Aamin Karidaada - Mohamed Omar - Jigjiga University - Somali Inspirations

  Рет қаралды 427,708

Nuun Inspires

Nuun Inspires

5 жыл бұрын

Waa Habeenkii Mohamed Omer Iyo Ardayda Jamacada Jigjiga Ay Kuwada Caweeyeen Barxada Jamacada Jigjiga
Farsamada waa Mohamed Amein
Soo Saarsita Somali Inspirations

Пікірлер: 784
@yasminmohamud4218
@yasminmohamud4218 2 жыл бұрын
2years and still watching 🥺🥺💖
@yossefaomar506
@yossefaomar506 2 жыл бұрын
Wax ma xaqiijisay
@maxameddeeq2124
@maxameddeeq2124 2 жыл бұрын
Wey iska cadahy taas
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 Жыл бұрын
3years balse awal waan ka gudbi jiray oo ma daawan jirin lkn hada 1minute ma idhaafin😇😇😇
@MuniirMaHamed
@MuniirMaHamed 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@lulubeautyandhenadeka8021
@lulubeautyandhenadeka8021 4 жыл бұрын
Waaxan daawadaay 22 november 2019 Waxaan daa waan doona anigo hamigeeyga Gaaraay inshaa allah
@abokorhamud2444
@abokorhamud2444 4 жыл бұрын
Guul
@jamalabyan2826
@jamalabyan2826 4 жыл бұрын
Aamiin wll
@zamzamsaed8168
@zamzamsaed8168 4 жыл бұрын
888878888888888888888888888888
@mbyezchannel4699
@mbyezchannel4699 4 жыл бұрын
Guul i.a
@faahiyeofficialchannell7982
@faahiyeofficialchannell7982 4 жыл бұрын
m.a guulayso wll
@topsporttv9799
@topsporttv9799 5 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahy inaad macalin english iso ahYd .. iam very glad walhi.... mohamed omar .
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
Halkee ka dhigi jirey uu walal. Nala wadaag. Edited... weli kuma hayno adoo raaliya
@degankayse2417
@degankayse2417 5 жыл бұрын
Hello wllkay
@degankayse2417
@degankayse2417 5 жыл бұрын
Wll nala wadag mohamet omar ado raliya
@rajosame9437
@rajosame9437 5 жыл бұрын
Boorama 🌏
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Boorama ayuu ku dhigi jiray wllo
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Wlhi macalinkaygii wnkugu faraxsanhy horumarkaaga go forward mohamed omar huuno mcn and my teacher guulayso HalYeYGii Reer BooRamaa
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 3 жыл бұрын
Waa galab aad u qurux waxaana lagu jiraa bil ramadaan waliba maalintii ugu dambaysay WED, MAY , 2021 waxan rajaynay in ilaaahay ani iyo muslimiinta kaleba naga aqlbayo acmaashi bisha ramadan i.a waxan rajaynaya inaan halkan dib usoo xasuusan doono maalmo kale oo qurux badan iyo anoo hammiyo badan xaqiijiyey insha allah CIID MUBAARIK ❣❣
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 4 жыл бұрын
I feel some stuff this dude has mentioned. I'm stuck somewhere in my life recently but I am here to speed up my car again. And grind , dedicate and tackle all it. I Hope to be back here in a short period of time with tremendous achievements.
@cabdiraxman7813
@cabdiraxman7813 Жыл бұрын
3years ago and still watching me👏👏😘
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 2 жыл бұрын
2020 / 11 / 4 .... wan so laaban i.a malin anigoo sifiican uhdla oo guulaysty ❤✔💯 wa nan isku kalsoonaan .ilhhyoow grbakayga ahoooow...👑❤ amin yaa rabbbi
@Ikram252-u3u
@Ikram252-u3u 5 жыл бұрын
❤☝️Mohmed Omar cimir Dheere uyo cibaado suuban
@aminaamin3362
@aminaamin3362 4 жыл бұрын
MashAllah proud of you Omar the lecture was courtesy of reee jigjiga but you have really inspired the world may God bless you more wisdom
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 4 жыл бұрын
Oh Great ! Mohamed Omar U are the best motivator one in all Somalis community. infact I fond of him.
