8 kamid ah buuraha kuyaal dhulka Soomaalidu...

  Рет қаралды 5,474

AMTAR COURSES

AMTAR COURSES

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 ай бұрын
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 ай бұрын
Surcad maahe waa surad
@YuusufMaxamed-xt2yu
@YuusufMaxamed-xt2yu Ай бұрын
Somali
@UmalkhayrMuuse-vl2eg
@UmalkhayrMuuse-vl2eg 2 ай бұрын
Mahadsanid❤❤❤
@apturhamnyousug7946
@apturhamnyousug7946 3 ай бұрын
Labdaii buurode ee igu dheera carigasomlidu dagto kumad soo darin awoow surad iyo daalo
@amtar-courses
@amtar-courses 3 ай бұрын
@@apturhamnyousug7946 buurta Surat Waxaan isticmaalnay Shimbiris, Daalana Waa Sil-silada marka buuraha waxay leeyihiin magacyo kaladuwan MAHADSANID
@FarxiyoCaliAdan-y3j
@FarxiyoCaliAdan-y3j 3 ай бұрын
​@@amtar-courses waa sax ustaad
@4ever7lightning25
@4ever7lightning25 2 ай бұрын
Somaliland 🎉😊
@AliDheere-k4z
@AliDheere-k4z 2 ай бұрын
Markii hore waxaa katalin jirty Somalia lkn imika waxaa ka talisa soomaaliland imika wax boor ha ma leh Somalia
@ahmedabdulahi9868
@ahmedabdulahi9868 3 ай бұрын
Ok taliye ku soco
@samatarsaedjibrl
@samatarsaedjibrl 2 ай бұрын
Sxb waad mahadsantahay aqoota guud ee buuraha dalkena aad naga siisay waxan rabaa in aan waxyar kaa saxo buuraha Naaso Hablood kuma yaalaan Hargeesa ee waxey ku yalaan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool
@amtar-courses
@amtar-courses 2 ай бұрын
Duleedka hargeysa ayay kutaalaa marka adigoo raali ah dib u baar Mahdsnd Taladaaada
@BaraarujiyeMedia
@BaraarujiyeMedia 2 ай бұрын
Soomaalidu degto waa gef iyo meel ka dhac ee waxad yidhaahdaa Dhulka Soomaaliyeed ama Dhulka Soomaalida Fadlan editing garee
@amtar-courses
@amtar-courses 2 ай бұрын
@@BaraarujiyeMedia mhdsnd
@BaraarujiyeMedia
@BaraarujiyeMedia 2 ай бұрын
@@amtar-courses adaa mudan wllo
@samiraadan2435
@samiraadan2435 3 ай бұрын
Intaan keliya miyaa ? Aawey buuraha kale ee ku yaala soomaaliya sida buur hakaba iyo kuwa kale ee nawaaxigaas ku yaala??
@amtar-courses
@amtar-courses 3 ай бұрын
@@samiraadan2435 Mayya Walaal intaa kaliyaato ma aha lkn 1 meel ayaan xoogga saarnay, buur hakabo Waa magaalo kutaalo gobolka baay magacaana waxaa loogu bixiyay buur wayn Oo magaalada dhexdeeda kutaalo awgeed
@Said-e3y
@Said-e3y 2 ай бұрын
Buur xakaba waa wax yar, taariikh iyo qrux hadad doonayso waa somaliland
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 3 ай бұрын
Aaway buurta gacan libaax oo kutaal gobolka saaxil sido kale aaway buurta wagar oo iyana 30km ujirta sheekh waa buurta labaad ee ugu dheer guud ahan deegaanada somalida ama shanta somaliba midna aan kuusheege buurta wagar ladhaho aya ah buurta labad ee ugu dheer deganada somalida buurta koobadna waa surad oo ceerigaabo kutaal sido kale kumad soodarin buurta daalo oo iyana ceerigaabo kutaal
@amtar-courses
@amtar-courses 3 ай бұрын
Walaal Waa Mahadsantahay Muuqaalka dhammayso Libaaxlay Waan kusoo daray, buurta daalo waxaan isticmaalnay magaca sil-silada, adiga hadii aad u taqaanid daalo magacaas ayaan isticmaalnay annaga, Midda 2aad ma aanan soo qaadan dhammaan buuraha kuyaal dhulalka soomaaldu degto qaar baynu ka isticmaalnay, Mararka qaarna waxaan isticmaalnay Magac guud MAHADSANID
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 3 ай бұрын
@@amtar-courses wll warunta laakin qalad waa kujira tusaale ahan buurta labad ee ugu dheer deegaanada somalida waa wagar oo sheekh ujirta 30km adiguna waxa aad kusheegtay bahaaya buur ladhaho sida kale waad saxantahay
@amtar-courses
@amtar-courses 3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/iWO1pqN4iKh6n6ssi=WInvmyI-SShLKpph
@Ahmed-v8v
@Ahmed-v8v 3 ай бұрын
Somaliland ayay ku taalaa
@amtar-courses
@amtar-courses 3 ай бұрын
@@Ahmed-v8v Mahadsanid walaal
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 2 ай бұрын
Dhamaan tood waxay ku yalaan somaliland
@Maxamed-ym7xt
@Maxamed-ym7xt 2 ай бұрын
beenaale,Surcad, waxay ku taalaa,somaliland oo,ah sanaag,,,buurta udheer dhulka somalida
@MustafeMuuse-gp8dc
@MustafeMuuse-gp8dc 2 ай бұрын
Beenaale
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 9 МЛН
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 226 М.
Dalkeena ma rabno inaan ku hoggaamino siyaasad Kala qeybineysa,
7:56
Somali National Television
Рет қаралды 1,6 М.
BUURTA UGU WARAABAHA BADAN SOMALILAND
51:04
Caalin Abyan
Рет қаралды 121 М.
FILO PART 113
30:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 427 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.