@@Azhari_5 xamzoow anigu waxaan ahay jini somali ah, dacwo badan aya iga timid jiniyaasha kale ee walaalaheyga taas oo ah in aad afaaraheena iyo qisooyinkeena aad ka bixi la’dahay fadlan amaan nasii oo na nabad geli hadii kale… xaleey oo dhan ba dushaada ku shirenay waxii aan ka yeeli lahen fadlan naftada unax ee afaraheena ka bax.😡
@Fad_galbeed-ow1ck8 ай бұрын
@@liiahmed7285 wn ogahy inaa tahay qof kaftamayo anyway cida doonto ahow xamze waxba kama qadayan waayo waa nin adkaarta afka ku haayo allana ku xiran wuxuna dadka oga digaya dhibtada ay umada ku hayaan 🫡😱
@Fad_galbeed-ow1ck8 ай бұрын
@@Azhari_5 xamsow qofkaan arag🤣🤣
@Azhari_58 ай бұрын
😅😅😅 Ugas wa ku mhadsan tahy digniintada ilen ani toos bey kuuso werarayan ban islahabe adinkoon dignin isiin ilen jin digniin bixinaya iyo youtube soo galaya wali maan arag teda kale qisoyin hasda hayso iso dir an kaso warame sido kalana intaan ilawin jinka ma mopilaad qadaten kama war haynbe share out ma iishameynee kuwad garanayso channel kan wuu idinka waramayaye likta usaara dheh 😅😅
@Azhari_58 ай бұрын
Wan ku salaamay Hadii aad qisada manta ka heshey like 👍 ha ilawin 🥰🥰🥰 20K 🏃 _ _ _ _ _ _ _ _ _ 10K
@Crahman-l9k8 ай бұрын
🤍
@Inasuldan12358 ай бұрын
Mnsha Allah walal qisoyinkaga wan sugaa si maalinle ah😅
@Azhari_58 ай бұрын
thanks wlshy
@manoyarow5 ай бұрын
Scw scw scw❤
@kims-s9r3 ай бұрын
😮aniga saxirad noqo isdhahayey lkn quranka lama adegsanayo miyaa😫bas waye saxirad ina noqdo marabi❤
Maalinb walba jiini ma dhagesan karno isku day qisooyin caadiya mar mar xita noga dhig jiini cabsi cabsi waye😂😂
@quruxsanyy8 ай бұрын
unuka jecel wll wn ku haysta wlhi❤
@Azhari_58 ай бұрын
wa sx wana ku hawl jiraa diyar wye
@HalimaDiriye-l1k8 ай бұрын
Naa anaga jin ku haysanaa😅❤
@Crahman-l9k8 ай бұрын
❤
@Honeymoon2315-q1y4 ай бұрын
Waar azhaaroow kumee bil ka hor baa noogu kaa dambeysee bro❤😅
@SacidoA-ku1cs8 ай бұрын
Wll su al iga jawab ado mahadsan waxan ahay dadka gugu xeran wan kujeclahay yacni walal tinimo waxa jirtay muqal kan kahoreyay yacni muqalkii waresiga jinka waxa kujirtay waxa jira jin guryaha dadka ilaliya wll majira yacnii hadalka sidasi miya oo xaqiq ah plz
@NimcoDulane6 ай бұрын
𝐌.𝐚😊
@AbdiqaniXareed8 ай бұрын
Hay 20k leeba isdhahaye maxa waye asxabta nagadaya ciyaarta
@HamdaMahdi-y7r7 ай бұрын
😢
@mohammedapdillah17428 ай бұрын
Sce
@halista39948 ай бұрын
Ala Azhari hadan niyada kugu aye aboowe Ila hada ma sexan ma aqan niyadeyda ka guxeysay wllka iwaran seitahy😁walahi wllka Allah dartiisan Ku jeclahy ogow mar walipa😁🥺💞💯
@Azhari_58 ай бұрын
wll qali wa ikn anna wn is kenay waqtiyadan okale leeba so dhaca mhadsnid wlshy anigna aadban uwangsanhy
@halista39948 ай бұрын
@@Azhari_5 m.a wllkey alle haku xafido 💞🤗
@liiahmed72858 ай бұрын
xamzoow anigu waxaan ahay jini somali ah, dacwo badan aya iga timid jiniyaasha kale ee walaalaheyga taas oo ah in aad afaaraheena iyo qisooyinkeena aad ka bixi la’dahay fadlan amaan nasii oo na nabad geli hadii kale… xaleey oo dhan ba dushaada ku shirenay waxii aan ka yeeli lahen fadlan naftada unax ee afaraheena ka bax.😡