Heestii Jamilla Nimco Jamac iyo Abdo Qofane

  Рет қаралды 664,048

7Selel

7Selel

Күн бұрын

Пікірлер: 172
@AbdirizaakSaleebaan
@AbdirizaakSaleebaan 3 ай бұрын
I'm crying all the way from Portugal all my Love to D jabouti ❤
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Yaa salaam Mid kamida Heesaha Reer Jabuti iyo Faninta Aan Ugu Jeclay Hadal wa inti dadki hore idhi Runa loma jilib dhigo🙏
@alimuse9541
@alimuse9541 2 жыл бұрын
NAXARIISTII jano Eebbe ha siiyo Abdo,waa ereyadii Abwaankii weynaa Allah hu naxariistee H ASSAN CILMI DIIRIYE ,RUWAAYADII SADDEX BAA ISKU FAANTAY,,NIMCO CIMRI DHEER INSHA ALLAH
@roooroo2148
@roooroo2148 Жыл бұрын
1983
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Bravo mais qui était le responsable culturel du rpp
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Waa Walaha Reer Jabuuti waa Somali cajiib walal walaah
@mohamadali445
@mohamadali445 3 жыл бұрын
haaa xaaqe jokta wll
@nagadomar3648
@nagadomar3648 5 жыл бұрын
waaaaa heesaha an u jeclahy ayey ka mid tahay heestan walahi kam xiso dhigo WAXA AY KA MID AHAYD RUWAYADI ### SADEX BAA ISKU FAANTAY### WANA 1982 WAXANA CURIYEEY ABWN HASN ELMI DIRIYEH AUN ****** ABDO GOFONE (AUN) NIMCO JAMA MIGIL XIFUDULAH CIMRIGA ALEHK HA KU BARAKEEYO
@miskiindaacada4769
@miskiindaacada4769 4 жыл бұрын
Anaa kula mid ah kama xiiso dhCo macluumaad fara badana way xambaar san tahay heestan
@badrigass4135
@badrigass4135 2 жыл бұрын
Muusiga heesta iyo ereyada oo lagu ladhey laxamka miisaaman waa mid aan La hali Karin❤ Abdoo xamarqoodh allaha u naxariisto😢 nimco jaamac allaha cimriga u barkeeyo, Hees iyo badh
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 10 ай бұрын
Abssalutley 💯 waad aziibtay wllhi waa mucjizo ereyada 💯 laxanka 💯 codka 💯 music
@mirageahmed5282
@mirageahmed5282 2 жыл бұрын
Les deux meilleurs chanteurs de l'histoire Djiboutienne Nîmaa Djama et Abdo Hamargor ANIHAY
@equtorialworldnews1525
@equtorialworldnews1525 8 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 10-May- 2024 habeen jimce soo galayo. Waxaana ahay jabuutiyaan asal ahaan ka joodee Somaliland magaalada Gabiley. Waxan leeyahay xaas iyo gabadh yar oo dhawan iggu dhalatay dhakhtarka daare xanan. Jabuuti waxaan ka waayay cid shaqo isiisa wakhtiga ayaana igu xun. Waxaan bartay cilmiga xisaabaadka oo english ah. Aad baan u jecelahay wadankayga 🇩🇯 🇩🇯 ❤❤❤. Ìsoo duceeya in mustaqbalkayga dambe Alle ii khayro
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Cabdoo Xamar Qoodh waxaan ku bartay telefishamkii Qaranka Muqdisho iyo berisamaadkii. Nimco heesteedii Libaax baabuliyo shabeel baramadoow iyo cajaladihii naastarada lagu dhegaysan jiray. Waayo waayo iyo qarnigii ina dhaafay dabayaaqadiisii.
@adanechemekonene7694
@adanechemekonene7694 Ай бұрын
I'm Ethiopian I love this song ❤
@faiselaraye1558
@faiselaraye1558 2 жыл бұрын
This song will never die. Je suis un Djiboutien ne l annee 80.
@Malimo_alma
@Malimo_alma 2 жыл бұрын
I love this song❤️
@roooroo2148
@roooroo2148 Жыл бұрын
1983
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo cabdoo xamar qoodh waa mid ka mida fanaaniinta aan heesahooda dhegaysto ka ugu fiican
@deltaelliot5675
@deltaelliot5675 7 жыл бұрын
Salaan jiifta- Jawaab qiimale Maxaad joogtaan- Jeesku waa nabad Jeeniga i sii- Jeediyee hoo
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Allah yarhamo tonton Abdo hamargode et eedo Nimco Djama cimri dheer iyo cafimaaad des symboles pour nous
@khadarmahamoud3400
@khadarmahamoud3400 6 жыл бұрын
Abdo hamargod allah kuu naxaristo tu étais une legende and long life à ma tanti NIMA DJAMA
@changedman4702
@changedman4702 5 жыл бұрын
Aminnn aminnn
@halimoa4348
@halimoa4348 3 жыл бұрын
May Allah have mercy on him and grant him jana fardus... Amiin
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 7 жыл бұрын
Warkayga iga jagac sii walee waa heeso lagu raxaysto heesaha Abdo xamarqodh iyo nimca jamac, allaha u naxariisto Abdo
@sahalelmi7330
@sahalelmi7330 Жыл бұрын
Abdo xamarqod Allah oo naxaristo. Nima jamac M cimri dheer iyo cafimad badan. Sharaf iyo karamoo ayad noledihiin 💐🇩🇯🇩🇯🇩🇯💐💯🙏❤️
@ahmedrobleh1457
@ahmedrobleh1457 9 жыл бұрын
Allah oo Naxeristo Abdo Xamarqod he was the legend
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 7 жыл бұрын
Ahmed Robleh of 8th
@trouble97rara85
@trouble97rara85 3 жыл бұрын
im crying all the way from china ,all my love to djibouti❤
@halimoa4348
@halimoa4348 3 жыл бұрын
Awww......👍👍👍👍👍
@chouebiltireh1572
@chouebiltireh1572 3 жыл бұрын
J ss a l'étranger aussi, c'est nostalgique cette chanson
@lunicitedallahswt8385
@lunicitedallahswt8385 4 жыл бұрын
On ne trouvera pas un blanc ou une blanche qui arrive au cheville de nos Meilleure et Meilleur star simple et de leurs paroles juste et geste admirable inchaALLAH La femme noire Quand elles sont justes On s ' entretuent pour elles ! oui les avions se heurtent . inchaALLAH biidnILLAHI KARIIM Wa SALALLAHU ALA SAYYIDINA MOUHAMMAD AMIIN
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 жыл бұрын
Salaan jiifta ah Jawaab qiimale Maxaad joogtaan Jeesku waa nabad Jeeniga isiii Jeediye hoo Cabdo Jaahbkan ka baxay iyo Jaagadaan fadhiyi jiray Jirid yahay aan kaga tagay Jidhkan quruxdii kama jabin Jaahaagu ima didin Waadse jina yaraatee Jir miyaan kugu di'in Kala jeestay laamuhu Mana jiila uruurtide Ma guntaa lagaa jaray Warka iiga jagac sii Nimco Jiidhkaygan buuxsamay Iyo johooradaan sidoo Dadku iguu jareexeen Anigunaa ma jixinjixoo Jabaqdooda uma baxo Jiidhkaa damaqsi kuma jiroo Mana jidhiidhicoodee Waa jaah ma garatee Jidibkaan cuskaday iyoo Samir baan ku jiidhaa Runna loomaa jilib dhigo Cabdo Waanigii jarmaadayee Jaan-qaaday socodkee Dunidabaa ka jiitayee Jidka nagi markii an dagay Een jaqay hurdada nabar Sow jalalabkaagi Jiifkii igama kicin Caawana jamiilaa Jaqaskaba anaa goyn Jirradiyo xanuunkee Ha u jeesan meelkale Nimco Taabadaan ku joogniyo Jidka wadarta loo jidhay Jufadaan ka dhaxalnoo Jaangooyadii hore Inkasto jurmiga dhaqan Jaarkaygu neceb yahay Wakhtiguna ku jiifsaday Aragtida janjeedhiyo Kuwa beenta jirayaa Ima jeedin karayaan Runna loomaa jilib dhigo Ereyadii AUN abwaan xasan cilmi
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 6 жыл бұрын
Mahadsanid jaalle Amarre Cawaale.
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 5 жыл бұрын
Waa hereyadi Abwaankii weyna Xasan Cilmi Dirieh (AHUN) waxay ku jirta riwaayadaa “ Sadex baa isku faanay” Oo aah riwaayaad aad qiimo basana oo rigmaad iyo sarbeeb xanbarsaan
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
@@xasan.jaamac adaa mudan wll
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
@@ahmedegueh7734 waa runtaa wll
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Walaal waad dadaashay. Meesha aad tidhi (jalalafkaagii) waxay aniga ilatahay (jalaladkaagii) hurdadii igama kicin
@MouktarAden-r2w
@MouktarAden-r2w 5 ай бұрын
Those songs we won't give up to listen
@abdel-salamosman6832
@abdel-salamosman6832 23 күн бұрын
Nostalgie est le mots le plus approprié.
@nourdinnadif2569
@nourdinnadif2569 4 жыл бұрын
Abwaankii sameyay maskaxdiisi kuwa imika joga isku dhigman allah ha u naxariisto abwaanka
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 4 жыл бұрын
Amin yaa Allah
@badrigaasomar6765
@badrigaasomar6765 3 жыл бұрын
Rawaayad dhan oo uguyaraan dhawr iyo labaatan heseed ay ku hiraam oo heeskami kimid yahay ayuu abwaanku sameeyey waxa kaloo raacsan majaajilada filmka waliba tix la uskugu jawaabayo iyo waliba ujeedka ruwaayadu ayna ka madhmeyn ayuu abwaanku sameeyey, Maskaxdaa iska daa kuwan dambe abwaaniintii hore xataa weyku adkeyd Markasaad rabtaa inaad waxka sheegto kkk bal labo erey isku toosi aduu Erayda heesto aad ayaa looga soo sheqeeyey intariikhdu xosto ayuu mudan yahay Abwaanku waxan u meleynyaa unuu ahaa Abwaan Caligaab Allaha unxariisto
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 3 жыл бұрын
@@badrigaasomar6765ankusaxoo walaal Heestaan waxay Kamid tahay ruwaayadii saddex baa isku fanay (1983) waxanaa sameyey Abwaan weynaa Xasan Cilmi (AHUN)
@badrigaasomar6765
@badrigaasomar6765 3 жыл бұрын
@@ahmedegueh7734 mahadsanid walal xasan cilmi waa abwaan weyn waxan umaleynyaa inuu jabouti ku geeriyidey allaha unaxariisto
@mohamedadenhadi4968
@mohamedadenhadi4968 5 ай бұрын
Sax waayo ninga na sax sacib kk​@@ahmedegueh7734
@sadikamed6658
@sadikamed6658 4 жыл бұрын
Who see still 2020😍
@gouledalinasrigouled1234
@gouledalinasrigouled1234 4 жыл бұрын
Ils sont dispau sxb😪😪
@queenmandeeq5116
@queenmandeeq5116 2 жыл бұрын
@@gouledalinasrigouled1234 hxgi
@AbdicasiisXidig-xp2rh
@AbdicasiisXidig-xp2rh Жыл бұрын
​@Gouled ali nasri Gouled123 ¹
@lunicitedallahswt8385
@lunicitedallahswt8385 4 жыл бұрын
MashaALLAH ALLAHA WAYN EE WÂHIDKA ( SWT ) Diintisa ISLAMKA ayan kufaa naa ! Ee Nimco Djamacey hestadan qiimo ayey leedahay Oo doofaaradan caalamka kawada imiiday ayaan ugu waada haajabaynaa inchaALLAH
@abdirahmankoronto1265
@abdirahmankoronto1265 4 жыл бұрын
Waa sidaa inaabti kuwaas ku karbaasha heestaan
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 2 жыл бұрын
24/11/2022/ khamiiz jimce zoo galayo /10: 25 / eezhcalaa heez amazing voice music/ laxan farzhaxani zameeyay
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Ай бұрын
24/11/2024 booqasho after 2 years
