AAMIN YARE NACABKU WALIGII HADAALO OFFICIAL VIDEO 2022

  Рет қаралды 3,553,138

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Aamiin Yare
Nacabku Waligii Hadaalo
Erayada & Laxanka: Sakariye Kobciye
Music: Furinle
Camera: Eng Xaashi & Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
With Dj Baxooz
Lighting Colaad
Afro Waqal Furinle Studio

Пікірлер: 753
@tarrobio.5533
@tarrobio.5533 2 жыл бұрын
QoFkii Ugu KHaYrka badnaaa Ugu CoDka macaaana IlaahayN AgTiisana Boos waYn Ku laHaa waaa NabiyullaHi Maxumed ♥️Scw.
@ifrahjama2215
@ifrahjama2215 2 жыл бұрын
Sallahu waalayhi wasalam
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Scw
@mostaphaqarni792
@mostaphaqarni792 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@zakiyare1250
@zakiyare1250 2 жыл бұрын
Reer Muqdisho hadaa ahay hoyga fanka hergiesa ku faanaa💔💔❣👆🎤
@fatimaapdalla4897
@fatimaapdalla4897 2 жыл бұрын
Sido kale wllo
@laylaqani8346
@laylaqani8346 2 жыл бұрын
Sodoo kale idin jeclahy
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 2 жыл бұрын
Adeer hargeysa Kama soo horjeedo lkn muqdisho ha iiga dhihin meel uusan fanaan joogin
@abdullahi2646
@abdullahi2646 2 жыл бұрын
iska so hagaajiya fanka hadki kale mamnuuc baa la idin ka saaraya
@zakiyare1250
@zakiyare1250 2 жыл бұрын
@@abaasabdirahman1489 dhan dhaan 😂
@abdulahiahmed6459
@abdulahiahmed6459 2 жыл бұрын
Cadowgii shalay ina dagaaye bal eeg diiftaan kureebnay wixii dad inoo heshiiye jabkooda daawo maanta YAAWADUUD😘
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 Жыл бұрын
Zekeriye kobciye what masterpiece ❤
@ahmedsaki9322
@ahmedsaki9322 2 жыл бұрын
Waan murugsanahay caawa oo ay taariikh du ku beegan tahay 17-03-2022 Waxaan furay xaaskaygii oo aan la noolaa 2014 ilaa 2022 Kumaan faraxsanayn inaan furo balse anoo cadhaysan ayaan furay Iyaduna waxay raadinaysay halmar lee muu ku furo Anigu sidaan u jeclaa iyadu iimay jeclayn balse alhamdulilaah ilaahay wuxuu nagu arsaaqay laba caruura Waxa imika isaaran waajib ah inaan awlaadayda la korsado anigoo ajaanib ka ah agteeda Qalbigayga waxa jacayl ugu jira haday ogaan lahayd imay nacdeen Nacab ayay heestan ka hadlaysaa balse qofkii aad aduunka ugu jeclayd haduu nacab kuu arko maxaad samayn lahayd 😭😭😭😭😭😭 Jacayl ba waan nacay aduunyada cid la aaminayaa ma jirto aan naftaada ahayn After 8 years Iam back singel
@xilojanoxarbi2930
@xilojanoxarbi2930 2 жыл бұрын
Ilahay qalbiga haku dajiyo isku day in aad Ku lawato I know furiin wa dhib dumarka naxaris jecelyhin wanaaji ilahay haku so jido
@aaminaibraahim9618
@aaminaibraahim9618 2 жыл бұрын
ilaahay haysku kiin soo celiyo ilaahay waxba ku ma ahee
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 2 жыл бұрын
Haddii aad wax fahamsiin karto isku day una sheeg inaaad yada iyo awlaadaba jeceshahay kuna noqo walaalo waayo jaanis ilaaa hadda waad haysataa isku day inaaad wax fahamsiiso dumarka waa Jilicsanyihiin inay ku fahantaa laga yaabaa. Najma nashaad tusaale ahaan u tus haddii alle kuu qorey waad helaysaa haddiii kalena labadiinaba wax khayr leh alle ha idiin siiyo awlaadana alle ha xafido 🤲
@ahmedsaki9322
@ahmedsaki9322 2 жыл бұрын
@@xilojanoxarbi2930 rajada rabi lagama quusto nasiibkaan la eegayaa wllo mahadsanid 🙏🙏🙏
@ahmedsaki9322
@ahmedsaki9322 2 жыл бұрын
@@aaminaibraahim9618 Aamiin wllo inkasta oo ay adag tahay laakiin rajada rabi lagama quusto nasiibkaan la eegayaaa 🙏🙏thanks wllo Qaali
@muztaphekamaan3497
@muztaphekamaan3497 2 жыл бұрын
Sakariye kobciye abwaan la hubo walhi ninkani sakariye halsiiyo bilada abwaanimada sanad ka amiin boqorka cod hees dareen Leh🥰🥰🥰🥰🥰💞💞💞
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 2 жыл бұрын
Zakariye Kobciye, ninki Sangub iyo Ganey badali walahi
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 2 жыл бұрын
