99% DUMARKA NINKA FAHMA

  Рет қаралды 47,097

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 164
@maxamadibraahim7406
@maxamadibraahim7406 2 жыл бұрын
1:isbar inaadan dabo ordin 2:ha baryin 3:dhaqaale ahaan is dhis 4: iskey fahansii ama iskaa fahansii 5: gabar walbo aad la socoto xaaskaga maha Thanks our teacher❤❤
@malunyaydid9928
@malunyaydid9928 Жыл бұрын
A scw wall mahadsanid
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 29 күн бұрын
Mahadsanid wll
@suubanabdikariin3466
@suubanabdikariin3466 2 жыл бұрын
Wlhi daqiiqado kahor ayan niyada kugu hayay aan is laha ayub wxba soma dhigin ayantan mrki notification baa iso dhacay Alle haku Sharfo qofka kaliye shidaalka maskaxda ka qaata tahay
@sahanofficial1589
@sahanofficial1589 2 жыл бұрын
Dhabtii marakn kahadlo fikirkeyga walalyalow hadii ad rabtan mustaqbal wanagsan inan adn qabin lacacg haiska sinn intaad siin lahyd lacag mel dhigo arurso investment kusamyso mln un ayy kuanfcysa
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 2 жыл бұрын
Alla yacizak ayub adun fil nicmah aqira fil jannah🥰
@maariyamaxmed4129
@maariyamaxmed4129 2 жыл бұрын
Mnsha allah dhiir galiyaheeyga uku ween baatay runtii markaan daawadi video waxaaan dareema wax yaalo badan aan moode wax ii wanaagsan nafteeda balse alxm hada waan kalafahmay ilahay haku barakeeyo waan ku mahadsantahay sida quruxon aa noo dhiirigalisid 👌🥰💪💪👑👑
@farxiyamalin
@farxiyamalin 2 жыл бұрын
Jizaakallahu khayran ustaad ayuib
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 жыл бұрын
Mansha'Allaah tabaarakallaah Shukran Jazaakallaah kheyran Allaah ha kula jiro aamiin yaa Allaah
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 жыл бұрын
Thanks our best teacher 💖
@aziizamahmudaziizamahmud5182
@aziizamahmudaziizamahmud5182 2 жыл бұрын
Maasha allah teacher allah haku barakeeyo
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 2 жыл бұрын
MashAllah xaqiiq wllhi JizakAllah macalinkeyna 💯💙👏
@mahdiismailbouleh3926
@mahdiismailbouleh3926 2 жыл бұрын
Mahadsanid my best teacher
@abdilahimohamed3288
@abdilahimohamed3288 2 жыл бұрын
Walahi markan ku arko macalinkaygaa kugu soo xasuustaa keep going my best teacher
@Ila_Aqriso
@Ila_Aqriso 2 жыл бұрын
My role model👏👏👏 may allah 🤲🤲make u happy all the time brother
@maxamaddeeq2862
@maxamaddeeq2862 2 жыл бұрын
Thanks pro
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l xoriyada haka qaadin bro
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 2 жыл бұрын
Be like him
@Yacquub21
@Yacquub21 2 жыл бұрын
@@cabdirisaaqfaysalcali2745 luqadeena ayaa inoo wanagsan wll iyaguba luuqadeena muhiimad ma siiyan💪
@abdilahimohamed3288
@abdilahimohamed3288 2 жыл бұрын
Masha allah abowe keep giong waxan rajaynaya iman kula kulmo i.a
@hoodomo863
@hoodomo863 2 жыл бұрын
Jasklah wllo Ayuub Ahmed
@kafiahoussein7617
@kafiahoussein7617 2 жыл бұрын
Maschallah wllo ayuub ahmed inolow hn ke Dieu vs dnn un long vie wllo wan ku jecly🤲🤲🤲🤲🥰😍😍❤👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼✊✊✊
@AhmedMohamed-pc9fz
@AhmedMohamed-pc9fz 2 жыл бұрын
Ayuub Ahmed thanks 😊 🙏
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Thank you ustaad keep going
@fadumohassen1856
@fadumohassen1856 2 жыл бұрын
M.a tabarakalaah wll qali allaha ku xafido
@xamdaqali727
@xamdaqali727 2 жыл бұрын
Maanshallah teacher WAA MahdzantahY
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
Mansha allh suhayb nin waxgarada legend of legend
@siidow6682
@siidow6682 2 жыл бұрын
Thank you teacher ✨
@filsanshaaciyedesigner1171
@filsanshaaciyedesigner1171 2 жыл бұрын
Manshaallah tabarakallah wllkayga allah ku barakeeyo waan kula socda waana kula jooga
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 жыл бұрын
Wcs ustaad jazaakalaah qyr 👌🥰
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Koley ani ustaadi intaa sheegtay badanaa ma ihi oo horay baan farajignaa, lkn kuwa inta talooyinkaan maqlay haddane qaadan waayy oo sidooda kusii socday waa kuwo nolol mugdi ahlee u dambeyn doonto. Thanks our teacher keep going❤🙏
@abgaalhargeysa5384
@abgaalhargeysa5384 2 жыл бұрын
Ayuub Ahmed thanks 🙏🏾 wahad santahay
@abdiqanimuuse7574
@abdiqanimuuse7574 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq teacher ayuub
@dr.maxamuudsead8944
@dr.maxamuudsead8944 2 жыл бұрын
ayuob sajid media bro wxa tahy nin waaqica og halka dadka qaar ay waqica fahansanryn the right rule model
@maryn.humble
@maryn.humble 2 жыл бұрын
Dhrigaliye bowe go forward 👏
@mahadjokar1738
@mahadjokar1738 2 жыл бұрын
Thankz pro ayuup
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Ustadii👍👍👍👍👍
@alimuqtar6085
@alimuqtar6085 2 жыл бұрын
thank you teacher keep goining
@abubakarsheikh6701
@abubakarsheikh6701 2 жыл бұрын
Mashallh walllken ayuub wallhi waano cimri qaadsho lih ayaaas nonjedisi
@rumaadsakaaji138
@rumaadsakaaji138 2 жыл бұрын
Wlaal allhah kubarakeyo sidaa aad wax no sheeegtay wax badn Ayaan ka faaidayeey wlh m.a waa saax
@ayubpro
@ayubpro 2 жыл бұрын
Mahdsnd ustaaad Ayub
@haashimsaciid148
@haashimsaciid148 Жыл бұрын
Msh AllH dhiirgeliy wngzn❤️👏 Thnks👏
@salmanabdi957
@salmanabdi957 2 жыл бұрын
brother thanks you 🙌 🇩🇯🇩🇯🇸🇴
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 2 жыл бұрын
ASC THANKs keep going teacher
@ahmett5979
@ahmett5979 2 жыл бұрын
My teacher tnx
@ubaxofficial4235
@ubaxofficial4235 2 жыл бұрын
Wll Allaha kaaraali noqdo Inbadan kaa faaidneh 🥰❤️
@dekarashd5642
@dekarashd5642 2 жыл бұрын
M.a jazaka Allah akhii
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 2 жыл бұрын
Masha Allah abowe inolow weliga
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Keep going ayub
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 2 жыл бұрын
Ustaad allah haku sharfo wad noo faaiidaysaa lkn hal mid ban uso jeedinayaa walaalahy 5tan arimood waaa sax lkn xaalada eeg markad talo qadanyso ugu horayn wax kastoo waanaagsan naftaada ku taba bar qofkii saxdaa wad heelaysaa
@yahyeidiris2245
@yahyeidiris2245 2 жыл бұрын
Xaaladaas oo maxay noqon karta wl
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 2 жыл бұрын
Advice taken👌
@kaynuunrudwaan4649
@kaynuunrudwaan4649 2 жыл бұрын
In sha allh💚
@mudalibfoole5699
@mudalibfoole5699 2 жыл бұрын
Macalin ayub axamed halkii kala soo xariiraa
@daacadyarexogtamedia3134
@daacadyarexogtamedia3134 2 жыл бұрын
Thnks ustd
@rumaadsakaaji138
@rumaadsakaaji138 2 жыл бұрын
Lacagtaa waxbo matreeyso qofkasto ee maqleeyn ogadaa lacgtaa muhiim ma ahaa qofka inaa dacad oo ahaato baa fcn marksto dacaad ahadaaa gabdho ayuub wlkee waad mahadsnid adnaa sidaa wax no fahamsiisay wlh aad baa ufaaidaystay ruunti mshaa allh
@maalikhaype
@maalikhaype 2 жыл бұрын
Lpx wan ku tageera wlhi guuul ayaan rajaynaa
@user-vm5db1lp6w
@user-vm5db1lp6w 5 ай бұрын
Teacher ❤😊
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Udinsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏💜🥰
@Radwan.07
@Radwan.07 2 жыл бұрын
Mr. AYUB AHMED wll wad ku mahadsantahy wacyi galintaada Marka hore جزاك الله خيرا وبارك فيك marka xigta wll waxn ka codsanaya in aad kaso hadashid Distance relationship. 🙏🏻
@zakihassan4396
@zakihassan4396 2 жыл бұрын
Walaal ayuubuu runtii waxaa tahay youtuber-ka kaliya video yadiisa saameyn igu yeeshta wll allah ku sharfo clip waliba aad soo post-gareyneyso waxaad moodaa inaad aragteyba bahasha meesheey ka qalafsan tahay hhhh. Maasha Allaah wll billions u qalantaa wlhi I'm I support you 💯%
@aweys123hassan5
@aweys123hassan5 2 жыл бұрын
good ustaad
@Gio19910
@Gio19910 2 жыл бұрын
Ustaadii 👍🏾👍🏾👍🏾
@cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510
@cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510 Жыл бұрын
Masha ALLH
@argasantwins9112
@argasantwins9112 2 жыл бұрын
my role model🥰
@Sagalcali23
@Sagalcali23 2 жыл бұрын
Keep going bro
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@cabdiraxmaan_24
@cabdiraxmaan_24 2 жыл бұрын
Danke!
@rumaadsakaaji138
@rumaadsakaaji138 2 жыл бұрын
Mshaa allh wlh aad aya iso jeedtay wlh ma. Qaar kamid ah Ayaan ahaay m.a qiyanadaa ma fcno Mar kasto waxa fcn inaad ahaato qof dacaad ah
@Aziizo10
@Aziizo10 2 жыл бұрын
Hal gabar ayaan jacaylahay Lkn iyada ima fahamayso
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Runta ayaad usheegtay ustaad💯💯👏👏
@mohamednuur3373
@mohamednuur3373 2 жыл бұрын
Thnks teacher
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Maxamad Nuur 1. Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor Mahadsanid Bare
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 2 жыл бұрын
Legend 💯
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow Жыл бұрын
Mashallaah
@clwaduud1486
@clwaduud1486 2 жыл бұрын
Alle Ha Ku Barakeyo Macilin Wllhi si Gara Gugu Xidhan Nahey wax Badana Wan Kaa Faa idey
@abdihassan4981
@abdihassan4981 2 жыл бұрын
noloshan xaasidkaa ku bden like ta hkala bakhylin mclinka nolosha intan iyo inkbdenba wuu istaahilaaye
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Wcs maaash allah 🥰🙏🙏🙏🌹
@surgerydr2957
@surgerydr2957 2 жыл бұрын
Thanks
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 жыл бұрын
thnkz zhp
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 2 жыл бұрын
Coach life 🙌
@nuradinali5084
@nuradinali5084 2 жыл бұрын
Waad mahad san tahy masul xaqiiqada bad kahdashy
@jamal-zurej21
@jamal-zurej21 2 жыл бұрын
THANK UUUUUUUU BRO
@munobashiir1166
@munobashiir1166 2 жыл бұрын
Ustad horta raga uun maxd ula talisa hablaha kgu diray oo ad ula talin la.adahy
@khadarabdullahi5597
@khadarabdullahi5597 2 жыл бұрын
Asc' wll ayuub aad ban kuusalay
@haachannel8793
@haachannel8793 2 жыл бұрын
Asc Ayub walal sual ayan rabay inan kuweydiyo minfadhlik sharikada Tiens ayaa baryahaan xayeysinteda nagulabadiyay maxad fikrada kaheysa run ahaan iyo xalaal ahaan fadlan igasojawaab walaal
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 2 жыл бұрын
Ascw ayub wllo kaso hadal "isfahan waaga labada qof" thanks
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
1. Afsoomaaliga fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor. Waad Mahadsantahay Bare
@abaasmubarik7872
@abaasmubarik7872 2 жыл бұрын
Asc magacaygu wa ..... wll waxan rabaa inaan suhayb kulasoo xidhiidho meel aan kalaso xidhiidha ma jirta fadlan jawaabtadu wa ii muhiim 😐
@deqodaganadan4473
@deqodaganadan4473 2 жыл бұрын
Dumar waa dareen ragna waa aragti been maahan runtii allaha ku sharfo wll
@abuubakaranshax8624
@abuubakaranshax8624 2 жыл бұрын
Wlhi teacher waxan zaa id ah ugu helay tilmaanta aad nagu sharaxday tubada wlhi been madan shegin
@maajid827
@maajid827 2 жыл бұрын
Legend
@ummualiisha3977
@ummualiisha3977 2 жыл бұрын
Ayoup abwe please ina kula hadla u bahanahy mel kla so xariiro isheg
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Mashaa Allah🥰💜🙏
@FaysalAhmed-ct5mf
@FaysalAhmed-ct5mf 2 жыл бұрын
Wall ayuub xagen kalaso xidhidha walhi dhibato wan ay ihasat wll sigar ayn rabay inan kala tashado wall walhi bilhi xala ayn karab ee xagen kuso dhiga labarkag waspka ayn kuso dhigi laha
@abuukartaliye4233
@abuukartaliye4233 2 жыл бұрын
Wlhi casharadaada sida macalinka iskuulka cml ayaan ula socdaa lkn in badan kuma dhaqmo mana ogi sawabta
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 жыл бұрын
👍
@hisqueenlajeclayda8694
@hisqueenlajeclayda8694 2 жыл бұрын
Arin yar oo iheysata ayaan rabaa wll inaad iga caawiso wxaad igu dhaanto iga sheegto Halkee kaala soo xiriira talo ayaan kaa rabaa
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 2 жыл бұрын
First
@ayaanmahamuud1049
@ayaanmahamuud1049 2 жыл бұрын
Masha Allah wllo ayuub Alleh ha ku xiftiyo
@ihsaaanmahamud1660
@ihsaaanmahamud1660 2 жыл бұрын
Huno halke lagaga soo xiriiri kara arin ayaan kula wadagi lahaye
@OmarAhmed-du3ev
@OmarAhmed-du3ev 2 жыл бұрын
Wxd tahay macalin khatar ah
@aqaniba4139
@aqaniba4139 2 жыл бұрын
Asc wll waan kusalaamy
@fard504
@fard504 2 жыл бұрын
Adi waxan kuweydiyay ma raga unba dhira galinta sisa wllo tusale kasto ama hdal kasto agaah
@mariamasheekhdoon230
@mariamasheekhdoon230 2 жыл бұрын
Gabdhihii waad illowdy maclin 😌😌
@updirahmanshaacur8983
@updirahmanshaacur8983 2 жыл бұрын
Vimanism kuso haya ragga nici rabtaa😁
@master__fanax982
@master__fanax982 2 жыл бұрын
Pro■waaku mahadsantahay sida wax noosoo gudbinee
@asmajamac1982
@asmajamac1982 2 жыл бұрын
Adigu wll iskcabinbad ku jertadey
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
me too waligay nin lacag kama cunin lkn anigu baa siin jirey but no more!!!
@ayaanmaxamed405
@ayaanmaxamed405 2 жыл бұрын
Markad nin siineysiid maa Ani iisisiid oo kula daremayo dumar nimda 🥺
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
walalo hada waan iska dayay deeqsi nimadii badneed cidna shilin siin maayo bom lol.
@ayaanmaxamed405
@ayaanmaxamed405 2 жыл бұрын
@@Nasro_Warsame2023 isku adkeyney ka shidnthy hhhh kftan cdey
5 Qof jiran ayaad la socotaa
10:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 36 М.
DUMARKA DHAN AYAA DHAHA SIDAAN - MAXAA KAA RACAAY
16:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 35 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 3 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
Dumar ha la murmin sirtan fahan E05
15:52
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 42 М.
Maxay doonaysaa gabadhu?! Sirta hanashada dumarka.
8:05
Sahanka
Рет қаралды 69 М.
7 Gabar Kasta Uga Xiisa Dhacdo Ragga Qaar ha samayn!
11:28
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Sababaha Keena Ninka inuu Kufakaro Guurka Naag 2 aad Minyaro
4:09
Badbaado Channel
Рет қаралды 30 М.
7 Maskaxda dumarka markay ku jaraan maxay kuugu soo laabtaan
9:38
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 75 М.
5 Dumarku neceb yihiin ragu sameeyaan
12:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 27 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 25 М.
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 9 МЛН
Крокодил получил по-заслугам! 😱
0:32
КиноСклад
Рет қаралды 13 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 3,9 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 169 МЛН