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 жыл бұрын
Woow nimco jamaac and Abdo xamar qod alallah Rahma long live to nimco keep going forward 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇫🇷🇫🇷🇬🇧🇬🇧💚❤️🤍
@moussahassan9546
@moussahassan9546 3 жыл бұрын
Niimca jaamac Qacan saree cimra ha jiroo inchallah
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
ALLAH HA u NAXARIISTO ABDO XAMARQOOD.AAMIIN
@asaldhalad9999
@asaldhalad9999 2 жыл бұрын
Who still here in 2023😂😂😂
@mouvementharbiste
@mouvementharbiste 5 ай бұрын
2024
@Adenchireh
@Adenchireh 4 күн бұрын
Les djiboutiens attendent une bonne farce k tu attend IOG 2026 Il faut k nos gens travaillent Lakin aden robleh awaleh c est le meilleur indépendantiste parmi nous wallahi
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 Күн бұрын
2025 kii iyo xasuus igu dheer alle ha u naxariisto fanaanka waa codadadka a dhawaqyada aan ugu jecelahay in aan maqlo ee an ka bixin xusuusta!!!!
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Woow 281vieuws mashallah nicmo jamaac long live ilahoow uu naxariisto abdou camaro wood 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏💜💋🌹👍🌺🍒🥀Jaime Mon pays natal djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Legend abdo xamarqodh iyo nimco jaamac , foolaadka fanka jabuuti cumaamadoda lama haysan karo
@adnaanali6284
@adnaanali6284 5 ай бұрын
2024 ayaaan sooo Laapthy hdaan Amiiraaay
@cuudidileg6875
@cuudidileg6875 7 жыл бұрын
Allahaa unaxariisto cabdoow & nimco jaamac migil
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 6 жыл бұрын
Cuudi Dile G Waalaalo way noshahay nimco Lkn wa run alle ha u naxariisto fanaankaas 😢😭😢😭😢👐👐
@moussahassan9546
@moussahassan9546 3 жыл бұрын
Naxaris Jaano samiir iyo imaan family qoodh mashallah
@adamayeh1681
@adamayeh1681 7 жыл бұрын
abwaankii sameeyay janada. alaah geeyo
@ahmedegueh7734
@ahmedegueh7734 5 жыл бұрын
Amin yaa Allah
@housseinmousse9059
@housseinmousse9059 4 жыл бұрын
Rawayad 3 xamargood
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 8 ай бұрын
Allaha ku naxaristo abdo gofonee
@Abdikadir2024Gulled
@Abdikadir2024Gulled 2 ай бұрын
Who still watching 1/11/2024
@Ninbiraa
@Ninbiraa 5 жыл бұрын
Jidhka quruxdi kama jabin waase jina yartaye woow
@TheElmii
@TheElmii 7 ай бұрын
Still 2024 .i love it nimo and abdo.remembering
@NASSERSTARK
@NASSERSTARK 4 ай бұрын
The best era ever
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 4 жыл бұрын
Kunaloma jilibdiko waroun nima djamac Miguel iyo abdo ismail gafaneh Allahunaharistoh
@TheElmii
@TheElmii 5 жыл бұрын
Abdo et Nima la dignité avec amour
@Adenchireh
@Adenchireh Ай бұрын
Deux grands chanteurs
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 7 жыл бұрын
The best song alla yarhama abdo and mamo nimco long life who see 2017 10 27
@mandeklucas9101
@mandeklucas9101 4 жыл бұрын
Ma belle patrie djibouti
@mandeklucas9101
@mandeklucas9101 4 жыл бұрын
Mes chansons d enfant
@bellafances
@bellafances Жыл бұрын
😂😂🤣2023
@abdifatahmahamud4827
@abdifatahmahamud4827 5 жыл бұрын
heesihi hore murti wlhi 2019