@samiya096
@samiya096 5 жыл бұрын
ManshaAllaah I am soo proud of you Mohamed Omar. Waxaa xaqiiqo ah that you are growing rapidly in front of our ayes and we are happy for you and congratulations to Jigjiga sida qiimaha leh ee aad urabtaan naftiina horumarkeeda.ManshaAllaah again.
@khadiirmaxamed1491
@khadiirmaxamed1491 4 жыл бұрын
HIBAQ ABDI
@rashidadan8274
@rashidadan8274 5 жыл бұрын
MANSHAA Allah, Guul iyo Gobonimo, Borama waa iftiinka..Soomaaliyeed
@mahammedhassen2260
@mahammedhassen2260 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah this Man inspired me each and every time that I heard him my Allah protect you bro keep going you're doing great 👏👏👏👏👏👏
@mohamedyaazein3179
@mohamedyaazein3179 3 жыл бұрын
Maanta waxaa isoo gashay yididiilo iyo dhiiranaan arin aan ka baqayey inaan sameeyo mudo dheer ka dib hal sanno ka dib ayaan comentiga ku soo noqon iinsha allah ❤
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 Жыл бұрын
Halsano ka bacdi😶
@nuur____barre
@nuur____barre Жыл бұрын
Kume🥺😩
@qaaliali1081
@qaaliali1081 Жыл бұрын
Kumee
@mohamedyaazein3179
@mohamedyaazein3179 Жыл бұрын
@@qaaliali1081 waykan walaashay
@suldaan1430
@suldaan1430 Жыл бұрын
Kumee
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 5 жыл бұрын
Shaqsi aan ku daydo waliba nolosheyda saameyn ku leh Waan rajeynayaaa in aan kula kulmo 🙏🙏🙏🙏💯❤
@ishwaaqgeenyo7351
@ishwaaqgeenyo7351 5 жыл бұрын
Sidaa si lamida ayn u jeclhy mar uun in aan la kulmo oo wax bdan aan ka faaiido
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 5 жыл бұрын
Wn la kulmeynaa wll insha allah just only believe it💯🙏💪💪
@kamalali5355
@kamalali5355 4 жыл бұрын
Watching from Wisconsin USA. November.,,2019
@hamsemohamed1083
@hamsemohamed1083 4 жыл бұрын
Thanks
@waqalstudio1049
@waqalstudio1049 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@lovellyabdulahi625
@lovellyabdulahi625 4 жыл бұрын
From now wlhi my life is going to change me Alhmdulilah Alot of thanks brother God bless u nd go forward insha llah
@cilmiofficial9433
@cilmiofficial9433 4 жыл бұрын
24 November 2019 ayaan daawaday sanad ka dib ayaan eegi commentigaan insha allah
@qaasin17herbadiyo63
@qaasin17herbadiyo63 3 жыл бұрын
Magartay hiigsigada
@rahmadahirelmi3070
@rahmadahirelmi3070 5 жыл бұрын
Masha Allah Maxamed cumer cismaan We love you huuno how you're motivated anytime You're part of my successful I will never never forget you
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 жыл бұрын
Nidhwish
@mahadchannel7291
@mahadchannel7291 4 жыл бұрын
The best advise that I ever Heard In somali person Mohamed Omar You did it and You change More people's life through your Powerfull Voice.❤
@maxmedsomaliofficial7454
@maxmedsomaliofficial7454 2 жыл бұрын
Waxaan dawaday 16 july 2022 waxaan rajena inaa dib udawado anoo nolasheyda badalay insha alah
@xamsecalishiine1436
@xamsecalishiine1436 5 жыл бұрын
m.allah mohamed omer isla imakapa wu padaly noloshyda alle cimriga ha ku barakeeyo you are motivate my self thank you alot
@nasraomar9465
@nasraomar9465 4 жыл бұрын
Waxaan daawanaya 12/11/2019 insha allah waxan rajeynaya inan dib udaaawan dono maalin in anoo nolasheyda wax badan kaso badaley
@waxaniwaano5877
@waxaniwaano5877 3 жыл бұрын
Waxba iska bedelimaysid ilaa aad joojiso daawashada Videoyada Waxa uu dadka ugu yeerayo maxay isaga Uga muuqan waydey waaa suaasha wali aan jawabta u wayay?
@qaasin17herbadiyo63
@qaasin17herbadiyo63 3 жыл бұрын
Waqtigaad sheegesid aan kuladaawaday videogan hadana 1/5/2021 waxan gaaray guul ween alxdulilaah Adna nasib wacan aan kuurajenaya walaal
@abokoramiirkah8612
@abokoramiirkah8612 5 жыл бұрын
U are everything v Waxaad badashay Nolashayd thankz milyon times
@amalmumin9205
@amalmumin9205 4 жыл бұрын
Wlhi wxan xasuusty maalin 2014 anigoo 12 dugsiga sare ee aadan isaaq ee magaalada boorama xiisad history ah ayaan dhiganynay wxa noo soo galay maxamed omer oo aan wakhtigaa aan aqoon ulahyn maalintaa wuxuu ka hadlayey aad ayaa ugu qoslay wlhi lkn maan fahansanyn wuxu ka hadlayey lkn maanta wxa weeyi qof samayn kule naftayda keep going bro
@samiyahumu8215
@samiyahumu8215 4 жыл бұрын
Inta uu hadlaayey. Waxaan qoray 4 bayj oo cashar igucusuba waxaan ciyaaray xadhig bood ama jump rope waxaan ciyaaray push up waxaaan goaansaday kalmadisa ah one more day.
@xamsekieze3243
@xamsekieze3243 4 жыл бұрын
Mashaha allaha maxamed omer you are the best motivational speaker brother I say go ahead and never give up
@maxaacusup583
@maxaacusup583 5 жыл бұрын
Mashallah walal med omar wan kuso salaamey from Saylac
@ridwamohamed419
@ridwamohamed419 4 жыл бұрын
Masha Allah Mohamed Omar wxd na bartay how to believe our selves keep going bro
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 4 жыл бұрын
Waxaan Daawanayaa 2:59am 10.April.2020 Insha Allah Waxaan Rajaynayaa Haduu Illaahay Igu Simo Inaan Dib U Akhrin Doona Xili Wakhtiyada Ka Mida Anoo Noloshayda Wax Ka Badalay Illaahay Ha Igu Garabgalo Thank U Mohamed Waxaan Kaa Faiday Cawa Naftayda Uun Baa Dareemi Karta Illaahay Haku Xafido Anigana Illaahay Maruudkayga Ha Igu Garabgalo Aamiin Aamiin Aamiin
@nadaryuusuf9729
@nadaryuusuf9729 2 жыл бұрын
Laba sano kadib ayan farintaada arkay wlll noloshada mxaa iska badalay🤔
@asmaayousuf7626
@asmaayousuf7626 Жыл бұрын
@@nadaryuusuf9729 aniba 2year kadib dawanaya😂lkn anina hada go’aan qadanaya si’aan wax isaga badalo
@coachshakuur
@coachshakuur Жыл бұрын
@@asmaayousuf7626 hhhh
@maweeladaubadka1167
@maweeladaubadka1167 Жыл бұрын
Waxan qoraalkaga akhristy 2years kadib mnta tariikhdu waa 26/10/2022 waxan ku waydiin Maxa iska ka badaly😮😮
@aaziizarab2987
@aaziizarab2987 5 жыл бұрын
Dhiiri galiye Ruuxi ah mohamed. Omer❤
@U.i.d_2
@U.i.d_2 7 ай бұрын
4 years ago and still watching❤😊
@muhandasofficial607
@muhandasofficial607 4 жыл бұрын
Mahamed omar Dhiirigiliyaha waxaan kuu mahadcelinayaa maadaama aad iisheektay In aan qofka kaliya e wax qabsankara oo aysan jirin Cidkale oo wax iiqabaneysa. Mahadsanid aad iyo aad.
@K_____252
@K_____252 2 жыл бұрын
Khamiis 9jun 2022 ayaan daawanaya muuqaalkaan waxaan rajeynayaa in aan badalo nolosheyda Mohamed Omar waan kugu riyoodaa mahadsanid🥰🥰🥰
@naaleeyecabdiaxmed3252
@naaleeyecabdiaxmed3252 4 жыл бұрын
WALAAHI Before today I did not recognize you as a great inspirator or motivator but I give you the credit today 😭
@abdirahmanmohamed5548
@abdirahmanmohamed5548 4 жыл бұрын
masha allah tabaraka allah ilahay ha ku barakeyo cilmiiga iyo cafimadka aamin ya allah
@balqiisabdiaziiz2068
@balqiisabdiaziiz2068 4 жыл бұрын
one day anoo hadafkayga gaaray wan dawanayaa hadda waxan dawanaya 16/4/2020 insh alh anoo guuleysta ah wan dawan doonaa Mohammed Omar guuleyso
@mohamedadanmuumeed415
@mohamedadanmuumeed415 5 жыл бұрын
Mohamed omer Dhiiri galliye TAAAMA Hore u soco MACALIN
@a.darovic112
@a.darovic112 3 жыл бұрын
Waxan Dawdanyah Hapen Axad Ah 2 /2 /2k21 I.a Wxan RajeynayaH Inan Dip uso dawan donoH AnoH gadhay Hdafkan nolosha kalaha sando dhow ka dip Wanan ku xusi donah inan wax padn ka qatay On Ka dhapeyay mhdsanid dhirigaliyeh i.a 👏🏻❤🤲
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Mahadsanid shoodhe calool adaygu waa ilaahay wehelki
@asiaali1869
@asiaali1869 4 жыл бұрын
best teacher u of life 👌💯💯ustad Mohammad Omar 👏
@nuuraskar6314
@nuuraskar6314 4 жыл бұрын
Ustaad mohamed omar Maan shaa allh waxaa tahay wiil ku dayasho mudan balse hal shay Wll isku day khud badaada in aan kuso jeediso luuqadaada hooyo soomaliga waayo waa luuqada ugu hodan san luuqadaha ku faan wll waxaana kaaga digayaa dad soomaaliyed oo hal qof oo ajaanib ah ayna ku jirin in aad english oogu khud badayso taasi waa ceeb Wll. Ma ahan micnahygu wad xun tahay balse waxay iga tahay ku faan hormari luuqadaada hooyo wabillaahi towfiiq
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 5 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah alle haku xafido dadbadan bad bedeshay. Hoygi aqoonta Rer Awdal alle ha idi siyaadiyo.
@ayanlehadi7524
@ayanlehadi7524 4 жыл бұрын
woow what a true inspiration I couldn't move any part of my body like the energy was huge I felt it and it inspired me. thank you so much Mohamed Omar you are a legend.
@nasraabdikarem5810
@nasraabdikarem5810 3 жыл бұрын
17 Oct 2020 ayan dawdy insha Allah inay riydeyda rimowda 💬
@Hamdslife2024
@Hamdslife2024 4 жыл бұрын
3/1/ 2020 inzha Allah one year back isbadal muuqda rajaynyaa❤🙏🏻👍
@ilaqosolboys3889
@ilaqosolboys3889 4 жыл бұрын
20/novem/2019 Maxamed omer next my time insha allh 🤲🏼
@amiinhaibe
@amiinhaibe 5 жыл бұрын
Profisional Puplic speak Mahamed omar Actualy☝👍
@hamdimahdi3019
@hamdimahdi3019 4 жыл бұрын
Waxan dawaday 5/6/2020 time 17:50 galabnimo waxan sugayaa mlintaa dhihi doono it's my time insha allah illahayow ii ruumee hamigeyga Ammiin yaarab🤲🤲
@qadanaadan7502
@qadanaadan7502 5 жыл бұрын
Maxamed cumar nin aan jeclahay wax badana aan ka faa,iday alle haku xafido wll
@amalabdinoor9910
@amalabdinoor9910 4 жыл бұрын
mashaallah ! great somali inspirator Mohamed Omar ! we respect you brother illaah hakuxafido
@kamilesmailmd8815
@kamilesmailmd8815 5 жыл бұрын
M.A Moh.omer allah ku xafido💪🏾💪🏾💪🏾
@aajoahmed811
@aajoahmed811 4 жыл бұрын
Masha Allah Mohamed Omar 💯💯 guuleysoh waligaaa ... it’s my dream and purpose of life to be a motivational speaker 💯 Yessss I am in the process of it ... Insha Allah one day I am gonna meet you as motivational lady 👊 I vividly believe that... salaaan kal iyo laaab from 🇬🇧 thank you soo much....🙏🙏
@Ahmed_jama14
@Ahmed_jama14 4 жыл бұрын
Masha allah muuqaal aan ad uga helay weyan dhiiri gelinta waa shidaalka maskaxda wxn rajeynayaa inay dad bdn kugu deydaan si aan u helno dad bdn oo adi cml ah .
@awliyoofficial4753
@awliyoofficial4753 4 жыл бұрын
IF YOU WANT TO GROW EVERY SINGLE DAY YOU MUST BE HUNGRY EVERY SINGLE MINUTE IT'S THE WAY YOU CAN GROW YOUR MENTALLY ABILITIES 🙌🙏❤
@nciima7035
@nciima7035 2 жыл бұрын
Habalyo wllo guleyso
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 3 жыл бұрын
Saturday 12 September 2020 14:11 duhurnimo, glmdg village.📌 Thank you so much ustaad m-omar.🙏❤
@munaparkhad613
@munaparkhad613 Жыл бұрын
Great s0mali speaker m0 0mar 3 years ag0 and still watching 😊🙋‍♀️🖤
@maajidyareh4735
@maajidyareh4735 3 жыл бұрын
I just watching this vedio 30 March 2021 Tuesday And i will watch when I reach my hopes incha allah
@kabitaanojr10
@kabitaanojr10 Жыл бұрын
You can do
@faisaabdullahhoozh7224
@faisaabdullahhoozh7224 5 жыл бұрын
Public speaking max,med omar mclin ku dysho mudan Baradii cilmiga BORAMA ka yimid
@RA_Q20
@RA_Q20 4 жыл бұрын
Waa qofki uguhorayay oo Somali inspirational speaker ah oo aan arkay. Dad badan oo sidaan oo kale ayaan ubaahannahay. Maasha Allah calayka.
@aminayusuf9159
@aminayusuf9159 5 жыл бұрын
Best inspiration .... Thank u
@zeinabmahad6039
@zeinabmahad6039 4 жыл бұрын
Ilaa yaraanteydii waan dhageystaa waana qofka keliyeee idhiirigeliya Markasta ooon wax aan rapo aan ka baqdo inaan iskadaayo waxaan sooo xasuuustaa hadalka mohamed omar ☆Waaa markaagi dib ha isku dhigin hadda bilow☆ Woow Amazing and unique person mohamed omar
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 4 жыл бұрын
Thank you so much wll Alle haa KU xaftiyoo💞💞💞
@Noor-mu8xf
@Noor-mu8xf 4 жыл бұрын
I know that I'm so late To see that ... but maanta waa 5/juillet/2020 sinaad ka diib ayan raaba like you said inaan sonoqdo ano hamiigayga garay " i want to be a translator " . Wana iga balanne inan ka-adkanayo niiclayda idexfadhido 😢 walahi ويا ربي كن معي فلا معين لي غيرك ... after this I love you man you really encouraged me 🤩
@sadamabdallacazaam7171
@sadamabdallacazaam7171 Жыл бұрын
Mshaa allah guleyzo wll
@abdishakourmahamoud1888
@abdishakourmahamoud1888 5 жыл бұрын
Maxamed Cumar Shakhsi Ku Dayasho mudan Lehn Khibrad Xagga Puplic Speaking Hore u soco Wllkay
@maajidofficial5690
@maajidofficial5690 4 жыл бұрын
Waxaan daawaday videogan in kabadan 10jeer waxaan marwalba oo aan niyad jabo usoo jileeca Daawashada videogan Wlh nolosheyda ayaad saameysay #mohamed Omar Allah Keep you Teacher♥
@MariamAhmed-vz3fk
@MariamAhmed-vz3fk Жыл бұрын
Allah ha kuxafido Mohamed omar Rollmodel ayaad iitahay waxaana jeclahay dhiirigelintaada waan rajeyn mar un in aan kulano
@abdullahibarreofficial9581
@abdullahibarreofficial9581 3 жыл бұрын
Maasha Allah legend guuleyso abid wax badan ayan kaa faaiiday
@salebanciise2654
@salebanciise2654 5 жыл бұрын
l'm really happy for you motivational speaker
@amiinboos7632
@amiinboos7632 3 жыл бұрын
🤲Allah hamiga ha inoo rumeeyo dhamaanteen waxaan dhagaysatay lecture ka maalintii la soo post gareeyay maantana waan ku ceshaday 24-02-2021 time 23:43pm
@dayaxgagale3236
@dayaxgagale3236 3 жыл бұрын
16/12/2020 mnta mlnteeda ku aaadan soo fri doonaa izbdalkyga frn doonaa i.a 16/12/2021
@cabdiraxmancaddow2545
@cabdiraxmancaddow2545 2 жыл бұрын
Maalmo unba kaa xiga waxan rajeynaya iney kuqabsomen waxa rabtay 😘❤
@guuleedhambal5489
@guuleedhambal5489 5 жыл бұрын
Mansha allah med alle ha ku xiftiyo runtii qof igu dhex nool ayad hore u dhaqaajisay oo meeshii uu ilahaa ku joogso hore uga dhaqaajisay merci frr
@ubahindho3414
@ubahindho3414 4 жыл бұрын
Manshaa Allah Mohamed Omar Alle Caqliga hakuu siyadiyo hore usoco 👍
@mahamudibrahim3575
@mahamudibrahim3575 Жыл бұрын
First Day i See it. it was an Amazing Lecture or Motivational Speech. thanks Mahamed Omer Bro.
@bewhoyouare6003
@bewhoyouare6003 5 жыл бұрын
Masha allaah Wllhi you'r so Wisdom man and best puplic speaker Keep for it bro 👏👏👏 Legend of Somali people 😊
@adansaleban8437
@adansaleban8437 Жыл бұрын
Mohamed Omar waanku faanaa inaan isku afnahay we owe you ,first hour of published this video up to know I'm watching for the reason of it touching my heart.again and again thank u.!!!
@namiin3034
@namiin3034 4 жыл бұрын
MashAllah this guy is very inspirational, he just needs to cut the English, but his english is amazing for someone who never left the country,
@drfaraqle7184
@drfaraqle7184 4 жыл бұрын
Mohamed omar absolutely motivational speaker 🙏 I'm with u
@khaireidea2224
@khaireidea2224 5 жыл бұрын
Masha allah my motivational speaker
@kashkaazure2266
@kashkaazure2266 4 жыл бұрын
Wooow dis shows ur dreams are valid no matter where yuh come from wlh it took meh awhile to watch this since de video was too long but finely I can say am inspired thank yuh so much Mohamed Omar the energy was huge I felt that yuh are a living legend noloow inta nolali jirto wilibo tan ugo raaxada badan with Alle ka cabsi. Full respect 🙏🏼🙏🏼💯
@fariixaali7083
@fariixaali7083 4 жыл бұрын
5am club wan kujira The best team wlhi thanks 🥰🥰🥰
@balqiisabdiaziiz2068
@balqiisabdiaziiz2068 4 жыл бұрын
igusoo caawi si aan ugu biiro
@balqiisabdiaziiz2068
@balqiisabdiaziiz2068 4 жыл бұрын
haddi kale anaa kula soo xiriiraya address isoo qor
@fariixaali7083
@fariixaali7083 4 жыл бұрын
Wll maha wax laysku darayo ama number ah lkn wa application sida whatsupka lo isticmalayo od samysanysid App store ka kuqor 5am club o sodejiso kadibna samyso incha Allah
@balqiisabdiaziiz2068
@balqiisabdiaziiz2068 4 жыл бұрын
@@fariixaali7083 thanks qaaliyey
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 жыл бұрын
Iam very happy wlahy to see this We have hope....insh alaah..thank u very much
@axmedcali8762
@axmedcali8762 4 жыл бұрын
Real motivator mohamed omer rare of its kind really
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 жыл бұрын
12PM sunday August 25 2019 Boorame ❤
@kingamiin3172
@kingamiin3172 4 жыл бұрын
Baaskiilka marki bilaaawaaye fuuusto dhidid iga socday hadana iga ma daato dhidid
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 4 жыл бұрын
@@kingamiin3172 what are you talking about ??
@alihaykal7439
@alihaykal7439 5 жыл бұрын
Thank you maxamed Cumar waxaan rajaynayaa inaad wax iga badashid insha Allah 🙏🙏🙏
@sakeriamhshire536
@sakeriamhshire536 2 жыл бұрын
Thank you so much encouragement you my dear brother keep going very fantastic encouragement 👏 👍 congratulations
@ayaanaartii1872
@ayaanaartii1872 Жыл бұрын
19 August 2022 time 2:13 I.a Next anigoo Wx bdn iskakey bdaleen thnk U Mohamed Omar🥰
@ayaanaartii1872
@ayaanaartii1872 Жыл бұрын
19 August 2022 time 2:13 am I.a Next anigoo Wx bdn iskakey bdaleen thnk U Mohamed Omar🥰
@user-nj7yh7gk8b
@user-nj7yh7gk8b 3 жыл бұрын
Waxaan daawaday 21/5/2021 waxaan dawan doonaa anigoo dadaalkeyda gaaray Insha'allh Thanks 👏👏👏 Mohammed Omar
@ComedyClick1
@ComedyClick1 Жыл бұрын
3 years & still watching 💝🤗
@ahmedkingoffecial1716
@ahmedkingoffecial1716 4 жыл бұрын
Aniga vedii gan Hada Ayan dawady oo ay tariqdu Tahy 19-01-2020. balse waxN dib u dawan donaa haduu Alle idmo 19-01-2021 Waxn OgaN donaa in aan noloshey da wax ka Bdaly
@realwarya8215
@realwarya8215 3 жыл бұрын
Wax is Badala Ma Haysa 1 Bilba Ka HadhaY Wakhtigaas
@ahmedcabdalle5286
@ahmedcabdalle5286 3 жыл бұрын
Waxba kamay hadhin😃😃😃
@ahmedadanibraahim7207
@ahmedadanibraahim7207 4 жыл бұрын
Wxaan DawanayaH 14/07/2020 insha allaH wxaan Dawan Donaa aniga u Gaaray Guuzha an rajeynayoH insha allaH MaLin Un Ha Dheraato ama Ha Dhawaato ❤🙏
@abwaanayaanlecuriye8106
@abwaanayaanlecuriye8106 5 жыл бұрын
*Xaqiiq wxa ah inuu taabtaY nolozhaYDa maxmed cumar*
@Globeltravel
@Globeltravel 4 жыл бұрын
Wow ❕ go for it thanks you brother for motivational speaker
@ahmeddahir4657
@ahmeddahir4657 4 жыл бұрын
7:04pm. Sat. 7September 2019 Allha kaa abaal mariyo From muqdisho❤❤❤❤
@ishwaaqahmed2
@ishwaaqahmed2 4 жыл бұрын
inan kula kulmo waa Qayb ka mida rajadayda runtii Aad iyo Aad 😌
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Wad la kulmi doontaa hadii aad aamin santahay in aad la kulmeeyso
@djzafwan4331
@djzafwan4331 2 жыл бұрын
Still watching 2022 Mahamed Omar legend always legend keep 4word brother 🥰 Thanks
@maahipkalgacal2938
@maahipkalgacal2938 4 жыл бұрын
11:30am Ramadan 18 tarikhdu 11/5/2020 waxn dip u akhrin doona 1year ka dip inch allah anigoo gadhy hamigaygi
@KaatunMedia
@KaatunMedia 5 жыл бұрын
JasaaaH ka llaaah Wll mOHmed Omer Waa dhiiri gelin mihiim.ah cidi wx ku qaadaneysaH
@xadiyocise6769
@xadiyocise6769 4 жыл бұрын
Maxamed. Omar. Nasab. Daahira. Dhashii. Shiikh. Samaroonsaciid
@hafzaamira6217
@hafzaamira6217 3 жыл бұрын
It was to late for me to get this beautifull inspirational vedio i hope to be back this vedio after awhile and i did it all my dream 27/8/2020
7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
15:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 21 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 35 МЛН
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal
Рет қаралды 40 М.
Barnaamijka Maxamed Live Coach Tababare Nololeed
50:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 193 М.
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 76 М.
#Ma markii ugu horaysay ee uu dhintaa?
9:15
War Maal
Рет қаралды 43 М.
Tababare Maxamed Cumar Cismaan Talooyin Cajiib Ah.
30:27
Giirre Media
Рет қаралды 70 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 21 МЛН