Faniinta reee hargasa cadi mabahan hadanhy reer miqdisho wan wadan❤😘😘we love you❤😘
@caydiidcismaan192
@caydiidcismaan192 2 жыл бұрын
Qofkii Ugu zharfta badnaa Qofkii ugu qimha badnaa Qofkii ugu qiimaha badnaa Qofkii ugu faxal Sanaa Qofkii ugu qimha badnaa Ku zali xapiip kena muhmed♡zcw zcw
@foosiyaismael1202
@foosiyaismael1202 2 жыл бұрын
wll heesta haku soo xasuusan nabiga waa kugu danbi ee masaajidada ku salli
@liibaancaliaxmed9385
@liibaancaliaxmed9385 2 жыл бұрын
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ♥️♥️💋💋❣️💋 Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ♥️♥️💋
@SuhaybCabdi-wt8qb
@SuhaybCabdi-wt8qb Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 жыл бұрын
Isaaqayga another level abtiyaal dadka idinkaa uhoreeya 🙏
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 2 жыл бұрын
Abti ninkani waa dhulbahante
@badalridwaanxasan1954
@badalridwaanxasan1954 2 жыл бұрын
@@abdizamethomer1477 waa nin ciidagale ah ninkani dhulbahante se waa is dadkeena hduu ahaan laha xata wax ku jaban majirto lkiin waa isaaq cidagale ninkani
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Adeer heesta nin hg sameyy tirada ku darso
@mustafeahmedmohamed1582
@mustafeahmedmohamed1582 2 жыл бұрын
Wiil cidagala o cod macaan lama wayaba hormar wacan indro amiin
@MohamedAmin-ey2hr
@MohamedAmin-ey2hr 2 жыл бұрын
Hees uu zakariye kobciye sameyay oo uu waqal na duubay yaaba ka shakin karo another by amiin yare 💯
@xudayfidhoodaan3253
@xudayfidhoodaan3253 2 жыл бұрын
Musicana furinle saAray hadal maleh
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 2 жыл бұрын
Sakariye KocbiYe Abwaan wa. DhafaYy🥺 Amiiiina Cod wixisU wey Dhafen🥺 ManshallaH ♥️♥️♥️🤍
@farhandhagdheer2186
@farhandhagdheer2186 2 жыл бұрын
Erayada:zakariye kobciye Laxanka:zakariye kobciye Music: furinle Codka: Amin yare Waqalka duulaa u sii dheer Wax kale waa heestan
@abdirizakjrali6377
@abdirizakjrali6377 2 жыл бұрын
Zakaria kobciye Abwaan fanan laxamiiste Lakalatag orodna maaaha
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 11 ай бұрын
Ereyada laxanka ustaadkii waynaa zakariye kobciye
@soomaalihanoolaato6799
@soomaalihanoolaato6799 2 жыл бұрын
Walee sakariye kobciyaa m.a sxb maskaxdaada ilahey hakuu barakeeyo heeso cajaaib ah ugu imaw lee
@kaamil20
@kaamil20 2 жыл бұрын
Zakariye kobciye cadi maaha wlhi waa mucjiso cadi ah erayo laxan fadhiya fanaan cod dagan Aamiin
@hoygaxulkiihore5460
@hoygaxulkiihore5460 2 жыл бұрын
Sakariye kobciye axsan hees amiin wd usoo xushay heestan
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 2 жыл бұрын
Eraydu kobciye iyo Ciltire marba haduu garacayo heesta way iga gadantahh🎶🎤❤😍🔥
@nuuradiiriyeibraahim8282
@nuuradiiriyeibraahim8282 2 жыл бұрын
Kuwii dulmi waday Dib hawlanoqdaan
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Wooooow way iga Gadantahay heestani ❤ Amiin Yare inbti 🎉 Nacabku waligii ha’daallo Dibinta ha Qaniino xaasid Ha’doorsomo ciil dartiiye dhexdena cid kale ma Qaaddo❤ Cadowga Garxajis ha’Jabooooo
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 2 жыл бұрын
Ayyy besti fanan duriyada is mujiya ❤🥰💪
@king__qorsheye9092
@king__qorsheye9092 2 жыл бұрын
Hal mar ha la i soo firiyo bal inaan subscribe u qalmo iyo in kale 👏👏
@blistermanic4245
@blistermanic4245 2 жыл бұрын
I greet
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Zakariye kobciye wuxu noqon dona fannka kaliyee 100 fanan heeso u dhiibay
@mullahshow4743
@mullahshow4743 2 жыл бұрын
Abwaan + fanaaan zakariye kobciye waanku qiray wlhi horay usoco
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Codkii oo qof ah amiin yare another level Mcn farxad badan dareen My king Ibrahim Yusuf 🤴
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 жыл бұрын
Mustaqbal faneed oo ifaaya ayuu leeyahay Codkiisa waa nooca cadaanka dhahaan Another level.