@TheElmii
@TheElmii 5 жыл бұрын
Ecout
@maxamaddaahir3309
@maxamaddaahir3309 4 жыл бұрын
Da yarta reer jabuuti ereyadaa heestan yaa u macnayn
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
N en deplaise nima elle était la plus somptueuse et abdo le meilleur des meilleurs
@iftiinseheacadmey25
@iftiinseheacadmey25 8 жыл бұрын
waa hees midho heedu macno balaadhan ku fadhiyaan woooow
@TheElmii
@TheElmii 5 жыл бұрын
Haa
@alaalealmahdi5566
@alaalealmahdi5566 4 ай бұрын
Salaan qaaliya cabdo siciid iyo mimco jamac.
@HirabHo
@HirabHo 8 ай бұрын
Abdo allaharamou etait splendide
@abdirazakcaynaan8974
@abdirazakcaynaan8974 3 жыл бұрын
Allaa yarxamu Abdo xamar qoodh
@akramfaycal2934
@akramfaycal2934 2 жыл бұрын
Mashllah belle voix et chanson importante
@HirabHo
@HirabHo 8 ай бұрын
Cette melodie etait irréversible
@somalietijger7404
@somalietijger7404 8 жыл бұрын
aax wa nostalegie , wa heesahan gu so koray . allah yarmu abdo
@Nabadoon1000
@Nabadoon1000 4 ай бұрын
The best of the best long life mum
@Adenchireh
@Adenchireh Ай бұрын
Qu allah accueil en son paradis abdo
@ismzakmoud247
@ismzakmoud247 2 жыл бұрын
👂 2022 ❤️🇩🇯
@bellafances
@bellafances Жыл бұрын
2023
@samsamjama144
@samsamjama144 2 жыл бұрын
The old beautiful days in Djibouti ❤️💚🤍
@beegsifouad
@beegsifouad 5 ай бұрын
Me,,, evry time i want remember my past life,,
@libanmoussesaid5010
@libanmoussesaid5010 6 жыл бұрын
Niceee & sweet songs top of top song.
@bilehomar55
@bilehomar55 4 жыл бұрын
telicharge
@bilehomar55
@bilehomar55 4 жыл бұрын
a
@enabuuus
@enabuuus 7 жыл бұрын
Deux grands et gens aimables.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 7 ай бұрын
Abdo fanaan buuxa buu ahaa Aun
@munacisman5891
@munacisman5891 4 жыл бұрын
J'ai adoré ❤🔥12/12/2020 15:51😘
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 6 ай бұрын
Aar reer djiboitouyo ilyas moussa dawaleh ki etait derriere cette piece theatre
@omarkhairehibrahim4791
@omarkhairehibrahim4791 2 жыл бұрын
Addero Noxarisajano
@HirabHo
@HirabHo 8 ай бұрын
Nima pour l intégrité du pays va au canada
@abdikafiali4928
@abdikafiali4928 8 жыл бұрын
jeeniga isii jeediyee hoo waa hees shidan
@mohamedissa5857
@mohamedissa5857 Жыл бұрын
Who still watching 2023
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 7 ай бұрын
Mon père me disait l éducation c est le plus important
@mirandabella8684
@mirandabella8684 7 жыл бұрын
C est 🕯🕯les🕯🕯 chansons 🕯🕯ki🕯🕯 nous🕯🕯 en🕯🕯 percer 🕯🕯paix 🕯🕯a 🕯🕯son🕯🕯 ame🕯🕯 hamargod🕯🕯 et 🕯🕯l icone🕯 de🕯🕯 djibouti 🕯🕯
@neimaali2021
@neimaali2021 5 жыл бұрын
Ruun xadi
@Nabad97
@Nabad97 Жыл бұрын
djibouti jano ❤
@SouleimanMohamedSoul
@SouleimanMohamedSoul 9 жыл бұрын
ilaahey janada ha ka waraabiyo
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
Aamiin
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
AAMIIN
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Legends abdo AUN
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 2 жыл бұрын
Steal 2022 9/30 habeen jimce ah 20:34
@lunicitedallahswt8385
@lunicitedallahswt8385 4 жыл бұрын
MashaALLAH !
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
Xasuusa gara jabuti
@qalbideeqamuhamad5233
@qalbideeqamuhamad5233 5 жыл бұрын
Waxa xasus mudan abwanki sameyay xasan cilmi
@islamistemusulmane882
@islamistemusulmane882 3 жыл бұрын
Acudu biLLAHI mina shaytani rajim , Haa u jeesaan haa u jiifsaan meel kaalee ! siidaa reerka goma lut ka ........
@Hamzejamaliye
@Hamzejamaliye 2 жыл бұрын
Who see still september 2022
@arabomar3177
@arabomar3177 2 жыл бұрын
Kkkkkkk waka reeyadayiii maha
@Adenchireh
@Adenchireh 6 күн бұрын
Une fable que l ancien responsable de ma commission.culturelle du rpp avait créé
@dinimohamed4543
@dinimohamed4543 5 ай бұрын
"❤❤❤❤"
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 8 ай бұрын
Hess iga dheeh
@rashidhassan8036
@rashidhassan8036 10 жыл бұрын
Jeeniga isii jeediyee hoo macaanaa hadaladaasi
@badrigass4135
@badrigass4135 2 жыл бұрын
Absolutely
@SahraCasood
@SahraCasood 5 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮sahr casood
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 6 жыл бұрын
30/3/2018 😍😍😍😍😍
@bellafances
@bellafances Жыл бұрын
🤣🤣⚘2023
@mandeklucas9101
@mandeklucas9101 4 жыл бұрын
Belle chanson
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
warka iiga jagacsii
@KafiaAbdi76
@KafiaAbdi76 Жыл бұрын
17 11 2023
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Toute une culture que depuis nos ancetres de part et d autres nous allions mener Il faut savoir cette pièce de théâtre s intitulait essayez de trouver
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
Hello nimco
@xuseencismaan4977
@xuseencismaan4977 6 жыл бұрын
waxan jocelahay mom malyuun bambam
@xuseencismaan4977
@xuseencismaan4977 6 жыл бұрын
kawaran
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 8 ай бұрын
Heesta u jeedadeeda ayaa soo sheega kara
@eiasosmansaleh7714
@eiasosmansaleh7714 5 жыл бұрын
Machallah vari djibouti
@djamilaalimiganeh8244
@djamilaalimiganeh8244 4 жыл бұрын
The legendary Fanaan Saciid Xamargod Vs Nimco
9:23
7Selel
Рет қаралды 218 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Fadun &  Mohamed
8:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 865 М.
Djibouti: Abdo Ismail Bouh Hamargog
7:10
Assajog Studio
Рет қаралды 97 М.
Al Fanan Abdi Nuur Vs Nimco Dj  Miguil
8:07
7Selel
Рет қаралды 157 М.
Nimca & Wado
7:27
Jabuuti TV
Рет қаралды 611 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 5 МЛН
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 932 М.
Nimco Jaamac & Siciid  Xamarqoodh Ahun l
9:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 101 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН