lacag ayuu ubalan qaatay jacayl majiro waxani waa film bro,,,,horay usoco adna zxb @moraal media shaqo adag ayaad uhaysaa dhalinyarada 100,000000 million subscribers kurajaynaya I.allah
@MORAAL-MEDIA2 ай бұрын
Waan kaa Qabaa Libaax 🫡🫡🫡 mahadsanid 🙏 Allaha ku Sharfo
@Xamdushcilmi2 ай бұрын
Subxanllaah allow so hanuni
@mohamudhilowle86502 ай бұрын
War Aabaha jecaylka ha ku mashquulinee, ka warama ummadda Soomaali la yiraahdo oo QABIIL, QABIIL isu cunaysa, dhulkeenii iyo baddiina CADOWGA Itoobiya rabta inay nagala dhex baxdo.🥱😭🙀😭
@fartunibrahim41332 ай бұрын
oday ma diidaayo waxu rabaa in naftiis ku raxeesto dadiisan ma diidno wax yar ka qaldan oo ah in dubar salmo ku dhago gacantood inta ka lo waa top
@qaaliyusra75412 ай бұрын
Illaahay hasoo hadeeyo intii dhunsan
@abdiqanihuseen14142 ай бұрын
Asc dhalinta somaaliyeed ma sidaan ayaan itoobiya isaga celinaynaa ma noocaan ayaa dal cadow ka difaaci wuxuu nin xilmoodo ayaa nin kale xarago moodaa dhalinta somaaliyeed yaaaaaaaaab
@abdidahirisse19982 ай бұрын
Mahadsanid wll Allaha ku dhawro, waligaa waanada la daba joog.
Odayga waxaan ku waanin lahaa inuu xariga ilaahay qabsado, haduu rabo guursado oo naagtiisa jeclaado. laakiin gabdhaha yaryar ee uu mukhaayadaha kula baashaalaayo iska dhaafo oo ilaahay ka baqo. naftu meelay jirto lama oga. haduu helo gabar yar oo jecel ha guursado waa ok. laakiin baashaal iyo show off dumar ajanabi ka ah isaga waa xaaraan. Fear Allah my Brother. life is short and soon you will meet your creator
@MORAAL-MEDIA2 ай бұрын
@@a.j2428 Waa Runtaa wll Allaha ku Sharfo 🙏 Alle towfiiqda ha Na waa fajiyo
@MmiMmi-ih7hh2 ай бұрын
😂 7 kun decoration' kii lagaliyey weyi kun ka u dhuuntay waa gacantii farsamoyaqanka xisaabta intii gashay ayunbu xasustye odayga yn looqabanin rer commentyow😂
@jamaalmohamud96792 ай бұрын
Horay ha loo socdo yaan lagu mashquuulin,asagaa jirkiisa iyo lacagtiisa leh mise Somalilyeey waa ka xuntihiin?😂😂😂😂xaasidnimp ma fiicna.
@MORAAL-MEDIA2 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@SiciidoElmi2 ай бұрын
Kķkkkkk
@kenedidhadi87012 ай бұрын
Baaba istartu maa istar kur libaax baa . Iyadi hday tahay waatan islii dhoocilihi eber ka dhigtee naga wado bila caleek duca kugu darayna