9 Talo oo noloshayda wax weyn ka badalay adna ku anfacaya 🖋️📖

  Рет қаралды 29,232

Aadane

Aadane

Күн бұрын

Talooyinkan waxay runtii kaa caawinayaan inaad naftaada iyo mustaqbalkaagaba uyegleelishid hab iyo wado quman oo waxtar adduun iyo ku' aakhiroba leh kuuna fududaydnaya culeysyada aan tirada lahayn een maalinkasta waajahno.
muuqaalka kaga bogo 9 kamid ah talooyinka ugu qiimaha iyo waxtarka badan een ka faaiiday mid kamid ah millionaire ka adduunka oo layiraahdo Bill gate ood wada garanaysaan.
Muslimka waxaa lagu yaqaan inuu hadalka intiisa fiicana ka qaato wixii kalena bowdka ka tuuro aniguna tii baan isku dayayoo wixii wanaagsanaa ee talooyin ah oo adduun iyo aakhiraba na anfacaya ayaan millionaire kan kasoo dhiraan dhiriyey si koobana idinkula wadaagay.
▶PLAYLISTS:
▶▶Playlists-1 (NOLOSHA): • Nolosha
▶▶Playlists-2 (XIKMADO) • XIKMADO
▶MUUQAALO:
1. • Waa maxay FALSAFADAADU? (WAA MAXAY FALSAFADAADU?)
2. • Wax ka baro nolosha Ga... (NOLOSHA GALAYRKA)
3. • Dhiirigelin | Qiso lay... (SHEEKO YAABLEH)
4. • 7 da Shay oo noloshaad... (7 DAN SHAY XASUUSNOOW)
FADLAN waxaad fikir qabtid ama soo jeedin ah sanduuqa faalada (comments) nagula wadaag.
Mahadsanid.
▶Muuqaalo:
1. • Waa maxay FALSAFADAADU? (WAA MAXAY FALSAFADAADU?)
2. • Wax ka baro nolosha Ga... (NOLOSHA GALAYRKA)
3. • Dhiirigelin | Qiso lay... (SHEEKO YAABLEH)
FADLAN waxaad fikir qabtid ama soo jeedin ah qaybta faalada nagula wadaag.
Mahadsanid.

Пікірлер: 33
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 Жыл бұрын
Diinteenu waxay natidhi baarakalaahu baarikiin kuwakalaha Allah habarakeeyo risqu baynasaaqayn arsaaqadu badanaa waxay kujirtaa inloodhaqaaqo waxakale oo diintu inatidhi qofka amni iyo caafimaad iyo ehelkiisa lawaabariista iyo wuxuucuno maalintaa aduunyada oo dhan nimcadeeda waa ihelay
@AminaMaxamed-ef4wd
@AminaMaxamed-ef4wd 3 ай бұрын
Msha alhh❤😢
@Aadane
@Aadane 3 ай бұрын
Mhdsanid wllo
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Жыл бұрын
Qof kaa hodonsan ma jiro hadaad ehelkaaga subuxii kasoo ag kacdo waxaad maalinkaas ku noolaan leheedna aad heesato
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim Жыл бұрын
Sxp adiga maxa ka shaqeysaa oona aheyn inaa muuqaalo soogaliso you tube
@Big_Men-27.
@Big_Men-27. Жыл бұрын
Scw ❤
@channel-barkhadle
@channel-barkhadle Жыл бұрын
mhdsanid wllo
@daljiryare7406
@daljiryare7406 Жыл бұрын
Mahadsanid wllll qlh ❤
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Жыл бұрын
M.allah❤
@AishaCuud-nk7ik
@AishaCuud-nk7ik 3 ай бұрын
Allaha kusharfo walaal❤❤
@Aadane
@Aadane 3 ай бұрын
Adigana sidoo kale. Eebe haku sharfo wllo
@CalmCoyote-xl1im
@CalmCoyote-xl1im Ай бұрын
Manshallah tabaarakalah
@Aadane
@Aadane Ай бұрын
Mhdsnid wllo
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
In.a guul baa rajeen❤
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 9 ай бұрын
Maansha Allah 🥰
@KaajaJaaja
@KaajaJaaja 27 күн бұрын
Mashallah walal
@AbdiaziizYuusuf
@AbdiaziizYuusuf 10 ай бұрын
Scw scw
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 Жыл бұрын
Yaa akhii kudayashada waajibkee laynoogabaahanyay waa kudayashada nabiga scw iyo cidii dariiqiisa saxdaa qaaday bilgeed waa cabdudunyaa waa kay kudayashadiisu diintu inoogadigtay ee siday kharka diinta ugu dayanlahaayeen dadka ugudhiirigali
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdiraxmaancqaadir6127
@cabdiraxmaancqaadir6127 Жыл бұрын
ماشاءالله يازميلي مرحبا بك مليون مبروك ❤❤❤
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 Жыл бұрын
Maalka xalaashiidu waa xisaab xaraantiisuna waa ciqaab
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 Жыл бұрын
8:06
@aweesxasanaxmed4181
@aweesxasanaxmed4181 Жыл бұрын
Scw scw Scw
@xamdimaxamed4936
@xamdimaxamed4936 Жыл бұрын
Scw
@AhmedAwaleh-op8hl
@AhmedAwaleh-op8hl Жыл бұрын
Scw
@suldancukaash6529
@suldancukaash6529 Жыл бұрын
Thanks pro
@Nasro-k7i
@Nasro-k7i 2 ай бұрын
Mahadsanid saaxib 😢❤
@Aadane
@Aadane Ай бұрын
Adigaa mudan wllo
@IbrahimHussen-bz4uw
@IbrahimHussen-bz4uw 10 ай бұрын
Masha allh
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Жыл бұрын
Hore usoco walal ❤❤❤
@MascudMaxamed-bj3ge
@MascudMaxamed-bj3ge 10 ай бұрын
Scw
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Bro
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Thanks
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 28 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 229 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 335 М.
Naftaydaay Gacalo | buug naf-la-hadalka ku baraya.
8:02
Sahanka
Рет қаралды 52 М.
"Qaad Masuuliyadda Naftaada" || U. Hamse Habiib
10:19
Razeen Training Center
Рет қаралды 15 М.