No video

9 Bari Is Naqaanay Marku Rerka Iga Doontay 💕

  Рет қаралды 74,182

Anwar & Hawa’s Family

Anwar & Hawa’s Family

Күн бұрын

asxaabey videoga inuu idin cajabiyo ayaan rajeynaa plz share dhaha like saara Subscribe saar chanelka lana wadaag asxaabtaada love you guys
social mediaha naga so radin kartiin
instagramka anwar| / kinganwarofficial
Instagramkeyga | / queenhawaof. .
Snapchat | Queenhawaadam
Kinganwaroff
Tiktok | vm.tiktok.com/5...

Пікірлер: 238
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
Wlhi ani waxan is baranay 2/10/2017 waxo iso dontay 19/10/2017 waxan is meher sanay 24/10/2017waxan aqal galnay 27/10/2017 alxmd waxan udhalay 2gabar iyo hal wil hadana xamilo an ahay 7 bilood iso duceya ino ilahey i fududeyo
@imanabdrxman967
@imanabdrxman967 Жыл бұрын
Mash allh tabarka raxmaan 😭❤️
@MuwaahipHassan-bk4rs
@MuwaahipHassan-bk4rs Жыл бұрын
Masha allh wllo ale reerkaaga ka ku barakeeyo caruurtana ale haku daayo
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Ilahay ha Ku fudayo abayo aniga ha isiyo awlad saliyaxa
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
@@hodandahir8111 amin amin yarabi gabdheyda samided
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
@@hodandahir8111 malagu qawa
@hannynaturalbeauty7750
@hannynaturalbeauty7750 Жыл бұрын
3 biloodnan wada soconay tii afaraadna waan is guursaney alx 3 sano wada noolnhy hal gabar noo joogto kii lbaaadna on the way alhamdulilah shukaansi dheer waalakala xiisa dhacaa mustaqbal in la iskala hadlo fcn
@ubahmohamed7793
@ubahmohamed7793 Жыл бұрын
14/12/2018 is baranay 18/1/2019 wan is guursanay 32 malin kdib barashadeena is guursanay 5 years happy nolal iyo one baby heysana Alxm ❤️
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 Жыл бұрын
Aniga kaa roon 20 maalin aya is garaneenay😂😂 4 yrs happily married alhamdulilah ilahey owlaad Hana siiyo
@hawasabdullahi7745
@hawasabdullahi7745 Жыл бұрын
Mashaallah allaha idinku arsaaqo awlaad saalax ah❤
@fatuumqurux7123
@fatuumqurux7123 Жыл бұрын
Ilah ha idin siiyo owlaad bariyal ah
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Жыл бұрын
Wll somali hadda nhy 😂😂😂 xasadiin ayaan ubadanshay ee hala yaabin cidaan kusoo jawabin Awlaad wngsan allah haina kala siiyo
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 Жыл бұрын
mash allh abyo alle ha ku xafido
@Ducaysann
@Ducaysann Жыл бұрын
Aameen yaa rabb
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Mashallah anwar waxaad heshay gabar strong 💪 ah oo qalbi wanagsan waan idin taageer hore u socda waxa tahiin family 👪 qurux badan mashallah
@Ducaysann
@Ducaysann Жыл бұрын
Ha walali ma sha Allah
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Жыл бұрын
​@@saidagaalkaacyo8804 anwar somalia miya mise
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Mashallah xaawo waxa tahay gabar qurux badan oo karti leh mashallah ♥️
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 Жыл бұрын
Masha alah xiriirka waqtiga badan qaata maba fiicna 9cisho maahee 5cisho ilaahoow muu ahaado wixii calaf isku leh waa is helayaan
@user-ts8yr2ns2g
@user-ts8yr2ns2g Жыл бұрын
MashaAllah Alla ha idin xafidooo ha idin barakeeyo a very suited couple Very hard working Hope u celebrate ur centenary InshaAllah ❤❤❤❤❤❤
@mokifayn1964
@mokifayn1964 Жыл бұрын
Mashallah alle haysukiin barakeeyo kuwii janada ku kulma alle haydinka yeelo😍
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын
masha allh🥰Allah idin barakeeyo😅ani nin 9 bari is naqaano waa kusoo doonana hado i dhoho waa ka shakin laha lkn ine macquul tahay ayaan ogaaday caawa hadu calaf jiro
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Жыл бұрын
Isku mid nhy kalsoonidas maba lihii iyo aminadas mid dhowr bil isla.socono ayaa baa wqti bdn mooden😂
@asiyamohamed7531
@asiyamohamed7531 Жыл бұрын
ma doonan ee wu uso bandhgty lee
@yaaska6611
@yaaska6611 Жыл бұрын
Calaf haduu jiro waa ku khasban tahay Hhh
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
15:10 what a beautiful picture. So much happiness in your faces. Hawa dhuubo dhex yar baad aheed. Mashallah.
@mua301
@mua301 Жыл бұрын
Family aan aad u taageera baa tihiin marka so baxdeen ila iminka Wa su'aale dumaashi Anwar halku ka yimi markisi hore
@iqramahamud3158
@iqramahamud3158 5 ай бұрын
M.ah allah idin xafido 😊
@djamilaonly8528
@djamilaonly8528 Жыл бұрын
ما شاء الله حبببتي يبارك في عمرك وبيتك ويحفظكم لبعض
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarakallaah il xun ALLAAH hadinka xijaabo ALLAAHUMA AAMIIN ❤❤❤❤❤❤…. I know people from barawe aabaheey ka ab ka ab janareeshino badan masheegi karo ilaa Iyo intee sano ama awoowe eey ku dhasheen baraawe maashaa Allaah tabaarakallaah….. bada baraawe uu aabaheey igu baray dawaalsha ❤❤❤❤❤❤❤ l love ❤️ and missed baraawe cadeey from USA 🇺🇸
@halimafarah3720
@halimafarah3720 Жыл бұрын
ماشاءالله حبيبتي بارك الله لك في بيتك وعيالك وزوجك وأهلك كلهم ❤ أحبك كثيرا حبيبتي
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Жыл бұрын
ماشاء الله الله يقبل دعوتك لهم وهل الحليمات يتكلوون باللغة العربيه مثل هذه الحليمه 😂😂😂
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Жыл бұрын
​@@MOHAMUD550أكيد
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
That is such an amazing thing you did feeding all those poor people 11:35. More people should do something like this instead of wasting lots of money on their wedding day. I'm not saying people shouldn't celebrate of course weddings are occasions for celebration but it is important to reign back the spending and also make some poor people happy too.
@hafsaabdi9512
@hafsaabdi9512 7 ай бұрын
0:34
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Жыл бұрын
Dadka first pizza house ku kulma ultim wey is guursadan saaxibkey anagoo 19 beri sheekeysaneyna mesha igeyey then hadana markle igeyey wax 2bil kayar dhex deeda is guursany😂😂😂
@NadifaaliAli
@NadifaaliAli Жыл бұрын
😂mashallah ilahy haidin barakeyo reerkiina🎉
@umuthuraya-nv4tk
@umuthuraya-nv4tk Жыл бұрын
Haa😂ani saxibkey xagasa ku kulanay hadana sanado isqabna 😅
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 Жыл бұрын
Ana waa inan kayga geeya marku imado😂😂
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
​@@ayanhussein9773😂😂😂oo Ala! Yaa ii qoslo Inteey kutaalaa ma xamarbaa Anigana ma imaadaa walasheey
@rahmaibrahim6024
@rahmaibrahim6024 Жыл бұрын
Wllhi been mahan aniga sxbkey anwar isku meel kaimaden first time pizz house aa kukulanay waxyar isla soconay wan is gursanay
@sahzamhusmar4030
@sahzamhusmar4030 Жыл бұрын
Mash allah 🥺🖤ww familly an jeclhy tihin isku wara haawo and anwar 🙌🏼💙
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
ALLOOW KUU NAXARIISO AABO MACAAN ALLAAHUMA AAMIIN
@_qumanaha
@_qumanaha Жыл бұрын
Mncha allah alle ha isku kiin barakeeyo🤲
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk Жыл бұрын
Illaahay waxaan idiinka baryayaa noqda kuwii isku waara sidaad ilmahaas uga farxisay adiguna ama idinkuna xaga illaahay ayay idiin talaa wiil iyo caano gabadh iyo caano noolaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Suweysmaxamed-zj3ke
@Suweysmaxamed-zj3ke Жыл бұрын
Masha allh ❤💕 family qurux badan ❤ilahay haniixifdiyo macanto ❤❤❤
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Жыл бұрын
الله يبعد عن العيون الحسد علي هذه العائله وبقية العائلات الذين لا نعرفهم او نعرفهم برأيي ليس جيد ان نتكلم عن الخصوصيات حياتنا في داخل الانترنت
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 Жыл бұрын
2017/7 isbaranay 2021/7 isgursanay 2 sano wada jogna alx ubad bari ah hana siyo
@hamdifaysal5654
@hamdifaysal5654 Жыл бұрын
Aamin❤
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg Жыл бұрын
Abayo ana 2017/8 isbaranay labo bilood kadib is meher sanay 2017/10 waxa aqal galnay 2021/10 ilmihii kowad iga soo dilmay allow awlad bariya nasii
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Жыл бұрын
Manshallah beautiful couples May Allaha protect kuli sharin🤲❤️ You very talented, smart and beautiful keep going dear xaqa cadey Manshallah 👍👌💯👌
@maimunahmedgulled2833
@maimunahmedgulled2833 Жыл бұрын
mnsha Allh aad baan ugu raxaystay muqalkan ka badan isla gara abayo muhiimada ma ahan waqtiga la wada socde wa calaf iyo sida u go'aansatan ina nolosha usi wada joogtaan Luuqada adan aqoon xanuun leedahay ina ku shukaansato googlekas ana hda ku jira😂 ilahow na mide hada khayr isku nahay🤲
@MuwaahipHassan-bk4rs
@MuwaahipHassan-bk4rs Жыл бұрын
Masha allh aniga iyo xajigayga waxan wad soconay 5 sano alx hada waxan la nolay 2 sano waxanan haysta 2 caruurha ale ha i daye
@ramlaabuubakar4940
@ramlaabuubakar4940 Жыл бұрын
Abayo 5sano kadib qofka sidu ahan maiska badaly ani hada saas iheystaa wakbaqaa ama qof kale kugu noqda isleyhay😂
@umuh-qm1gu
@umuh-qm1gu Жыл бұрын
MashaAllah cimri dheer cibaado suban Allah idinku irzaaqo
@maimunamohamed9308
@maimunamohamed9308 Жыл бұрын
Masha Allah Allahuma barik am eargly waiting for the marriage video ❤the love between you two is unexplainable May Allah bless your marriage amiin ❤
@AnwarAndHawasFamily
@AnwarAndHawasFamily Жыл бұрын
Thank you so much 😊
@clay3451
@clay3451 Жыл бұрын
​@@AnwarAndHawasFamilyHI SPEAKS SOMALI NOW
@Xabiibatullaah
@Xabiibatullaah Жыл бұрын
I like your smile xawa masha'alah Waan ku cusbahay channel ka iso dhawee❤🎉 Isku waara❤
@hoodanmusehoodanmuuse
@hoodanmusehoodanmuuse Жыл бұрын
M.a iskuwaara my family We are wait part two
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 Жыл бұрын
Masha Allah waxaad tihiin Family qurux badan
@samiyaahmed2953
@samiyaahmed2953 Жыл бұрын
Queen noo.soo.dadaji video arooskiina❤❤❤
@ilhamwandow8757
@ilhamwandow8757 Жыл бұрын
kaali iska arag masha allah famil qurux badan🤍🫅👸👯🥰🥰🥰
@user-wc6bk7it2s
@user-wc6bk7it2s Жыл бұрын
Masha allaah family qurux bdn illahey ha iskugin barageyo amin
@Hibaakabdirashied
@Hibaakabdirashied Жыл бұрын
Mashalaah lamaanahan waan jecelahay ilaahow idin barakeee❤️❤️❤️
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Жыл бұрын
6 bil a wada soconay dadka dhan wexe i dhahayen wa dagdagoysa 7 sana is qabna 3 ciyal ahna wa heysana Alx , waqti koban a qof ku baran karta
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 Жыл бұрын
6 bil waqti macquul ah waaye qofka ku kala baran kartaa
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Жыл бұрын
@@leylaahmed8967 Aad iyo aad
@faadmamaxamuud9369
@faadmamaxamuud9369 Жыл бұрын
Masha allaha allah niixafido🤲
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 Жыл бұрын
Omg Google translate aa ku wada sheekeysanay kulaha Abyo wlhi kalsooni Iyo iyo go aan adag qaadatay m
@kaafiyabinccasiis
@kaafiyabinccasiis Жыл бұрын
Sodanibu u ega anwar😂😂
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaraka ilahay ha idin xafido
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 Жыл бұрын
SidkleH wlhi😂😂anago xogo isla socona kulnkeeni u horeye ku kulny pizza house ku kulny kadibna wn is guuursany
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Жыл бұрын
Masha allaah allaha isku kiin daayo nolosha farxad ku dhameysta❤
@SehamOmar-ds3ru
@SehamOmar-ds3ru Жыл бұрын
​@@liibaansoomaali6284😂😂😂😂😂
@9490216
@9490216 Жыл бұрын
Masha’Allah I love this brother ❤🫶♥️
@abdulahimohamed8632
@abdulahimohamed8632 Жыл бұрын
Masha allah, beautiful family🥰
@Ducaysann
@Ducaysann Жыл бұрын
Ma sha allah
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 5 ай бұрын
Kkkkkkk😅😅😅😅😅wad iga qosliseen wallah naagtan wad gaabantehee wana quruxley waaye
@cabdikariimcabdilaahi4519
@cabdikariimcabdilaahi4519 Жыл бұрын
Wxn ka mid ahy dadka il bilawgagii si toos ah kula socda❤❤❤❤❤❤
@Umayma12
@Umayma12 Жыл бұрын
Masha allah i liked you’re history ❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc Жыл бұрын
Masha Allah❤
@degaed4409
@degaed4409 Жыл бұрын
Maansha Allaah xawa cadeey iyo anwar Allaha idin xafido , waa idinku xirnaa laakiin waxaan aad uga helay donatie adiga iyo anwar sababtoo ah maamo agoon iyo rajo ,danyar hayso aan ahay waa jeclaa inaan idin barto oo mar uun aad iskoolkeena iyo dugsigeena aad soo aragtaan insha Allaah Loveyou guys ❤❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka allaah my family anwar iyo xawa ❤❤❤❤
@SSTV5080
@SSTV5080 Жыл бұрын
Waxaan oo kale markaan arko waxaan xasuustaa barnaamijkii faduul ee faraska madow😂😂😂 Astaan tv 📺 kasoo daawo
@farhioABDESSAMAD-nh9dn
@farhioABDESSAMAD-nh9dn Жыл бұрын
Maasha allah, beautiful family
@yaasmiincabdilaahisulub9494
@yaasmiincabdilaahisulub9494 Жыл бұрын
My fav couple 💑 ❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashaallha tabaraklha xafitulhaa allha idixfido idi barakeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kbule_4295
@kbule_4295 Жыл бұрын
M.a Allah isku kiin daaayo, farxadiina ha jirto
@shaymacali7436
@shaymacali7436 Жыл бұрын
Wlhi dadka an jclhy Ayeey rerkan ka mid Yihiin
@suubansaxan4865
@suubansaxan4865 Жыл бұрын
Waxa ka shegayseen mar hore shegadan veiws kii ma hoos u dhacay
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 Жыл бұрын
Masha Alllaaaah Reerka Allaaha Barakeeyo😢❤
@yasmin-oi5no
@yasmin-oi5no Жыл бұрын
Maaha Allah you married the best Man Allah yabarik
@naagadag4493
@naagadag4493 Жыл бұрын
M.A qoyskeyga ilahay ha idin barakeeyo❤vidowga si toos udhameystay🥰
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
MAASHA. ALAH. ISWAARA❤❤
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd Жыл бұрын
Masha Allah Allah hanibarakeyo beautiful family ❤❤❤
@feysalmohamed1974
@feysalmohamed1974 Жыл бұрын
Maasha allah
@ubahali5155
@ubahali5155 Жыл бұрын
2years and half baan wada soconay But 7sanaa is naqaanay Hdana one year baan reer nahay alxmdulilaah
@canabetacadey702
@canabetacadey702 Жыл бұрын
Ilhey ha idin siyadiyo abayo oo tarma idin Alle
@ibraahinibraahin-yl4lj
@ibraahinibraahin-yl4lj Жыл бұрын
Horta suaal aan ku weydiye Anwar Somali miyaa mise
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Жыл бұрын
Masha allah tabarak allah 😍
@user-dv9lh9bk3q
@user-dv9lh9bk3q 2 ай бұрын
Anigu ninban la socoda mudo Sadex sano wlhi wali wx guura igala hadali mayo markan ku dhaho aan is guursano wuxu dhahy anigu wxb ma heeyo suu is xanajiinay mararka qar wanu isku layna ariinka wlhi noloshydaa wx guura iga lama hadal hbo ila soo taliya Mxn sameeya please xita wx jirta mararka qar kooda inu ii dhaho hadii aad iga tagysiid iyo hadii aad ila joogysiid adigay ku talaa 😢😢😢😢😢
@hawasabdullahi7745
@hawasabdullahi7745 Жыл бұрын
you guys wa ig qosliseen barakooba❤😂
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
(っ◔◡◔)っ ♥ Maasha-allah Beautiful Family ♥
@umuamiira113
@umuamiira113 Жыл бұрын
Ana kala meel joognay 3 bil gudaheda isku guursanay 2017 bisha hada lagu jiro kale hada ila jogna gabar no jogta shukansi badan faaiiido malaha
@yaaska6611
@yaaska6611 Жыл бұрын
Really
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
MaashaAllah walaashey allahu baarik
@sodamustaf2860
@sodamustaf2860 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉
@iqraabdi4773
@iqraabdi4773 Жыл бұрын
Wow nice history 😍
@bellahena306
@bellahena306 Жыл бұрын
Hada kahor inaa nogashekeysay ban modaa mise anaqaldan
@hanidualle
@hanidualle Жыл бұрын
Anwar saan maa cadaan ku tahay 😂😂😂 kaftan lee waaye
@yasirmungani6778
@yasirmungani6778 6 ай бұрын
Ar idin jecliyaa😂😂 abid isku waara walaasheey iyo seedi
@farxiyamalin
@farxiyamalin Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah family qurux badan
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Жыл бұрын
Wlhy xaawa anigu wali maan moodayn inuu yahay ninkaagu soomali inuu yahay
@esraaa2238
@esraaa2238 Жыл бұрын
My family❤👑😍
@digriyowkhaliil5507
@digriyowkhaliil5507 Жыл бұрын
Madaxaaba iskaga egtihiin 😂
@maryanabdi5382
@maryanabdi5382 Жыл бұрын
Manshalah 💯
@faadumoapdiqaadir137
@faadumoapdiqaadir137 Жыл бұрын
Ninkayga kaliya modayay nimanka dhamaan inwax lailaawo iskumidlee weeye
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@shukrifarrah2453
@shukrifarrah2453 Жыл бұрын
Manshallah
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 Жыл бұрын
Xaawa qof ixtraaam badan oo simplay Ayaa tahy
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 Жыл бұрын
Nin kani saw gabadh kale may kala tagin wllo oo inan yar umay dhalin yacni saan maqlay kadib aduu ku guursaday mise gabadhii kalaad batahay
@canabetacadey702
@canabetacadey702 Жыл бұрын
Wayada abayo gbadhane ayaga dhalen hdane mid kle dhashay mar hore mashallah allaha isku daayo❤❤
@samiiraqawdhan3905
@samiiraqawdhan3905 Жыл бұрын
Mssh allh ❤❤❤
@aaminasiidcalimacallin6243
@aaminasiidcalimacallin6243 Жыл бұрын
Masha aalllhaa aabyo qaloli❤❤❤❤🎉🎉🎉
@inhersi8622
@inhersi8622 Жыл бұрын
Guurka waqtiga yar wanaagsan 3 qof aqaan Gurkooda shukaansi waxa dhan 1 month kayar ahaayeen
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
Reer baraawaha qaarkood somalidena madow weey yasaan
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful love story ❤
@ilwadqurux635
@ilwadqurux635 Жыл бұрын
Mansha all ❤
@4166Ama
@4166Ama Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo ❤
@FilsanMaxamuud-xw2sz
@FilsanMaxamuud-xw2sz 3 ай бұрын
Sual kuwaydina xajigaga xagu ayu ka imady yacni xage ayu kudhshay somali nah ma aqanine
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 Жыл бұрын
Ninkan waa jareer
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 Жыл бұрын
Mshllh mi family🎉❤
@abdikhadirabdi5717
@abdikhadirabdi5717 Жыл бұрын
Hawar kasto waxay laso fadhesaneysa sidan isku baranay, Maxa macna ah so kordheneysaa sida isku baraten.
@SehamOmar-ds3ru
@SehamOmar-ds3ru Жыл бұрын
Go bro hadey ku qancinin mxaa kasoo dontee
@iqrakediye2777
@iqrakediye2777 Жыл бұрын
Isoo badi 🎉❤
@Samatar110
@Samatar110 Жыл бұрын
Maxaa faido ki jira title aanba ku qoslay sii geli maaye
Vlog | Amira soo Challenge Qosol Badan Igu Xeratay
12:02
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 25 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Amira Qol isku so Xirtay kaliged🥹 /Our Daughter Locked Her Self In The Room 😱
10:13
🌴Dalxiiskii Balcad / Road Trip With My Husband 🚌
14:42
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 33 М.
Uurjiifkaagu ma wiil ba mise gabadh ogow bilaa ultrasound
7:46
Amal Dahir Official Channel
Рет қаралды 15 М.
Morning Routine iyo Hospital Aadow 🫣
9:28
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 50 М.
Shopping For the New Baby🛍️👩‍🍼
11:13
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 11 М.
FAMILY PHOTOSHOOT 📸IYO SURPRISE YAR ILMAHA USAMEYNAY 🛍️
12:18
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 25 М.
Muqdisho lee Miyaa mise 😱😍??                                            Maalinta Walaalaha 💜
11:55
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 7 М.