@yonezcrown
@yonezcrown 2 жыл бұрын
Nacabku Waligii Ha Daalo 🔥 Layaab Layaab Waqalka Kee Waye Kaas :Furinle 🧊🔥💯 Dj BaaaaaaaXoooooooos Weewe
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Walle abwan waye dhamestiran ina adeerkey zakariye kobciye laxanka erayadaba waa isaga anathalevel 🥺❤❤❤❤👏💯
@khadarhajio9000
@khadarhajio9000 2 жыл бұрын
Erayada iyo laxanka Zakariye kobciye nin tagay
@kamusabdi3921
@kamusabdi3921 2 жыл бұрын
Waw irayada iga gadan Sakariye kobciye nolaw
@ifraaxcadey8034
@ifraaxcadey8034 2 жыл бұрын
Cadowgi shalay ii dagaye bal eeg diiftan ku repne wixi dad ino heshiye bal jabkoda dawo manta Wa balan malinta dhalo curadkega ina daarto insha allh
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 2 жыл бұрын
Dhexdenu midkleh ma deeqdo kuwii dulmiwadey dib hawla noqdaan kuwii dad is jecel kudaba jiray ilinta sannadka ha daadshan macnow frxad badan dareen 🥵ayyyyyyyyyyy 🥺🤴❤⚘
@abshirmahad4436
@abshirmahad4436 2 жыл бұрын
Sakariye Kobciye Inta Og Inuu ugu talagaly heestan Hanida Cayilan Ee ree muqdisho 1M markay gaartaa Noo blana
@mohamedamiinabdihashi8019
@mohamedamiinabdihashi8019 2 жыл бұрын
Xaaskiisa baa hani ladhahaa kobciye
@fartunali965
@fartunali965 2 жыл бұрын
Haa abowe anaa lasocday heestan hani sharaf baa loo qaaday waa hani buuro
@RelaxHold
@RelaxHold 2 жыл бұрын
Nin kastoo Music tumaa wuu og yahay inuu #Furinle gaadhi karayn he is the best Heestaba muusiga ka macaan
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 2 жыл бұрын
Wa riyoonaysaa
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 жыл бұрын
Show kobciye maba nasto ereyo iyo laxan waaliya badanaa
@STREAMNXT01
@STREAMNXT01 2 жыл бұрын
sakariye kobciye wanaga walay abwaan mulaxan fanan iscala erayo fanan cod macan
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Sakariye kobciye goat 🐐 fanka ninkas heesaha uu sameyy makala dhacaan
@abdaa8152
@abdaa8152 2 жыл бұрын
Furinle 💯💯 waxan music waa dhaafeen 🔥🔥🎹🎹🎹
@amiishitahaboon2220
@amiishitahaboon2220 2 жыл бұрын
Al fanan amiin yare and waqal WStudio keep going brother's 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@doei_doei
@doei_doei 2 жыл бұрын
Walee inuu Zakaria kobciye abwan yahaye ❤🥰👌
@siciidfarxaan
@siciidfarxaan 5 ай бұрын
Nacadkuwaligi hadalo dibinaya qanina xasida hadu somici darteda dhaxdenu cidkalemadeqdo kuwidulmi waday dib hawla noqda kuwi dadisjece kudabajiray illida sanadkani hadashane maca farxadbadan daren daron ani idaren❤
@akramofficail2704
@akramofficail2704 2 жыл бұрын
Heestan wlhi Music 100% Codka 100% Erayada 100%
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 2 жыл бұрын
Very sweet song. 🔥🎻 fanka laakiin halaga, daayo eryaga nacab
@hamthaindhacase8697
@hamthaindhacase8697 2 жыл бұрын
Ereyga waan la nacayba heesaha
@abdisamedlegend4057
@abdisamedlegend4057 2 жыл бұрын
Sakariye kobciye waa best abwaan xaqiiqti
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Waqalak shaqalka another level Amiin yare golden voice ✨
@zaynababdilahizeinab3271
@zaynababdilahizeinab3271 2 жыл бұрын
1
@muzzuthmaan3176
@muzzuthmaan3176 2 жыл бұрын
Haaa walahi Ameen cood mcn ayuleyahy legend wayee 😍😍😍👑🔥🔥
@amiinqaybdiidofficial5130
@amiinqaybdiidofficial5130 2 жыл бұрын
@@muzzuthmaan3176 bvh
@ubaxhassanyussuf1162
@ubaxhassanyussuf1162 2 жыл бұрын
@@zaynababdilahizeinab3271 p
@haniyusuf8839
@haniyusuf8839 2 жыл бұрын
Qq
@cumarcalixasan5842
@cumarcalixasan5842 2 жыл бұрын
