Aabbe La'aanta iyo Eebbe La'aantu Maxay Wadaagaan? Qaybtii 2aad. Dhammaad.

  Рет қаралды 1,431

Miyir Podcast

Miyir Podcast

Күн бұрын

(=Faith of the Fatherless: The Psychology of Atheism / نفسيةاإللحاد:إيمانفاقد
األب" ee uu qoray Dr. Paul C. Vitz. Dr. Vitz wuxuu ku doodayaa in dadka mulxidiinta ah ee Eebbe diiddani aysan haysan sababo caqligal ah oo ay u cuskadaan diidmada Alle, balse allediidmadoodu ay ku salaysan tahay sababo xagga nafsadda ah oo aabbe la'aantu ay ugu muhiimsan tahay. Qoraagu wuxuu sheegayaa in ilxaadku uu yahay jirro xagga nafsadda ah oo ka dhalata wax uu ugu yeeray jiritaanka "aabbe iin leh /defective father". Eraybixinta aabbaha cilladaysan waxaa soo hoos galaya aabbaha dhintay, kan maqan, kan ubadka sida xun u la dhaqma iyo kan daciifka ah ee ku fashilma in uu ka soo baxo kaalinka aabbenimo. Sida la ogyahayna, dadka haysta diinta Masiixigu Eebbe waxay ugu yeeraan 'Aabbe iyo Aabbaha samada."

Пікірлер: 7
@siraji1
@siraji1 8 ай бұрын
Muhiin muhiim waaye mawduuc
@user-kk8hi4br2u
@user-kk8hi4br2u 8 ай бұрын
Cod dahab hamda istar boqortooyo soodhawoow
@aaminmuktaar553
@aaminmuktaar553 4 ай бұрын
War gabdhan so celiya
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 8 ай бұрын
Bismillah, waar maxaan dhagaysty 🤬
@absithech329
@absithech329 8 ай бұрын
Wad kumahadsantiin wall barnamijkiin Lkin Su,Ayan qabaa “Maxada Ka wadaaa Abde.” 2:40 Markad Ka Hadaysy ilhy Abdo laga qabo jirtankiisa
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 8 ай бұрын
Sxb rajo(abdo) ayaa laga qabaa ayay kawadaan.jiritaanka eebe Wayne ayay suaal galinaayaan.mararka qaar waxyaabaha laguu soo gudbiyo iska fiiri.sadaradda dhexdooda aqri una fiirso afkaarta naloo soo dusinaayo iyadoo laqurxinaayo erayada
Aabbe La'aanta iyo Eebbe La'aantu Maxay Wadaagaan? Qaybtii 1aad.
15:37
Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad
15:06
Miyir Podcast
Рет қаралды 3,7 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 9 МЛН
Let’s Stay At Home | part 1: I was bullied for three years.
40:43
Sofia.ソフィヤ
Рет қаралды 778
Cabdillaahi Yuusuf Hanuuniye & Hanuunintiisii.
14:12
Miyir Podcast
Рет қаралды 1,9 М.
Dhooleey! Mooge Umal
10:59
Miyir Podcast
Рет қаралды 2,8 М.
CIRRO-GILGIL || QAYBTII KOOBAAD || Warfaa Beyle
12:16
Miyir Podcast
Рет қаралды 2,4 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН