Aabaha iyo qiimahiisa sh. maxamuud xaliike

  Рет қаралды 17,091

fadal media

fadal media

Жыл бұрын

Пікірлер: 34
@HamthaYuuzuf
@HamthaYuuzuf 18 күн бұрын
Alle ha ku naxariisto aabo mcn Allah aya iga kaa jeclaaday 😭❤
@suhaibcabdiismaaciilism248
@suhaibcabdiismaaciilism248 Жыл бұрын
Masha allah sheikh taqwadu biyo dhigtay🥺🥰
@hafsayasin6860
@hafsayasin6860 Жыл бұрын
Masha’Allah shiekh Alle ha unaxariisto waalidkaa iyo waalidkeenbo.😭😭😭
@HamthaYuuzuf
@HamthaYuuzuf 18 күн бұрын
Aabo mcn illahy haku naxariisto dambigaagana ha dhaafo 😭❤
@maryanmaxamuud8070
@maryanmaxamuud8070 Жыл бұрын
Alloow unaxariiso abahey
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 6 ай бұрын
Jazakallah sheikh
@princss__phtma22
@princss__phtma22 Жыл бұрын
❤abhey mrka sxbkeyga qaska allow hoygiisa janada ka yeel ❤❤😊
@ayaanhaybe8599
@ayaanhaybe8599 Жыл бұрын
Allahu haawu naxariisto mom 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@balqiisomar8044
@balqiisomar8044 Жыл бұрын
Abahy wa idayacey ano yar lkin manta markaan dhagystey sheekh😭😭😭illahey adun io aakhiroban baydkisa. Ka yel janatul fardusa😭😭😭🤲allah hunaxaristo walidka dhamantod bah🤲🤲🤲🤲🤲
@IsmahanAbdullahi-dm7gd
@IsmahanAbdullahi-dm7gd Жыл бұрын
Abo mcn ilaahy hku naxaristo jannda hka waraabiyo 😭😭😭
@samiroquruxhuzein4299
@samiroquruxhuzein4299 Жыл бұрын
Allahow abahey unahariso aqiro iyo adun baa
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 Жыл бұрын
Allow u naxariiso sheekha walidkiisa iyo waalkeenaba 🤲🙏😭رب ارحمهما كما ربياني صغيرا
@simanxurshey2941
@simanxurshey2941 11 ай бұрын
Alahaunaxariisto
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 Жыл бұрын
Aabooy 💔😢 garabkaagii wuu igu banaan yahay wlhi inta qof loo xiiso ama la tabo waan ku tabay kuuna xiisay, xiisitaan aan xad lahayn 💔😭😭😥 talooyinkaagii ayn ku dhaqmaa aabo iyo dhaqankii wanaagsanaa ee aad nooga tagtay ❤ Aabo waxan balankaaga qaadayaa intaan kaa dambeeyo inan kuu soo duceeyo Allah na raxmadiisa kuu weydiiyo💔🤲🤲🤲
@xamdimaxamuud5112
@xamdimaxamuud5112 Жыл бұрын
Aabe mcn 🥺 Allah hu naxariisto Aabo mcn 💔😥
@ibrahimyare2303
@ibrahimyare2303 Жыл бұрын
Abahey marko dhimanaye wallhi ilma ahaa. Mar muxuu iahaa abo marna sxb abo naxariis badan ayuu ahaa allow kunaxariso abow😢😢
@laylamohamed5973
@laylamohamed5973 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MoHametttUpdyAllHi-ib8lk
@MoHametttUpdyAllHi-ib8lk 8 ай бұрын
😢😢😢
@fardowsokhadarfardowsokhad9885
@fardowsokhadarfardowsokhad9885 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤
@sumayocabdinuur7229
@sumayocabdinuur7229 Жыл бұрын
Shukrn wlli
@warsamecade5807
@warsamecade5807 Жыл бұрын
Allow unaxaristo wlidiinta dhamaan
@dodorara9532
@dodorara9532 Жыл бұрын
Maansha Allaah sheekha telafoonkiisa saan u helaa
@nimcosaleebaan8712
@nimcosaleebaan8712 Жыл бұрын
Ala hawnaxriisto aabhy qli
@mouna6884
@mouna6884 Жыл бұрын
Sheikhow qofku dayacaan kawrn 2 duba
@casalasal6466
@casalasal6466 11 ай бұрын
ASC SHIIKH SAXAABADII WANAAGSANEYD AYAAD KA HADLEYSAA EE DADKA ZAMANKAN JO9GA IYO SOMAALI OO 5% WAAJIBKII UBADKODA DAYACAY BADANKODNA CARUURIHII AGOON AABE LEH AH
@sukhramohamed5822
@sukhramohamed5822 Жыл бұрын
𝘈𝘓𝘓𝘩𝘦𝘺 𝘩𝘢 𝘬𝘶 𝘯𝘢𝘹𝘢𝘳𝘪𝘪𝘴𝘵𝘰 𝘢𝘢𝘣𝘰 🥺
@aswaanpumping
@aswaanpumping Жыл бұрын
Haduu abaha xun yahay oo uun ku rabin lacag mooye Mxa La sameyna
@abdinasir-px5hc
@abdinasir-px5hc Жыл бұрын
Abaayo hadalkaasi waa qalad 😢 walahi abaha isaga ayuunba abbo kuu ah waxan ahay 20 jir waligay abahay iskadaa waxkale waxbo ima tarin xili aan u baahi badnaa . Laakiin aduunka ayaan ujeclahay waxan hayo waan udiri markaan diro hadana wuu imagaa ilaahey abbo qalbigiisii haysoo jeediyee hadana waan jeclahay muhiimadayduna waa inan usamafalkiisa jano kugalo .
@aswaanpumping
@aswaanpumping Жыл бұрын
@@abdinasir-px5hcsabab? abaha wuu ficanyahay allah hakuu daayo. Aniga waan cafiyay abahay inkaston hada Xidhidh lahayn
@abdinasir-px5hc
@abdinasir-px5hc Жыл бұрын
@@aswaanpumping walal anba magaranayo laakiin iska imtixaanka aduunyo uun . Markasta abbo wuu kugu qaylinayaa markaad yartahay wuu kudayacaya hadana adiga waxa laga rabaa in anad waxaas xasuusan walal shy mahadsanid
@HamthaYuuzuf
@HamthaYuuzuf 18 күн бұрын
Aabo mcn illahy haku naxariisto dambigaagana ha dhaafo 😭❤
@HamthaYuuzuf
@HamthaYuuzuf 18 күн бұрын
Aabo mcn illahy haku naxariisto dambigaagana ha dhaafo 😭❤
@HamthaYuuzuf
@HamthaYuuzuf 18 күн бұрын
Aabo mcn illahy haku naxariisto dambigaagana ha dhaafo 😭❤
Faa'idooyinka Laga Helo Istiqfaarta & Towbada Sheekh Maxamuud Xaliike
17:44
Tasbiix Production
Рет қаралды 15 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
MAXAA KA DANBEEYA GEERI || 2024 || Sh Mustafe xaaji Ismaciil.
40:11
diin iyo wacdi channel
Рет қаралды 7 М.
Alle Ka Cabsiga | Sh Maxamuud Xaliiki | Masjid Nuur | Hargeisa
24:47
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 359 М.
FAAIIDOOYINKA QARAABO XIDHIIDHINTA | SH SHACBAN KHUDBADII 1OO
20:58
Sheekh Shacbaan Official Channel
Рет қаралды 5 М.
SHEKH maxamuud xaliike Oo la ilmeeyay u baari sameenta Aabaha
20:45
Muxaadaro Qalbiga Qoynaysa || Udiyaargaraw Aakhiro | Sh Maxamuud Xaliiki
44:26
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 914 М.
[MUXAADARO] Ku Noolow Rajo & Cabsi Dhexdooda || Sheekh Maxamuud Xaliike
45:34
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 249 М.
USAMAFALKA WAALIDKA | SHEEKH MUSTAFE
28:02
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 119 М.
Qisooyinka aan goob joog ka ahaa Dulmiga  ᴴᴰ sheekh maxamuud xaliike
15:23
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН