro52763 жыл бұрын
Alle qeer haku siiyo sheikhow masha allaah
@faadumacaadle40362 жыл бұрын
shikhow aniga waxaan ahay qof shaqaale ah waqtiga shaqada jiifka kama kici karo walwal fara badan iyo cabsi cabsine waa qaba o an ka cabsato dhimashada culesne wa i saran yahay
@abdiiidow8 ай бұрын
Asc Ala Haku xafido xaska iyo carurtayda masiinkara
@esraaapdirahmanofficial16383 жыл бұрын
Waa run sheekhoow lkn Umadu sina kgu ma amaan galinayay ilaa hda
@xurmokhadar58534 жыл бұрын
Shekh hada qof an quranka garanyn hada uu akriyo oo isaga cabsiyo ka waran ma la samyn kars
@kaltunabdi80532 жыл бұрын
Asc allah haa ku xafido akhiro iyo aduuna sheq
@ahmednawal14454 жыл бұрын
Illahey haku barakeeyo sheequna alle haku hafido runtada waye kalmat kasto aad kuhadasho sheeq habiib C/rahmaan Nawal nadiifa Ahmed ali
@habibabdirahman37474 жыл бұрын
Jazkallah walal aad baad u mahadsan tahay
@itijaabiiitijaabi86893 ай бұрын
Asc sheikh dadka ma ku akhriyi karaa
@KiinMaxamed-c5v11 ай бұрын
Alle hanaga hayo😮 xasadka❤
@qurayshoali92734 жыл бұрын
Masha allah shekh jasakalah kheran
@maxamedshirwac52574 жыл бұрын
Masha allah sheekh habiib ino so diyaariya ayat Quranka iyo adkaarta lagu talo galay isha xaasidnimad iyo sixirka jazkallah kheyr
@habibabdirahman37474 жыл бұрын
jazakallah walal diyaar baan u ahay shukran wada socod wanaagsan
@raxmaibrahim64003 жыл бұрын
@@habibabdirahman3747asc ahiiq aad yaan urabay meel aan kla soxariiro xajigeyga ayaa iga xanunsan mudo 6sano ah malin waa baxaa malinah wajiifa dhaqtar walbo bahal iyo gaas lee kaso shegaa 3biri hado shaqa tago dhoor bari ma adikaro madax xanuun badan daal badan lafo xanuun badan murqo xanuun kilyo xanuun dhabar xanuun canayo culees badan guriga markow jogo shaqada waa ilaqqbtaa meel maxanuneyso manta shaqo ma aday waxow imaana asiko jajaban laf walbo xanuuneyso mirkiisii hore waxow ahaay dadka shaqada jecwl uordo lkn sanadadaan danbo maba dhaqaqi karo talo iisoo shiiq jazakallahu qeyran wll asc
ManshAllAAh inshALLAAh Wan samaynaya Alle hayno fududeyo inshALLAAh xasidintana Alle umada haka qabto
@zhukrijama79893 жыл бұрын
Aamiin
@Hana-xy9fs6 ай бұрын
Msha.allh
@sawdaali2322 жыл бұрын
Sheekh koobka lagu so calinaya
@foosiyayuusuf56474 жыл бұрын
Asc shikh abdirahman Alle hakaa abaal mariyo shikh waxn rabay inan su aal ku waydii shikh sidad noo tilmntay wan u samenay casharkas waxaana Cabnay aniga iyo afar caruura oon dhalay shikh markan sidaa u bilaabay ila marka. Dhameyey waxn ku riyonayay Gabar aan jaar nahay oo aan dadka ugu jeclaa 4 mar ilaa in ka bdn gabarta uun ku riyonayay xitaa carurrayda qaar ka mida ku riyoday
@habibabdirahman37474 жыл бұрын
subxaanallah bal ku dadaala adkaar iyo wayso qab inaad markasta ahaatan