Laxanka iyo erayada Kobciye Music Axmad Wale furinle Codka amiin yare Waqalka Duula Cajiib waa la iskuugu tagay🥰🥰
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Woow layaab 🔥🔥 another level legend amiin keep going brother 👍🏻 ❤
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wowe amazing
@makaxasan1040
@makaxasan1040 2 жыл бұрын
@@mohamedmowlid7239 1
@axmadxaji7940
@axmadxaji7940 2 жыл бұрын
@@mohamedmowlid7239 tfffff
@queencaasha3483
@queencaasha3483 Жыл бұрын
Fankayga hargeysa waan ku faanaa viva reer soomaaliland iyo reer soomaaliya ba waan ku faanaa viva 💖💖💖💖💖💕💕💕💕💕
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 2 жыл бұрын
Sakariye kobciye inuu fanaan yahay ma igu raacsantahay horta?❤️
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 11 ай бұрын
Abwaan÷laxamayste÷fanaan waa fankii oo qofa❤🎉
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase 2 жыл бұрын
Woow 🔥 layaab layaab raG baa isugu tageY zakariye kobciye abwaan +laxamizte Voice amaZ
@LittleRooma04
@LittleRooma04 Жыл бұрын
Absolutely dahdeen cidkale madeqdoo💯
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Amein yre🔥🥶
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 2 жыл бұрын
Dhaxdeena cid kaleee ma deeeqdo💕💕💕💯✍✍✍
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Laandheere Cidagale ah Reer gabdoon dhamala ayaa Wxn oo kale zamayn kara Amiin yare cumadaada ma haysan karo Olalaay 💪💪💪💪❤❤❤❤✌✌✌✌
@raliyaabdi1632
@raliyaabdi1632 Жыл бұрын
Maha Gabdoon ninki nio
@rafiiid5321
@rafiiid5321 2 жыл бұрын
Heestan Waxey Uqalantaa 10M wlh ♥️♥️♥️♥️♥️🙏Waqalka Shaqalka Guuleyso Sxbkey
@ayaanmubarak9284
@ayaanmubarak9284 2 жыл бұрын
Duriyada xalasha dadkii fanka lahaa❤🙏
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Adeer heesta ni hg sameyy
@mohaarmy4896
@mohaarmy4896 2 жыл бұрын
Amin yare samii hees iyo bar baa so qaday Ilinta sanadkan ha dadshan waqal gacmo dahab wn ku salamy boss🙏
@ahmedmega4925
@ahmedmega4925 Жыл бұрын
Waaw waaw asxan hees nacabku weligii hadaalo
@wizer1594
@wizer1594 2 жыл бұрын
20 jeer ka badn intan dhgysta wax kle amiin yare Sakriyeh kobciye abwan hirgaly Fardahab furinle Duubis aan hory lo arag @waqal studio
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 7 ай бұрын
Heesta waxaan dhegysan jiray anoo xaalad adag kujira 2023 alxm 2024 cadow badan ayaan yeeshy lkn qof daacada ma hungoobo walhi😢❤
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 7 ай бұрын
Maaalin jimce ah bishii 2/9/2024 guulo badan gaaar noloshydii moha deeeq❤❤❤❤❤
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 жыл бұрын
Wowii waqal shaqo badan marwaliba anther lever Amiin yare somali music to to Wol 🥰🥰🤟
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 жыл бұрын
Amiin yare golden voice the one and only legend 👏🥰 Iyo abwnka qarniga zakariye kobciye
@abdullhiabdi2088
@abdullhiabdi2088 2 жыл бұрын
Furinle music heesta hamdi bilan "nasiibkena jwbay" iyo heestan "nacabku waligii hadaalo" gacan fadhisaa lagu tumay music ga another level 🇸🇴
@abdikarimkadiye2060
@abdikarimkadiye2060 2 жыл бұрын
Fire fire fire Another Level Legend Zakariy Legend A /w furenel. Nice song 🎶 waqal Amiin yare keep going brv
@apdimalikahmet2133
@apdimalikahmet2133 2 жыл бұрын
Pp
@apdimalikahmet2133
@apdimalikahmet2133 2 жыл бұрын
Ppp
@apdimalikahmet2133
@apdimalikahmet2133 2 жыл бұрын
Pp
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 Жыл бұрын
Aman yre mashallaj wuu cad wanagsanyahy.
@axmedjr2110
@axmedjr2110 2 жыл бұрын
Ahmed wali furinle macalinka music casriga❤✊🏽
@khadankayse3809
@khadankayse3809 2 жыл бұрын
Heestan ayamihii hore wn dhafi jiry Show waaba qiiro socota Cwan dib kasoradiyay Fanan anjeclhy amiin yre 🤩
@onlinetube863
@onlinetube863 2 жыл бұрын
Waaaw Music||100 ereyada||100 Laxanka||100 Director||100 BEST||VIDEO 2022 ♡♡
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 2 жыл бұрын
Hani waa marwada zakariye kobciye ma iyadaa loo qaaday tolow heesta❤
@haruuseofficial
@haruuseofficial 2 жыл бұрын
Wlh waaa wax kle Hestaaan Sakariye kobciye waa Abwaanka qarnigaaan ……Fanaanka loo dhibey waa lala helay Amiin yare 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
Nacabku waligii hadaalo another level waqal studio 🎙 👌 🔥
@shaaibahmed7230
@shaaibahmed7230 Жыл бұрын
Waqalka Another situation ✊✊✊
@SurprisedBabyKittens-vz6dq
@SurprisedBabyKittens-vz6dq 8 ай бұрын
heestan wlhi aad baan ujeclahay ❤
@craxmaancalidaahir-rj8og
@craxmaancalidaahir-rj8og Жыл бұрын
Sow nacab baan Lahaa 🥺🚶
@aniisamahamoud8597
@aniisamahamoud8597 2 жыл бұрын
Iku xaleey inaan farxaad badhaan dareemoo. Love this 🎵🎶🎵🎶.
@inagurey3730
@inagurey3730 2 жыл бұрын
Waqalka shaqalka fadhi badal🤗❤✌ from khadar waqal
@abdikarimomer4695
@abdikarimomer4695 2 жыл бұрын
👍🏾👍🏾🎹🎤🎥 intaba waa la shandheyay hor usocda
@TahliilAbshir
@TahliilAbshir Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 2 жыл бұрын
2022 wuxuu ahaa sanadkii heesaha kala macanaa iska soo kala daba dhacayaan midba mid ka daran 🤣💖❤️‍🔥🖐❤️‍🔥🤴aamiîn yare walee Waa legend 18
@yacquubmohamedwarsame7885
@yacquubmohamedwarsame7885 2 жыл бұрын
Amiira adem ilaa weli commentiley ma tahay 😂😂 waa cadaani boy hada igaranyso
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Nacabku waligii hadaalo🥰🥺✊
@ameen3854
@ameen3854 2 жыл бұрын
Cadi maha masha Allah
@haboonalisiicow7834
@haboonalisiicow7834 2 жыл бұрын
Kuwi dulmi waday dip ha u naqdan mcn farxad badan dren🥺❤
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 2 жыл бұрын
Ahmed wali furinleh gcmo dahbleh wxkle indr🤩
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
NINKA INTAAS OO DHAN KA DAMBEEYAY SAKARIYE KOBCIYE LEGEND SARE ❤🙏
@kora-mq6tp
@kora-mq6tp 2 жыл бұрын
Keep going zxb amiiin
@PERFUME151
@PERFUME151 2 жыл бұрын
Waxana fanan ah inta kale ha iska laabtan sanadkan😅😅👏👏👏
@galoolgeesood7428
@galoolgeesood7428 2 жыл бұрын
Sakariye kobciye waa another level 🐐
@apdilahiahmed5095
@apdilahiahmed5095 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
1M Inta og inay dhafayizo 👍
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 2 жыл бұрын
AMIINYARE Waa Fanaan Buuxa Abwaan midho Wacan Haduu Helo Waan Hubaa Inuu Fanka Somalida Meel wacan Ka Gaadhayo .
@innocent1222
@innocent1222 2 жыл бұрын
Ereyda iyo laxanka źakariye kobciya aya leeh abwaan iyo heesaye wye
@AliZakiMowliid2024
@AliZakiMowliid2024 2 жыл бұрын
Kuwii dulmi waday dib hawlo noqdaan. Another level 💯 hala yaa Aamin
@honeyeey3870
@honeyeey3870 2 жыл бұрын
Tan hees way dhaftay 😍❤
@zhaharzaan5763
@zhaharzaan5763 2 жыл бұрын
Way igu. Socta heestani
@moproduction2284
@moproduction2284 2 жыл бұрын
macalin Axmed Wali furinle onther level👏🎹🪗🎻🪕
@fabiokanafaaro9676
@fabiokanafaaro9676 2 жыл бұрын
𝐌𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐬𝐱𝐩𝐤𝐚𝐲 𝐀𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧
@amino4593
@amino4593 2 жыл бұрын
Hesta waxa dhageysanayaa habeeb isliin sii baxeyso tariikhduna ay thy 4/7/2022 sacdana ay thy 21/48 Waxana ka soo racay aroskii ayaniita anigo tiktok iskaga dhexjira baan arkay markas ban you tubeka ka so dhageystay anigoo hore udhagesan jire marwalba best song 👈
@hamsecasaanyo9265
@hamsecasaanyo9265 2 жыл бұрын
Amiin yare top10 inthe somali singer ever 🤩🥰
@Kingmureofficial
@Kingmureofficial 2 жыл бұрын
my brother 💫
@badraclaahi5549
@badraclaahi5549 Жыл бұрын
Heestan aniga power ayaa ay iitahay💖💖🥰
@QùééñLàdàñ-q5e
@QùééñLàdàñ-q5e 5 ай бұрын
Fananka ku faano aan tageero ❤️❤️😍
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
Legend Amiin Yare and waqal studio keep going brothers ♥️✌
@mohamedkudun994
@mohamedkudun994 2 жыл бұрын
Z
@noface9492
@noface9492 2 жыл бұрын
Amin YarE,The ReaL Singer Dj Baaxo,The Best Somali Dj Except #Dj Subeer Waqal Studio,Best Studio in Somali Peaple and Best Camera Mans #We_Love_You😍😘😮 FurinLe,The Greatest Somali Music Zakaria Kobciye,Fanan,Mulaxan,abwaan Legendary
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 2 жыл бұрын
Amiin yare , farintada waqal wuu nasoo gaarsiyey .😇🥰
@josephlyrics1480
@josephlyrics1480 2 жыл бұрын
My dear bro Amiin Yare Legand Fanaan codkiisa ku meel maray keep up the Good work 🙏
AAMIN YARE - QALAD KAA DHACAY MAALIN [OFFICIAL VIDEO 2022]
5:08
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
AAMIIN YARE HADAL HAYNTU WAA SHARAF OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,3 МЛН
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,2 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 19 МЛН
ISMACIL AARKA || HUBKA DHIGAY || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2023
4:31
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 3 МЛН
AMIIN (DIINI YARE) XUSUUSTII CABDI DIINI DAYAX BAND LIVE SHOW 2019
8:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
AAMIN YARE || Nacabku waligii hadaalo || 2022 ||
4:21
DJ Raam Official
Рет қаралды 677 М.
AMIIN YARE  HANI  MAHADSANID  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,6 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
HAB ISII - ASAD FAQDIID FT AYANNA -  OFFICIAL VIDEO - 2020
6:55
Asad Faqdiid
Рет қаралды 8 МЛН
Aamiin Yare | Qof Wax Jaceli
 Nugulaa | Official Music Video 2020
6:49
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,4 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,3 МЛН